Nolosha Dhabta ah ee INDIA | Ogow intadan iman | Gamadid

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • muqaalkan waxan ugahadlaya nolosha dhabta ah ee india iyo sidokle suaalo aad isoweydiseen oo kusabsan india. daawasho wacan.
    Subscribe for more!!
    Osmania university fees structure: www.oufro.ac.i...
    Nolosha iyo waxbarashada iyo maciishada india : • Waa sidee Nolosha Indi...
    Nolosha Qubrus : • Nolosha Cyprus (Qubrus...
    Follow me on Instagram:
    gamadid_
    #NoloshaDhabta #INDIA

Комментарии • 62

  • @Gamadid
    @Gamadid  2 года назад +5

    Sodhawow hadad nagucusubtahy fadlan #Subscribe. Thank you all 💚🙏

  • @funncats5132
    @funncats5132 2 года назад +5

    Wll caafimaadka magaladee ugu fiican guryahana kiradu naqaalibaa

  • @xareedohaaji3940
    @xareedohaaji3940 Год назад +1

    Thanks brother waxaan rajeynaayaa inaad wax iga sheegtid heedarbaat iyo kuliyada caafimaadka qiimaheeda adoo raali ah brother

  • @guuleedcilmi-sn4vm
    @guuleedcilmi-sn4vm Год назад +2

    Azc wllo Wxn ahay gabadh hada ka bixi Rabia inay timadk WA side side ugu fudud uh tagi karo

  • @muhyadiinabdulahi3384
    @muhyadiinabdulahi3384 2 года назад +2

    Sxp kawaran taqasuska cafimaadka Mahadsanid

  • @abdirizakomarabdi9538
    @abdirizakomarabdi9538 2 года назад +2

    Saaxiib waxaan karabaa in ad isheegto waxan ahay qof heesto degree 1aad waxan rabaa doctor of skin masterk meqaa ugu badan isoo sheg i.a

  • @user-en5bz4od3j
    @user-en5bz4od3j 3 месяца назад

    ayaatahay qurulomakaa codsadaa ma iguursani gacaliye waan kaa helay xabibi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cigaalyare8114
    @cigaalyare8114 2 года назад +3

    Mashallah you're so kind

    • @Gamadid
      @Gamadid  2 года назад +2

      Thanks wll

  • @wllsancho2349
    @wllsancho2349 2 года назад +3

    Sxp waxaan joogaa soomaalia waxaan ahay ardey jecel itiiha waxaana kuweydiinaa itga India 🇮🇳 mawanaagsanyahay

    • @Gamadid
      @Gamadid  2 года назад +1

      haa wll wuu wanagsanyahy

    • @wllsancho2349
      @wllsancho2349 2 года назад

      @@Gamadid lkn lpx itga iyo cyber security midkee igulatalinee hada waxaan ahay form3 maxaase kudadaalaa

  • @abdiqanibazi6897
    @abdiqanibazi6897 2 года назад +4

    Asc wll India waxan raba ina imado oo gursado gabadh hindu ah surta gal matahy aniga waxan jogaa somali

    • @amanomar804
      @amanomar804 2 года назад +2

      Somalia maka weyse🤣🤣

  • @yacquubcawil2570
    @yacquubcawil2570 2 года назад +2

    Anaa raba nolosha hindia iyo waxbarashada

  • @abdirahmanhassan6905
    @abdirahmanhassan6905 2 года назад +2

    M.a sxp Hal su,aal wataa ... Wxn dhamen rabaa bachelor of business administration wxna rabaa MBA jamacade kufcn io average cost kubaxeso

  • @meryammahamed6328
    @meryammahamed6328 2 года назад +2

    Walal waxaan rajaynayaa inad wax iiga sheegtid nolosha mumbai iyo kuliyada caafimadka ma qaali baa pls iiga soo jawaab

  • @mohanelmi2642
    @mohanelmi2642 2 года назад +2

    Thanks bro🙏

  • @AminoAxmed-xi1ij
    @AminoAxmed-xi1ij 2 месяца назад

    Wll iskul wacan makuyaa la😊❤❤❤❤

  • @whilex654
    @whilex654 2 года назад +3

    Zxp india haddi aan tago chain makasiigudbikaraa iga sojawab

  • @mohsinbashir2902
    @mohsinbashir2902 2 года назад +1

    Sxb suaal baan ku waydiiyay waxaan umalaynayaa inaadan arkin
    Kwrn yearki intee lagu dhigtaa osmania university master of computer science
    Mida kale bro IIT ajaanibta maloo ogolyahay ma english bay ku baxdaa mise hindi 👋

  • @mohamedYousuf0
    @mohamedYousuf0 2 года назад +1

    Thanks lpx

  • @luulmahamat5311
    @luulmahamat5311 2 года назад +1

    Asc wall waxad kasoo warantaa waxbarashada dalka India ee kuliyadaha Caafimaadka iyo dhaqalaha ku baxaya qaasan magaalada haydrabaad

  • @farxaanchannel8801
    @farxaanchannel8801 2 года назад +2

    keep going sxp

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 2 года назад +1

    Asc sxb waxan donayay inad war igasiido magalada mumbai iyo dhanka ganacsiga. Waxan donayay intan wadanki ka imaado inaan alaab uga keeno dad ganacsata ah mumbai.

  • @AminoAxmed-xi1ij
    @AminoAxmed-xi1ij 2 месяца назад

    Waa ii muhiim😊😊❤❤

  • @cabdifataaxsayid9245
    @cabdifataaxsayid9245 Год назад +1

    lacagta lagu tagayo india waa imisa pro

  • @mohadahir3210
    @mohadahir3210 2 года назад +1

    Wll qali ado rali waxad I shegtaa lacagta igubaxaysa sanadkii India jamacàdaheeda

  • @yahyealiabdillahi6523
    @yahyealiabdillahi6523 2 года назад +2

    Asc sxp waxaan ku weydiiyey
    1. jaamacadaha ama collegeska(tuition) bangalore iyo kuwa hyderabad kee ku wanaagsan se maxa ay ku kale wanaagsan yihiin.
    2. Nololal ahaa keen wanaagsan bangalore iyo hyderabad

  • @user-mb6gz3qq4t
    @user-mb6gz3qq4t 2 года назад +3

    Xage hadda joogta wll

  • @SmilingCookingApron-le9pk
    @SmilingCookingApron-le9pk 4 месяца назад

    Ka hadal qoxontigeda

  • @afnaanahmed214
    @afnaanahmed214 2 года назад +2

    Wllo sidee caafimaadka ku tahay hindiya

    • @Gamadid
      @Gamadid  Год назад +1

      Cafimadka hospitality hdey tahy wayku wangsantahy lkn cafimad barasho hdey tahy ajanibta masiso

  • @TrickySolver
    @TrickySolver 2 года назад +4

    IIT is like havard for them 😂

  • @fariidaabdulkadir9180
    @fariidaabdulkadir9180 Год назад +1

    Asc wll adbad u mhdsnthy, waxaan rabaa inaa kuweydiiyo kuliyad caafimadka, qasatan nutrition waa imisa lacagtiisu iyo jamacadah ugu fican, mhdsnd wllkey.

    • @jawharaxasan5120
      @jawharaxasan5120 9 месяцев назад

      Lacagta dolar ku sheeg yaa yaqaana rubis

  • @user-en5bz4od3j
    @user-en5bz4od3j 3 месяца назад

    😊😊😊😊

  • @cybersecurity1047
    @cybersecurity1047 2 года назад +1

    Zxp lkn soo badi nio zxp

  • @abdikadirabdirisak9434
    @abdikadirabdirisak9434 2 года назад +1

    Asc Eng gamadiid mhdsnd wll su'aalo aankuso waydiiyey si wacan ayad iga jahil bixisay
    Wll adoo raaliya waxad izheegta jamacada Osmani university hadii aan rabo master
    1)programming language
    2)network
    3)AI
    Imisa aya lacag lagu dhigta mhdsnd
    Channelada aqoonta soomalidu ma fahansana maalin un inay fahman ayan rajaynaya qiimaha uu Lee yahay guulayso wll

    • @Gamadid
      @Gamadid  2 года назад +1

      (madoyinka osmania university oo dhan lacagtoca linkigan ayad kaheli karta wll ) www.oufro.ac.in/wp-content/uploads/2022/02/Self-finance-Fee-structure-2022-2023.pdf

  • @mohadahir3210
    @mohadahir3210 2 года назад +1

    Waxana rabaa in anbarto IT

  • @ahmedjamaalaj5789
    @ahmedjamaalaj5789 Год назад +1

    Zxp qaabkee ku tagtay india

    • @Gamadid
      @Gamadid  Год назад

      Inaad waxbarasho utagto miya rabta wll

    • @ismaaciilaarka3278
      @ismaaciilaarka3278 Год назад

      ​@@Gamadidhaa zxp aniga ayaa raba

  • @user-mb6gz3qq4t
    @user-mb6gz3qq4t 2 года назад +1

    Asc saxib nabad ma tahay

  • @simran.siman67
    @simran.siman67 Год назад

    Aboowe imisa ku baxesa fisaha iyo basaborka waxan raba wax barasho lkn jamacad ma.aha Ee waa school soo malaha plz iso sheg🙏

    • @MaajidNuurmowliid
      @MaajidNuurmowliid 4 месяца назад

      Ani xitaa ilmo yaryar ayaan urabaa iskol hoyo keliged socota madegi karta

  • @AminoAxmed-xi1ij
    @AminoAxmed-xi1ij 2 месяца назад

    Wll kasoja waab

  • @HamzeMursal-t8l
    @HamzeMursal-t8l 9 дней назад

    War inadeeroow halkee kaala so hadlaa

    • @Gamadid
      @Gamadid  7 дней назад

      +252612996489 / whatsapp

  • @mohadahir3210
    @mohadahir3210 2 года назад +1

    Hada waxan ahay form four

    • @BashirGabre-le2pp
      @BashirGabre-le2pp 6 дней назад

      Asc wll hada India miyaa jogtaa hadaa joogto waxaan jogaa Germany meel kalaa so xiriiro ma isiin kartaa adigoo raali ah

    • @Gamadid
      @Gamadid  6 дней назад

      @BashirGabre-le2pp +252612996489

    • @Gamadid
      @Gamadid  5 дней назад

      @BashirGabre-le2pp +252612996489

  • @spotrsshorts5639
    @spotrsshorts5639 Месяц назад

    Sxb adigoo raaliya maama rabaa inaan keeno ee caano geel bay cabtaa kaliya ma laga helaa sxb

    • @Gamadid
      @Gamadid  27 дней назад

      Haa bro caano geel walaga helaa hyderabad

  • @user-ps1ku3yu2u
    @user-ps1ku3yu2u Год назад

    Sidelolaxiririkara ibitalada