Daawo; Wakiilkii hore Somaliya ee Qaramada Midobay Abukar Arman oo fashilay xog sir ah....

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

Комментарии • 5

  • @Qadafi-
    @Qadafi- 2 месяца назад

    Anigo 22 sana dalka an ku Laban hada dhaw tagay ayaaa fahansana shababka mesha ay haystaan- dahab iyo macdan badan laga qadaaa. Diyarada alabta u kena ayana qada habenkii--🥸

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 месяца назад

    Kawarran haddii layiraahdo lacagtii lagu qoday ayaa ka qaalisan qiimihiisa markii lasoo saaro. War geeljirayaasha nagaqabta shidaal iyo batrool iyo siyaasad midna mayaqaanaane. Kalluunka ,beeraha, xoolaha iyo macdanta kale ayaa ka fcn batrool.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 месяца назад

    Shidaalka haddii lasoosaaro waxay uqabaan in jannada lagelayo. Waxaana lagayaabaa in cadaab uu kuu horseedo iyo halaag, yaase kaa gadanaya haddii lasoosaaro.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 месяца назад

    Annaga maxaa markasta dhinaca xun namariya.

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 2 месяца назад

    Wax badan oy ugeystayn shacabka somaaliyeed reer galbeedka argagisada taageera munaafaqada mareykan ingiriis iyo carabta yuhuudaa qorteyn oxoog ku adeegtaan shaqeystaan qaraabtaan Yaa urabaan xoog inay kula wareegan dhulka soomaaliyeed odhan waana Sababta 34 sano xaqdaro iyo sharcidaro iyo boobkaas iyo bililiqada kheyraadka dalkeena shirkadaha maafiyada caalamiga ah duulaanka qaawan oy dalka soomaaliya kuso galeyn oon ilaa maanta dad iyo dawlad xorah oo Soomaaliyeed ola Xisaabtanta Aan la heynin?? Argagisaan la dagaalameynaa iyo deynbaa laydinku leeyahey---obeenta la dhoodhoobey ah.?Dadka Somaaliyeed intii fahamtey Arintaas odhan isbedalka Aduunka ka socdeysan yeysan ogeynba shacabka somaaliyeed oon Isla xisaabtan dhabeh la galinba dalalka Shirkadaha maafiyo Caalamiga ahoo dantoodu tahey boobka iyo bililiqada kheyraadka dalkeena shirkadaha maafiyada saciudiga iyo ingiriis iyo imaaraat iyo mareykan iyo dalalkaloo ujeedkoodu yahey boobka iyo bililiqada kheyraadka dalka soomaaliya odhanba oy xoog in lagu qabsadaan iyo isbedalka Aduunka Sharcidaro gaalkaasi ka wadaan Aduunko dhan waa in Shacabka somaaliyeed dib ugu fekaraan Arintaas odhan odadka iyo dalka soomaaliyeed odhan layskaga badbaadiyaan waxa Socdo dhanba. Odalka somaaliyeed laga xoreeya eryaa eryaa eryaa eryaa eryaa eryaa eryaa eryaa eryaa eryaa eryaa eryaa tuugtaas mujRimiinta Maafiyada caalamkoo ka wadaan dalal badan omuslimiin ah loo Geystayn leynta Shacabka somaaliyeed iyo bililiqada kheyraadka dalkeena shirkadaha maafiyada caalamiga usoo duuleyn dirsadeyn qaswedeyaasha fawdada gudaha iyo qaska ay ka wadaan