Daawo; Garaad Jaamac oo Mar kale bahdilay Beesha Isaaq, majiran wax ladhaho Gobolada Waqooyi...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

Комментарии • 20

  • @unitedtube1595
    @unitedtube1595 2 месяца назад

    Mashallah Mashallah guulaysta ssc❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yareomar4564
    @yareomar4564 2 месяца назад

    Ma sh Allah garaad jaamac guul iyo gobonimo

  • @safacismaan2045
    @safacismaan2045 2 месяца назад

    Daraawish tariikhdeeda karunsheeg

  • @FahmyAbdillahi
    @FahmyAbdillahi 2 месяца назад

    Waqooyi, Koonfur, Bari iyo Galbeed waa jihooyin dadkuna waa qabaail, siyaasaduna waa 4.5, sidaa ula socda.

  • @Samiya106
    @Samiya106 2 месяца назад

    Waa xayawaan dad ka is ku dirayaa 😮

  • @garada6921
    @garada6921 Месяц назад

    XURMADLE ❤GARAAD JAAMQC ❤WE LOVE❤YOU ❤ WAX WAQOOYI LA YIRAAHDAA OO DHALA SHO TAHAY MAJIRTO EE WAA JAHO OO WAA JIHO WAQOOYI HADII AAD DIIDEEN SOOMALI NIMO IYO WADA JIRKA QARAN EE SOOMALIYED HADAAD DIIDAAN SAMADAA MADOOW LA AADA CEESAANTIINA DHULKAN KHA❤ATUMO STD ❤ WAA DAL SOOMALIYEED OO BAY IYO BAKOOL BUU WAX LA LEEYAHAY OO AAN LA LEENAHAY

  • @Somaliyoutuper
    @Somaliyoutuper 2 месяца назад

    SHALEYNA INAN KU MAAMULAD KU FAANEYSEY
    MAANTANA INUU NINKALE IDIN MAAMULAD KU FAANEYSAAA
    MAAGAB MAANA AH MISE GARAAAD ADAA AH
    GARAAD SIDII NAAG MASEYIRTEY HAW HADLEY

  • @MasaalAxmed-v9j
    @MasaalAxmed-v9j 2 месяца назад

    Nolow abtiiii

  • @FatuuxIsamail
    @FatuuxIsamail 2 месяца назад

    Kani wuu waashayi ee ka horbayidh waar soomaali toban maro yayi qaadatee maro qaado oo howodkaa qalalan ka qayil weligaaba

  • @monaallin6022
    @monaallin6022 2 месяца назад

    Dadkanii waa cawaan

  • @khadarawil5512
    @khadarawil5512 2 месяца назад

    Ninki weynaa sow kaa cay tamey sababey sabay muuse sababey inuu waasho oo caytamo sool waa somaliland

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 2 месяца назад

    S/c ilaaahow ssc u badbaadi garaadayada caqliga fiican
    Ee nabbadada jecel wada daggga jecel nabbbad kuwada noolaansha jecel jecel qaraabo iyo isxiggga.
    Alla nabadi wacaannaa yaa iidoor u sheega runta war ssc iidooor waxa
    Tooshak ku ifiyey SEYIDKII DARAAWIISHEED (IIDOOR WAGAASHIYO KUFRIGA WACAD AALLAA U YEEELLLA)
    Waa hadal run ku baxay.

    • @HamzeMed-py6up
      @HamzeMed-py6up 2 месяца назад

      Kkkkk maa kuwa aya naabad jeceel

    • @user-xs1yy8ff7h
      @user-xs1yy8ff7h 2 месяца назад

      ​@@HamzeMed-py6upWax Walbo Idinka Diiday Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Diiday Somaliland La Wada Leeyahay Diiiday Shacabkii Laaska Xasuuqay war Ku Kala Taga Mar Hadad Rabtaan Qabiiil Iyo Demuqraadiyad Ilaa Shareecada islamka Ka Qaadanaysaan Waxba Iskuma Darsan Kartaan Eee Ogaaada Qabiiil Walbo Tuuuladiiiisa Ha Joogo

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 2 месяца назад

    Gaaradka.guud.waa.halysy.

  • @YG5185
    @YG5185 2 месяца назад

    Raggeedi

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 месяца назад

    Dhulbahantow Isaaq inta aad ledihiin nadaya idin deen mayaan aa maxa idin diidey waxa ay iyagu doonayaan maad qabsatan oo waliba kadhigtan waxaad dishan iyo wax carara markaas baad heleysaan nabad inta ka horey so qaylo unbaa socon waliba waxaa la idinku maqan yahey cadow idin babi iyo aa hasugina ugu taga gurigooda

  • @monaallin6022
    @monaallin6022 2 месяца назад

    Bal waxan walaan wuxu ku hadlaayo dhagayso waa sakhraan

    • @user-xs1yy8ff7h
      @user-xs1yy8ff7h 2 месяца назад

      So Idinka Diiiday Wax La Wada Leeyahay So Idinka Rabo Qabiiil Demuqraadiyad Marka Halagu Kala Tago Ilaa Shareecada islamka Ka Qaadanaysaan Waxba Iskuma Darsan Kartaan Qabiiil Walbo Tuuuladiiiisa Ha Joogo ama Isku Madha La Badaa Kala Doorta Aqligiiina Waxuu Ka Liiita Midka Xoolaha Waad Is Nacdayn Eee Nabad Ku Wada Noolada Kale