ABWAAN CABDI BAAG | DHAANTO CUSUB | XORNIMO | Music Video

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 авг 2024
  • ABWAAN CABDI BAAG OO BULSHADATOOS ULKA HADLAY
    ISKA BAADH BAADHA FICIL
    BAKHTI LAMA NOQDEE
    ISKU SOO BAXOO
    KU BALLAMA XORNIMO..
    EREYADA IYO CODKA
    ABWAAN CABDI BAAG
    ===
    LAXANKA BISHAAR DHAANTO/WADDANI
    MUSIC ABDI ABIIB
    DIRECTED BY: KABACADDE
    PRODUCED BY : ABDIASKARITUBE
    ====================
    Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
    It would be wonderful to follow us on our social media platforms.
    / abdiaskaritube
    Twitter: / abdiaskaritube​
    Instagram: / abdiaskaritube
    TikTok: / abdiaskaritubbe
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    ''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.

Комментарии • 30

  • @abwaancabdibaag277
    @abwaancabdibaag277 Год назад +9

    Sxbky cabdi askari oo marwalba igarab istaaga waan u mahad celinhayaa
    Iyo sxbky kabacade oo muuqaaladan quruxda badan iga duuba
    Iyo dhamaanba bulshada idhiiri galisa ❤

    • @cayunicadey3339
      @cayunicadey3339 Год назад

      Wad mahadsantahy abwaan abdi baag sida bulshada udhiiragalisid abdi askari adina wa mahadsantahy muqaladaadu ima dhaafan 👌somaali illahey ha Modeeyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝💪🏼

    • @abdifatahhassan8427
      @abdifatahhassan8427 Год назад

      Abwaan Cabdi baag. Wan kusalamay saxib

    • @alibacadweyne4042
      @alibacadweyne4042 Год назад

      Sxb dhaanta wadaniga iyo dheeri galinta ah halkaas kasii wad waliba mid Ciidanka Qaranka ku socota ayaan ka sugayna maal galintana waa Aniga wlh

  • @hawoarte3033
    @hawoarte3033 Год назад +1

    Kabax Abwan an jclahy mgc io murti ayd ledahy😍

  • @cabdirahmaanmahamed7403
    @cabdirahmaanmahamed7403 Год назад +1

    Markaad Fanaan Inaad Hees Noogu Soo Dhibtaan Olasoo Qaddo Heesta Ugu Macaan Godey Baan Sugena Abdi Askari Inthe Legend Of Hear🥰

  • @abdiaziizaliahmed2624
    @abdiaziizaliahmed2624 Год назад +1

    Abwaan abdi abaag alle haku xafido🙏🙏🙏🙏💞💞💞

  • @bilancabduqadir7329
    @bilancabduqadir7329 Год назад +2

    First coment

  • @mahadmahamedhasan1110
    @mahadmahamedhasan1110 Год назад +1

    Masha Allah ❤ hees iyo badh second 🙏🏻 comment 🙏🏻 ❤

  • @mohamedadawa1083
    @mohamedadawa1083 Год назад +3

    This song has a good meaning to our somali community it's time wake up and say NO ! to this guys who is distracting our beautiful nation, Abwan Abdi may God bless you for the important massage you sent to this society

    • @abdifataaxbashiirmaxaud8075
      @abdifataaxbashiirmaxaud8075 Год назад

      inaa somaali ku qorto maxaa kuu diiday😅😅

    • @user-gf1ty6ly4b
      @user-gf1ty6ly4b 2 месяца назад

      Mansha Allah its good massage ya qadanayahee ilahay umada soomaliyed hurdada ka toosiyo. Idnimo qaneeco dhulkodaba Allah ha ku risaaqo

  • @GOLELYRICS
    @GOLELYRICS Год назад +1

    Best dhaanto 🍓 ❤

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 Год назад +2

    Masha Allaah 👍❤️🇸🇴🇸🇴

  • @ismacilxuseen1401
    @ismacilxuseen1401 Год назад +1

    m.a dhaanto iga dheh kal iyo laab waan idin wataa

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 Год назад

    Abwaan qaali ah Cabdi Baag.

  • @maxamedcade1503
    @maxamedcade1503 Год назад

    www wad naga walosaa abwan cbdibaag hory usoco

  • @user-mw8qi2im5o
    @user-mw8qi2im5o 9 месяцев назад

    Abwaan cabdi baag

  • @warfaibrahim
    @warfaibrahim Год назад

    Insha allah xornimo my people

  • @cfitaaxxaji151
    @cfitaaxxaji151 Год назад

    Wlhi heestan cimamadeena wa tuuray m.a waxaba iga daran erayada San leskugu adi yay nolow wllkey qali

  • @mohameddictionary1971
    @mohameddictionary1971 Год назад

    cabdi askari
    markeey belo u joogtee
    baaskiyo colaadaha
    babaneeyso aanfadu
    caashaq lama bineeyee
    baaruuda heesaha
    weligaa usii badi
    ha baxaan shabaabkuye
    howshaad heeyso ee aad la dheertahay RUclipsrs ka kale waa mid aan kuu ognahay

  • @cabdulahidaahir3104
    @cabdulahidaahir3104 Год назад

    Dhaanto iyo badh

  • @fartuuncabdi224
    @fartuuncabdi224 Год назад

    Esh calaa dhaanto wa runtii bahdil lam aqbalo

  • @bilancabduqadir7329
    @bilancabduqadir7329 Год назад +1

    Pin igu qabo

  • @asmaabdilahiali4120
    @asmaabdilahiali4120 Год назад +1

    💎❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @bilancabduqadir7329
    @bilancabduqadir7329 Год назад

    Hees iga dheh

  • @ShiineC.Naasir-zt5em
    @ShiineC.Naasir-zt5em Год назад +1

    What is banbaanshe

  • @zakicisman2469
    @zakicisman2469 Год назад

    Intay bixintuna bahdi lama aqbalo🤔🤔

  • @ifraaxiftin6216
    @ifraaxiftin6216 Год назад

    m.a nin Somali nimadu biyo dhigty