sh maxuu no nacsina asagaba wu kaso shaqeystay marku Nairobi school kafurtay mayu noga dhiga af libax wan socda sh ee isheeg halka ugu lacagta badan ama gobalka 😂😂😂😂😂😂😂😅
ولو حبوا على الثلج؛ ام نسيتم، ام لا تبالون كلام الرسول؟🍁اثنتان من الأسئلة الثقيلة لأولئك الذين يدعون أنٌهم انصار المهدي، إن كان هناك أي عقل باق. الناقة عاشت مع أعداء الله، فشاركوا الماء، ثم قطعوا عنه حركته. يمكرون والله خير الماكرين. ماذا يحدث عندما تنكر ناقة لفترة طويلة، ثم تطلقها إلى الماء؟ وهل المهدي يعيش في أرض المسلمين، أم في أرض الكفار؟ أَنْ أَدُّوٓا۟ إِلَىَّ عِبَادَ ٱللَّهِۖ إِنِّى لَكُمْ رَسُولٌ أَمِينٌ
😢😢😢😢ma ducaa mise habaar sheikhow meel walbo waad martaa paspoort canada waad haystaa waad Na ku meel gaartey lakin anaga pasport mahaysano😢 fursada taalo wadamadas sugbo marka aanu soi aragnee
Adigana ilaahey Canada ma kugu so celiyo, shekh botale, meqa sano ayad ku noted Canada, markad masajidka laga xirey o xolo adan laheyn ku ibsato masajidki umada somaliyed iska laheyd, lacagtas jeebka ku so shubatey ayaa markas umada uga urineysa, wa marki xolo ad shaqeysan la timado Africa ayad ledahay, mad iska tirahdo barakada ha la bixiyo wa inta socoto wa intas shekh beenale
Walahi Wa runtis qurba Wa cadaam aduun
Ameen,ilahyow hana geeynin🤲
Aamiii. Aaamiin Aaaamiiiiiin aaamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤. حفظك الله ورعادة ياشيخ ❤❤❤❤
Sheekh walaal iyo bilaali waa runta khayr alle ha ku siiyo
Aaamiin yaarabi rabiyoow 🤲
Aamin
Mnshllh shiikh saciid raage❤
Masha allaha ilaah haku barakeyo amiin 🤲😢❤️☝️
Ameen🤲
JZK LAAHU QEYRAN SH SACIID
Wa runta sheikhow waxan khasara ahayn
Aamiin
Wallahi xaqiiq ayuu ka hadlayaa
Shiikh wiilkaagi muxuu canada u joogaa
8miyan inta 7ka ku nool + 4 milyan Ogaadenia+ 1milyan Djibouti + 2milyan NFD + 1Milyan Qurbaha= 16 milyan.🇸🇴 60 kii 30 milyan baynu ahayn 30-16 = 14 milyan. Tusaale ku qaata Nigeria 60kii innagaa ka badnayn, maantana waa 400milyan. Markaynu Fanka iyo Suugaanta U qoraynay isla yaaba oo Xisaabtama Somaliweyn🐪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
Waa xaqiiq run ah oo qurbaha oo dhan mafiicno
Salaamaad minkuli aafaad
Qofna dalkiisa meel udhaanta majirto. Haybad waxaad kuleedahay dalkaaga HOOYO. Waana lama huraane isaga ku imaan qab oo kunooloow. Dalkaaga quruxso oo kufaan khayraadkiisana MAAL. S.c.
sh maxuu no nacsina asagaba wu kaso shaqeystay
marku Nairobi school kafurtay mayu noga dhiga af libax wan socda sh ee isheeg halka ugu lacagta badan ama gobalka 😂😂😂😂😂😂😂😅
Illaahoow qof aad jeceshahay ha geynin
Kaalaya imaada lacagtu geedahay kasoo daadataa sida caleenta nasiib wacan 😂
ولو حبوا على الثلج؛ ام نسيتم، ام لا تبالون كلام الرسول؟🍁اثنتان من الأسئلة الثقيلة لأولئك الذين يدعون أنٌهم انصار المهدي، إن كان هناك أي عقل باق. الناقة عاشت مع أعداء الله، فشاركوا الماء، ثم قطعوا عنه حركته. يمكرون والله خير الماكرين. ماذا يحدث عندما تنكر ناقة لفترة طويلة، ثم تطلقها إلى الماء؟ وهل المهدي يعيش في أرض المسلمين، أم في أرض الكفار؟
أَنْ أَدُّوٓا۟ إِلَىَّ عِبَادَ ٱللَّهِۖ إِنِّى لَكُمْ رَسُولٌ أَمِينٌ
Telagareeyaa micnaha lagu tijaabiyaa , cidaan aqoon.oo fahmin.
sax
Sheekh u sheeg: dhalinyarada Soomaalida ah ee Ethiopia wax kusoo BARANAYA ee iyagoo BASAASIIN ah, Soomaalinimadana NECEB wadankooda dib loogu soo CELINAAYO.
Asc
MASHEKHBA MISE WA SHEKEYE
Kkk
Sheekh illahay dartii baan u jeclay lkn amiin ma odhan 😂
😢😢😢😢ma ducaa mise habaar sheikhow meel walbo waad martaa paspoort canada waad haystaa waad Na ku meel gaartey lakin anaga pasport mahaysano😢 fursada taalo wadamadas sugbo marka aanu soi aragnee
Sh mustafe kasii dhageso xalada yurub
Sh meelwalbo wuxu umaraa diintuu bartay mooyee mahan dano Aduun
Sheikh waxaas adaa lagu dhahaa😂 hamigaygu waa ganada iyo wixii lamid ah😂😊
marky fursadaha helaan oo adduunka ku tamashleyan ayay ku oran ilahy inma geeyo😂
YURUB 28 SANO AYAAN JOOGA. JANAH MAHA WAA CAADAB. WAA CADOW IYO CUNSIRNIMO.
Iskaga soo guur
Ilmihisa intee kunolyihiin sheikh imamki masjidu tohiid asagaba tagay canada canada shaqa tala dadka ha xumeen
Shekha hadey mesha fcnthy suura xumeenteda mexey utari mise lacg baa lugu siinaya war intadan hadlin ka firso
Adigana ilaahey Canada ma kugu so celiyo, shekh botale, meqa sano ayad ku noted Canada, markad masajidka laga xirey o xolo adan laheyn ku ibsato masajidki umada somaliyed iska laheyd, lacagtas jeebka ku so shubatey ayaa markas umada uga urineysa, wa marki xolo ad shaqeysan la timado Africa ayad ledahay, mad iska tirahdo barakada ha la bixiyo wa inta socoto wa intas shekh beenale
Soomaaliyi waxba ku qaadanmayso
Aamiin
Aamiin
Aamiin
aamiin