Комментарии •

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon 5 лет назад +68

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
    3 Kala Daran Is Heshay
    So Funny

    • @caashomaxamed8400
      @caashomaxamed8400 5 лет назад +1

      Haa wlhi ma ila arakty walaashey 🤣🤣🤣😃😍

    • @curudacidadugsiga852
      @curudacidadugsiga852 5 лет назад +2

      Nasro hambalyo xabiibti umul qeer qabto ilaah hakaa dhigo sister

    • @d.risxaaq3774
      @d.risxaaq3774 5 лет назад

      doorada waxay ukunta ku fiiqdaa 20 beri

  • @ilyasosman4964
    @ilyasosman4964 5 лет назад +142

    Codsi walahi waligey 10 like magaarin caawa cimaamada haligu tuuto codsi somali weyney

  • @abdulkanifeisal3699
    @abdulkanifeisal3699 5 лет назад +82

    Idle markan maqlapa wan soo orda like igula so orda

  • @santiofficial1085
    @santiofficial1085 5 лет назад +58

    Waxan u bahanahay 200 like hada Somali dhalad thy

  • @saabiriinbenhaar9401
    @saabiriinbenhaar9401 5 лет назад +21

    Ana uhoreeyo like dhac igu ziiya

  • @zakimoha892
    @zakimoha892 5 лет назад +19

    Iidle kulahaa 2 muus aa jiro 😂😂😂😂keep going you are so funny 🤣🤣😅

  • @jowbaandeeqsijd2483
    @jowbaandeeqsijd2483 5 лет назад +21

    Idle yare in aan isla weeyneen ayaa thy cadowgaaga ha jabo bro

  • @abdirahmanmuutu5656
    @abdirahmanmuutu5656 5 лет назад +14

    Xayawanka indhaha laheyn hhh inta fahamtay like isaara😂😂

  • @ismaaaciilganeey4321
    @ismaaaciilganeey4321 5 лет назад +8

    Najiibow iidle mala soo hadashy hee dhaqan xumadii videogii hore 👍👍👍

  • @saafimahamedhasan8875
    @saafimahamedhasan8875 5 лет назад +1

    Yackow shaadiyo sharaf adn iidle yare wariye najiib shekadiina jecliyaaa allow idiin xafid amiiin

  • @wiilodaahir5285
    @wiilodaahir5285 5 лет назад +2

    Masha allaah iidle hormar wacan wallaalo shaadiyo sharaf and yackoo najiib salaan iga gudooma hadii aan xanaaqsanahay waxaan daawada iidle maxaayelay uu kaa qosliyaa wlhi hormar wacan dhamaantiin

  • @hassankhalif3651
    @hassankhalif3651 5 лет назад +13

    Yacko wa qof dakan m.a takera u ahay wiilka

  • @qoojeabdi1559
    @qoojeabdi1559 5 лет назад +11

    hhhh idle wlh kal iyo laab labo moos aa jirto 🤣🤣🤣

  • @yooskayare3711
    @yooskayare3711 5 лет назад +19

    Hadaa jeceshahay macalin kaadii dugsiga like ii saar🦚🍙🍙🍙🦚

  • @raaxoadanraaxoadan8044
    @raaxoadanraaxoadan8044 5 лет назад +1

    Wow cadi mahan walhi keep going wll iidle yare cadi mahan

  • @princesssumayasumeya683
    @princesssumayasumeya683 4 года назад

    Wooow waan la dhacay runhaantii qosokiina hamaansa,leh waxaa idin arkaysaan shadiyo iyo idil yare waxaa ka dhaheeya walaaltinimo si kale wah.haufahanin qofkii ila racsan like ii saara

  • @fatah_mahre
    @fatah_mahre 5 лет назад +8

    Iidle qosol igudilay
    Ninka cadi maha

  • @hoodoindho3741
    @hoodoindho3741 5 лет назад +1

    Waaaaaaaaaaw idle yacko shadiya najiib sln gacal tooyo

  • @abdikadirhilaal8933
    @abdikadirhilaal8933 5 лет назад +6

    Ar iidle iyo shadiyo sharaf yaisku keenay qosol badnaa kulahaa nagteey ayaa shegtay bada kulahaa kkkkkkk najiboow sualahaada waali waaye wllhi horay usocda

  • @mohaaliofficial6283
    @mohaaliofficial6283 5 лет назад +8

    Sxb Najib su,aal baa wataa aaway muudey waa loo xiisay ninkaas ilaa gool FM ayaa taageero uahy asaka iyo adiba keep going ayaa idin leeyahy

  • @umumohamed897
    @umumohamed897 5 лет назад +2

    😍😍😍😍😍😍 idle Iyo shadiya

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 5 лет назад +7

    Xayawaanka iLmihiisa eegmada ku koriyo waa::Diidiinka.

  • @mariaqaali598
    @mariaqaali598 5 лет назад +1

    iiidla caadi maaahan qosol ka igu dhameeyy😂😂😂😂 like ha iga hilmaamina plz😃😃😃

  • @warsamem.o3085
    @warsamem.o3085 5 лет назад

    Qiyamaha weyan sax fadln like isra inta walalha jacel

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 5 лет назад +8

    Noolaha kaliyah ee dhabarkiisa ku seexda waa::Bini aadamka.

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 5 лет назад +14

    Sheeg wax kaliyah hadii uu dheeraado sii gaabanaayo waa::::
    CIMRIGA.

  • @AhmedAli-wt2rq
    @AhmedAli-wt2rq 5 лет назад

    Iidle shaxaari weyn inuuyahay inta ila aragtay like dhackusiiya

  • @cumarm.s.n.1990
    @cumarm.s.n.1990 5 лет назад +3

    24 second anaaa ugu horeeyo

  • @sofiacdeey6881
    @sofiacdeey6881 5 лет назад +6

    Ilma adeeryaal salaaamo 😘🤲

  • @rugambaespoir1695
    @rugambaespoir1695 5 лет назад +1

    Uhuru park danyeer majoga...idle benta daaf brother

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 5 лет назад +8

    ILkaha guud bini aadamka waa:::32.

  • @iqrasuleiman8965
    @iqrasuleiman8965 5 лет назад +1

    Brother Yackoow salabareeshoon ayuu galayaa
    Love ❤️You All

  • @Being_Mustaf
    @Being_Mustaf 5 лет назад +9

    #Idle walhi inu #shadiyo tatabasho ka dhargay ya ila arky yaqy #Like

    • @ashwaaqmohamed6486
      @ashwaaqmohamed6486 5 лет назад

      Saaid

    • @Being_Mustaf
      @Being_Mustaf 5 лет назад

      @@ashwaaqmohamed6486 hh shadio iga darn an iska celinynin

    • @ashwaaqmohamed6486
      @ashwaaqmohamed6486 5 лет назад

      @@Being_Mustaf
      Hoyadey iyo abaheed wey ku qasareen tanoo kale la aan aa dhaanto idle nane in saas yeelo ma ahin gabar aa la dhalatay

    • @Being_Mustaf
      @Being_Mustaf 5 лет назад

      @@ashwaaqmohamed6486 wa sax wlshy lkn ogow wlshy #ishiis laga arka ushisa lagu tumaa#Idle wa nin w rag ah qofka larabo inu xishodo wa iyada ilen ayada gabr ah o ay dadka dhan eegayan

    • @ashwaaqmohamed6486
      @ashwaaqmohamed6486 5 лет назад

      @@Being_Mustaf sax runtaata wye horta seen baro waxaa wangsan in shaadiya geeska la fariisiyo mesha yackoo fadhiyo cmll idaa gabar in ey is ilaali so aa wagsan eeba dhaxda soo galin wllhi ciil aa I qabtay anaa isku maleynayay saa u xanaaq lee

  • @aminaomar1556
    @aminaomar1556 5 лет назад +8

    Sxb iska hubi yackoo wuu saxay xayawanka istaga ku hurda waa faraska

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 5 лет назад +10

    Sheeg wax aan luga laheyn
    Meel dheerna Gaara waa:::Hadalka.

    • @munazarahmed5686
      @munazarahmed5686 5 лет назад +1

      Wax badan kaa faaiday wlhi🤣

    • @xuseencumar6383
      @xuseencumar6383 5 лет назад

      Intee joogtaa sxby school kaaga kusoo biiri lahaayee😆😂

  • @warsidechannal2228
    @warsidechannal2228 5 лет назад +2

    Iidle yare gacan aan kuu taagay🤗🤗🤗🤗

  • @amanshaallahrabihaiskukiin6709
    @amanshaallahrabihaiskukiin6709 5 лет назад

    Plz sualaha markay garan wayaan ka jawaab ha laga fa ide kkk

  • @kingupdykanivlogsfilims2896
    @kingupdykanivlogsfilims2896 5 лет назад

    najiib sxbow sualahan no sheg wlhi wana anfacayan mar walba ado ka jawabni vedio aa dhameysa ee sxb noga jwb

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 5 лет назад +7

    Wax markasta soo socda lkn aan imaanin waa::: caadka.

  • @monayousuf402
    @monayousuf402 5 лет назад +2

    Yacko😍😍 ku jecliya dhamantin adban idin salamay

  • @cabdiladiifayuub2237
    @cabdiladiifayuub2237 5 лет назад +1

    Wax markasta soosovda ee aan imaan waa bari insha allaah

  • @jekeyyareofficial5620
    @jekeyyareofficial5620 5 лет назад

    Balbalaarka taagerayaashada like ta pls

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 5 лет назад +5

    Doorada waxey ukunta ku fiiqdaa 21 beri.

  • @jammamartilaaq7433
    @jammamartilaaq7433 5 лет назад

    iidle Maba Xishoonayo Kulaha Mooska Laba Kala Ah🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂

  • @suubanabdi3228
    @suubanabdi3228 5 лет назад +1

    Qosolka waye wllhi 😁😁😁😁😁😁Nosobadiya

  • @aminomoojoow3657
    @aminomoojoow3657 5 лет назад

    Idle yare waa nin Fani ah runtii

  • @ahmedabdirahman6020
    @ahmedabdirahman6020 5 лет назад +8

    1.Waxa so socdo imanen waa Birri.
    2.Xayawanka dhabarkisa ku sexdo waa Bini Aadamka ama Dadka.
    3.

    • @souluotionchannel
      @souluotionchannel 5 лет назад +1

      sax

    • @iqraa1474
      @iqraa1474 5 лет назад +1

      Hey xayawan ayaa lagu dhehee bili adamka ma xayawaanbaa

    • @ahmedabdirahman6020
      @ahmedabdirahman6020 5 лет назад

      @@iqraa1474 hhhhh Bini aadam ka wa xayawan Caqli leh walashy Ani ma dhihin lkn waa xaqiiq

  • @xasanxulbaale4250
    @xasanxulbaale4250 5 лет назад

    waaaw shadiyo sharaf mcnto guul adika iyo asxbtada salan sare

  • @fatima-vt2eh
    @fatima-vt2eh 5 лет назад

    Masha Allah malinkasto nooosooobadiya

  • @fadumohasaan8517
    @fadumohasaan8517 5 лет назад +1

    Ilove shahada sharafa inololow

  • @hamiiyoqami135
    @hamiiyoqami135 5 лет назад +4

    Idle waa qof aad u dhaqan xun
    Shaadiyo ninka salaaxaya may iska qabato
    Yackoo waa yaaban yahay filinka lagu dul jilayo

  • @naimoosmanwardheere3408
    @naimoosmanwardheere3408 5 лет назад +5

    Kkkkk alla maxa ku jclahay iidle alle muxu dad laaye kuyiri kkkkkk iidle dar alle ayan u jclahay

  • @ruweedaruun478
    @ruweedaruun478 5 лет назад +5

    Waxakaliye ae markuusiidheerado gawanaayo wa qoraxda iyo bisha AMA dayaxa Amacimriga bani Aadamka intaba waa Aee gaabtan markeesii dheeradan

  • @saacidalaska4704
    @saacidalaska4704 5 лет назад +5

    idle gabrta xoo dhabarka ugu salaxoyaa 😂😂😂

  • @igailaaliboy4147
    @igailaaliboy4147 5 лет назад +1

    Hooska waayay

  • @cabdiladiifayuub2237
    @cabdiladiifayuub2237 5 лет назад

    Noolaha kaliya ee dhabarkiisa kusexda
    Waa bini aadamka

  • @dekoabdiosman4760
    @dekoabdiosman4760 5 лет назад

    dadkaan ku haayo hadaa hebel jeceshy like ii saar anaa jecel iyaga maxaa ka gly tuugsi badnaa jah

  • @kulane8042
    @kulane8042 5 лет назад +1

    Iidle shaqoo u socdaa keep going bro

  • @fatumamacalinmohamud
    @fatumamacalinmohamud 5 лет назад +1

    Waaaa qalbiga

  • @abdiali7031
    @abdiali7031 5 лет назад

    Shahdiya sharaf dharka iska pedeli meysa miyaa walee qeylaa ka yeertay inta ila araktay like dhac dhac hay gu siiso azxpta 😂😂😂😂

  • @maankajr8810
    @maankajr8810 5 лет назад

    Kulahaa xayawaanka indhaha la heyn aa kugu garacaa idle yare waa iga badiyey wlhi🙏🙏🙏

  • @minaali6128
    @minaali6128 5 лет назад +1

    Dhawaqa aa meel dheer gaaro

  • @umuasmaaofficial5738
    @umuasmaaofficial5738 5 лет назад +1

    Waa cimriga wax marwalba marku sii dheraado gaabta

  • @yasminahmed8878
    @yasminahmed8878 5 лет назад +1

    Sax waaye faraska waaye 💯

  • @nimconacnaciina5749
    @nimconacnaciina5749 5 лет назад +1

    Faraska waaye yackoo wu saxanyhy najiiib

  • @doxamediachannel924
    @doxamediachannel924 5 лет назад +1

    Wa mr abwanka wan kusraa isr hdii aa rabin wll subscrp isr dad ban tartan kula jiraa👈👈👌💗

  • @Ayaan8912
    @Ayaan8912 5 лет назад +1

    idle yare iyo shadiya sharaf tatabasho badnaa sida yacko cml ufadhiisa naga daaya cayarta

    • @haaskeyproduction2744
      @haaskeyproduction2744 5 лет назад

      Hhhh adii in lagu tabto waa rabta maaho

    • @Ayaan8912
      @Ayaan8912 5 лет назад

      @@haaskeyproduction2744 Noooooo gacan aaan alle ii baneyn lagama yaabo in aaan tabto

    • @haaskeyproduction2744
      @haaskeyproduction2744 5 лет назад

      @@Ayaan8912 iyaga ha istabtane iska dhaaf

  • @abdisalaanahmed7874
    @abdisalaanahmed7874 5 лет назад

    Qofkii arka Iidle in uu sheegi rabay uhuuru keeyaati like ha saarto

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 5 лет назад +11

    Wax marka aad quudiso NooLaaanaayo markaa biyo siiso dhimanaayo waa:::Dabka.

    • @updy4046
      @updy4046 5 лет назад

      Maskaxdaada wee shaqeenee hee
      Kuwaam cml matihideee 😂

  • @jekeyyareofficial5620
    @jekeyyareofficial5620 5 лет назад +1

    Idinka waxad aragtin sualo lis weydinayo lkn aniga waxan arka gacmo anbateetka ufuran hhh

  • @umuasmaaofficial5738
    @umuasmaaofficial5738 5 лет назад +1

    Waa roobka waxa aan luga lahen meldherna gaara

  • @qadiijoaxmedqadiijoaxmed3989
    @qadiijoaxmedqadiijoaxmed3989 5 лет назад

    Noo laha kaliya ee dhabarka usexda waa bani aadamka

  • @mohamedaalaale6708
    @mohamedaalaale6708 5 лет назад

    M.a hormar wacan

  • @ilhaamilhaam8854
    @ilhaamilhaam8854 5 лет назад

    Waxaanad quraac u cuni kari waa qadada iyo cashada like

  • @eshaaqabdullah7223
    @eshaaqabdullah7223 5 лет назад +2

    idlo Gabadho ayoow sir sir ku salaxaa xarif weeyn igadheh🤣🤣🤣🤣

  • @gacaliyegacaliso9355
    @gacaliyegacaliso9355 5 лет назад

    Eberkoood waye kuwan kuli ana kasaayo wlhi

  • @cabdiladiifayuub2237
    @cabdiladiifayuub2237 5 лет назад +1

    Xayawanka asigoo socda dhala waa gariga

  • @cabdinasirxassan8215
    @cabdinasirxassan8215 5 лет назад +1

    Aar anaa ugusoo horeeyaye ma LA iisaarikaraa subscriber

  • @Ayaa-jj7fr
    @Ayaa-jj7fr 5 лет назад +1

    Shadiya xayaati kama dheerko

  • @glowgirl2988
    @glowgirl2988 5 лет назад +2

    Bini adamka xawayan ineyyihin mabaoga 🙄🙄 waxbarashadi orad kudhafeen kuwan buugina qata 🤣

  • @romanticpoywofficial6479
    @romanticpoywofficial6479 5 лет назад +1

    iidle kulha xayawanka indhaha laheyn kugu garaaca iidle gabow umadena ma ahn
    wll adna hda fahante ismuuji👇🙏

  • @ruweedaruun478
    @ruweedaruun478 5 лет назад +1

    Najiib suAasheeda saxbise qalad

  • @naiimamohamed2643
    @naiimamohamed2643 5 лет назад

    Waa ogaaye kulahaa ar iidlaaa inaaan shega diidaayi kulahaa imtixaan sanaaa

  • @abdikadirhilaal8933
    @abdikadirhilaal8933 5 лет назад +3

    Tuuksi batnaa dadkaan subscribe isaar badnaa commentska inaa aqristo ayeeyba inac siyeen

    • @suubanabdi3228
      @suubanabdi3228 5 лет назад +1

      Ma aragtay taas waxa kadaran islii waxalagu arkay Islama intey suqa so adaan bey mobelka kaqadayan subscribe ayn saranaye kudhahayanwllh 😁😁😁😁😁😁

    • @MrAhmedcade1
      @MrAhmedcade1 5 лет назад

      Sxb waan yaabanahay meel walba ii saar bay ku hayaan.

    • @dreamartsproductionchannel6209
      @dreamartsproductionchannel6209 5 лет назад

      Asxpta suuban abdi io ahmed plze alle dartii igu sara subscribe wax yar aya iga dhiman waqtiyana igu socdo

    • @suubanabdi3228
      @suubanabdi3228 5 лет назад

      channel RUclips ka lcgta lagahelo bishi meqa waye noshegbo 😁😁😁😁

    • @abdikadirhilaal8933
      @abdikadirhilaal8933 5 лет назад +2

      @@suubanabdi3228 hhhhh wllhi taas waba filaayay tan markaan arkay tedakale 2016 wixi ka dambeyay video yada RUclips ka kujira dadka comments fiican ayeey soqori jureen oo kaxiisa badan video kaas lkn 2017 ilaa 2019 like isaar subscribe isaar ayeey noqotay shekada nah LA aan ayeey noqotay

  • @zamzammohamedmohamud5297
    @zamzammohamedmohamud5297 5 лет назад

    Wlhi adi melahaas aa qatar ku thy usheeg wey yabty shidyo wlhi 😂😂😂👈sey udhahdy qsl 😁😁

  • @maryammohamed1035
    @maryammohamed1035 5 лет назад

    Xaywaaanka isdaaaaga kuhurda waaa dameeeerka

  • @abdiqanixaange9753
    @abdiqanixaange9753 5 лет назад

    Bal like faaidada ay leedhaya aan arkee like dhaha

  • @shacnicabdullahi2356
    @shacnicabdullahi2356 5 лет назад +1

    Shaadiyo iyo iidle o is helay wlhi waa funny😀

  • @abdiadan269
    @abdiadan269 5 лет назад

    Bisha waaye shadia

  • @ayaanolow8972
    @ayaanolow8972 4 года назад

    Hhhhh qosol kii aduun ka mansha allaah

  • @maxamed612
    @maxamed612 5 лет назад

    Tanks

  • @dreamartsproductionchannel6209
    @dreamartsproductionchannel6209 5 лет назад +2

    Asxpta waxan idinka codsanaya inta comentigyga aragto iny subscribe igu cawiyan alle dartii malinta ciida allah nbd hakugu garziyo wll

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 5 лет назад +2

    Waxa sii dheraada hadana sii gaba naayo waa #cimriga iidle juf kubaxee mel xun lee wax ka fiirisaa 🤣🤣🤣🤣☺☺☺

  • @missshaafto1086
    @missshaafto1086 5 лет назад

    Dadkugiiiiiii ‏‏ما شاء الله

  • @souluotionchannel
    @souluotionchannel 5 лет назад

    barafka waaye

  • @sahrasheikh2158
    @sahrasheikh2158 5 лет назад

    iidle la aantis qosol ma jiro wlhi feeraha i xanunjiyay

  • @zucaadinappeh6980
    @zucaadinappeh6980 5 лет назад +3

    Wax marka qudiso nolanaya markad biyo ku shubtidna dhimanaya waa dabka

  • @ramlaruun2553
    @ramlaruun2553 5 лет назад +1

    Digaaga ama doorada waxa ay sidkeeda sidaa 21 bari

  • @bishaarobilqer6496
    @bishaarobilqer6496 5 лет назад

    Hhhh iidle yare shadiyo

  • @mohamedahmedamin2836
    @mohamedahmedamin2836 5 лет назад +1

    Meeshii lee waaye kuyeh ma jabaayo😂😂😂

    • @haawoluul9534
      @haawoluul9534 5 лет назад +1

      mohamed ahmed Amin iidle yare umadeena maaha wlhi 😂😂😂istaaqfurullaah

    • @mohamedahmedamin2836
      @mohamedahmedamin2836 5 лет назад +1

      @@haawoluul9534 hhh caadi mahan gaabowga