Abayo ayantan xaged aday cashir somadan dhigine abayo waxad igaso jawabta ado mahadsan cunug 6bil hadu garo canaha bruksed ladhoho ama fareshka maku bilabi kara xulbadana sda logu diyariyo maku kar karin kara
Abyo Ani waxa I jogo wiil oo 2 bil aan Wali udhaman Marka laba waqti o quweya suwax iyo haben ma dhib ba ka imanayo daarada aana igu quweya wexeyna ledhy hawo Wana jareyna markas maxa wye mcnto iso jwb pls 🙏 hoyo curad ban ahy family keyaga Wey iga fog yihin mana garanayo cubadka sida lo korsho fadlan ilso xiirir
Abyo ilmaha daarada looguma quweyo meel aan hawo lahen ugu quwe mida kale biyaha qandac ka dhig saaid kuleel ye ka noqon qabow na lama rabo isbuuci 3 Mar o kaliya u quwee Allah kula koriyo hooyo dadaaleyso ba tahay Be strong 💪 ✨ ❤
M.a ❤mcnto wakhti an ubaahna ayan dawaday aabalkaga jano allaha kadhigo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
Mansh alh mhdsnid wllo wan kaa faajdy❤❤
0:11 ConnectedWhen
Abyo ani malinkasta u qubeeya ilmo bil jiraa waa kaa faa ideystey waxad ka hadashy xli fcan Mahadsanid
M.allaah allaha kubarakeeyo abayo
Abayo waxaan heesta 5 bil jiro 2ba waqti uqabeya kulel zaid jiro subax iyo habenki maxaan sameyaa
Asc abayo waxn ku waydinaya creme ka ciyalka key u fican Iso jawab abayo plz wad masantahye
Drs anigu subaxdii iyo galabtiiba waan umaydhaa😢
Masha allh abyo
Thank you
Waxaa ii joogta Gbr 3 Bil U dhamaneysa
Subax walpa ayaan u ugu qubeeyaa biyo diiran io shampo Carurta ma dhibtaa wllyal
Abyo wxaa iijoogo wiil yar oo sanad jiro wx ma iga cuno xnnkaas aa haryana kuma dhihi oo dhartaq waan kala daale jirkiisana wuu cilacsanyahay nasna macano oo asoo yar oo 5bil jiro uu ka go ay hada cunug kle dhale maseer miaa ma aqaan wxa dare mar hore cunada wuu cunaaye lkn 8 bil ilaa 9ka bil cuno xumo zaid ku arke wali muusaan qaadin alxm lkn meelaha ku istaagaa oo qof aan fadhiga kakaceyn mahan waxaan jeclaan lahaa inaad jwbto ila soo talisana in.a
Qof qalbi wanaagsan aatahay abayo
🥰🥰🥰
Abayo ayantan xaged aday cashir somadan dhigine abayo waxad igaso jawabta ado mahadsan cunug 6bil hadu garo canaha bruksed ladhoho ama fareshka maku bilabi kara xulbadana sda logu diyariyo maku kar karin kara
❤❤❤❤❤❤😊
Salììda nunu umariyo kawan
❤❤❤❤
Waan ku dawda lkn waxba ma qoro abyo hadn afrtan baxy naska marky nugyso mar walba weey saxta mida labad xuduunta dheer
Abyo Ani waxa I jogo wiil oo 2 bil aan Wali udhaman Marka laba waqti o quweya suwax iyo haben ma dhib ba ka imanayo daarada aana igu quweya wexeyna ledhy hawo Wana jareyna markas maxa wye mcnto iso jwb pls 🙏 hoyo curad ban ahy family keyaga Wey iga fog yihin mana garanayo cubadka sida lo korsho fadlan ilso xiirir
Abyo ilmaha daarada looguma quweyo meel aan hawo lahen ugu quwe mida kale biyaha qandac ka dhig saaid kuleel ye ka noqon qabow na lama rabo isbuuci 3 Mar o kaliya u quwee Allah kula koriyo hooyo dadaaleyso ba tahay
Be strong 💪 ✨ ❤
@@nawalnalka4759 Haye mcnto thanks
taladaa naawalnalkaa kuusiiseey qadoo waykuu anficii Insh alh wllshay
Gadhayda curad habeen walba iyo aroor kasta ban umey dhi jiray kurinteedi wan ku rafaday xanun caato aadna way ucadayd