Jubaland oo jabkeeda iyo ciidamadii goostay qiratay iyo abgaal iyo xawaadle oo meel xun kala maraayo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 дек 2024

Комментарии • 22

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 9 часов назад +2

    Guul gobonimo Somalia 🇸🇴

  • @FartunK
    @FartunK 9 часов назад +2

    guul ciidamada dowladeena dhuxuleyste maxkamad Hala soo saaro

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 8 часов назад +1

    Xashalila abgaal ismaan ayaa iska leh dolka leysku heysto abgaal guuleysta waligin goor iyo ayaan insha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯

  • @XasanCali-qj5tz
    @XasanCali-qj5tz 9 часов назад +1

    Mamaqlin taliya ha adalkisa ee jubalan

  • @muusemahamudhassan9587
    @muusemahamudhassan9587 4 часа назад

    Lagama haayo

  • @mussemohamedhassan516
    @mussemohamedhassan516 9 часов назад +1

    Looma jedo

  • @ustaadbaraxow9068
    @ustaadbaraxow9068 8 часов назад

    Codka iska sax Mr garaadow!!

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 9 часов назад

    Bismilah abgaal gobolkooda halasiiy hiiraan xawaadle gobolkooda haloomagacaabo gobolka hiiraan gobolka shabeelaha dhexe waxan baqtiga maamulgoboleedyada meesha halagasaaro hadii la rabo insoomali noqoto 🎉😂❤❤❤😮😅😅😊heshiish dowlada dhexena lashaqeeyaan sido kale mariixaan iyo ogaadeen heshiish maahan goboka gedo iyo jubadda hoose halagakala dhigo sidoo kale gobolka mudug halasoo celiyo oolakajarjaray waxan galmudug meesha halagasaaro gobolka galgaduud halaga dhigo gobolka nugaal halasoo celiya sidoo kale gobolka bari sidoo kale gobolka sool sidoo kale gobolka sanaag sidoo kale gobolka sanaag sidoo kale gobolka togdheer sidoo kale gobolka waqooyi galbeed sidoo kale gobolka baki ama owdal labada magacleeyahay Kedib kusoo noqo koonfurta gobolka shabeelaha hoose gobolka bay gobolkabakool gobolka jubbada dhexe intaas 😊😅😮😢😢😂❤❤😂🎉🎉😢😢markaad iskuraacdaan raadsada wixii inkamaqan😊😮😢🎉❤❤😊

  • @mohamudali7354
    @mohamudali7354 9 часов назад +1

    Maxa qaldan hee eboow on dawana wax ma aragne

  • @abdulqadirali5419
    @abdulqadirali5419 9 часов назад +1

    Maxaalagula daawadaa wax shaashada kamuuqdi malaha abwaan qaladkaaga waa batay

    • @AbdirashiidJama-g7j
      @AbdirashiidJama-g7j 6 часов назад

      Meel cidlaah ninku waaba beenlow malinkasta waxaan miyuu naga gadaa

  • @aamchannel3297
    @aamchannel3297 8 часов назад

    Ila daawo baa dhahda waxna lama arko halmar xataa maahan iskasax video yaasha brother

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 8 часов назад +1

    Wllkey farsamada kaa xun .axaan daawana ma adigoo jees seesanaya miyaan ku fiirina jen saxardii aaway dhoor jeer ayaan arkay waxaad leedahay ila daawo misna adigi baa jees jeesanaye maxaa qaldan

  • @BoondheereLibaax-f8e
    @BoondheereLibaax-f8e 7 часов назад

    Ilaah ka baqa xawaadle iyo abgaal waa dad walaal ah isku tanaasula dhiiga daado xalaal maaha laba dhinac waa ahlu naar kii dagaalka ku dhinto

  • @abdirizackofficial1001
    @abdirizackofficial1001 9 часов назад

    Shalay ayuu xawadle nabad qaatay ayiguna qaateen hada hadana wayso taganyihiin war wuxu diin iyo balan malahan miyaa subxnallhi

  • @mohamedolad7707
    @mohamedolad7707 7 часов назад

    Waryaa isku dirka daa

  • @boondheeretvchannel
    @boondheeretvchannel 8 часов назад

    Eeboow adiga oo is Leex leexineysid aya arka

  • @maden7818
    @maden7818 9 часов назад

    ABGAAL IYO XAWAADLE WAXAA ISKU KIIN DIRAY KHAWAARIJTA ALSHABAAB EE CAQLIGU HA SHAQEEYO AAWAY DADKII FAHMI LAHAA DABINKA QATARTA AH AY IDIIN DHIGEEN CADOWGA KHAWAARIJTA ALSHABAAB.
    AAWAY CUQAASHII LABADAN QABIIL.

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 8 часов назад

    Xawadle waxow nagu heysta dolkeni hadan nagay abgaal ismaan

    • @SakariyaShigow-o5e
      @SakariyaShigow-o5e 5 часов назад

      Eebow Xawaadle dad ayaa dabada ka wada oo dhahaya Abgaal muxuu yahay shabaab ayaad iska celiseene
      Dadkaasna waa harti daarood
      Siiba majeerteen iyo mariixaan
      Waa dad lagu adeeganayo
      Wax badan ayuu abgaal
      Iska ilaalshay dhiig xawaadle
      Laakin hadii lala garan waayay
      Waa in la iska celsho oo sida eey rabaan wax loola wado xawaadle
      Ilamaa Caqligoodu soo noqonayo.

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 9 часов назад

    Warya af biijo siilka hooyada hadalkas ushg kala tag umada beenta waradka was