DHIIGA AYA HOOS IGA DHACAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 сен 2024

Комментарии • 181

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon 2 года назад +29

    Ilahey dhib kuma tuso momy🥰 cafimad taam ah insha allah

  • @sumayoyuusuf5313
    @sumayoyuusuf5313 2 года назад +22

    Allah ku cafiyo abayo ani xitaaa sonka wa la ii diidy 😥illah hanoo fududeyo inoso duceya asxapey😩🥰

    • @mssdahiro6113
      @mssdahiro6113 2 года назад

      Abayo ilahey ha idin fududeeyo iska daya sonka waa iska gudeysin hadi ilahey idin fududeeyo Insha allah

    • @nasro7666
      @nasro7666 2 года назад

      Ilmaha kucinayo gajo see usonth

  • @ayaanabdullahi1
    @ayaanabdullahi1 2 года назад +4

    Abaayo ilaahay hakuu fududeeyo marxaladaan aad kujirto. 4 indhoodoo abshira idamka alle.❤

  • @ubahlifestyle4396
    @ubahlifestyle4396 2 года назад +12

    Muniira abayo waa laga qadi kara dhiiga adoo sooman kagama jabayo soonkaga waxaan dhiiga Caado ka eheen kama jabinayo soonka

  • @leylomohamedjimale7932
    @leylomohamedjimale7932 2 года назад +13

    wcs abayo allaha ku cafiyo cafimad tam ah insha allah aniga 7 bil ayan ahay dhigeynana waa ewar allaha nowada fududeyo insha allah

    • @cookingwithcasal7469
      @cookingwithcasal7469 2 года назад +3

      Ajwa figs raisin 3 daa shay isku shiido cab malin kasta ina soo ducee

    • @zamzamcabdiraxman5351
      @zamzamcabdiraxman5351 2 года назад +2

      Aamiin Aamiin yaa Rabbi

    • @saeynbmaxmed6770
      @saeynbmaxmed6770 2 года назад

      Isku mid 7 bil aan ahay

    • @leylomohamedjimale7932
      @leylomohamedjimale7932 2 года назад

      @@cookingwithcasal7469 mafahmin igu soceli abayo

    • @fadumohassan6511
      @fadumohassan6511 2 года назад +1

      Abyo waxaad isku shiidatah Apple fruit iyo pineapple fruit iyo orange fruit iyo beets.fruit isku shiido qudarta cagaraanah waa iin aad cuntaan

  • @Halemxh10
    @Halemxh10 2 года назад +6

    Cafimad tamam Allah kusiiyo gabartey🙏🙏❤

  • @kamalali79
    @kamalali79 2 года назад +2

    Asc walaasheey munira waan ku salaamay video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin keep going my sister shaqo wacan ayaad heysaa guulayso waligaa mahadsanid markale walaasheey munira waxaad ugu hortagi kartaa dhiig yaraanta waa in aad cuntaa vitamin c ilaah haku dhowro Amin Amin Amin walaasheey munira

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 года назад +4

    Ilaahay haku cafiyo abayo
    Jawaab khayr qabta dhiiga
    Ilaahay haku xifdiyo adiga iyo babyga
    Iyo intii Muslim ah walashay munira, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin❤️❤️

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 года назад +3

    Masha allaa abaayo muniiro quruxey ilahey afar idhood oo is jecel ilaahey haku siiyo insha allaa sharafey ❤❤❤

  • @manaal3968
    @manaal3968 2 года назад +2

    Allah haku caafiyo xappti ani xita 6maalin ayaan somay alle hana caafiyo inta xanuun san aaamiin yaa rabi 🤲🤲❤🥰

  • @nalkaxusen8089
    @nalkaxusen8089 2 года назад +3

    Allah xacidixafido hooyo macan

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 года назад +3

    Wcs abayo munira iyo abowey cadrasaq masha allha abayo munira allha haku cafiyo cafimad tem ah allha haku siiyo aamiin Yaa rabi Ramadan Mubarak ❤❤

  • @mahadomar5633
    @mahadomar5633 2 года назад +2

    Abaayo iskada sonka anigaba adiga camal aan ahay waana lediday sonka allaha nofodudeyo qalat hafahmin hooyo aan ahay

  • @f.n6491
    @f.n6491 2 года назад +2

    MashaAllah abayo Allaha kuu fududeeyo Allahuma Amiin

  • @walaalahaisjecel5628
    @walaalahaisjecel5628 2 года назад +1

    wcs xabiibti ilahey haku caafiyo insha Allah ilaahey nabad iyo salaamo ha kugu kalakeeno aamiin aamiin yaarabi 🤲🤲🤲

  • @dahabodolar2875
    @dahabodolar2875 2 года назад +1

    Masha alah cafimad tama ale hakusiyo muniiro cdey

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 года назад +2

    Hal tub dheh Alle ha ku cafiyo my sister

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 года назад +2

    Manshallah 😍 muniro ilahay ha ku fududeyo inshallah waa cuslatey sonka waa ku kara 🥰✌

  • @shukriahmed4563
    @shukriahmed4563 2 года назад +7

    Abaayo waxad kamid tahay dadka loo ogol yahay in ey afu raan naftaada hacadaa bin inshaa allaah wad soo qaleynee

  • @suheylasiman2279
    @suheylasiman2279 2 года назад +2

    Allah ku cafiyo abyo

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 2 года назад

    *Waaa Malin Jummac*
    *💚بسم الله الرحمن الرحيم*
    *👉 IXasuusi aan ku *Xasusiisay ☝️Allah Drtis khyka & wanaaga*
    💖 *Rasuulka* ﷺ 💖 ﷺ
    *Naxariis iyo Nabadgalyo*
    *Eebe kor kiisa ha yeelee*
    💖 *Wuxuu yidhi* 💖
    *Ruuxii xifdiya Tobanka* *aaayadood ee hore ee* ✨¸ *Surat Al kahf* ✨
    *Waxa Laga Dhawraa *(( Dajaal ))* *Waxa Wariyey* *Muslim* ✔ 💖
    👉🏿 *Hadi rabi idmo
    Ah ee aan* *BaDino SaligaNabiga*⚘ *C.S.W*⚘ *Ku Sallinta Nabiga* *C.S.W *Waxay ka mida tahy* 🌷🌴
    *Cibaadoynka kuwaa uugu Fadliga Badan*
    *الله يرزق من ينشرها* *✋*
    *( 💙لااله الا الله💙)*
    *( 💙لااله الا الله💙)*
    *( 💙لااله الا الله💙)*
    *( ❤سبحان الله❤)*
    *( ❤سبحان الله❤)*
    *( ❤سبحان الله❤)*
    *( 💜استغفرالله💜)*
    *( 💜استغفرالله💜)*
    *( 💜استغفرالله💜)*
    *( 💖الله اكبر💖)*
    *( 💖الله اكبر💖)*
    *( 💖الله اكبر💖)*
    *( 💕الحمدالله💕)*
    *( 💕الحمدالله💕)*
    *( 💕الحمدالله💕)*
    *( 💛سبحان الله وبحمده💛)*
    *( 💛سبحان الله وبحمده💛)*
    *( 💛سبحان الله وبحمده💛)*
    *( 💚سبحان الله العظيم💚)*
    *( 💚سبحان الله العظيم💚)*
    *( 💚سبحان الله العظيم💚)*
    *( 🌻ربي اغفرلي🌻)*
    *( 🌻ربي اغفرلي🌻)*
    *( 🌻ربي اغفرلي🌻)*
    *( 🌹الهم صلي وسلم على سيدنا محمد🌹)*
    *( 🌹الهم صلي وسلم على سيدنا محمد🌹)*
    *( 🌹الهم صلي وسلم على سيدنا محمد🌹)*
    👉 *Uadeegso Qalinkaag 📝 fidinta Diinta iyo Islaaxa umada muslimiinta*✍🏿 ✅
    *Baarakallaahu fiiikum* ✍🏿 ✅

  • @hibomohamed8767
    @hibomohamed8767 2 года назад +2

    Abaayo allaha ku caafiyo isku dadaal kaniiniga iron ka haddaad joogteydo isbedel wayn aadka arkidoontaa insha allah isku roon ma ruqato iska noqo intaa uurka leedahay aniga waa ii shaqaysay arintaas sanadkii hore alx

  • @farhiyayasin3729
    @farhiyayasin3729 2 года назад +1

    masha Allaah Allaaha idiin xafido My family Xbbti Allaaha ku cafiyo

  • @hennatutorials9562
    @hennatutorials9562 2 года назад +4

    Cafimaad baan ku rajeynayaa abaayo ❤️❤️❤️

  • @filimchannel3090
    @filimchannel3090 2 года назад +2

    Allah ha ku caafiyo abaayo 😢

  • @Sub2kitt
    @Sub2kitt 2 года назад +1

    Asc um muniro iyo Abdirasaq masha allah waxkherwaba inirajeynaya

  • @nasteexoaa6872
    @nasteexoaa6872 2 года назад +1

    Gabadha uurka leh waa loo ogal yahay in ay afurto waligay anoo uurleh masoomin waa adag tahay hada xataa masha allah masoomin inshaa allah waa qalayna

  • @iqlas8093
    @iqlas8093 2 года назад +3

    Beautyful couples mashaAllah

  • @maryanaxmed2852
    @maryanaxmed2852 2 года назад

    soomaalida waxey tiraahda mukulaal madowo matagtay Allaha kaa dhigo aamiin Alllahuma aamiin

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 года назад

    Allhuma aamiin Yaa rabi 🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @habiibamohomedhabiibamohom4349
    @habiibamohomedhabiibamohom4349 2 года назад +1

    m.a allha ku cafiyo abyo

  • @umuyasinahmed3516
    @umuyasinahmed3516 2 года назад +1

    Allaha ku fududeyo abayo muniro wlhi waa soomaray dhiig badan aa laga qada 4 dhalo ilaa iyo xoogaa

  • @abukargaajooy7374
    @abukargaajooy7374 2 года назад

    Masha allah

  • @samaachannel2121
    @samaachannel2121 2 года назад +2

    Allah ku caafiyo abaayo

  • @sadiyowarsame3837
    @sadiyowarsame3837 2 года назад

    Ilaahey ha kuu saqiro Abaayo.

  • @sadioali7329
    @sadioali7329 2 года назад +1

    Allaha ku cafiyo sister aniga 7 bilod baan ahay alx sonka intu bilaaban lee dhahay dhigaga waa dhacaya ilaha talada saartay 19 malin waa soomanahay alx cafimad baaba ka qaday soonka

    • @haboonwarsame7261
      @haboonwarsame7261 2 года назад +1

      Kula mid abayo 7 bil ba I dhamanaya wan somanhy alx kininiga ferogolobin ta iyo multivitamin ka ayan liqa cashadyda ka dib dhigygu u ficnyahy masha allah

    • @sadioali7329
      @sadioali7329 2 года назад

      Masha allah allaha no fududeyo manta lahaa dhaqtarada dhigaga waa hoseya biyo cab badan I tiri lkn waa dhamenysana malmaha ii dhiman insha allh habenkii biyaha caba

  • @fartunhusen8020
    @fartunhusen8020 2 года назад +1

    Abaayo allah haku caafiyo

  • @shugrijilacow4715
    @shugrijilacow4715 2 года назад +1

    alle haku cafiyo abyo muniiro allhuma aamin

  • @maryanhassan903
    @maryanhassan903 2 года назад +1

    Maasha allaha Bautiul family allah idin xafldo abayo🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Sub2kitt
    @Sub2kitt 2 года назад +1

    Masha allah wadadashay hadadsontay 16 bari

  • @dhalaniyodhalinyaro3054
    @dhalaniyodhalinyaro3054 2 года назад +3

    Masha allaah allaha ku caafiyo abaayo

  • @ifrahabdi7705
    @ifrahabdi7705 2 года назад +1

    Aniga malin may soomin falenbay 3 days walbo qaray walaceyga ilay 6 lixad wixii kadanbeyo lee kabaxay lakiin gudowgiisay isugayo iyo nasnujintay iskugu keyso adeyso winters allh nagarsiiyo

  • @jowharcalixuseen2571
    @jowharcalixuseen2571 2 года назад +2

    Aniga xataa waa joojiyay sonka ilah ha noo fududeeyo abaayo

  • @safiyoabdullahi8965
    @safiyoabdullahi8965 2 года назад +1

    Abyo mcnto Allah ha ku cafiyo

  • @SalmomohamedSalmo
    @SalmomohamedSalmo 2 года назад +2

    Masha allah abayo ilahey haku fududeyo

  • @meymomeymo4700
    @meymomeymo4700 2 года назад +2

    Inshallah cafimd tameh wllshey🥺🥰

  • @halimsomar6450
    @halimsomar6450 2 года назад

    Allaaha kucaafiyo

  • @raqiyaabdiqadir8261
    @raqiyaabdiqadir8261 2 года назад +1

    Cadimaad taama ilaahy haku siiyo abyo 🤲🤲

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 2 года назад +2

    Abayo ilahey haku caafiyo soonka iska daa maxamili kartid sonka asagaba dhamaday inta dhiman markow ilahey kuu fududeeyo waa iska someysaa ❤🙏🌙

  • @aminahassan6494
    @aminahassan6494 2 года назад +2

    Allah caafimaad ha ku siiyo abaayo Inshallah khayr Bay ku dhamaan Inshallah qalbiga khayr usheeg.

  • @musaafirah999
    @musaafirah999 2 года назад +1

    Lamaane qurux badan masha Allah

  • @munomankachannel7035
    @munomankachannel7035 2 года назад

    Maami cafimaad allaah kaga barya allaah ku caafiyo

  • @xanaanjibriilcali8679
    @xanaanjibriilcali8679 2 года назад +1

    Abaayo ilaahey hakucaafiyo

  • @qadroali2268
    @qadroali2268 2 года назад +1

    Insha allaah afar indhood abshir ah abaayo

  • @halimsomar6450
    @halimsomar6450 2 года назад

    Aaamiiiin yaarabi

  • @xamdidaaudcali5451
    @xamdidaaudcali5451 2 года назад +1

    Mansh allh mamii hadaaba 16 sonte waa dadashe alle haku fudeeyo tem umul 30ka afaka u dhigatay farta so taaga den wayn nagu jiree

  • @ifraaxcadeey2172
    @ifraaxcadeey2172 2 года назад +1

    Allah ku cafiyo

  • @qaalidumar4004
    @qaalidumar4004 2 года назад +2

    Beautiful family allaha idin xafido abayo❤️

  • @ismahanchannal8766
    @ismahanchannal8766 2 года назад +1

    Maasha allha allha ku cafiyo

  • @iqra11rok43
    @iqra11rok43 2 года назад +3

    Muniro abaayo mawalala tahy hasoomin dadka xaamilada ah oon awoodin ilaahaaba ugu talagaly Inay soomin dhibmalaha waaiska gudee adigoo cafimad qaba c, rizaaq maagawadha udiidid kaceli soonka hadii kale tabardaro kudhacaa

  • @talisomohamud3628
    @talisomohamud3628 2 года назад +1

    Allaha haku caafiyo amiin ya rabi 🤲

  • @fartunamin5413
    @fartunamin5413 2 года назад +3

    Walhi hal bari ma somin shali iyo mantan wadnah aad ii jidmay alxd

  • @maryanaxmed2852
    @maryanaxmed2852 2 года назад

    Allaha kaa dhigo Afar in dhood oo qeyr qabto

  • @safiyaabdiaziz1829
    @safiyaabdiaziz1829 2 года назад +1

    Ale hakucaafiyo abaayo
    irbada anba waankabaqaa hadaan cusbataal aado

  • @leylosuufi2774
    @leylosuufi2774 2 года назад

    Alle hakuu fududeyo aniba iska daa maya ayaan dhahay bisha 9aad ayaan kujiraa

  • @ayanali7911
    @ayanali7911 2 года назад +1

    Allaha kuu caafiyo abaayo

  • @ruungure7030
    @ruungure7030 2 года назад

    Mashaa allaah abayo alle ha ku caafiyo nabad iyo caafimaadku dhal

  • @qaaliquen3324
    @qaaliquen3324 2 года назад +1

    Man sha allaaah hpo alle ku caafiyo ♥️♥️♥️♥️🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒

  • @seinabzalah4563
    @seinabzalah4563 2 года назад +1

    Kolada weye waxa ku xanuujinaya maxaan nacay nagahaa allaah haku soo fududeyo

  • @anabhasan9970
    @anabhasan9970 2 года назад +1

    Asc abaayo Allah haku fududeyo

  • @sumayaahmed5264
    @sumayaahmed5264 2 года назад +1

    Dhiiga waa lagaa qaadi karaa adigoo soman

  • @mohamudxidig4130
    @mohamudxidig4130 2 года назад +2

    Allaha ku caafiyo kuu fududeeyo

  • @hooyohomeschool
    @hooyohomeschool 2 года назад +1

    Baterschap sis, ilahay ha ku caafiyo

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 2 года назад +1

    Dhiig hdi laga qaadayo cadi wyeh wx lee lagaa shube ee ma lagugu shubayo sow mhn allaha ku fududeyo

  • @aminaali8887
    @aminaali8887 2 года назад +1

    May Allah grant you shifaa sister 🙏

  • @queenmaryanali7055
    @queenmaryanali7055 2 года назад +1

    Wlhi aniga ayaa dhiig xitaa saas unacay ilaheey hano wada fududeyo dhamantan

  • @ilwaadqurux8281
    @ilwaadqurux8281 2 года назад +1

    Abayo sonka gadala kagude dhib malaha allaha kucafiyo

  • @saciidodagansaciidodagan8296
    @saciidodagansaciidodagan8296 2 года назад

    Allaha ku caafiyo apyo muniiro

  • @munoali3306
    @munoali3306 2 года назад +1

    Abaayo muniiro alaha nokacafiyo

  • @munoguure5681
    @munoguure5681 2 года назад +1

    Soryy xabibti alha ku caafiyo insha alaah

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 2 года назад

    Dhiigaga caadi waaye. In lagaa qaado waaye

  • @naimoelmi1174
    @naimoelmi1174 2 года назад

    Muniiro Ani Aya kula midaaa Ani soo markuu ahaa 1 ayan dhalay alx

  • @xabiibocabdullahi9027
    @xabiibocabdullahi9027 2 года назад

    maazha allaah

  • @umumucaad7328
    @umumucaad7328 2 года назад +1

    Abyo bishan meeqo Ku the ilahy haku fududeyo

  • @beautifulfamily6698
    @beautifulfamily6698 2 года назад

    Masha Allah family qurux badan Allah hadin xifdiyo

  • @almasjabir995
    @almasjabir995 2 года назад +2

    🍊🍒🫐🫐 diko badina 🤓 xabibti cune iyo beerka arika

  • @naciimomaxamud5532
    @naciimomaxamud5532 2 года назад

    Allaah ku soo celsho dhiga abaayo allaah ku fududeeyo

  • @fadumaabdulaahi5220
    @fadumaabdulaahi5220 2 года назад

    Mashaa allah 🥰🥰

  • @sumayoadncali1515
    @sumayoadncali1515 2 года назад

    Ma dawadaaa feedatay naa is astur

  • @sucdisiman5249
    @sucdisiman5249 2 года назад

    Masha allha

  • @samarhasanmohamed2820
    @samarhasanmohamed2820 2 года назад

    msha alh farxad alaha idin ziyadiyo 😍😍😍

  • @iqraabdullahiqrasharifabdu8300
    @iqraabdullahiqrasharifabdu8300 2 года назад +1

    Allow ku cafi abayo muniro

  • @maryanabdirisak3101
    @maryanabdirisak3101 2 года назад +1

    alla anigu 16 mrkn xiriir u somay bn wadi wayey 3 days aan cuny hda dib u bilaabay allaw khyr nogu dhameee

  • @nuurulceyn9838
    @nuurulceyn9838 2 года назад

    Abyo mcn allaha ku caafiyo

  • @AishaAli-ph8fw
    @AishaAli-ph8fw 2 года назад

    Holland site belt la aan mala is ganaaxo miyaa

  • @abshirahmed8043
    @abshirahmed8043 2 года назад +1

    Asc abaayo xaladiina kawaran

  • @fartunosman3762
    @fartunosman3762 2 года назад

    Allaha kucaafiyo 🌷🌷🌷🌷🌷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @qadroali2268
    @qadroali2268 2 года назад +1

    Asckm eebow caafimaad kusii yarabi

  • @kaltunomar4417
    @kaltunomar4417 2 года назад

    Maashaa allah abaayo meeqa bilaatahay

  • @ramlamohamed3497
    @ramlamohamed3497 2 года назад

    Waxan somay 20 days shan bil ur ban ahay hoyaday inta way igu qalinaysa macnaha iska afur Bay ledahay lkn wan ku raba in an dhamesto insha alah