"Deegaankayga Waxaan Leeyahay Ku Soo Dhawaadda Mucaaridada.." Xil Mukhtaar Maydhane

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 янв 2025

Комментарии • 19

  • @CheifIbrahim
    @CheifIbrahim 18 часов назад

    Xildhibaan maydhane allah caqliga hakuu barakeeyo

  • @MuuqLibaax
    @MuuqLibaax 14 часов назад +1

    Sxb waynu kal yar leexen xildhbn ma

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 23 часа назад +2

    WAZIIRKA ARIHAMA DIBADA . WAZIIRKA SAXAAFADA WAA REER AWDAL

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 21 час назад

    Muwaadin raqam waxaad ah weeye xildhibaan ALLAHNA HA XAFIDO DUCADAA U DUCEEYEY XUKUUMADA ALLAH HA AQBALO

  • @wardiliverpool8525
    @wardiliverpool8525 23 часа назад +1

    Waa xildhibaanada somaliland ee fara ku tiriska ee qarankani leeyahay

  • @ahhmed45-l5x
    @ahhmed45-l5x 23 часа назад +1

    Mustaqbalka awdal ma mucaard unbuu ku dhamaanayaa 🤔

  • @KadarCaamir-w3t
    @KadarCaamir-w3t 16 часов назад

    Waxaan ahay taliyaha ciidanka madaniga ee gobolada galbeedka sland wabilaahi towfiiq

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 22 часа назад +1

    Weligood iidoor way caayaan ninka wax yaqaana bay ku kacaan waxay rabaan qofka waalan oo qabyaaladu dishay bay rabaan

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 6 часов назад

    *Xildhiban mukhtar maydhane kolkii hore wan taageri jirey se hada ma taagersani sababtuna waxa weye xisbiga kulmiye oo uu ilaa 2017 mucaarad ku ahaa ayuu 3di bilood taageray kolkaa suaashu waxay tahay xildhibaanku ma 7di sano ee uu mucaradka ku ahaa kulmiye ayuu khaldana mise hada oo uu kulmiye yahay ayuu saxsanyahay ileen kulmiye waa kulmiyee*

  • @kaydallaale7652
    @kaydallaale7652 23 часа назад

    Waan ka Noognay mucaarad dadkaaga dhinac karaac

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou 21 час назад

    Kan timaha cad cidii keentay waxba maydooran nin rageed buu meeshii ka buuxiyay

  • @IbrahimomarFaarah
    @IbrahimomarFaarah 15 часов назад

    Doofaar timo cad ina xaawa rooble caqlixumadu waa waxad saajin uraacday maxad matashaa adaaba talo ubaahane

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 22 часа назад

    Muxuu la wareegay weli muusa talinaya oo ciidankii xukuma wadani waxba gacan uguma jiraan meel cidla buu wadani jooga waxba ma hayaan aqal bay galeen

  • @ismailhussein805
    @ismailhussein805 23 часа назад

    Odayga timaha cibaaro iyo aqli xumo ayay ku gashay waana igu shubo maalmihii ugu danbaysay doorashada ayaa lagu shubtay saajin baa karkaarka waydaariyay. Wasiir ku xigeenka uu sheegayaa waa inadeerkii haddii iyaga Wasiir ku xigeen la siiyay wasiirkana nin kale oo isla cida la siiyay maxay tahay mucaaridada uu sheegayaa bal munaafaqada eega awalba meesha been ayaad ku soo baxdeen.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 День назад +1

    Waar xishoo neefyahoow timaha cad ee saacadihii u danbeeyay Kulmiye ku biiray oo Somaliland oo dhani ogeyd inuu dhacayo, Cabdiraxmaan Cirro waa 65% codka shacabka ayuu ku fadhiyaa

    • @munahaybe6749
      @munahaybe6749 23 часа назад

      Hadi uu ku biiro xaq bu u leeyahay hadi mucarid noqdan xaq bu u leeyahay marka adu maxad ku haysta

    • @Seynaab24Synaab24
      @Seynaab24Synaab24 23 часа назад

      Yaa dorta5 indho adageya waxad u tahay reer imbecil

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 23 часа назад

      @munahaybe6749 waa doqon liita shaqsiyan nin wadani ahaa 7sano oo maalintii u danbaysay Kulmiye hadana u olole is idhi muxuu umada u sheegi, 7sano ayuu lahaa Kulmiye wuu baabiiyay dalka hadana 2bilood buu muxaafid noqday oo yidhi Kulmiye waa xisbiga horumarka ayuu umadii ku idhi bal is qabadsii