FARMAJO was a wonderful politician who dearly loved his people as well as his motherland. The enemies of Somalia hated him, weak people couldn’t understand him and tribal worshippers couldn’t believed his sincerity. FARMAJO was not selling his motherland to a miserable price, he was not an agent of foreign power and wasn’t involved into tribal worshipping. He was a man of vision; a man of courage and an extraordinary intelligent Long life FARMAJO and we can not wait to see you to comeback and save the country.
Aniga waxaan qabaa in ay laboduba khasaareen waayo markii hore bay xaqdarro ku heshiiyeen soomaliya taariikh xun iyo qaraxyo iyo jidad shub lagu xiro iyagaa ugu horeeyey uguna dambeeyey (NOO MORE FARMAAJO OR FAHAD )
Wiilkii Abby Axmed nagu soo laaban maayo, Daciif weeyaan Farmaajoayna u wehliso in uu yahay ciyaalka xaafada oo masiib u helay dalka inuu higaamiye waana dhaqan xumada Soomaalida
@@lovequran_allah Hassan sheikh adeero sowka dictator noqday aaway kiisaski dilka ahaa e Ikram tahlil iyo xildhiban aamino Allaha u naxaristo dul Boob
@@HasantimaHuseentima farmaajo wuxuu aabe uyahay inata aan aabaha lahayn ee xaaraanta ku dhalatay majirto madaxweyne yiri aabaan ahay ama hadii loogu yeero ku farxay oo aan ka ahayn farmaajo iyo adeerkiis inta siyaad waxaa ka qaldan cida maxayse dadka udhaamayaan oo ay wacalo ugu sheegayaan war isku xishooda oo dadka cayda ka daaya
HAL SU,AAL AYAAN RABAA IN LA IIGA JAWAABO ?? DAWLADO BADAN AYAA DALKA SOO MARAY. MAXAA DAWLADDA FARMAAJO LOOGU MAGACAABAA NIN AAN MADAXWAYNE KA AHAYN LOONA YIRAAHDAA MILKIILAHA DAWLADDA ?? MA JIRTO DAWLAD KALE EE LA YIRAAHDO MAGACAAS ?? RUNTII MA FAHMIN ERAYGAAS WAX BADAN AYAAN MAQLAY MANA U HELIN JAWAAB SAX AH
Farmaajo waa cadowga reer muqdisho
FARMAJO was a wonderful politician who dearly loved his people as well as his motherland. The enemies of Somalia hated him, weak people couldn’t understand him and tribal worshippers couldn’t believed his sincerity. FARMAJO was not selling his motherland to a miserable price, he was not an agent of foreign power and wasn’t involved into tribal worshipping. He was a man of vision; a man of courage and an extraordinary intelligent Long life FARMAJO and we can not wait to see you to comeback and save the country.
Farmaajo waa ka reysanayaa fahad
nabar iyo naxdeen waligeen Somalia wax ka noqon mayan ❌❌
JOJI TUGSIGA IYO CABSIDA HAISKUXARINE
Maxaa dhaama oo aad haysaa?
Tuugo aan waxay dumiyaan mooyaane waxba dhisin baad tihiin oo gabaahiir fadhiya.
Aniga waxaan qabaa in ay laboduba khasaareen waayo markii hore bay xaqdarro ku heshiiyeen soomaliya taariikh xun iyo qaraxyo iyo jidad shub lagu xiro iyagaa ugu horeeyey uguna dambeeyey (NOO MORE FARMAAJO OR FAHAD )
Wixi qarax aha ee mal mahan dacaye Farmajo aya sabab uaha miya
Wiilkii Abby Axmed nagu soo laaban maayo, Daciif weeyaan Farmaajoayna u wehliso in uu yahay ciyaalka xaafada oo masiib u helay dalka inuu higaamiye waana dhaqan xumada Soomaalida
Farmaajo guuleyso marlabaad insha alaahu
Riiyada ka toos no farmaajo❌
@@lovequran_allah Hassan sheikh adeero sowka dictator noqday aaway kiisaski dilka ahaa e Ikram tahlil iyo xildhiban aamino Allaha u naxaristo dul Boob
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ABO FARMAAJO
Riyo maalmeed adiga ayaa kujira. Mooryaan xabaalaha qodanaysa ayaad Dad utaqaan.
@@N.A.M1234 farmajo ayaa ku eedeysan waana la socotaa.
DAKU WA FARMAAJO MANSHAALAAH
Farmaaajo❤ guuleysa markale
Midkoodna lama arki doono. Miskin farmaajo fahada keenay maanta isaga ku tuuray buska hoostisa nabar iyo naxdin
Farmaajo waa aabihii dalka aano ubarino ilaahay in inooceliyo marlabaad
Qabilada yaryarkahow fahad waa hawiye farmajane waa darod idinka Amina qabiladina yaryarkaa😂😂😂
Kaas farmaajo ILLAAHAY kuma soo celiyo soomaaliya aaabe maahayn tuug dhagar qabe aarsasho u yimid xamar buu ahaa. ILLAAHAY baana na dhaafiyey
@@HasantimaHuseentima farmaajo wuxuu aabe uyahay inata aan aabaha lahayn ee xaaraanta ku dhalatay majirto madaxweyne yiri aabaan ahay ama hadii loogu yeero ku farxay oo aan ka ahayn farmaajo iyo adeerkiis inta siyaad waxaa ka qaldan cida maxayse dadka udhaamayaan oo ay wacalo ugu sheegayaan war isku xishooda oo dadka cayda ka daaya
Ninkan magaciis ii sheega zxpyal
Farmaajo ayaa faido qabo waruntii isku aragti Baan nahay aniga iyo ninkani waayo Farmaajo waxay ad isku dhowyahiin dowlada Qatar 🇶🇦 fahad hada Qatar ma dagano wuxuu u guuray turkiga
Horta waxan layabanahay fahad xasan markii hore asaga sodhisay farmajana asaga sodhisay maxudheeryahay labadanin oo ugabaqayan
Ani ahaan maumaleynaayo labadooda in ay faaido soo wadaan
Farmaajo waa qaran dumis danbile ah waayo waa ninkii itoobiya siiyey 4 dakadood taasina waa mida keentay inay itoobiya ku soo duusho soomaaliya kuwa ku riyoonaya Farmaajaa soo laabanaya waa qof yiri dadkii dhintay ayaa soo noolaanaya ilkayaray hasuginina inaad mardanbe soomaaliya madaxweyne ka noqotaal waayo waxaan noqoteen ajansi gumaystayaasha waxaad noqoteen kabo qaadka itoobiya yaa idin aaminaya reer uurmariidaw
Farmajo sidhi xassan xabsadhe camal nin itoobiyan eh ma darbaxo
Farmaajo waa Handicap HADII SHALAY LA WADAY OO FAHAD UU WADAY MA ASGA IS WADI KARO
FAHAD NA DINBIILE DHIGYACAB AH
Guuleysta Guuleysta leenahay NN
Farmaajo iyo FAHAD waa 2shabaab waxba ismadhaamaan ee shartooda Allaha kuguceliyo
Labadoodaba allaha guuleeyo waxay ahaayeen niman dadaalay oo wax muuqda qabtay inay isla soo noqdaan baana jeclaan lahaa
Insha Allahu Tacala hadu Allah idmo Farmaajo iyo Fahad Mar danbe Beentooda Kama Shaqeeyn doonto Dalka soonaaliyaa ❌❌❌❌❌❌❌ waa mamnuuc
Waa mareexan hhhhh
@@alahayowarligeygukiiisraac4225farmaajo waa mareexaan 😂😂😂😂😂
Hassan sheikh waddanku baabiyay Somaliland iyo putland iyo konfur Galbed wey goayaan
Xasan gurguurte iyo damul jadiid soo noqon maayaan insha Allah.
Xasan xabaalo faagte sidii bahalka dhidarka loo yaqaan Ilaahay umadda hadhaafiyo wax dhaama oo Allah iyo Aakhiro yaqaan Rabi Subxaana qaadir Somalia ha’usoo diro.
Subxanallah wa waxlagaxumado inuu weliikan Somaliyed nagaa ibinayo mohamed cabdullahi farmaajo oo sixiroole ahay dhagatqabe dadbadaan oo soomaali ah ku xasuuqay muqdiisho iyo konfurta Somalia ahana dagaal ogee ma naxa ah, inkasto o an anigu qabo fahad yasiin inuu uga sii daray hadana lama amiinikaro marnaba farmaajo iyo fahad sharif dani lamana amiinikaro raagas dabacan wa siyaasin Somaliyed lkn wa raag dhaqanka khawarij leh
Kan hadda xabaalaha qufay ee aan waxba soo kirdhin ee dhulkii boobay dadkii soomaaliyeed iswada qaniinsiiyey askartii xasuuqay munaafaqa ah hadalkiisu isburinayo shalay & maanta meel walba gabagabaynaya bal isna nooga waran jaalle?
@@Tasniim1 xabalaha danda guud ayaa loqufay dhulka boobna majiiro lkn dad badaan oo adiiga kugu aragti ah ba jirah oo jajusenta Ethiopianka iyo khawarijsta Ushaqeeya, inshallah jajusenta somalida ah iyo khawarijsta iyo Ethiopia iyo shisheeyah iyo qabailada khalalasaha wada sharciga iyo diinta aya kahiilindoono sababto ah somalida raba dadka iyo dalka ineey babiiyan wa boqoolkiiba 75 lkn illahey ayaa hiliindoono
Waa labo nin oo jihaadey waana labo geesi oo soomaliyeed kheyr ayaan u rajeynayaa ha ku mashqulina
HAL SU,AAL AYAAN RABAA IN LA IIGA JAWAABO ??
DAWLADO BADAN AYAA DALKA SOO MARAY.
MAXAA DAWLADDA FARMAAJO LOOGU MAGACAABAA NIN AAN MADAXWAYNE KA AHAYN LOONA YIRAAHDAA MILKIILAHA DAWLADDA ??
MA JIRTO DAWLAD KALE EE LA YIRAAHDO MAGACAAS ??
RUNTII MA FAHMIN ERAYGAAS WAX BADAN AYAAN MAQLAY MANA U HELIN JAWAAB SAX AH
Waliged
Farmaajo guul
Well said
Wariye ninka aad wareysanayso qofka uuyahay maadan na barin
Maxaa lagaa barayaa waa nin soomali ah. Qabiil raadis baad tahay.
Haa dadkoo DHAY ayaa garanayo doqon ka tuuga qabyaladise jahil ah dad qalato ah
Guleyso farmaajo ❤
So laaban maayaan
Inshaallah wayso noqonayaan
@@N.A.M1234 insha allh so noqon maayaan
WALAA XAAJA FARMAJO ISGA XITAA WAXBA MA SOO WADO WAXA FAHAD U DOORTAY FARMAJO AWALBA WAXAY AHAYD IN FARMAJO YAHAY QOF AAD U LIITA LANA ISTICMAALAY.
Haa waa mareexan hhhhh
Fahad & farmajo waxay aheyd inay isku meel lagu dilo. Faahfaahin badan looma baahna.
Wax ladilo uunbaad taqaan xalkale ma haysaan yaa mooryaan bilaa horumar ah.
@@Tasniim1 dad kaagama casheynin mise adigaa u kuwii dadkii lagu eedeynaayey wax ka dilay, inaad doqon tahay weyba kaa muuqataa. Adiga oo ah aabihii mooryaanta ayaaba hadlaaya weli.
@@MohamedBarrrow-mh5gglabadaeena adiga ayaa dhiig yacab ah oo yiri wax hala dilo. Oo ah mooryaan dhiiga bani’aadamku waxba la’ahayn. Qofkii soo qoray wax haladilo waa adiga. Diin islaam iyo kale toona ku’oranmeyso wax iska dil sidaa daraadeed doqon iyo dhiigyo caba adigaa ah. Mooryaan sida wax loo dilo loo dhaco kaliya yaqaan adaa ah.
Farmaajo guul