Doorka Boongaha ee Heesta

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 авг 2024
  • Waxa ka waramaya C/laahi Sheekh Boonge oo ka tirsanaa hoboladii Waaberi
    Waxa Waraystay Cumar Seerbiya
    Astaan TV 2019

Комментарии • 55

  • @dhuuxali9846
    @dhuuxali9846 4 года назад +5

    Cimri dheer iyo caafimad badan kulligiin Cumar Seerbiya, Abdullahi Sheek Boonge iyo Muno Miski.
    Cumarow Fankeenii ayaad Soo noolaysay Alle haku karaaneeyo.❤️❤️

  • @saidhussein9037
    @saidhussein9037 2 года назад +1

    Y'salaam Boonge, 33daqiiqo odaygu waa muunsooday laalalalaa Munaa wlhy inantaan waa fanaanad buuxda masha allh. Mahadsanid Cumar in baddan.

  • @awshan571
    @awshan571 5 лет назад +4

    Cumar seerbiya geesiga fanka ayaan u bixiyay

  • @farhanhunnaf
    @farhanhunnaf 5 лет назад +8

    Gabadhani adbey ucod mcnthy masha allh
    Illahow qarankeni dib unoogu yagleel

  • @yoolsports2572
    @yoolsports2572 5 лет назад +4

    masha allah barnaamijka dhaqan iyo dhigaal aad ayuu noo an facay mahad sanidiin astaan tv iyo Cumar seerbiya
    Ustaad Abdilahi Boonge

  • @alidamey2276
    @alidamey2276 2 года назад +1

    Runtii Al Ustaad Cabdullaahi Boonge.iyo Gabadhuba,Aadbey U Wada Mahadsanyihiin.iyo Weriye Mr.Serbia Saaxiib Wareyso Fannaaniinta Dhifka,iyo Naadirka Si Codkooda Loogu Daydo

  • @cosoblecade7668
    @cosoblecade7668 4 года назад +4

    Seerbia fanka somalida waxbadan ayuu uqabtay hadaan anagu abaal marin umaley maayo inuu jiro qof abaal marinaayo

  • @mowlaaden9712
    @mowlaaden9712 5 лет назад +3

    First person baan ahay serbia waku taageraa hore u soco

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble2758 3 года назад +2

    Mahadsanid cabdullahi bonge

  • @mukhtarothman2184
    @mukhtarothman2184 5 лет назад +3

    Serbiya mahadsanid sxb sidad fanka u dhaxal ururinayso alle haku barakeeyo aamiin

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble2758 3 года назад +2

    Waa wax qaaliya fanku

  • @abdirizakuk6033
    @abdirizakuk6033 5 лет назад +5

    Waa inaan bilaabaa Ana Garaaca Baaquliga

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 3 года назад +1

    Cabdullaahi Boonge waa nin weyn. Dhowr jeer baan daawaday waraysigan.

  • @alidamey2276
    @alidamey2276 2 года назад +2

    Cali Dheere.Waa Boongiiste La Yaable

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 4 года назад +1

    Waa waraysi aan wax badan ka dheefay. Mahadsanid dhammaantiin.

  • @BashiirTypicalexample
    @BashiirTypicalexample 6 месяцев назад

    Wof.walaahi.anoo.isleh.isdhaafi.uunban.arkay.inuu.yahay.cumar
    Seerbiya.alle.ha.sharfee.wan.taageeraa.bartootuu.ugu.tagaa.suugaanta.siiba.waabari.tahangs

  • @awshan571
    @awshan571 5 лет назад +3

    Cumar seerbiya alla yacisak

  • @serahmed5346
    @serahmed5346 5 лет назад +3

    Aad ayaad u mahadsantahay Cumarow. Waan kula soconnaa.

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 4 года назад +1

    Walahi waan dareemay in ay dhaantada iyo reggae xidhiidh ka dhexeeyo aad baad u mahadsan tahay ustaad saad wax iila aragtay

  • @libananjalo6186
    @libananjalo6186 3 года назад

    MashA allaah mr bongo thank you

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 4 года назад +1

    Cabdullaahi Sheekh darsi weyn buu bixiyay.

  • @libanali1626
    @libanali1626 2 года назад +1

    Wiilka waa mahadsan yahay laakin tusaale kama bixin ostiyoonato

  • @alidamey2276
    @alidamey2276 2 года назад

    Haa Waa Boonge Kan Labada Xabbaahi.Kan Kaligiisana Waxaa La Dhahaa Toonge.istaagga,Ayaana Lagu Tumaa.

  • @ksdablh1964
    @ksdablh1964 Год назад +1

    Wariye han shaqo fcan ayu hayaa halka ka siiwad sxb

  • @Garaad1000
    @Garaad1000 4 года назад

    Wlhi gabadha fanaanad khatara waaye abwaano iyo heeso fiicaney ubaahantahay

  • @alidamey2276
    @alidamey2276 2 года назад

    Morgan.iyo,Aweys Goobbe.Labadaba Saaxiib Baan La,Ahaa

  • @AliYusuf
    @AliYusuf 4 года назад +1

    Suuasha ugu horeeysa ma fahmin,inta la duubin in usii sharaxo bay ahayd!, sharaxida musiga intaadan gelin, xageee ku dhalatey, xagee ku kortey?goormaad biloowday?

  • @saeedosman3016
    @saeedosman3016 Год назад

    War taariiqda ka waran.

  • @libanali1626
    @libanali1626 2 года назад

    Bob marely waxba ma dhicin raasta waxay ka mid ahasyeen boqortooyadi reer xaam waa dhaqanki ay kala tageen geeska africa

  • @libanali1626
    @libanali1626 2 года назад

    Seerbiya waxan kaa codsanayaa nin la ilaabay dawlad iyo dadba waa ninka ka ahaa isudubaridaha musicada riwaayadahii dab jacayl kariwaa iyo bad jacayl badanaa waana ninka tumaya electeric guitarka labada riwaayadood waa ninka tumaya slide giitarka heesta xamdi saado cali iyo maxamed axmed seerbiya ninkaasi waxa uu ahaa international giitariste waana la sixray lagama hadlo taariikhda baadh waa xil ku saaran

    • @calimuxidin9765
      @calimuxidin9765 3 месяца назад

      Ninkaaas magaciis maxaad noogu sheegin wll

  • @faysaljaaliyada3551
    @faysaljaaliyada3551 4 года назад +2

    Sxb seerbiya maxaa siya Sanka faraha ka daa, sxb protocol inoo ilaali sxb

  • @regularwarya9443
    @regularwarya9443 4 года назад +1

    Hadareer ......lolz caadi maaha wallaahi.
    Fanka soomaaliyeed wuxuu caaqibo leeyahay Samatar hallaga wareysto asagaa hayee.

  • @cabdicadow1472
    @cabdicadow1472 4 года назад

    Cumar seerbiyo horta weli bilad mala siiyay? War uma hayo laakiin hadey dhicin taas walaahi awalba damiir xumada waa wax aan ku ogaa somalida aad ayaan idiin salaamayaa sadexdiina gaar ahaan cumar. Gabadhaas mustaqbal faneed bey leedahay muna yareey aad baan u salaamayaa

  • @Mohamudsid
    @Mohamudsid 3 года назад

    👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽

  • @ahmedharir5863
    @ahmedharir5863 5 лет назад +2

    Inantan heesaysa fanka wax badanba uga baxsan dhextaalka xata iyda buuxsan karta maadama gintaarki ama cuudba anu ooline wa dadka faanka u dhuundaloola hadi fursad lasin lahana meel fiican bay gaadhi lahayd.

  • @Mahuraan979
    @Mahuraan979 4 года назад +1

    Kkkkkk ninka is sharax waa lagu kari waayey boonge uunbuu kuhaayaa

    • @dulmadoobedulmidiid4655
      @dulmadoobedulmidiid4655 4 года назад

      Isagaaba boonge ladhahaa kk

    • @Mahuraan979
      @Mahuraan979 4 года назад

      @@dulmadoobedulmidiid4655 kkkkk
      War waan ogahay ee marka ladhaho naftaada kahadal buu boongaha kuboodaa oo sooqaadaa boongaha oo faraha saaraa tumaa marka isagu ma durbaanaa kkkk

    • @dulmadoobedulmidiid4655
      @dulmadoobedulmidiid4655 4 года назад

      @@Mahuraan979 waa reer magal koleyba dadbuu ujaakirayaa xariif magaalo ayay reer xamarku dhahaan asoo kale kkkk

    • @Mahuraan979
      @Mahuraan979 4 года назад

      @@dulmadoobedulmidiid4655 kkkkkkkkk
      Wlh waaa jaakirey nin adad hawshiisa daacad buu uyahay

  • @saeedosman3016
    @saeedosman3016 Год назад

    Wax lafahmayo maha

  • @AliMadoobe
    @AliMadoobe 3 года назад

    10:00 He can’t explain it well.

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble2758 3 года назад +1

    Maxaa ka dhihi lahayd xasanow

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame5428 4 года назад

    Waa run. Boonguhu waa abbaanduulaha muusigga.

  • @alidamey2276
    @alidamey2276 2 года назад

    Baaquliyahaas Waxaa La Dhihi Jiray,,,Siin.Kirli Siina.Bakeeri.Ama Koob Siin.Ah Ayaa La Dhahaa

    • @Duuliye17
      @Duuliye17 6 месяцев назад

      😂😂😂😂

  • @abdulkadirali6556
    @abdulkadirali6556 4 года назад

    Durbaan

  • @somagril-care
    @somagril-care 3 года назад

    Zaambo miyaa mise waa Saambo sidee loo Qoraa ?

  • @abdifatahsubane5264
    @abdifatahsubane5264 4 года назад

    Gabadhani way codfiican tahay. .

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 3 года назад

    Waa in fannaaniinta cusub daawadaan waraysigan.

  • @abdulkadirali6556
    @abdulkadirali6556 4 года назад

    U aqaaana

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 4 года назад

    Cumar Ninka Kuma Fahmin Markaa Dhahday Cabdullahi Waayo? kkkk In Oo Iska Hadlo CVgiisa , Markaa Ka Bacdi Aad Su,aalaha Weeydiiso , Adigane Waxaa Ka Xishootay In Aad Mar Labaad Weydiiso , Marka Dad Waxaa Jira Da,da Ka Ordo kkk ( Age Is Cold )

    • @xasan.jaamac
      @xasan.jaamac 4 года назад

      Dad aan u jajabnayn inay iyagu iska warramaanna way jiraan aaddo.

    • @TheZackfilms
      @TheZackfilms 4 года назад

      Waxay ilatahay in wariyuhu sii diyaarsado suaalo xidhiidha oo taarikh nololeedka qofka ku waydiinayo. Hada kahor waxaan xasuusta waraysiyo uu qaadi jiray cawke (AUN) khaasatan waraysi uu waraysanayo Seynab Cige oo uu waydiinayo suaal iyo jawaab degdeg ah matalan
      Suaal: magaca
      Jawaab: seynab cige
      Suaal: ku dhalatay?
      Jawaab: meeshay ku dhalatay sheegaysa
      Suaal: ku barbaartay?
      Jawaab: misey hadana sheegaysa meeshay ku barbartay
      Suaal: goorma?
      Jawaab: taariikhday sheegeysa
      Sidaas oo kale ayuu waraysiga inta hore u dhacayey. Markaa way wacnaan lahayd in qofka la waydiiyo oo anba marmar way igu adkaata marka laygu dhaho naftaada ka hadal ama ka sheeke tariikh nololeedkaagi hore.