Odayaashani qabyaalad days maayaan iyo afxumo maskax aan isbadalayn bay hayaan horumarka dhamays tiran waxa ka hadhay in laga takhalusayo iyagiyo qabyaalaooda
Xaga miisaanka kursiga ayuu ka hadlayaa maaha ninbaa laba nin u dhigma, 23 kun oo cod imisa kursi oo burco ah ayay u dhigmaan. Isku dirka dadka hala joojiyo.
Marodigu takarta saaran ma arke ka kale ta saaran bu arka, malaha muse tuu 3 sano u danbaysay inagu soo hogaminayay waxy ahayd sunne, ta manta mucaradku wadana qabiil bay noqotay, wax macquul ah mesha kuso qor indr
@@ayanlekhadar8278 Anigu Muuse umaan codayn wanan kasoo horjeeday 3 da sanadood ba, lkn waxan islahaa Faysal hayska waalaadee qabiilayste noqon maayo, wadanina runtaa fiicanee awalba rajo kamaan sugayn. Adiguse ma waxad leedahay qalad in qalad kale lagu saxaa waa wax wanaagsan? Mucaridku miyaanay ahayn in wixii ay ka dagaalamayeen ay wax ka duwan keenaan, mise meesha kursi ayuumbaa lakala ridanayaa ee dan umadeed looma jeedo? Run ahaantii anigu Muuse maanta waan taageersanahay, waayo waxa ii cadaatay inay Mucaaridku intay doonaan ka liitaan.
Allah sujuudaasi aakhiro way kugu markhaati furi yaa kuu keena wuxuu madaxwsynuhu habeenkii ku sheekeeyo madaxtooyada umaba hoydee been badanaa dadkani miyaanay dhiman doonin
afartaa maqan ee madaxtooyadda iska xaadiriyey waa Habar Awal qabyaalad looga taagi maayo reerkaa waa hasha geela cunta ee hadana cabaada cid kale ha ku caayina qabyaalad idinkaa u sitee
Mida kali ah ee inaabtigay faysal Madaxwaynaha ku haystaa waxa weeye Maxaad C/ kariim u qaabishay ood u maamuustay 🤣fallaadhi gilgilasho kaagama go'do ayaa hore loo yidhi Xisbiyada mucaaridku marnaba ma rabaan Xildhibaano hormar iyo hawl kar ah inay Xukuumada la shaqeeyaan ee waxay rabaan qaar xukuumada la daadaga iyadoo arintaa laga dagaalamayo ayuu ilaahay Cabdikariim waafajiyey inuu Madaxwaynaha magansado oo uu baaq u diro shacbigii doortayna runta maalin cad u sheegay inaan xisbiyada mucaaridku isu bahaysanin DAN-GUUD ee ay isu bahaysteen Dan Shakhsi.
abdi karim reer burco waxay jeclaayeen ahmed mooge sidasay dhalinayrdii reer burco u soo doorteen marka hargaysa qudha ma dooran aniga walahay oo hargaysa jooga xata doortay ha ku dirin burco ina ahmed mooge beenta j odayahow qabiilku walaay
Faysaloow alif wax Male iyo wax buu leeyahay kala daa mar waad hampalyeysay marna waad dhaliisha goorma ayaad sax san tahay mida kale qabyaalada iyo qudhunka ka kor oo reer baad isku habaysateene maxaad labada gabadh iyo labada berbera u dhaliilaysaa ta adiga iyo ciro wadaan arag
Alf wax a uleeyahay wax a mallah Wana run l afadaxalabaduba waali fun tas ogow mangabnimada dhaf❤️💋💋💋💋💋💋♥️♥️♥️💕💕💕💕💕❤️❤️❤️❤️♥️♥️👍👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋💋💕💕💕💕💕💕💕💕💕👍👍👍👍👍👍👍👍
FAYSLOW KULMIYE TEGI MAYO GUUSHANA ISAGA LEH WAAYO QABYALAD MIIDHAN BAAD NOQTEEN CIRO WANU OGAYN ADANA WAD KU DARSAN TAHAY CAYARINA WA GELIN DNBE ISKA SII QOYSO WAAD ARKI WAYO SIDA U HADASHO KAMA HELIN WAXAD TAHAY MID DHINAC ISKA DHIGAYA QABYALAD LAAN DHINACNA BARI MAGAA MALINTII DHOWAYD SIDA MURAD U CAYAYAY WAANU ARKAYNAY HADANA BURCO AFKA KU SOO JEEDINAYSAA WAR LAGU FAHMAYA CIDA KA HADLAYSO
faysl runti waad neceb tahay bari iyo burcoba xildhibanadi bari kaga soo baxayna wa ka soo noqonayan ogow taas waayo hadalka ka dhaca dhataqle bad noqta sid u joogto
Sxb agoontii iyo maatidii afweeyne iyo daaquudyadiisii ka hadhay ee xaaraanta lagu dhalay iyo xoolihii dadweeynaha iyo caruurtii kabaleefyada ee xarumihii ubaxa kacaanka lagu soo koriyay reer somaliland iyo arrimohooda waxba laga waydiin maayo umana taal yaa ilma dayuus foowqal ilma roomaad,, reer somaliland waa dad ilaahay u gargaaray oo wax wada leh, kii wax qaataaba waa kii kale cidina Kuma haystee, bal garacdii ilma amisom iyo qadaad weeyntii reer villa somalia ka waran?? Waar bal furuukhdii ilma pro-talyan iyo maafiyadii reer affizione ka waran?? Hadhaagii ka hadhay afweeyne iyo kuwii ayda qalan jirey bal umadda uga sheekee,, damiir laawe ilaa ilma xaaraan iyo caadadii, adoo qaawan nacasoow lama wareego qolqollada,, intaanad reer somaliland wax ka sheegin xaarka iska soo bii oo maryo soo xidho, garacda iyo gocorada liitaa reer somaliland afka uma soo taagaan, madaxana sare uma qaadaan yaa caruur qadhmuun dhalay,,,, for ever Somaliland rep,,
Aadaa ugu horeeye ka joog faysaloow
Waxay ku baxayan muuse bixi war isgaa ku sotan sharfta somalilaan iska daya xumaha iyo madaxaweyne iska idiin ah ka xishooda
Odayaashani qabyaalad days maayaan iyo afxumo maskax aan isbadalayn bay hayaan horumarka dhamays tiran waxa ka hadhay in laga takhalusayo iyagiyo qabyaalaooda
Waa dabayl xagaa faysal, dabayl xagaadu kolba dhinac, ayey kaga timada, waa la arki inshallah isagoo hadana si kale u hadlaya
Walee faysaloow nin wadaniya baad tahee yaan laguu soo dhexmarin dadkaaga iyo dalkaaga goormuu albaabada furay muuse sawdinkii qufulka u bixiyay cidina waa ilmaadeer indinma tidhaa ee indhaha soomaaliland ha isku soo jeedinina oo idinkuun dubaan ha tumanina muusana aduunweynaha oo dhan baa og waxa uu qabtay waxa lagu magaayaana waa cashuurta umuda aan cuno hore iyo danbaysaba
Wllhi Faysal wa oday qaran
Faysalow hadalkaaga u fiirso labo nin oo reer Burco nin Hargeisayu dhigmaan waa ceeb hadhow ha caban markaad codka weydo afkaaga eerso
Xaga miisaanka kursiga ayuu ka hadlayaa maaha ninbaa laba nin u dhigma, 23 kun oo cod imisa kursi oo burco ah ayay u dhigmaan.
Isku dirka dadka hala joojiyo.
@@HardTalk1 nina afkiisa xaal lagama bixiyo sawkaa qoslaya markuu leeyahay adeer reer hargeisa kibirkii baa ka batay waxaana ugu wacan kala qaybsanaanta Burco imikase wuu loo soo wada jeestay kuwan aan biyaha wada cabin ee hadana caytamaya
Faysal wuxu ku leeyahay qabyaalada joojiya, hadana sidanuu u dhaqmay:
1. Mayor nimada Hargeisa wuxu usii diyaariyay Cudhay oo uu adeer indr u yahay
2. Ku xigeenka wakiilada wuxu u diyaariyay c/nasir qodax oo uu adeer u yahay
3. Ku xigeenka Mayor ka Hargeisa wuxu u diyaariyay nin uu adeer u yahay
4. Berbera iyo Gabilay oo cidin iyo m/amiin si hagar la'aan ah ugu shaqeeyeen wuu ka badalay, waliba cidin hab heshiis qabiilaysan ku dhisan ayaa loo badalay
5. Ceerigaabo oo oday 90 jir ah 20 sano u xidhnayd wuu u daayay
Intaa waxa dheer sidii uu ula dagaalamay Mayor Mooge oo reer Hargeisa oo dhan codkoodii haystay, sababtuna waxa weeye Mooge maaha qof qabiil oo tunka lagu sidan karo. Haday ka run tahay inuu shicibka wax la rabo lamuu dagaalameen qofkay dadku doorteen.
Anigu Faysal aad baan ugu han waynaa waxaanan la jeclaa inuu qabto shirgudoonka wakiilada, waayo waxan is lahaa xagjirnimada wadani maleh, xukuumadana dabar buu ku noqon doonaa, lkn anigu maanta laga bilaabo waan kaa aamin baxay. Wuxu noqday Faysal qof aan xishoonaynba. Very disappointed.
Marodigu takarta saaran ma arke ka kale ta saaran bu arka, malaha muse tuu 3 sano u danbaysay inagu soo hogaminayay waxy ahayd sunne, ta manta mucaradku wadana qabiil bay noqotay, wax macquul ah mesha kuso qor indr
@@ayanlekhadar8278 𝚠𝚕𝚕𝚊𝚑𝚎𝚒 𝙱𝚛𝚘 𝚠𝚊𝚊 𝚛𝚞𝚗𝚝𝚊 𝙷𝚊𝚍𝚍𝚒𝚒 𝚀𝚊𝚋𝚢𝚊𝚊𝚕𝚊𝚍𝚒 𝙹𝚒𝚛𝚝𝚊𝚢 𝚃𝚊 𝚖𝚞𝚞𝚜𝚎 𝚠𝚊𝚍𝚊𝚢 𝙱𝚊𝚢 𝚊𝚑𝚢𝚍
@@ayanlekhadar8278 Anigu Muuse umaan codayn wanan kasoo horjeeday 3 da sanadood ba, lkn waxan islahaa Faysal hayska waalaadee qabiilayste noqon maayo, wadanina runtaa fiicanee awalba rajo kamaan sugayn. Adiguse ma waxad leedahay qalad in qalad kale lagu saxaa waa wax wanaagsan? Mucaridku miyaanay ahayn in wixii ay ka dagaalamayeen ay wax ka duwan keenaan, mise meesha kursi ayuumbaa lakala ridanayaa ee dan umadeed looma jeedo? Run ahaantii anigu Muuse maanta waan taageersanahay, waayo waxa ii cadaatay inay Mucaaridku intay doonaan ka liitaan.
Waxaa la yidhi allahna la kala baryi og, hadalkana la kala odhan og.
Allah sujuudaasi aakhiro way kugu markhaati furi yaa kuu keena wuxuu madaxwsynuhu habeenkii ku sheekeeyo madaxtooyada umaba hoydee been badanaa dadkani miyaanay dhiman doonin
Ma xisbiyaa guuleystay mise qabiil ' ma xisbiyaa isbaheystay mise qabiilaa isbahaystay
afartaa maqan ee madaxtooyadda iska xaadiriyey waa Habar Awal qabyaalad looga taagi maayo reerkaa waa hasha geela cunta ee hadana cabaada cid kale ha ku caayina qabyaalad idinkaa u sitee
Mudnaanta koowaad waxaa leh illaahay marka labaadna waa muuuse ee dhibta ka daaya doorashada iyo dalka
𝚆𝚕𝚕 𝚌𝚒𝚍𝚒 𝚖𝚊𝚢 𝚍𝚒𝚒𝚍𝚒𝚗 𝙸𝚢𝚊𝚐𝚞𝙽𝚊 𝚔𝚞𝚗 𝚓𝚎𝚎𝚛 𝚋𝚊 𝚝𝚟𝚢𝚊𝚍𝚊 𝚠𝚊𝚢 𝚔𝚊 𝚜𝚑𝚎𝚎𝚐𝚎𝚎𝚗 𝚕𝚔𝚗 𝚝𝚊𝚕𝚘 𝚊𝚢𝚊𝚊 𝚕𝚊 𝚜𝚒𝚒𝚗𝚊𝚢𝚊𝚢
*IS BAHAYSTA KULMIYENA WUXUU IIBSAN KARO HA IIBSADO WUXUU BAHAYSANAYANA HABAHAYSTO XAASILKA DAD WAX TAR LEH UUN NOOKEENA*
Gdhs
Ninka ugu ildher baa dadka ugu ayaan daran waxaan la arkeenbaa isaga un umuuqdee
Faysalow nin illaahay sharafsiiyey ibna aadan waxba kamaqaado madaxwaynaha labaray wanaagiisa idina hadalkiina baranay sharaftii madaxwaynuhu C/kariin ku qaabilay idina aad kasiijeedeen waan ogayn
Maasha alaah
Imika maxaad la dhacdhacaysaa la baxsantahay talo iyo nin weyn mina maaha hadalkaagu macno la aan dheh xika wasaaradahana soo magacow faysal
Faysal ka xishood muse wageesi inandhashee
IMIKA LABAA NAGA MAQAN OO REER GAILEY AH IYO LABA REER BERBERA AH KKKK
Mr DAACAD I LOVE HIM.
Waxaad ku hadlayso waa waxa landta halkaa dhigay dhul u dhacaaga hubso waligaaba wax ummaad qaban landta waa lagu yaqaan.
Muse iyo siiraanyo, waxa aay dahiir riyaa Le ku sameeyeen, ayaay diidan yihiin I lagu sameeyo, markaasay qabyaalad adeeg, sanayaan.
Faysal waxa uqaaba xaanuun maaskaxda
😂😂😂😂😂Alla beerka anu nio intiiba waanqoslayay Kulaha "waar idinkuna de madxtyda kajooga"
faysal marba ninbuu guushiisa ka shaqeeyaa isagaana kala saara
Mashaallah!!!
Waxaan u dirayaa shacabka inay qaadacaan tuugta ku heshiisay inay qoladooda u qaybiyaan jagooyinka dawladaha hoose iyo parliament ka waa xaaraamiyiin faysal iyo ciro
Mida kali ah ee inaabtigay faysal Madaxwaynaha ku haystaa waxa weeye Maxaad C/ kariim u qaabishay ood u maamuustay 🤣fallaadhi gilgilasho kaagama go'do ayaa hore loo yidhi
Xisbiyada mucaaridku marnaba ma rabaan Xildhibaano hormar iyo hawl kar ah inay Xukuumada la shaqeeyaan ee waxay rabaan qaar xukuumada la daadaga iyadoo arintaa laga dagaalamayo ayuu ilaahay Cabdikariim waafajiyey inuu Madaxwaynaha magansado oo uu baaq u diro shacbigii doortayna runta maalin cad u sheegay inaan xisbiyada mucaaridku isu bahaysanin DAN-GUUD ee ay isu bahaysteen Dan Shakhsi.
Waxan aya ummad masuul ka a? O caalamka inay la macamilaan doonaya?
OO SOO ADIGAN CABDI KARIM OO DADKUBA U CODEYEY BURCO UGU FAANAYA EE QABIILKA KA DHIGAYA FASALOW FAYSALOW QABUULAYSTE TAHAY RUNTI
abdi karim reer burco waxay jeclaayeen ahmed mooge sidasay dhalinayrdii reer burco u soo doorteen marka hargaysa qudha ma dooran aniga walahay oo hargaysa jooga xata doortay ha ku dirin burco ina ahmed mooge beenta j odayahow qabiilku walaay
waxaan kasoojeeda habar jeclo xildhibaanada labada xusbi mucaarid afxumida faysal iyo cirro biri sharaf kuyeelan meysaan waataa awkacsigii garxajis. taa ogaada ka tashada afxumida faysal
Eng. Ibrahim Omar
War waxan ma waalan yahay weliba reero dhan ayaa wax ka qora kkkkkkk
Abaal u maydaan dhigan Muuse
Walaalayaal 😂🖐
Waar maxay lee yihiin makhaanida sacadmuuse saab tii fii wasn salaamay
Faysal xaraami xishood dhaliyarada ka ilaali afxumada
Carcar burco ka noqda maayir
Maayir ku xigeenku waa siciid jaamac
GUDOMIYE ADIGIIII QABYALADA KACARARAYAY HADAAAD HADANA KU CARATTID QABIILKIII MAXAAAA LAYEEEELAYAAAAAAAA
zaydd Mohomed ka waran haduu Kulmiye ku biiri lahaa
@@bilana289Kulmiye iyo ucid ama wadani midna macno noo samaynmaayo haday dhamaaatay doorashadiiiiiiii
Is bahaysi maahee waa garxajisayn reer meelma Gaadho
Kkkkkkkkk Laabada Hargaysa iyo Laabada Berbera maxaad ee Madaaxtooyada galay uu magacaabi wayday haa daad dacaad uu haadlay siid
2 nin oo garxajis ah, 2 xisbi mucaarad kala baydha, muusana abti ayaad u tihiin
Faysaloow alif wax Male iyo wax buu leeyahay kala daa mar waad hampalyeysay marna waad dhaliisha goorma ayaad sax san tahay mida kale qabyaalada iyo qudhunka ka kor oo reer baad isku habaysateene maxaad labada gabadh iyo labada berbera u dhaliilaysaa ta adiga iyo ciro wadaan arag
Alf wax a uleeyahay wax a mallah Wana run l afadaxalabaduba waali fun tas ogow mangabnimada dhaf❤️💋💋💋💋💋💋♥️♥️♥️💕💕💕💕💕❤️❤️❤️❤️♥️♥️👍👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋💋💕💕💕💕💕💕💕💕💕👍👍👍👍👍👍👍👍
@@saynabqudciyeumumubarig3205 kuma fahmin inabti mxd ka hadlaysaa
@@saynabqudciyeumumubarig3205 afsoomaaliga iska sax saaqidad baad ahayd kkkkkkkkkkk
@@rabitaloudaa32 ma siilka hooyadaabaa ku saaqiday dhila ku dhashee
Mudane faylsal cali waraabe, muxu marwalba CIIDANKA QARANKA Somaliland uu ugu dhex milmiyaa siyaasada?
hahahahahhahaha! Faisal C warabe libaax cadow-Jabiyeh wuxu shegay laba xildhibaan in uu layahay oo markii ugu danbaysay lagu sheegay madaxtooyada...hahahhahaa maxaan waydinayaa gudoomiyaha hangoolkaagii mee ilahay danbigaaga ha dhaafeh mudanee.from Djibouti.
How far yr agreement can go .
Faisal waa kaf tan miidhan .
Muuse lacag la'aan baa ku dhacday, waa kaas Faysal Cirro iyo wadani u gacan galay.
Lacagtii cirro iyo faysal ku laaluush wayay buu doorashadii u waynayd ku wabtay haday lacag la'aani ku dhacday khasada doorashada yea bixiyay
Qabyaaladii laga ordayey bay wadaan labadan xisbi allow qabyaalada ka saar labadan oday
Ragba maaha 4taa nin uu magacaabay haday ka bixi waayaan xisbigiisa
Hhhh Majaajileystaha siyaasada
Oo faysalow gobolkii raga waad Ku xaarte kulahaa maayirka hargeyisa wuxuu u dhigmaa laba burco ah
Faysalow hadalku haduu bato wuu biyafhacoobaa
FAYSLOW KULMIYE TEGI MAYO GUUSHANA ISAGA LEH WAAYO QABYALAD MIIDHAN BAAD NOQTEEN CIRO WANU OGAYN ADANA WAD KU DARSAN TAHAY CAYARINA WA GELIN DNBE ISKA SII QOYSO WAAD ARKI WAYO SIDA U HADASHO KAMA HELIN WAXAD TAHAY MID DHINAC ISKA DHIGAYA QABYALAD LAAN DHINACNA BARI MAGAA MALINTII DHOWAYD SIDA MURAD U CAYAYAY WAANU ARKAYNAY HADANA BURCO AFKA KU SOO JEEDINAYSAA WAR LAGU FAHMAYA CIDA KA HADLAYSO
BARO CARABI MEELKASTO JOOGTO
BARTAN KALO SOCDA CASHARO CARABI...
Way wajaqeen
Sawdiigii maalinkey u dareyd gaani UFO u sheegay maxaad sumcadaada u dhawran weyday. Kuwani tolkood bay u tageene
Hmmmmm
faysl runti waad neceb tahay bari iyo burcoba xildhibanadi bari kaga soo baxayna wa ka soo noqonayan ogow taas waayo hadalka ka dhaca dhataqle bad noqta sid u joogto
This nigga faysal 🤣🤣🤣🤣
Adigu marked waalantay marna garxajisnimaad ku faaneysaa marna qaran baad ka hadleysaa. Idinku gobanimo sameeya. Gabiley afkaaga la dhawr. Nacasow
War waxan xisbi maaha qabyaalad ayuu markasta ku hadlayaa kkkkkkkkk nin waalan
War burco rag baa leh kkkkkkkkkkkkkk
1ljsnyanamafak is kanal
Tuug tuug dhalay ina iska hadle
Faysal cali waraabe nin Qaran Ninkani Waa Nin Aan hadalka La Xishoon
You have a secret agreement with out the knowledge of yr supporters
🤡
War maxad Tidhi
@@abdilahiyusuf5779 Waa kuwa is yelyela ee jajabsada gumesiga luqadisa
Kkkkkkkk
bal odygni muna aqli lahyn Horta
Kkkkk
Faysal wa odayga s.land wanu uqalma in u hela aqlabiyada u badan
Qaxootiga ka aamus dad sharaf leh baad soo dhexgelaysaa
Since 2017ki uu muse jahil kursiga bobay waxa so baxday oo rumowday waxi reerkisa lagu sheegi jiray .
^ Afkuna waa idin dheeryahay irbad na dun ma galisan ^
Muse shani wax uu qabtay majirto afka unn bu cirka uu taagaa.
Reerkisu na afxumo iyo cay iyo cabaad ayay naf modeen.
Sxb agoontii iyo maatidii afweeyne iyo daaquudyadiisii ka hadhay ee xaaraanta lagu dhalay iyo xoolihii dadweeynaha iyo caruurtii kabaleefyada ee xarumihii ubaxa kacaanka lagu soo koriyay reer somaliland iyo arrimohooda waxba laga waydiin maayo umana taal yaa ilma dayuus foowqal ilma roomaad,, reer somaliland waa dad ilaahay u gargaaray oo wax wada leh, kii wax qaataaba waa kii kale cidina Kuma haystee, bal garacdii ilma amisom iyo qadaad weeyntii reer villa somalia ka waran?? Waar bal furuukhdii ilma pro-talyan iyo maafiyadii reer affizione ka waran?? Hadhaagii ka hadhay afweeyne iyo kuwii ayda qalan jirey bal umadda uga sheekee,, damiir laawe ilaa ilma xaaraan iyo caadadii, adoo qaawan nacasoow lama wareego qolqollada,, intaanad reer somaliland wax ka sheegin xaarka iska soo bii oo maryo soo xidho, garacda iyo gocorada liitaa reer somaliland afka uma soo taagaan, madaxana sare uma qaadaan yaa caruur qadhmuun dhalay,,,, for ever Somaliland rep,,
@@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
Adiga iyo adeerka daqudi cigaal faqash baa waa la idinka adkaday.
Dhedig usaaq maxay barortu ku tari.
@@markihoremaxadtidhi916 sxb naftaa kaa sii baxaysa oo layaab ma lihid, murugo iyo waxaad tahay ciil bestaa, mustaqbal madawbaa ku horyaal, muraaradilaacbaad la asqoowday oo maskaxdaan ku shaqaynayne, doofaarka hadaanad ka liidan ood inuun wax damiira leedahay maanta kii hadli lahaa ma tihide waad is dili lahayd laakiin diin la'aanta iyo dadnimo xumaantaa indha adayga kuugu wacan, dulli iyo waxaad wada tihiin duul Aan inna digigixoonayne dariiqyadaba maad mari karteen (khajilaad awgeed) yaa dayuus ilma dayuus,, bal aduunyada sidaa u eeg waxa ceeb Aad leedihiin dariiq walba wadhan, adeeradiin iyo Aabayaashiin iyo intaad ehel wadaagtaan raggii intay qaawiyeen kabihiina kala hadhay ee qoxoontiga ka dhigay ee sababay inuu midba meel ku bakhtiyo (dameer hadaanad ahayn) lamaad dacwideene waad ka xishoon lahayd, waanad is qarin lahayd laakiin nasiib darada idin haysata duul hoogay oo waxaad tihiin sadexdii dalaaqood dadnimadii ku furay,, waxa idiin hadhay intay hawiye aygii farmaajo iyo hadhaagii afweeyne xerada amisom ka soo saarayaan,, ifka waa idiin ciqaab iyo xeryaha qaxoontiga ee dhadhaab iyo kaakuma Aakhirana waa idiin cadaabtii jahannama iyo halkii fircoon lagu cadaabay,, anana muxibiyo kalgacal milan maanshee farxadii magaabinayeey maanshee farxadii magaabinayeey,,, viiiivaaaaa somaliland rep,,
@@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
Xaraan ku naax , cuqdad iyo ciil waa ka ku haysta.
Adiga iyo adeerka muse jahil baa ehlu naar ayad tihiin.
Ifkana xaraan iyo ijaas ayad ku noshay akhirana xisabti ilahay aya ku dambaysa.
Heego salkiin waa hoog marka runta la idiin sheego kolba xamar iyo meel kale isku qaad.
Qori ismaris,qiiq isku qaris uu dhamaday hadeed.
Uu dhimo cuqdada iyo ciilka ku haya.
@@markihoremaxadtidhi916 sxb inta laga xishoodiyo xaaraan quutayaashiyo intaan xilaba lagu maqal xeradiinna weeyaan, intaan xeerin diintee, xadkii dhaaftay ilaahooda iyo kuwii xasuuqay culimadu xayndaabkiinna weeyaan, xayawaanka sidiisa kuwii xeerin waayay Aayaadka ee samaha xooray diintoodu xumaaloow waa Afweeniyo Aygii ku dhalay iyo intaad ehel wadaagtaan,, for ever Somaliland rep