NINKA KUQABO WALALKAA SAAN MAUSAMAYN LAHAA SHAY OO WAXCAAJIB AH

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • Asha iyo Shay oo manta walalkeed

Комментарии • 267

  • @shamsoahmed203
    @shamsoahmed203 3 месяца назад +25

    Sax waye intaa arkaye gabar somaliyed oo nin cadan ah qabo waxaa tahy gabadha ugu ninka qurxan m.a🎉🎉

    • @fadumoali9831
      @fadumoali9831 3 месяца назад +1

      Allah Mubarak ninkaaga

    • @naciimoshiekh9433
      @naciimoshiekh9433 2 месяца назад

      Sax waye walaahi wayoo nimanka qaar waxaa🎉🎉❤ moodaa bombilo

  • @rahmafarah278
    @rahmafarah278 3 месяца назад +4

    Habayar Allah u naxariisto abahaa iyo abahayba.
    Waxaanse kugu waaninayaa in aad qarsatid nimcoyinka uu Allah ku siiyey aadna ku hamdidid Allah.

  • @riyaaduljanna6521
    @riyaaduljanna6521 3 месяца назад +12

    Been maahan intaan cadaan arkaayay gabar soomaali ah qabo waa kan ugu qurxooon masha Allah isku waara❤🎉

  • @rahmaabdi1458
    @rahmaabdi1458 3 месяца назад +12

    Aabohaa iyo Aabo yaasheen dhamaantood Allaha u naxariito Abaayo Allahuma aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲

    • @umuclaahi5562
      @umuclaahi5562 2 месяца назад

      اللهم آمين يارب
      اللهم أرحم أبي 😢رحمة واسعة وأسكنه الفردوس الأعلى يارب العالمين

  • @ammatullahngo
    @ammatullahngo 3 месяца назад +2

    Maashaa'Allaah habaryar illaahey hakuu Barakeeyo reerkaaga aamiin
    il insi iyo mid jiniba illaahey kuma tuso aamiin

  • @samiramusa8064
    @samiramusa8064 3 месяца назад +6

    Never allow another evil woman take your man no matter what happened stay strong abayo pour love in to shay

  • @user-lf6hp5hz5x
    @user-lf6hp5hz5x 3 месяца назад +2

    Gabadheena caasho cuud ah
    Siduu noogu qurxiyay qabrigiisa ilaahey ha ugu qurxiyo eedo mcnt usheeg
    Waryaahee nasiib ayaad leedahay caasha cuud waa gabadhii kaa soosaartay khirkigii naarta ayaad ku waari la heyd hadaad ku dhiman laheyd gaalnimadaadii mar ogow meesha ey kaaga taalo
    Markasta noogu ducee gabadheena caasha cuud wax diba ka ilaali ayadaba naar bey kaa ilaalisay hacuulcuulin hana kuurkuurin eedo mcnto caasha cuudey adigana ilaahey uga baq oo iska dhoowr una qabooji hadalkaaga udabci ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @munadeg-aware1022
    @munadeg-aware1022 3 месяца назад +2

    Guri dumaa khyr ma leh Allah swt ha idin xiftiyo waladeentaanii iyo umada Islamka Allah swt ha u naxariisto 🤲

  • @ubaxmohamed4552
    @ubaxmohamed4552 3 месяца назад +5

    Aisha fariid baa tahay waa runtaa kii ugu qurxoon baa warata eebe haisku kiin barakeeyo jaceyl❤❤aisha runtii walaal aan jeclahaa tahay 😢😢😢❤❤

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 3 месяца назад +2

    Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah ❤❤❤.
    Caasho ninkaagu waa nin wanaagsane rabi ha-kuu barakeeyo quruxeey ❤❤❤.
    Aamiin yaa Rabi, wasala-Allaahu calaa nabiyinaa Muxammadin wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam ❤❤❤.

  • @fartungabeeyre4895
    @fartungabeeyre4895 3 месяца назад +7

    Sister Somalia men's one in the world and handsome

  • @hirsijamac9781
    @hirsijamac9781 2 месяца назад +2

    Aabahaa jannadii Allaha ka waraabiyo.
    Aniga ilmaheeya Abtigood
    Dhaqaale iska daaye wax walba o suura gal ah wa u sameyn lahaa.
    Seedi wa beer wa maah maah
    Somaliyeed markuu Abti noqdana warkiisa daa.

  • @umriyaan9
    @umriyaan9 3 месяца назад +2

    Masha allh allh iskukin barakeyo abayo shey ninfican mashaallh malinhore wanaga naxsatay asho inrerkada kudhisnado jecelnahay eenagada naxdinta abayo ❤❤❤❤

  • @user-lf6hp5hz5x
    @user-lf6hp5hz5x 3 месяца назад +2

    Ninkaagana janada ilaahey ha idinkukulmiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤igagaarsii danbigiisana ilaahey ha dhaafo

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 3 месяца назад +1

    ilaahay ha u naxariisto kitaabkiisa midigta Alla ha kasiiyo aamiin aamiin aamiin yaa Alaah🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zahraahmed6919
    @zahraahmed6919 3 месяца назад

    Nikaaga illaahey baakusaqirey ee yuusankaabaxsan❤❤❤❤❤abaayo

  • @Shugriabdi-qv8nf
    @Shugriabdi-qv8nf 3 месяца назад +1

    Abyo caasho adbankutagera famil quruxbaan batihin mashaa alah abyo lacagta sadaqo kabixi mobel igad walashay mcnbatahy mobilka iga halaysan dhowr jerban sameyay waxanka raba inad igabadasho wllnimo waye somaliyan jogaa

  • @ladanomar6053
    @ladanomar6053 2 месяца назад

    Asc Ashay sir iyo Samir yeelo nin ka wanagiisa ogu samir allah ha kubarkeye

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449 3 месяца назад +1

    caisha abayo lackta 10kun o laku siye abayo madama adrabto inuu mgc abahaaa malin wanbo la xuso abayo abo allha unaxaristo abayo abo masajid uku dhis lackta ad hesado wa sadaqo jariya abayo allha ku xifdiyo wa iga talo walall nimo

  • @damacibrahimducali2942
    @damacibrahimducali2942 3 месяца назад +3

    bisinka wabad iga xanaajisay markii aadtiri walay furay runtii aadbaan ugaxumaaday eraygaas waxaan go aan saday in aanan mardanbe kudaawanin hadii hadalkaasi runnoqdo wayo anigu waxaan kufaraxsanahay wadajirka qoyskaaga quruxda badan ninkaga caruurtaada gurgaaga noloshaada masha allaah laakiin hada wanqancay hadii aad nabadqabtaan famiilkaaga allaha kuuxafido aamiin aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @simanmh3223
      @simanmh3223 2 месяца назад

      Kkkkkk oo hadii la furay calafku dhmaaday ma daawaneysid miyaa xaasidka la sheegayo waa adigoo kale😮

  • @dekzanduale5792
    @dekzanduale5792 2 месяца назад

    Inallah wa ina illahay Raajicuun Allaha Janatulfirdawsa Aclaa kucasuumo Aabo intii Islam ah Ee Geeriyotayba Allahuma Aamiin yarabi 🤲

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 3 месяца назад

    Mashaa Allaah Abaayo dubey taga kasoo iibiso dahabadan kusoo karaa😎

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 3 месяца назад +1

    Teeda kale ninkaaga ninkaaga ilmaha u soo socda waa from Allah Allah haduu doono wuxuu dhahaa kun fayakuun ilmuhuna waa ilmahaaga oo kale ee soo dhowee

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 3 месяца назад +1

    Mash allah wa geesi ❤❤❤❤ allah ku dayo asha

  • @hibosouldan4593
    @hibosouldan4593 3 месяца назад +3

    ❤❤❤Machaallah tabarakaallah Asha qali baad tahe wa runta

  • @AbdikareemMusa
    @AbdikareemMusa 3 месяца назад +1

    M.a abyo waa arin waanagsan
    Ilkni aniga Aya baare jeyay nin kaga❤

  • @nasracabdirisaqsaciid9935
    @nasracabdirisaqsaciid9935 2 месяца назад

    na nin fican aya illahey ku deqay edhaqaleso❤❤❤ Asho cadey palis isdaji

  • @IdilQueen-pg8dj
    @IdilQueen-pg8dj 3 месяца назад

    Aniga guursanayo ilaso xariir sharafey❤

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin 3 месяца назад +1

    Inta nin cadaan ah o geber somaliya qabo ninkaga qurux ku gaaro ma arkin masha alah runta waye

  • @FoosiyoHaaji-fk6ni
    @FoosiyoHaaji-fk6ni 3 месяца назад +1

    Wll hada awoodo aabe masajid udhis Insha Allah waa IGA talo

  • @yusramahamed3780
    @yusramahamed3780 3 месяца назад +1

    AllAhA unaxariisto abahaa iyo abaheyba iyo dhamaan inti muslim ah

  • @MohamudAdow-ry3ru
    @MohamudAdow-ry3ru 3 месяца назад +1

    Abah a hadaad jecahay masajid udhis waa sadaqo jariyo ah

  • @TsehayneshTesfaye-su2jh
    @TsehayneshTesfaye-su2jh 3 месяца назад +3

    Masha Allah asho aqlilay ❤❤❤

  • @samiramusa8064
    @samiramusa8064 3 месяца назад +1

    Asha abayo praise your man you have every right to do shay yusan kafakanin nagta caqlibadan watan haysto ninkeda

  • @user-lt8to2ku6g
    @user-lt8to2ku6g 2 месяца назад

    Caasho abaayo dad badan anheysan waxa illahey kusiiyay ayaa kufirsanaya ogajon alx dheh aamusna allaha kuxafido adiga & caruurtadaba

  • @zahraahmed6919
    @zahraahmed6919 3 месяца назад

    Haa ninkaagu waa qurux badanyh❤❤❤❤❤

  • @user-jm4bf6bb5r
    @user-jm4bf6bb5r 2 месяца назад

    M.a xabibi ilhy idin xifdiyo

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 3 месяца назад +1

    Habo maalin dhoweyd wallahi waa iga nixisay Alxamdulillah hadii reerkaaga aad haysatid

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 месяца назад

    Allah ha unaxariisto

  • @umxamdi1385
    @umxamdi1385 3 месяца назад +1

    Masha alhi❤❤

  • @fadumoali9831
    @fadumoali9831 3 месяца назад +1

    Masha Allah ❤

  • @JAPHETKIVUYO
    @JAPHETKIVUYO 2 месяца назад

    Bismillah calol adkida maxad intas oga maqneed 😢 ilahey ha unaxariisto

  • @fatmamukhtar4954
    @fatmamukhtar4954 3 месяца назад +1

    abaayo marka hore waa ku salaamey marka kale nimco ilaah ku siiyey ayaa heysataa hasid ayaa jiro qarso

  • @user-lf6hp5hz5x
    @user-lf6hp5hz5x 3 месяца назад +1

    Maashaa allaah ilaahey ha unaxariisto

  • @user-fk9xp3ii6c
    @user-fk9xp3ii6c 2 месяца назад

    maashaa allaah 🎉

  • @user-nk6zh9mi5t
    @user-nk6zh9mi5t 3 месяца назад +1

    Maasha Allah

  • @hamdiabdullahi3855
    @hamdiabdullahi3855 3 месяца назад

    Asc
    Aishay hada Aabe meesjid ama ceel halo dhiso sidey sadaqo jaariya ugu noqoto isha Allaah 😊

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 2 месяца назад

    Nin soomaaliyed walaalkaa wuu u guurinaa in tooda badan hadiiba uu haayo laakiin nin caadan biritish ah badanaa ma sameeyaan arintaan camal.

  • @umuxubiixayaati1665
    @umuxubiixayaati1665 2 месяца назад

    Asc sister ani ra yigeeyga waxaan ku Oran lahaa xajkii waaba na dhaafay hadee cumro aada inshaa Allah waxyaabahaan kale oo dhan waxaa idinka fiican idinkoo soo cumraysta ama soo xajiya insha Allah khayrka Allaha nawaafajiyo

  • @indhogeele2723
    @indhogeele2723 3 месяца назад +2

    Masha allah

  • @sahraabdi8364
    @sahraabdi8364 3 месяца назад +1

    Asc alab tu qiimo malaha ee aisha waxad dhahda guri ii gad oo magacaga ku qoro wu ku anfici doona inshallah khayr ❤walalka layugad mawalid ee waxat tahay fariid futut 😂❤strong women keep going don’t listen to negative people ❤

  • @NuurtoAbdiqaadirMaxamed
    @NuurtoAbdiqaadirMaxamed 2 месяца назад

    Maashalah

  • @user-lf6hp5hz5x
    @user-lf6hp5hz5x 3 месяца назад +1

    Maashaa allaah tabaarakallah

  • @Somalichannel_1
    @Somalichannel_1 2 месяца назад

    Ilahay ha u naxaristo

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin 3 месяца назад

    Masha alah masha alah masha alah masha alah masha alah masha alah masha alah masha alah masha alah masha alah masha alah masha alah masha alah masha alah masha alah masha alah masha alah masha alah tabarakallaah waxa fiican aya imaraa nimcada alah uga mahad celi ileen wa u kusiyadina hadad uga mahadceliso aabo alah unaxariisto

  • @najmamohamed3096
    @najmamohamed3096 2 месяца назад

    Qur'aan u aqri

  • @user-uz8pr5yi1x
    @user-uz8pr5yi1x 2 месяца назад

    Allaha unaxaristo aabe

  • @user-kf4pz6pn6w
    @user-kf4pz6pn6w 3 месяца назад

    allah unxariisto dhaman waidinten

  • @saadoali5327
    @saadoali5327 3 месяца назад

    Walaalkaa garabkaa ha noqdee ha kaa soo agdhawaade line ugad wll dad is garbsada kuwa kala soo dhawaysta waan jacelay walaalnimada wlhi❤😢

  • @naimaomar3375
    @naimaomar3375 3 месяца назад

    Alxmdulilaah ana hesto balse lacagti mahesto qalbigaas wuleyhy wlhi allahsiiyo maal iyo magac

  • @safiyaabdiaziz1829
    @safiyaabdiaziz1829 3 месяца назад

    Keep going walashey 🫂🖤🥰❤❤❤❤ masha allah caisha ilaasho ninkaaga waanin fiicane isha xaasidka ale hakaagaduwo

  • @user-kf4pz6pn6w
    @user-kf4pz6pn6w 3 месяца назад

    ad iyo ad waa kuga raacay❤❤

  • @rahaabdullahi9796
    @rahaabdullahi9796 3 месяца назад +2

    Ninka uguqurxoon waaya ❤❤

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 месяца назад

    Masha Allah tabrikallah Allah ha ku barkeyo

  • @shamsomuhumed7317
    @shamsomuhumed7317 3 месяца назад +1

    Masha Allah Aisha🎉🎉🎉

  • @user-wh4cv8hh2w
    @user-wh4cv8hh2w 3 месяца назад

    Mashallah casho illahey caqliga hakudayo abowana illahey nag wanagsan hasiyo❤❤❤❤

  • @umhazoky3446
    @umhazoky3446 3 месяца назад

    Maasha allah waa runta ninkaga waa quruxbadanyahay isku waara insha allah xabiibti ❤l❤

  • @sacdiyaabdimalik6897
    @sacdiyaabdimalik6897 3 месяца назад

    Say alxamdulillaah

  • @umusalman9489
    @umusalman9489 3 месяца назад

    Asc abaayo runtii habenkii anigoo ku fiirsan masexdo abaayo aabe ale ha u naxariisto

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 3 месяца назад

    Asha walal topic kale keen ninkaaga iyo noloshaada qarso

  • @fathiafara9156
    @fathiafara9156 3 месяца назад +1

    Aamiin yaa rabi

  • @HamdiXarago-hr7sw
    @HamdiXarago-hr7sw 3 месяца назад

    Iilahe ha unaxariso 😢😢😢

  • @ubahmalin4736
    @ubahmalin4736 3 месяца назад +1

    Casho boos ama dhul kugado lacagta Dahab hakugedin

  • @user-jiinge44
    @user-jiinge44 2 месяца назад

    Hadii aad sidii hore ku noqoto
    Kawaran wll

  • @Marryan-j7j
    @Marryan-j7j 3 месяца назад

    Ilaahay abe ha unaxariisto jantul fardous ilaahay ha ka warabiyo abaayo

  • @farhiyaabdi6778
    @farhiyaabdi6778 3 месяца назад +1

    Apyo mcn caasho alle haku bara keeyo rer kaga nin kaga adi cimri dheer iy cibaado suuban alle ha idin siiyo wlhi xld waxan ku jiraa alle un og yahay xaamilo ahay horay waxan u dhalay 3 cunug hal waa igu so dhax meeday 10 cunug kalana wee iga so dilmen nin kina wuxu igu noqday mid alle un og yahay xld diisa naago badan ila guur saday xataa ma ahan naago asakey ah waa 2 naag dhalno gowsay wlhi waxu af cad igu dhahay kumana furaayo walid kagana waan u hadal macenaa haben kastana kama so tago anow naag kaso dhar gin kumana bahni lkn adigan ku bahdilaa wlhi wax kale ima dhihin aapa hey ma nola manta aabhey nol eraygas ima oo san dhahden lkn waxa xanun igu haayo hoyo dey wuu u hadal mcna wllhey na somaliya ma wada jogan hal wiil yar jogo kuwa kale asaga cml aape dhalay aapa heyna waa madi nin la dhashay ma jiro kalgiis ahay xili ugu adag ayan ku jiraa xaamilo ayan ahay waali qar ka u Sara nhy wlhi jees jees igula hadlaa wanag kuma hesto iiso duceya plz in alle kan madaxeyga iiga so qaado uurkan dhan dawo ii socoto wlhi sacas la jogo ciil la oona saa kuma furayo naag na wan hesta baahi aan adi ku qabo kuma hesto madaxana kaga is tagaa nin igu haayo seen yela waxan ka baqaa naf tiisa inaa galaf to wlhi😢😢😢

    • @nololkaaba7836
      @nololkaaba7836 3 месяца назад +1

      Abaayo sida qeyr ka kuugu jiro Allaha kuyeelo xaqaada Allaha kasoo ifoyo Asne sabar wa laga baxa insha Allah qeyr noqe malinta 9Carafo duceyso ilaahey wu ka Aqbala ducada faraj dag dag Alaha kusiiyo mcnto

    • @farhiyaabdi6778
      @farhiyaabdi6778 3 месяца назад

      @@nololkaaba7836 shugran apyo mcn insha allah sas samena apyo alle qof waliba baahi diisa ha da bolo

    • @umuclaahi5562
      @umuclaahi5562 2 месяца назад

      Farhiya Allaah kuu gargaaro xbbtii waa xaal aduun aabayaasheena,Allaah ha u naxariisto Allaah kuu saqiro dhalmada ilmo ku hilmaamsiiyo dhibaatadana Allaah ha kuu hibeeyo hadii uuw waqti kuu harayna Allaah hakuu saqiro soowjka oo hakaaga yeello mid ku goolgooliyo oo taajkaa dhigto xbbtii hadii uuw calafka dhamaatayna si dhibyar hakaaga soo qaato xaqaakii iyo dalqataatii

  • @xasanmaxamad7873
    @xasanmaxamad7873 3 месяца назад

    Caashoy 500 liigu leeyahay iga dhiib aabaha ilaahey how naxariistee aabehey manoola wiilna ma ila dhalane ilaahey dartiis

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 3 месяца назад

    Ilahayii ha unaxarisito amiin dhamana walidinitene

  • @RahmaHassan-xf2nx
    @RahmaHassan-xf2nx 2 месяца назад

    Saxiibay horta bootada anaa kaa daba geeynayo aniga wil somali ah ayan isla joganaa africa ayuuna jogaa laba wil ah oo ila dhalaty ayuu u guuriyay hadana waxas inay iskoortahay ma moodaynin hada wa inaaa ninkyga qiimeyo hadyba taasi tahy iskoor

  • @user-qs8bc6lt7f
    @user-qs8bc6lt7f 2 месяца назад

    Good boy.shey

  • @fatumahussein893
    @fatumahussein893 3 месяца назад

    Abo ilahey ha u naxaristo 😢

  • @najma649
    @najma649 3 месяца назад

    Alaha unaxariisto abayaa sheen oo dhan

  • @BahjaAxmed-ut6qr
    @BahjaAxmed-ut6qr 3 месяца назад +1

    @Salma Hared❤ba kula mida m.a

  • @user-lt8to2ku6g
    @user-lt8to2ku6g 2 месяца назад

    Iskuday inadan kahadlin gurigada hantidada & ninkada Alx dheh waxna sideqeyso

  • @shariqashidan145
    @shariqashidan145 3 месяца назад +2

    Haba sheegin waligey ba ma arag gabadh kaa nin qurux badan amiira tala yidhaah qof xanuunsan beyba wadataa taadi asha walal wan soomanahey ee ilaahey waxaan kuu baryayaa inuu adiga iyo shey jaceyl kiinu waaro cadawgana allaha idinka qabto ❤ from jigjiga wana ku salaamey

  • @amiiraamake7874
    @amiiraamake7874 3 месяца назад

    Wallaley dinta Ina barto wey ficneyd lkn iney 4ubaneysay maaheyn

  • @apdiazizzozy2002
    @apdiazizzozy2002 3 месяца назад

    Waadigi shalay lahaa dalqaddi ugu danbaysay baan kala qaadanayafkee lagugu hagaagaa😅😅😅😅😅😅 Adi hhhh adi ma hawsha gurigaaga noo soo bandhig aa lagugu dhahay

  • @anabh5771
    @anabh5771 3 месяца назад +1

    ❤❤❤mashaa allah

  • @TsehayneshTesfaye-su2jh
    @TsehayneshTesfaye-su2jh 3 месяца назад +1

    Masha Allah Shay

  • @saciidaomar660
    @saciidaomar660 3 месяца назад

    Abaayo Alle ha unaxariisto aabo isaga iyo aaboyashena kaleba😭 dhanka kale alle hadhowro wiilka ilmaha kula korinayao

  • @hanihassan5954
    @hanihassan5954 3 месяца назад

    Hhhhh caasha wlhi gacanaa kuu taagay adi m.a familka allahaa kuu barakeeyo

  • @user-dt1pv9ve3p
    @user-dt1pv9ve3p 3 месяца назад

    Abayo walhi wan qosla markan ku dawado allaha ku xafido adiga xajiga iyo carurtada❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sacdowcilmi790
    @sacdowcilmi790 3 месяца назад +1

    Asha meel aan ku raaca la ahey habo ma kula murugodaa mise waan kula faraxsanadaa waa la ifurey marne ninkeyga habo ma ku fahmin????????

    • @Ashaandshay
      @Ashaandshay  3 месяца назад +1

      Ila farax markan faraxsanahay

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 3 месяца назад

    Rikorkas wa la jibi mar hore wiil somali jabi

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 3 месяца назад +1

    Abaha misajid usadaqay kaas aya ajir Aakiira eeh Asho. Waaiga waano abaayo

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 2 месяца назад

    He's cute MaashaAllah lakin rayma somali ninkeda kaquruxsan

  • @XasanYare-qt4kg
    @XasanYare-qt4kg 3 месяца назад +1

    Ana ka kow ah❤❤❤🎉🎉🎉

  • @sihaemhussein883
    @sihaemhussein883 3 месяца назад

    Sadaqo jariya ah maxaad ugu sameysan weysay hooyada iyo aabahaa

  • @Leylasebriye
    @Leylasebriye 3 месяца назад +1

    Yes

  • @user-gg1di2pn6w
    @user-gg1di2pn6w 3 месяца назад

    Masha allh allaha ku deysto ninkaaaa waaa lama helaaaaaan