ABIIB BOORAME ARIMO LAYAAB DAAWO SIR FASHILANTAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 271

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Месяц назад +9

    waridaad TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ 💪 Guul reer boorama Guulayso xildhiban abiib iska daaya

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 Месяц назад +8

    Waridad T V. Thank you so much for your timely response concerning the prevailing situation in Somaliland and the professional manner in which you touch on some pressing issues. Stay blessed.

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e Месяц назад +6

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 🎉🎉🎉🎉🎉🎉💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏💯💯💯👍👍👍

  • @user-wc4nj8fb2m
    @user-wc4nj8fb2m Месяц назад +12

    Waar inaa Abiib waa niin qaran ee maa aha niin qabiil xiildhbaan med Abiib guul somali land guul guul insha Allah ❤❤❤❤

  • @user-iu5sx9iy7i
    @user-iu5sx9iy7i Месяц назад +7

    Viva waridaad tv 📺 📺 ♥ ❤

  • @user-jv9gi2jg7t
    @user-jv9gi2jg7t Месяц назад +7

    Guul guul soomaalilan ciidanka qaranka guul guul wax is bedelka. Keenaa dimuqradiyada soomaalilan 💚🤍❤️💪💪💪💪💪

  • @elbaa7bash262
    @elbaa7bash262 Месяц назад +2

    Guul SOMALILAND ❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚

  • @ainanshehassan1195
    @ainanshehassan1195 Месяц назад +7

    Guul Somaliland i am Reer Dilla Awdal ❤

    • @AbdirahmanAdan-ru2ou
      @AbdirahmanAdan-ru2ou Месяц назад +1

      @@ainanshehassan1195 hambalyo hambalyo reer dila waa tiirarka somaliland ogaada taa wlo

    • @ainanshehassan1195
      @ainanshehassan1195 Месяц назад

      Reer issag Iyo Samaroon waan one ☝️ family member

    • @AbdirahmanAdan-ru2ou
      @AbdirahmanAdan-ru2ou Месяц назад

      @@ainanshehassan1195 Haa haa waa isku dir waqooyi markaa cidii soo dhex gashaana waxba kama hesho way ku gubataa uun

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy Месяц назад +13

    SOMALILAND ONE NATION.

  • @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
    @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx Месяц назад +6

    Hambalyo soomaalilaand guul guul guul

  • @FathiaAsso
    @FathiaAsso Месяц назад +3

    GuuL SOmaliland 💪💪💯💯💯💪💯💯💯🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ashaibrahim2535
    @ashaibrahim2535 Месяц назад +4

    Guul guul iyo gobanimo somaliland in'shaallah 🇮🇷 ❤❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Месяц назад +15

    Guuuuuuuul somaliland geeeesi somaliland viiva somaliland

  • @user-vz1ef5vq6v
    @user-vz1ef5vq6v Месяц назад +3

    Waa nin fican
    guulayeso

  • @aminamohammed5902
    @aminamohammed5902 Месяц назад +3

    Dadkayga reer booramaw waan iidiin hambal yaynayaa sidaa sidaa nabada u ilaaliseen waayo nabad baa naas la nuuga leh soomaalilaan ha noolaato guul iyo gobanimo

  • @a.bismail6492
    @a.bismail6492 Месяц назад +4

    Dijoubti waa caadow #1 after Somalia.

  • @jamiilajano
    @jamiilajano Месяц назад +2

    Wax uu ku qaldan yahay majiro
    Dowlada jabuti waa dad walalayadeena
    Xataa musaan waxba ka qadi karin ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @zainababdi-salam3015
    @zainababdi-salam3015 Месяц назад +3

    Guuuul War-idaad TV ❤❤❤

  • @AsmaQurux-qx9ob
    @AsmaQurux-qx9ob Месяц назад +4

    Mnsha allaah guul guul ree boorama shaydaanka iska naara dalka oo haistakoorina wadanka idinkaa iska ale

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 Месяц назад +2

    Somaliland guuuuuuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤insha allah

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 Месяц назад

    Masha Allah nabada iyo barwaaqada Rabbi ha inoo adkeeyo Somaliland guuuuuuuuuuuul guuuuuuuuuul

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 Месяц назад +2

    Nomore Argagixisada SNM , Nomore Canshuur Awdal state of Somaaliya Labo Sawir Oo mid Hargeyso iyo Awdal baad Iskaaya Dhex lifaaqeysa ( Photoshop) intaaso Dad ah meyba Joogin Nomore SMM 8/25/2024🏃🏽‍♀️🏃🏽‍♀️🏃🏽‍♀️

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou Месяц назад +3

    Hambalyo hambalyo hambalyo
    Reer boorama reer boorama sida nabada leh iskugu soo baxay
    Guul somaliland
    Cadawga reer soomaliland waynu kasimannahay hno

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v Месяц назад +8

    Guuuul Soomaaliland ❤❤❤

  • @khaalid713
    @khaalid713 Месяц назад +6

    xildhibaan abiin hadii reer boorama ku saareen ogoow inay iyagu codka ku siiyeen mooyaane in aanay mesha kugu hayn karayn hadii lagaa keeno mooshon iyo inaad danbi gashay waa lagaa qaadayaa ee ma aham.in.reer awdal ay kugu difaaci karayaan

  • @ChoukriAbdo
    @ChoukriAbdo Месяц назад +4

    ❤caqli badanaa machaallah waridaad❤️

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248 Месяц назад +2

    Guul somaliland❤❤❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Месяц назад +14

    Guuuuuuul somaliland geeeeesi

  • @MaxamuudFaraah
    @MaxamuudFaraah Месяц назад +1

    Mansha aallah guuuulguuul maxamed abiib madax weeynaaha MMstaqbaalkaah

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 Месяц назад +6

    Reer boorami adeer naxli yuurara maaha rag soomaali sheeganaya ayaa baabaeena jecel allah ayaga haku celiyo dalkeena iyo dadkeena allah ha xafido.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Месяц назад

      Adina Cisel yuurura iyo siil yuururaad tihiin ,Naxliga waa mid nalagu abuuray cadaawada Isaaq loo gaystay iyo Somaliland baa nagu abuurtaye ilaa hinaa cuqdad iyo naxliba

    • @abdikariimahmed6670
      @abdikariimahmed6670 Месяц назад

      @@user-sz7sn2rv9rhadalka ninka sifiican ufahan qeybta negative-ka ayaad ka eegtay bro 😎

    • @feysalismailjama9623
      @feysalismailjama9623 Месяц назад

      Macruuf.abuuk.macdalaa.anta.isaaqoyoslamdna.waa.dad
      Ilaahay.doortay.nacas.iyocadaw.topna.waxba.ka.qaadiwaa...
      ..

    • @feysalismailjama9623
      @feysalismailjama9623 Месяц назад

      Gob...somaalibaa.nhy.alle
      Iuo.umadiisuba.ogthy.
      .
      Cidii.gobonimadaa.mahadin.weydaa.waxay.ahayd.bay.npqon.no.baryo.anagu
      Reero.caydhamabarino.eegobimaa.inodeeqdee.hooya.h.kale.....sidiiniuun.ceeb.la.aan.anagu.anagaidinku
      Idinka.

    • @feysalismailjama9623
      @feysalismailjama9623 Месяц назад

      Ilma.ooyaaye.

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 Месяц назад +9

    Ninkastaaba wuxuu rabo ha sameeyo . Hadhawna Reerkoda dabada ha galiyo. Ha yidhaaho yaa tolaay. Qabiilkoow soo carara😁ohinta ha badiyo😂🤣

  • @KoureichaOsman
    @KoureichaOsman Месяц назад +1

    Anagu walalahay batihin ( waxa laku hayo waxa lasku yahay ba kawayn ictirafka somalilan walahi wan ku faraxsanahay oo diyaar ban unahay wayo dhiga wadagna somali ban udanahay somalinimadu ha warto abty❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nuurtocali6033
    @nuurtocali6033 Месяц назад +3

    War idaad yaa noo copy yeeya illaahow nnoo badi nociisa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Месяц назад +3

    Maxamed Abiib maanta wuu is daad raaciyay dadkayagii in uu khaldamo u diiday. Maxamed Abiib madaxiisa wax kale Ayaa Ka guuxayay markuu narkay halkaanu taaganay ayuu is daadraaciyay.

  • @Caliya7
    @Caliya7 Месяц назад +2

    Kacabso ina Abiib oo kadambey hadii kale waa laguu baqayaa 😂😂😂😂 Viva Awdal state of 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @yusufmagan6582
    @yusufmagan6582 Месяц назад +1

    Masha allh qacbaa cadawgii kayeedhay wllhy❤❤❤❤❤❤

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Месяц назад +2

    Guuuuuuuul somaliland dhamaan isha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-id3cs7nx3r
    @user-id3cs7nx3r Месяц назад +2

    guul somalind

  • @1yukey12
    @1yukey12 Месяц назад +3

    Awdal maamul goboleed soomaaliyeed 🇸🇴

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Месяц назад +3

    Si fiican baad u hadashay. Guulayso

  • @Qarandhise
    @Qarandhise Месяц назад +3

    Reer awdal geesi qaran

  • @mrd4205
    @mrd4205 Месяц назад

    May Allah protect our country Guul iyo gobanimo Somaliland insha allah💚💭❤️🫶

  • @ibrahimyassin9055
    @ibrahimyassin9055 Месяц назад +2

    Xil dhibaan abiib ha noolaado❤

  • @MaxamedIsmacilibrahin
    @MaxamedIsmacilibrahin Месяц назад +2

    Guuuul somaliland

  • @Jamaalabdiow
    @Jamaalabdiow Месяц назад +12

    300 oo digree ayuu markaliya wareegay maxamed abiib sidaasa Ladoonaya inuu uhadlo

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 Месяц назад

    Somaliland guul iyo goganimo one nation 💚❤️🤍❤️❤️❤️💚💚🤍🤍👍

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 Месяц назад +7

    Jibriil Abokor ciidan beeled ha samaysto. Gabilay iyo dhuloda la rabaa in laga qaado. Ciidamo ayaa lo samaystay Japuti laga keenay.isaaq huedada haka kaco dhulkisi walaga qadayaa.

    • @faryarmuusa9323
      @faryarmuusa9323 Месяц назад +1

      Issaq ziad barreh o somali o dhan lasocoto wax ks qaadi wayeey , lakiin issaq asaga iskala guraya o cadawga u nikinaya ..ina abib laluush yar ayu ismael calool so siyeey , meelahas umada kici aya lagu idhi

    • @user-bm8uy7ut4v
      @user-bm8uy7ut4v Месяц назад +1

      gabilay isaaaaq baa leh ha ku riyoon

    • @feysalismailjama9623
      @feysalismailjama9623 Месяц назад

      Huuro.hoo.cadaydayga.laaleysiyo.ka.caynaba

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww Месяц назад +1

    Waridaad tv waan ku salaamay ninrageed ninrageed dhalay buufi cayayaanka keep going

  • @Mohomettnaasir
    @Mohomettnaasir Месяц назад

    8 veto power 🦁 ha nooladan

  • @nathra7351
    @nathra7351 Месяц назад

    Somaliland guul ishalah

  • @husseinmohamoud4227
    @husseinmohamoud4227 Месяц назад

    Guul jumhuriyada somaliland 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Месяц назад +2

    Mashallah ❤️❤❤❤🎉🎉🎉

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y Месяц назад +1

    Cadowgii sland weyquste n ❤❤❤❤

  • @khayre099
    @khayre099 Месяц назад +1

    Alla Reerka idoor wxy u dhinteen 2 Arimood oo kala ah Afxumada iyo Asalkoda iyo faracooda oo ka halaabey sanadadan danbe

    • @sagiimamoula2263
      @sagiimamoula2263 Месяц назад

      Silkii hooyada meel kusheeg xanfajo iibujii kakkaka

  • @ImanSouleiman
    @ImanSouleiman Месяц назад +1

    ❤❤❤❤

  • @idrissabdi6535
    @idrissabdi6535 Месяц назад +1

    Gobalka Awdal wa Somaliland

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Месяц назад

    Kkk tobanka calamadod ee lagu
    Garto inan gumedka midh ka
    Maqani wallahi inanay jirin
    Ooyaye jsl way guulaysataye
    Miyay qarxi isaga, wadani iyo
    Guud ahan cadawga sland

  • @CabdisalanYusuf-l5f
    @CabdisalanYusuf-l5f Месяц назад

    Beeeeen Hal qof oo calankan Sita somaliland ma jirin

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 Месяц назад +1

    Kaan xildhiban maaha ee waa qaaran dumiise😅😅😅😅 xildhibanow xaal qaado

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Месяц назад

    Xildhibaanka ciro ha ka dhigto madaxwayne ku xigan, waa nin samayn wayn ku lah reerkiisa

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy Месяц назад +2

    Inshallah khair ❤😮

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Месяц назад

    Wajiyo badantin qacbaa kayedhay Wlee ina abib qorshihis hay lamaaganayeen Ayuu bakhtiyey Wlee viva iba abib kuwii Reer halaaga ladoonayey mnta cadho Ayaa ku gudhy oo waawaseen qalbadu bash Weeyi Wlee

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y Месяц назад

    Gull sland❤❤

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Месяц назад +1

    codowga soomaliand ha jabo aaamiin aaamiiin aaamiin

  • @abdirizakawaleh3243
    @abdirizakawaleh3243 Месяц назад

    wlhi Ninkaasi uu naga badiyay maxamed abiib

  • @user-zp6tm2st1o
    @user-zp6tm2st1o Месяц назад

    waad saxantahay👍👍👍👍👍

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 Месяц назад

    Geesi welcome to UK 🇬🇧❤🤍💚👍

  • @Janno190
    @Janno190 Месяц назад +3

    Awadal state kuwa la wareegaa waa kuwii guda buursi Ewan kuwa Ethiopia dega ee aan u danayanayn reer boorama

  • @ZeynabaAli-xi2vj
    @ZeynabaAli-xi2vj Месяц назад

    Congratulations reer boorama gobonimada sameysey

  • @user-sz6pt5rz9k
    @user-sz6pt5rz9k Месяц назад

    Laa illaaha illa allahu s c w

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring Месяц назад +2

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉good job and great 👍 working guuul iyo gobanimo somailand insha allah ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 Месяц назад

    Djibouti waa cadow

  • @alimahamed670
    @alimahamed670 Месяц назад +1

    Masha Allah 😂😂😂😂

  • @nathra7351
    @nathra7351 Месяц назад

    Ilaahayoow ooyaaye sharkiisa naga qabo waa munaafaq halkaad munaafaqii weeynaa galisey ooyaayana gali ishalah

    • @Thuglifemoney
      @Thuglifemoney Месяц назад

      Way idin dhamatay wad u jeeden dhoolatuska la idin tusay calan la aan wlhi ina abiib baa respekt loo hayay mooyane bal wax kale sameeya

  • @user-rd3wg4ow3l
    @user-rd3wg4ow3l Месяц назад

    😂😂😂😂😂💚🏐❤💚🏐❤💚🏐❤💚🏐❤💚🏐❤💚🏐❤💪💪💪💪💪💪💪💪💪somaliland cadowkeed ha jaabo 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 Месяц назад

    Lascanoda somliya jabute isaga intoda ugu badan oo ay kushigan cadawga gudaha waya jaha warir san yihina heegada hargaysa walhe

  • @AbdiYare-ff7xw
    @AbdiYare-ff7xw Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤we ❤❤❤❤❤❤❤❤awdal one ❤❤❤❤❤

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 Месяц назад

    Madaxweyne reer Awdala inta ila dooranaysa fantastic taaga

  • @Farahahmed-hc6rx
    @Farahahmed-hc6rx Месяц назад

    Mnsh allah ninku waba nin qaran ee❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SiciidDool-sc3mq
    @SiciidDool-sc3mq Месяц назад

    goormaa dalka kuugu danbaysay dadkii iyo dalkii aad taqaanay maahee dag dag noogu kaalay waxbadan ayaa iska kaa badali doonee waxii axmed siilanyo katagay kaalay nala arag

  • @ahmednur2922
    @ahmednur2922 Месяц назад

    Abiib wixuu u qalmaa madaxwayne. War ina biixi oo uga deg adeer. Salaan sare from gar adag sanag somaliland

  • @CashaQawdhan
    @CashaQawdhan Месяц назад

  • @DhaGo-km1rf
    @DhaGo-km1rf Месяц назад

    Geedi..cabdi.wakusalaamayaa.waxakujecelahaay.runta

  • @users26ajmed
    @users26ajmed Месяц назад +2

    ❤❤❤😂😂

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Месяц назад +1

    Waa.dad ilbaxa ma aha reer Hargeysa iyo reerBurco oo dhagax sita

  • @Beru700
    @Beru700 Месяц назад

    .Reer boorama marti maaha .
    Somaliland ayaga ayaa dhisay .

  • @axmedgurayalghazi7195
    @axmedgurayalghazi7195 Месяц назад

    Calanka sland cid sidatay ma jirto xata qof borama la dhex mari kara ma jirto calanka sland😂😂

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 Месяц назад

    Lascanoda side kabaha lago so yacaya mida kadarna ay awdala logo so yace

  • @abdiwahidmuhumed4332
    @abdiwahidmuhumed4332 Месяц назад

    Waa lagu dilayaa hooyadaa madaxa xiiran kawase imo

  • @Hooda36
    @Hooda36 Месяц назад

    💚Somaliland 🤍Alloow dhoowr❤

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 Месяц назад +1

    Inankani isaaq maaha looma hamjabi karo hadii kale waa waad arki waxa kugu dhaca waa samaroon guul

    • @sagiimamoula2263
      @sagiimamoula2263 Месяц назад

      Ma guudabuur bad daad noqday kakkaka waligii issaq bad adoon u ahan dontan kakakka xanfajo iibujii

  • @AlidjamaChralescuba
    @AlidjamaChralescuba Месяц назад

    Vive la republique de Djibouti ❤❤❤

  • @fighterforlife5284
    @fighterforlife5284 Месяц назад

    Muse dubjir wadanka wu babiyey. Dadkina wu Kala fugeyey. Cirro 2024 Insha Allah 🧡🧡🧡

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 Месяц назад

      Dhinadi kuu dhashey naa waa jaabiseeye shacabki oo dhilaniomo umadi bartaye habarti hoostaye kaa walataye 😅😅😅😅😅😅 dofaar muse waa kaa kuu guneyeeey 5 taa danbe naa waa lagu doranaya maaxade kaa badeliye kartan kuus uqtaag

    • @fighterforlife5284
      @fighterforlife5284 Месяц назад

      @@umalkhymohamed7492 muse hoyada ayu wasaa khamiskasta 🤣🤣 jimce kastana ina Kahin aya hoyada wasaa🤣 sabtidana abaha ayey usonoqota🤣🤣

  • @user-zw6wl9hc7c
    @user-zw6wl9hc7c Месяц назад

    Wariyaha reer burco ee dhukur 😂😂😂 baryahan ma daawanba
    Show wali qarankii sidii cadceeda ugu taagan yahay

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 Месяц назад

    Waa calaki Israel ee yuhuuda watan😂😂😂😂

  • @user-oi5uk4de1b
    @user-oi5uk4de1b Месяц назад

    Kkkkk ❤anigoo faqash baan ku qoslay

  • @khaalid713
    @khaalid713 Месяц назад +4

    samaroon haday kursiga dalka rabaan waxa ka xiga xisbi iyo cod ayaa lagu helaa ee haday madaxwayne rabaan.waa inay tartamaan dalka kursiga cod ayaa lagu korayee ee buuq ma lagu koraayo

    • @Degaliah
      @Degaliah Месяц назад

      Sowtaa isaaq kursigaa isku warehonaya ee xisbigoogina logu diiday

    • @khaalid713
      @khaalid713 Месяц назад

      @@Degaliah kkkkk kusiga dalka waxa lagu koraa waa cod ee ma lana shaqsi gaar ah.mida kale reero badan.oo isaaq ah ayaan wali madaxwayne noqon taasna been ayaad ka sheegtay ah isaaq ayaa kursigii isku dhiib dhiibaya waa inaad xisbi la soo baxdaan kadib kursiga madaxwaynaha u tartantaan lkn ogoow s/land markii aynu dhisaynay waxa lagu heshiiyay in samaroon qaataan.kurdiga madaxwayne ku xigeenka isaaq inta kalena kursiga kale qabsadaan maadaam oo ay kaa bdan yahiin

    • @khaalid713
      @khaalid713 Месяц назад

      @@Degaliah hadii kursiga dalka aad u tartamayso ogoow in aad helayn madaxeayne ku xigeenka oo isna noqon doono in loo tartamo halkii markii hore xukuumad kasta oo timaada iska heli jirteen booska madaxwayne ku xigeenka

    • @Degaliah
      @Degaliah Месяц назад

      @@khaalid713 markaa meshaa ma isaaq ayaa isku warejinaaya?🤔 Somaliland waa in waxblaga badalaa oo lo sinaadaa

    • @aminafgh2127
      @aminafgh2127 Месяц назад

      shacabku sidii hore maaha hada madaxwayne wax u qabta ayay doonayaan qabiilkuu doono ha noqdo runtuna waxay tahay qabiil keliyi madaxwayne ma soo saari karo ee waxa larabaa aqoonyahan wadani cadaalad wadanka ku ilaaliya​@@Degaliah

  • @Simanyysf
    @Simanyysf Месяц назад

    Borama waxaay dabasocotaa ssc
    Sababto ah waxaa kahadlayo kuwii ssc kahadlayay

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 Месяц назад

    Heego iyo xukamada fashilntaya awdala iyo samoron ayay xagxgaysa

  • @Cabdiqani6657
    @Cabdiqani6657 Месяц назад

    Haaa wa ka