Waa fikir khal dan mar ka la ga yimaad in ay isku dir tahay raysal wazaaraha iyo madax wayna ha waa bad baadin xasan sheekh masuliyadii la bada nin ka dhaxay say oo qof la saarayo
Waa fikrad xuntahay iskuma xirna shaqsi iyo Maamul Isla midna maaha Qaran iyo Qabyalad. Waxay ku fiicantahay. In Dhammaan Toos ama Maamul ha sheegtaan ama Nadax Qarane is raacaan maxaad u kala reebeysaa wasaq yahoow. Hana wada dhaafaan iyaga iyo Adiguba.
Shalay Xamse dartii bay Puntland ku tagtay maantana Jubbaland baa ku tagtay. R/W Xamse waa inuu is badbaadiya oo uu xal ama xoog ku keena Kismayo inkastoo xoog wax ku keeni wayay
salaama Caleeykum dhammaantiin. faaladan wariyaha soo tabiyey si qurux badan ayuu u dul istaagay (Mahadsanid). Horta qiyaasta Siyaasadda Doowladnimada Gudaha Soomaaliya waa adagtahay sidii loo lafaguri lahaa waayo waa siyaasad ku dhisan Qabiil,hase yeeshee fadeexadan Raaskambooni (Raaskambooni Skandal ).waxaa si gaar ah dhabarka ugu saarantahaya Madaxweyne Xassan Sh. Maxamuud iyo Ra'iisalwasaarihiisa Xamze Cabdi Barre,haddaba haddii eey timaado in eey isku qabsadaan adaa mas'uul ka ah iyo adigaa mas#uul ka ah waxaa si fudud u baxaayo Xamze, taas weey iska cadahay wixii intaa xiga dhagta kor u haya natiijada ka soo baxdo waxeey u egtahay Ra'iisalwasaare Cusub. wa bilaahi toowfiiq.
Xamse Cabdi Barre awal ba uma shaqeeynayn Soomaaliya mana meyelayn beesha Daarood , xafiiska Prime minister ka waxaa ka shaqeeya wiilal Hawiye ah oo Xasan sheekh u magcaabay iney ka shaqeeyaan xafiiska Xamse Cabdi Barre , markaa Xamse Cabdi Barre wuxuu u shaqeenayey Xasan sheekh markaa inuu Xasan sheekh cayriyo inuu daayo u saga ayey jirtaa
Kkkkkk waa ku wee qabiilka hadii rw saarah la siiyo dorashada qaban karo malaha mareexaan baad u joodaa taasi waa sacabka oo timo yeesho iyo dameer bog madow oo sina loo sugi maayo - aryaa farmaajo vilada ka soo bax buundooyinkii gedo oo wali go an colaada xasan sheekh marrexaan u qabo walahi in gedo xasan laga taageerenin ee qof kale oo hawiya ah sheeg
Alla yaa odayashan dhinac noo dhaafiya
Waa sax
Jifada aan ubahnayn
2bada maamul ee Puntland iyo jubbland
Waa Mareexaan gedo iyo galgaduud laga qabanaa
Xamse iyo xasan waa in ay iscaselan seyasadana ka baxan
Thanks claahi waad asiibtay ❤
Guul midnimada Umada Soomaaliyeed. Guul dowlada qaranka Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Al sayid axmad ❤❤❤❤
Thanks I was waiting for your news
Waa fikir khal dan
mar ka la ga yimaad in ay isku dir tahay raysal wazaaraha iyo madax wayna ha waa bad baadin xasan sheekh masuliyadii la bada nin ka dhaxay say oo qof la saarayo
Xamse marxuun 😂😂
Xamze ha isku dhiibo dalbadbadshe Md axamd.madobe
Asc walal halooceloyo majeerteen kurisaga ayaqaakeenayaya bulanad iyo jubalaland😅
Yaaweye reerka 90 intii lasiiyo raysal wasare degankoda kaqabanaha doorasho😅
Qabyo ninkeda dhamaystira, dhul, bad iyo dad waxaan sugnaaba waa cirka inuu dhamaystiri😂😂😂.
Xamse halagaa jaro mushaharka
Xamse sabab uu usii joogo kursiga majirto hadaan laysku cayaarayn.
Waa fikrad xuntahay iskuma xirna shaqsi iyo Maamul Isla midna maaha Qaran iyo Qabyalad. Waxay ku fiicantahay. In Dhammaan Toos ama Maamul ha sheegtaan ama Nadax Qarane is raacaan maxaad u kala reebeysaa wasaq yahoow. Hana wada dhaafaan iyaga iyo Adiguba.
Suaal ayaan ku wayiinaa sxb hadii buntiland iyo Juba land lawayo seeloga qanban karaa deganadaas qof iyo cod
Adeer xasan waa jabey shaqadii xamse awalba waa lawareegey xasan iyo wiilasha yaryar ee kuwareegsan
Sho waye lee a haa 😂
Shalay Xamse dartii bay Puntland ku tagtay maantana Jubbaland baa ku tagtay.
R/W Xamse waa inuu is badbaadiya oo uu xal ama xoog ku keena Kismayo inkastoo xoog wax ku keeni wayay
Cali xaaji warsame resel wasare halaga dhigo
salaama Caleeykum dhammaantiin.
faaladan wariyaha soo tabiyey si qurux badan ayuu u dul istaagay (Mahadsanid).
Horta qiyaasta Siyaasadda Doowladnimada Gudaha Soomaaliya waa adagtahay sidii loo lafaguri lahaa waayo waa siyaasad ku dhisan Qabiil,hase yeeshee fadeexadan Raaskambooni (Raaskambooni Skandal ).waxaa si gaar ah dhabarka ugu saarantahaya Madaxweyne Xassan Sh. Maxamuud iyo Ra'iisalwasaarihiisa Xamze Cabdi Barre,haddaba haddii eey timaado in eey isku qabsadaan adaa mas'uul ka ah iyo adigaa mas#uul ka ah waxaa si fudud u baxaayo Xamze, taas weey iska cadahay wixii intaa xiga dhagta kor u haya natiijada ka soo baxdo waxeey u egtahay Ra'iisalwasaare Cusub.
wa bilaahi toowfiiq.
There is no better new PM who can with HSM than Hamze
Beeshada gadaal marso Somali waku hungowdey
Wa boy toy
Farmaajo halagu bedelo xamse
Alaha tuso xaqa
Maihi ogaadeen lkn xaze waa uudadaale ogaadeena weey raacsanyihiin lkn ninkaan kaleto xal wax Kuma raadin ee waa jabhad soomaaliana wax Tix gelin ah uheeyn waa burcad dhuleedka jubaland
😂😂😂❤❤❤😮😮😅😅😊 0:18 0:19
Buraanbur ayuu waqtiga ku dhameeyey
Xamse Cabdi Barre awal ba uma shaqeeynayn Soomaaliya mana meyelayn beesha Daarood , xafiiska Prime minister ka waxaa ka shaqeeya wiilal Hawiye ah oo Xasan sheekh u magcaabay iney ka shaqeeyaan xafiiska Xamse Cabdi Barre , markaa Xamse Cabdi Barre wuxuu u shaqeenayey Xasan sheekh markaa inuu Xasan sheekh cayriyo inuu daayo u saga ayey jirtaa
Inu iscasilo ayaa lo qaatay Xamze waayo maaha nin ay wataan dadku siyaasi ahaan u matalo
Madam waynihii hore ee farmaajo asaguba 2bada maamul ee labeesha aha xaze asba faraha kumahaynin shansano buuna madam wana ahaa
raysal wasaaraha macaankisi wa dhamaaday nin darood ah oo hawiye dacad u ah heli maysan ee iska hysta xamse teendhada afisyone ino balan ah
Warkaafu wuxuu u egyahay nin pundland wax uraadunaha qaab qabiilaysan
Xamsa ha iscasilo ha du caqli leeyahay
Nin aad kabaha ladul martay miyaa wax iga waydiisay😅
Xamse dambi maleh wayo wax an Xasan dhiqo udirin ma qaban karo
Waxa la gudbon waxa la gudboon xasan?
Aniga waxaan qabaa Raisal wasaare Sanbaloolshe in laga dhigo, si bur iyo biyo loogu kala baxo.
Riyo aan rumoobayn weeyo
Ma rashiidbaa ma rasaaq baa inta kle ma roodhiba😂😂
Ayaad rabtaan
Eed nin leeyahy aayad rabtaa inaa ninkale dusha usaarto md xasan ayaa qadn fikradihiisa RW xamse waxba kuma darsado md sidaa lasoco
Sarod ayuu wasanku ka deginla yahay
Ma in uu dadkiisa xasuuqiwayey oo waliba uu isku dayey buu eed ku leyahay
Oo markaa mareexaan miyaad ka wadaa😂😂😂😂
Lol fuusto ayuu ku riixaa😅
Xitaa dhulbahante
Xamze waxba maha. Hasan dhiigana biniadam la shaqeyn kara ma jiro
Xamza waa in la badalo
Damiir hadu in yar ku danbeeyo waa i nuu is casilaa maba kafilaayo kidaasee aamuska hanadiyo marxuumka
jubbaland iyo putland haddii la waayo iska sameysta doowlad Hawiye
Dhiiqo
Jooji isku dirka sheekada qabyaalada jooji
Hhhh 😊
Abdallowwe wasiirada lamagacaabay eee somaliland kasoo hadal wariye adaa ku habboon kahadalka wasiirada cusup e mise somaliland somalia kuma jidho?
Oromo ha oo magacabo RW.
Waxay ila tahay wariye in la iska sheegtaa inay fudud dahay
Waxay ilatahay waa sax warkagu
Isaga iyo xasan tuug uf nadhaf
Kkkkkk waa ku wee qabiilka hadii rw saarah la siiyo dorashada qaban karo malaha mareexaan baad u joodaa taasi waa sacabka oo timo yeesho iyo dameer bog madow oo sina loo sugi maayo - aryaa farmaajo vilada ka soo bax buundooyinkii gedo oo wali go an colaada xasan sheekh marrexaan u qabo walahi in gedo xasan laga taageerenin ee qof kale oo hawiya ah sheeg
Waxay ila tahay xasan kama helayo daarood nin mashruuciisa laqaadaa dhigo
Xamse marxuum wxaa la gudboon inuu is caliso isna daldalo 😂