Waa run taa walaal qeer Allah ku siiyo dadka noocaan ah oo diinta ka sii durgayo kuwa ka loo badan ayeba shaqan doorin karaan intay yar yihiin wa in laga gaaraa dowladana xol ween iska saartaa
Gacantaa lagu hayaa lkn hala taageero, wadaadada dad muslim ahu kala abtiriya halkaan ayaa looga baahan yahay inay shaqo ka qabtaan, gabdhahana ka guursadaan oo timirtii Sucuudigana keenaan.
Miyaad walntiniin rer diile waa somali asal ah buugaagtoi hore iyo taarikhdii hor ka raado wad ka heleysaa somalidu 7 qabiil ayey tahay wana qabiil kamida somaliya
Diinta aad ku soo celineyso maxay tahay Somalidii xoeta ahayd baaba ku kala tagtaye. war wadaaadada tuugta ah ee Soomaaliyeed ee raba carabta qabta iney dollar uga soo qaataan dad baan muslimineynaa Allah haka bad baadiyo. Diintee???? Beenaale ma Somaali baa diin haysato? calal naagihii is cadeynayey loo geliyayay iyo nin asagoo madow garka cilaan gaduudan marsanayo si nin ka qabo ugu ekaado ( ogow carabku waliba kuwa CIraaq, Lubnaan, Syria, IWM tintooda mararaka qaar waa gaduud si dabiiciya, Kan la qabo ee nin kale iyo dhaqankii naag U ah muxuu cilaan madow U marsan waayay ma EEbe baa kan madow na ka caroonaya kan gaduudana raba ? waa Tusaalaha igi fudud ee sheegaya in Diin jirin EE naageey Carbeed uun Jirto DIINTEE? Waryaa unada ka leexda Duli yahow,
Aden Mohamed it was you who sent this video concerning the Rendille tribe which lives in Kenya, it is true the Rendille tribe is of Somali origin but it is not like the other tribes of Somali like the Hawiye, the Darood or other tribes Somali, the Rendille are like the Rahanwein which in Somali means a group of large people. The Rendille tribe is a group of people who bring together several Somali tribes and to form a group they found a name which means a group of people who have a religion and this religion can mean the ancient religion of East Africa which is called the people who worship the God Waak
Allah soo hanuuniyo dadka soomaaliyeed haday nabad dalkooda ka dhigi wayeen sidaas iyo si ka daran ayaa u danbaynaso gaalo waa cadaw waxaan ka shaqeyey waa ingiriiska dalkeen ku daray kenya Mar hadad dhex gasho wadanka aad joogto oo naagahood guursato ayag ayaad ka mid noqonaysa Allah soo hanuuniyo
Subhana Allah wala garanaya inay dhig iyo midabkaba inoga egyihin.wa dad dhumay halo gurmado o dinta iyo somalinimada halagu so celiyo,waxa kale on ka fikiraya boqol sano ka dib dadka qurbaha ku no carurtodu maxay noqon donta jaylki u horayay banu hada aragna iyogo dinba badidodu shaqo kulahayn
Dadka aan waan Dadka looma faaideystay duruufta iyo cilmi yari da markaas heysata wana Dad qalbigoodu dhaw yahey waxaan wangsan in dacwada lag gaarsiyo kheyr baan lagaa heli Ilahow ha fahansii siiya xaqa
Waa dad Alle u naxariistay oo dhibka Somali iyo waalida diimeed ee Soamlidu ay qabaan Alle ka dhex saarey. Maxaa diin uola raadinaysaan, Soo diinti Islamka qarax iyo nacayb kama aydnaan dheefin. leave this people alone. Caadifad indha la's oo waalan baad qabtaane.
Qiyaaliga somalida kuwii muslimka ahaa ee dariska ahaa ayaa hbeen iyo maalin bad isla dhacaya, marka umada Illaahey ha idinka nabad gasho,lkn waa wajib in diinta lagaarsiiyo.
Waa kuwaan dadkii dhiiri galinta iyo garab istaaga ubaahnaa Somaliyey inanka kor uqaada.
Mhdsanid Ustadh muuqalkaga qurxoon iyo habka soo dhabintaadu waa cajiib👏👏👏
Dadkan waa inaan gurmad deg deg ah udirnaa oon dhex degnaa waliba, diinta iyo dhaqankoodi Somali loosoo celiyaa ajar aad uweyn baa Allah naga siinayaa waa waajib dacwoo nasaaran
Waa run taa walaal qeer Allah ku siiyo dadka noocaan ah oo diinta ka sii durgayo kuwa ka loo badan ayeba shaqan doorin karaan intay yar yihiin wa in laga gaaraa dowladana xol ween iska saartaa
Waa arin wanagsn dacdawada hala gaarsiyo
@@CabdalaFarax-h1w
Dowladee ma tan kala guuray ee qabyaaaladu naftiikasaartay
Dalmar dhaqankoda ayaba kafiican kan somaliga din la anta aya kudhibinyihin lkn dhaqanka ayigo cawan ah aya dhaqankoda kii somaalida kafiicanyahay
They are Christians and are not interested in your religion of terrorism.
Masha Allah alahu akbar Alow idin barakey Guulesta soo celiya rajadoda
Masha Allah tabarKa allah umada somaliyeed ilaheey ha barakeeyo mel walbo ee jogan ❤
Asc rediinle ilaahay hasoo hanuuniyo 🤲🤲🤲
Walee maalintii somaliya batroolka la soo saaro oo ay somali weyn ay isku imaado shaki kuma jirdoono inay dalkooda dib ugu soo noqon doonaan oo meeshoodna ay dhisan doonaan allow somali dawolda caadil ah oo umada isku soo aruuriso allow na sii......aamiin yaa rabi
Waa ruunta anigo madaxwayne shanta somaliwayn 😊
Aamiin yaa rabi
Asc ustaad xagee wax kugu soo dirnaa dee
Wa marka marxalada ku dido asalka inad shegato oo cadawga meelb uga baxsato aad weydo balse ilahay mahadi weyso islamayan ❤ guuuuuuul
Gacantaa lagu hayaa lkn hala taageero, wadaadada dad muslim ahu kala abtiriya halkaan ayaa looga baahan yahay inay shaqo ka qabtaan, gabdhahana ka guursadaan oo timirtii Sucuudigana keenaan.
Waa inaan u soo gurmano walaaleheen somaliyeed ee reer diinle rendinlle waa inaan diinta muslimka lagu soo celiyaa
They are Christians and are not interested in your religion of terrorism.
o adba islma ku badbaadi weydaye maxaa dad kale ku badbaadin kkkkk
Masha Allah
Dadkaas waa walaalaheen soomaaliyeed waa inaan garab istaagnaa diinttana gaadhsiinaa
They are Christians and are not interested in your religion of terrorism.
Masha'Allah dadkan safarkoda halabadiyo
We lost so much 😮😢
Inna ilayahi war dadkan lana badbaadiyo wa ehelkeenee😢😢😢😢😢😢
😂😂
Mahadsanid walaal waa video waxbadan u kordhinaya qofkii aan aqoon fhaqanka rednille.
Waa xoolo dhaqato sanbur waa reer sheekh isaxaaq.habar jeclo imika.❤❤
Samburu Google ka eeg waba dad aad u Filsan ama qurxbadan!.
,hhhhhh sanbuur ,laga hadli maayo ,ee rendiille weeye
Allah inka ajarsiiyo ee dadkaan dadaal gooni ah haa lagaliyo I.a
Masha Allah go ahead bro
Wallai oohin aya i qabatay illahayow u sahal wax diinta bara aawy sheekh yaasha kiinya hala gaarsiiyo
They are Christians and are not interested in your religion of terrorism.
❤❤
Maasha Allah. Waad ku mahadsantahiin adiga, Ragaan iyo Dumarkaan ku dhiiraday inay noo sharaxaan micnaha ay ugu fadhiyaan Dhaga durashada, Dharxirashada iyo kala garashada Xaasaska iyo Dhalinyarada aan wali guursan. Mahadsanidin.
Mashaallah gaariga Abdirashid ayaan videoga ku arkey,ilahey haku garab galo saaxibkey qaalig ah dadaal badan ayaan sameysey ilahey haku garab galo...rendile waan idin jacelnahay seedi yaashey waayey,dad aad u fiican waayey laakin dadaal diinta ayaa aad loo baahan
Allow noo hanuuni walaalaheen, nimcada Islaamka alle kuma qadiyo.
Maansha allah intaan wax daawananayay kana ugu faa ido badan
Kadip dadakan haloo gurmado siipa intu odaYgaan io hadii lahwlaYapa wax lamida oo lamada dhaqan io afba yaqaana intay noo Yihiin halaga faa ideyo
Mida kale ninkan muuqalkan iska leh waa nin aad y ol dheer garada waaayo waxaaa jira youtubaro kawaawayn io aynu kuxidhanahy lakin wuxuu inoo soo gudbiYaY wax lamida waligood Inoomaay soo gudb8n wllo aadbaad umahadsantahaY
Mashallah ustadh Adan maxamed Hillow
Runtii qofka somaliga ah turjumaad badan umaba baahna, erayada aasaasiga oo dhan waa soomaali. waana is af garan lahayn hadii ay inala soo degaan,
Miyaad walntiniin rer diile waa somali asal ah buugaagtoi hore iyo taarikhdii hor ka raado wad ka heleysaa somalidu 7 qabiil ayey tahay wana qabiil kamida somaliya
M. A ustaad horay usoco shaqo adag bulshada uheysaa
Soomaalida way karaysanayaan ee halkoodaa hajoogaan nabadbay haystaane. Keliya diinta halla gaadhsiiyo
Somali Wayen 👏👏👏👏
Reediinle waxaa dhalan bedeley oo ay guursadeen Sanburu oo ah madow tima adag
Allow soo celi oo soo hanuuni dhamantood😊
Dadkaan. Hadaan. Soomaali. Nahay. Hadaan diintooda. Kusoo celin. Weyno. Allaah. Aakhira. Waa. Nagula xisaabtamayaa waayo. Ayagaaba. Diinta islaamka. Jecel
Diinta aad ku soo celineyso maxay tahay Somalidii xoeta ahayd baaba ku kala tagtaye. war wadaaadada tuugta ah ee Soomaaliyeed ee raba carabta qabta iney dollar uga soo qaataan dad baan muslimineynaa Allah haka bad baadiyo. Diintee???? Beenaale ma Somaali baa diin haysato? calal naagihii is cadeynayey loo geliyayay iyo nin asagoo madow garka cilaan gaduudan marsanayo si nin ka qabo ugu ekaado ( ogow carabku waliba kuwa CIraaq, Lubnaan, Syria, IWM tintooda mararaka qaar waa gaduud si dabiiciya, Kan la qabo ee nin kale iyo dhaqankii naag U ah muxuu cilaan madow U marsan waayay ma EEbe baa kan madow na ka caroonaya kan gaduudana raba ? waa Tusaalaha igi fudud ee sheegaya in Diin jirin EE naageey Carbeed uun Jirto DIINTEE? Waryaa unada ka leexda Duli yahow,
They are Christians and are not interested in your religion of terrorism.
Waa wadada dhabta ah ey soomaalidu ku socoto
Aden Mohamed it was you who sent this video concerning the Rendille tribe which lives in Kenya, it is true the Rendille tribe is of Somali origin but it is not like the other tribes of Somali like the Hawiye, the Darood or other tribes Somali, the Rendille are like the Rahanwein which in Somali means a group of large people. The Rendille tribe is a group of people who bring together several Somali tribes and to form a group they found a name which means a group of people who have a religion and this religion can mean the ancient religion of East Africa which is called the people who worship the God Waak
Waq religion is the somali religion before Islam came to Somalia
Illaahayoow na badbaadiyo SubxaanaLaaah
Allah soo hanuuniyo dadka soomaaliyeed haday nabad dalkooda ka dhigi wayeen sidaas iyo si ka daran ayaa u danbaynaso gaalo waa cadaw waxaan ka shaqeyey waa ingiriiska dalkeen ku daray kenya Mar hadad dhex gasho wadanka aad joogto oo naagahood guursato ayag ayaad ka mid noqonaysa Allah soo hanuuniyo
Magadsanidiin dhamaan
Dadkaan waa pure somali 🇸🇴
they are mix with samburu
❤
Thats true @cushitic173
Waa original from issaq tribu
They speaking af maay maay
Maansha allaah ❤
waa afsomali caadiya hadalkoodu
Fudaydkii somalida xattaaa waa qabaaan
Kkk
Kkkk
wax waalan ayaa tahay kkkkkk waa runtaaa
@@abdullahimohamud2014 hahah deg deg baa nalagu salliday inaga iyo intii wax nagu darsato iyo qaraabada hah
Bro u sheeg dadkina waa idin jecelyhn dhul balarana wey dagan melkasta adunkana wey jogan.
BARTUKAD-KA EEBBEH AHEEB !!!!!
Rendil waa dash jira
Somali caahadan ama yeynan ahanin diinta halagarsiiya
Masha Allah dadaal wacan 😂
😎😎😎Xil hala iska saaro dadkaas sidii diinta loo bari lahaa allaah hasoo hadeeyo 🤲🤲🤲
Allah koon ka abuuray ayaa ku dhaartay diinta iyo tooxiidka Bara o ka bad baadiya naarta
Wa somaali dadkan
Mansha alaah
Subhana Allah wala garanaya inay dhig iyo midabkaba inoga egyihin.wa dad dhumay halo gurmado o dinta iyo somalinimada halagu so celiyo,waxa kale on ka fikiraya boqol sano ka dib dadka qurbaha ku no carurtodu maxay noqon donta jaylki u horayay banu hada aragna iyogo dinba badidodu shaqo kulahayn
caadi ma ahan runtii
Waxa luqun ku qabta wamaxay wlhi afsomali safiix ah
Waa ka xumahay waa dayacmeen
kuwan anigaa aqaana iska ilaaliya wa cadow ethopian ah
Dadka aan waan Dadka looma faaideystay duruufta iyo cilmi yari da markaas heysata wana Dad qalbigoodu dhaw yahey waxaan wangsan in dacwada lag gaarsiyo kheyr baan lagaa heli
Ilahow ha fahansii siiya xaqa
Iyagaaba Somali Ilahay ka dhaliyey Markii shiidalka Aan lasoo baxno dalkeena waa qani insha Allah Markaas ayaa la dhaqaaleenaa walaalahena reer diinle
Aniga waan ilmeeyay dadkan dib ha loo soo celiyo haloo tago hala cawiyo hana la dhex galo plz
Somali Rendile ma lumin. They are there and they are Somalis.
Waaba soomaalidi dhab ah
Luuqadooduna waa soomaali uun
Inyar ay badhxeen
Reer muug waa kuwii kacararey gurrah
Their language sound like af maay maay
Sida aan ka dhagestay wadad somaliya ootagay meshas inay wali dhaqakin sida guriga aydagan xoolaha see udhaqdaan subag iyo hilip ayay kusinaya markad umartido lkn dhaqanki xuma oo qabyalada iyo isyasida way yaqanan wilashoda iyo gabdha gabdha ayay asturan wasomali lahubo halo gurmado walalen
Xiligaas 4 Salaadoodbay Tukanjireen. Rasaalkosuna Tukuhuu Ahaa
Somaali Waaye
Canfari aya ku hadlayaan
Ma hubtaa
Rer muug are garre clan from odolla,they dont intermarry with korre(samburu)
Garre yaa ahan asal ahan xagee kaa amadaan
Garre for somalia realy😢❤
@@AboudiM meeshii somaalida oo dhan ka yimaadeen somalia,yey ka yimeen meeshi somalida oo idil ka yimaadeem DIR
Wa wa xagee???
Waa afsoomali af maymay udow
Dadkani soomaali iyo buuqeeda ayay u adkaysan waayeene inta hadda weli soomaalida ah soomaalinimada halagu hayo
Afar heyeey
Qaar sii qaada miyiga Somalia geeya si laftigoidu usoo aarkaan
Caqliga ilahay kaama qaado
Cawan waaye hada
Hussein Idris 😅
Diinta alle ha ku soo hadeeyo.waxaa iiga dhadhamaya Gare iney yihiin oromo dir
Amiin
Bro waxaad shegte inaad dacwo iyo diin garsiin aad usocotaan, idinkoo diin ushegeysan ina tusa, shahadada mauqabateen
Afkooda eelaay u eg yahay cajiib waa soomaali
Wa somali asal ah
Wax dhaqankoda badalma somali iyo Carab ayaa lahayaaaa
diinta inay carab leedahay miyaad uu haysata
Sxboo dadkaan mid idin turjumaayaad heeysataanee kafaa ideyta diinta gaarsiiya
Dadka hala dhex galo diinta hala baro, afsoomaaliga waaba fahmayaan in badan
Dadkan waa in anyku ku dhiiri gelinaa inay yihiin soomali noqdaaana Muslimiin إِنْ شَاءَ ٱللّٰهُ .
Reerdille meeshooda away soomali ku yihiin. Waxaa cadaysay doorashadii 1963.
Dorashadas ma xubno somali ah ayay ucodeeyeen
Comment soo bixi wll si loo ogaado 1963 sida ay doorashada uga qabayb galeen
Mecnaha
Rendille waa waa habar jeclo
😂😂😂😂
Reer diid ayaa la dhehaa Afka mayga Rendiile lama dheho
Af maay kasaasee? Aniina kase
Bal eeg sida ugu hadlin lahjadooda waa af may cml weye
Part 2 Ilaa 3 Daawo
Then Hadaad Jwb Ka Waydid Isoo Waydii
what about gabra
War somali kaliya maha waxa kujira af caafar iyo oromo iyo somali
Ajuuran waya
Malaa waxa la yidhaa reer Diinle
Dadkaas waa dadkeeniiye aynu ka warhayno diintana kusoo celino.
Lakin af may bay ku hadlayen
Reer muug waa garee se waax u jiraan
Yes they have odol too.many of them are Garre but they got divided from gabra
Waa dad Alle u naxariistay oo dhibka Somali iyo waalida diimeed ee Soamlidu ay qabaan Alle ka dhex saarey. Maxaa diin uola raadinaysaan, Soo diinti Islamka qarax iyo nacayb kama aydnaan dheefin. leave this people alone. Caadifad indha la's oo waalan baad qabtaane.
Qiyaaliga somalida kuwii muslimka ahaa ee dariska ahaa ayaa hbeen iyo maalin bad isla dhacaya, marka umada Illaahey ha idinka nabad gasho,lkn waa wajib in diinta lagaarsiiyo.
Wallal.Canfartu afkooga xabad af somaali ah kuma jirto.wax aan wadaagna majiro anaga iya u dhaw deegaanka yaga ee somali
Waxay u egtahay inay diyaar u yihiin inay ku soo noqdaan Islaamka. Hal wadaad, hal turjiban and hal masjid hala dhiso si dag dag.
masajid ha loo dhiso oo diinta bara
WAA Bilaawney Masjidka Insha Allah Howl Kale Baa Ku Sii Xigi Doona
Soomaalida iyo qiiro beenaad maxaa kala heysta walaalahena beey ku leeyihiin
Oo ku beel beeleynta isku leeynaya walaalo ma aha miyaa