DEG DEG MW Xasan sh oo Ku kacay Beesha Caalamka &Kulan lagu kala kacay,Gen Odowa oo Talaabo lama fil

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 дек 2024

Комментарии • 76

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 3 дня назад +4

    Asc xasbunAllah wanicmalwakiil beesha caalamka iyo Axmed madobe saciid deni mucaaradka yaa Rabi ku celi sharkooda Amiin yaa Rabi.guul iyo gobonim Allah ha siiyo Dowlada Dalxureeye Amiin yaa Rabi.xasbunAllah wanicmmalwakiil

  • @mohamedyusufosman297
    @mohamedyusufosman297 4 дня назад +7

    Mahadsanid hada sidaad warka u soo galisay waa sax

    • @Mohamed-ali-abdule
      @Mohamed-ali-abdule 4 дня назад +1

      Kulankaasi waa dhacay waa sax natiina ma laga gaarin

  • @UTIROBLE
    @UTIROBLE 4 дня назад +2

    Waa lugooya dhamaan beeshan caalanka waan munafiqiin somaliya ku soo duulay

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 4 дня назад +1

    Guul madaxweynaha soomaaliya❤😂😂

  • @UTIROBLE
    @UTIROBLE 4 дня назад +1

    Somalida inay baabiyaan oo ay xiniinyaha hayaan umada .waan meesha somaliya ka kici ladahay

  • @daadirnaan8880
    @daadirnaan8880 4 дня назад +3

    War somali waa mid waxa siyasad mana fahmikarno nio cadowgena waa mid 1 wanna itoobiya 🇪🇹

  • @nurhirsi4912
    @nurhirsi4912 4 дня назад +1

    DAMEER CIYEY....DHUISADAADA NAGA ASTEEJI

  • @MohamedDhoof
    @MohamedDhoof 4 дня назад +2

    Xooga dalka soomaali guuuuuuul

  • @Saciid-k2e
    @Saciid-k2e 4 дня назад +1

    Adiga ugu horayn naqo mid wax dhisa hadalada qaar haku hadlin

  • @NasraAli-y6n
    @NasraAli-y6n 3 дня назад +1

    Guul madaxwiynihaana ilaahiy garbkaaga ha galo somli qokii u taliniya waan dhibin yahiy dad madaxwiynihooda ciyniya waa somli 35 years dhib ku jirniy somli qabiil baa maashaas dhigiy dad naga wadan naceb waligeey ma arkin ilaahiy ayaa jira

  • @جمانةحسنمحمدعبدي
    @جمانةحسنمحمدعبدي 4 дня назад +2

    First one❤

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 4 дня назад +1

    Xasan-baahane waa in waddanka laga badbaadiyo

  • @abdirazakmohamud5874
    @abdirazakmohamud5874 4 дня назад +1

    Dowlad Gobled iyo cadowka Ethopianka waa sku mid

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule 4 дня назад +1

    Guuuleeyso suldaanka Tv wariyaha ugu macquulsan Marxaladaan taagan hada ee arimaha soomaliya ninka aan ku xiranahay dhex dhexaad ah oo aan garabna taageerin

  • @MohamedDhoof
    @MohamedDhoof 4 дня назад +1

    Aniga waxan sicad utageray ciidamad xoog dalka

  • @hasandiriyeabdifarah6379
    @hasandiriyeabdifarah6379 4 дня назад +1

    Waa wariyee aan doneeyn inuu run kasheego waxa ay rabaan umadda iyo Dawladda Samalia laakiin wuxuu naga dabawada dalimka waatilka ah oo gaalada u adeega. Nabadeey Allah hanaga qabto oo Allah hanna hanuuniyo Aamiin Wabillahi Tawfiiq

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 4 дня назад +1

    Xasan-baahane shalay markuu ku caana shubayey, oo lahaa doorashadiisu waa xaq,
    Sidii si la mid ah ayaa Axmed isu doortay .
    Xasan-baahanow wax aad ka samaynkartaana ma jirto.

  • @Idriss-f6v
    @Idriss-f6v 4 дня назад +1

    Hawiye iyo Alshabaab 35sano dowlad la aan dhigtay somaliya

  • @SafiyaSuldaan
    @SafiyaSuldaan 4 дня назад +1

    Anoga oo ah muwaadin sl oojooga awdal halabanaabox dhamaaintamacasoomaaliyeed

  • @AweysHassan-n6g
    @AweysHassan-n6g 4 дня назад +2

    Waljeru yaasheegahayti

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 4 дня назад +1

    Suldaan ciidamada masar ma ansixiyey baarlamaanka Xalka dalka waa in uu xasan joojiyaa badelida dastuurkii heshiiska lagu ahaa iyo wadatashi iyo wadar ogol haddii kale dalku waa uu kala tagi nin walba tuuladiisii weeye.

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 4 дня назад +2

    Madaaxtoyadda muu kuqabiilo wakiladda besha calaamka meshu waa meel dimateey was innu xalane uu taaga tulli foqool tulli deeh

  • @faarahjama243
    @faarahjama243 4 дня назад +2

    Axmed madoobe wuu cararayaa oo
    Wuxuu isku dhiibayaa maamulka taagta daran ee Adisababa siday aniga Ilaahay tahay meel na ku qorta

  • @leban9958
    @leban9958 4 дня назад +1

    Xasuusnow xasan shekh markuu mucaarad ka ahaa inuu u yeedhay ciidamadii dhufeyska ku jiray ee beeshiisa iney xamar soo galen oo hoobiyaha lafuuleen guryaha madaxtooyada ka ag dhawaa

  • @mohamudali1956
    @mohamudali1956 4 дня назад +1

    Cal waadiidey xasan diiqo Waa layska celindoonaa

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 4 дня назад +1

    Beesha caalamku haday somaaliya Kanaxayaan xasan Facmaha hakaqabtaan

  • @cismanmalin5421
    @cismanmalin5421 3 дня назад +1

    Commint

  • @SaylacDuurow-xw9ud
    @SaylacDuurow-xw9ud 4 дня назад +1

    Anigu waxaan kutalin lahaaa ciidanka halKala qaaaado

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 4 дня назад +1

    Xamze xume iscasiil

  • @hasandiriyeabdifarah6379
    @hasandiriyeabdifarah6379 4 дня назад +1

    Wariyuhu wuxu farageliyay cidamada wuxuuna been ka sheegayaa cidanka wadaniinta ah oo ku jira difaaca wadanka iyo cadawga doonaya Inuu iskudiro cidanka iyo Dawladda Samalia. Nabadeey Allah hanna hanuuniyo Aamiin Wabillahi Tawfiiq

  • @AbdisamadAbdiabwaan
    @AbdisamadAbdiabwaan 4 дня назад +2

    Wa in lagadayo.danta.gaarka.lagadayo

  • @BashirAlimaxamed
    @BashirAlimaxamed 4 дня назад +1

    Bashka
    Waxaley
    Hasoo
    Daxgalan
    Culamadha
    Dalka
    Seumaslixiyan

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 4 дня назад +1

    Hassan, who rules Somalia the outsiders.

  • @_22260
    @_22260 4 дня назад +2

    Wiilka labadaley hadalka uu ku hadley hadal fiican buu ahaa oo ah anagu siyaasad shuqul kumalihin cadowgeenuna waa shabaab khana halaraadiyo lababada dhanac si eeysan shabaabku nooga fa iideeysan mataasaa lagu eryey walee somaaliyo meelkale beey u socotaa

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 4 дня назад +2

    Xasan.waa.qaadwale.mw.maladhihi.karo.hadiiaaykatagiweeyso.waa.mw.naha..mudulood

  • @AhmedAlamito
    @AhmedAlamito 4 дня назад +1

    Waan ka Soo horjeeda in wilal somaaliyeed laysku laayon

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 4 дня назад +2

    Qaswade xasan gurgurte hadana itoobiya u cararey

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 4 дня назад +1

    What is beesha caalamka dee Somalia ayeye uu taalisaa.

  • @cabdirisaqxusencali9409
    @cabdirisaqxusencali9409 4 дня назад +1

    Ahmed madoobe hadii maanta ladaayo waligaas sidaan ayuu mucaarad u ahanaa haddana shabab dalka laga xoreyna maanta Cadowga 🇪🇹 SOMALIA 🇸🇴 ayuu dalka kuso hogaamiyey

    • @saylunsaeed668
      @saylunsaeed668 4 дня назад

      itopiA waa tan jogta madaxtoyada bay bakool hiiraan iyo dhusamareeb xasan ayana keenay shabaabna waa damujadiid itagaa wata ooah sow kuwa jooga Basra celasha biyaha iyo donka

  • @zainabmaxamuud6091
    @zainabmaxamuud6091 4 дня назад +1

    Xasan gurguurte madaxwayne maaha ee Allah inag qato .
    AHMED MADOBE ISAGAA DADKII NECBAA OO DHAN JECLAYSIIYEY. Waana Kaansarka Umadda MADOBE.

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 4 дня назад

    Xassan waxuu umaleeyaa madaxweeyne kalgiis

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 4 дня назад

    Usc ayaa soo noqoty waxana madax uah xasan tuug

  • @XuseenCadow-v4h
    @XuseenCadow-v4h 4 дня назад

    Xalka jublewaxaa axmedmadpoobew waainlagsaar
    Waa Kas. Soomaali kujure

  • @naasircawaale5555
    @naasircawaale5555 4 дня назад

    Raysolwasaroho waa MAJNUUN xasana caluushookabukaa xukuumada FADHIIDA MAAMUlka SAAQIDAY EEMUQDISHO waxbamahayaan

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 4 дня назад +1

    The international community should wash its hands in the failed state of somalia, they have pumped billions of dollars in to this failed state without any improvement for how long will the international community pump billions in to the bottom less pit somalia these people are not ready to settle the billions by the international community ends up in few individuals pockets where they buy properties outside the country these are thugs, mafia and cartels let them solve their problems

  • @cabdallanuur5548
    @cabdallanuur5548 4 дня назад

    Aduunka waamadaxwaynihii.uguxumaa.eedalkasoomar.somali.ilaahaybay.leedahay..ninka..saan.uhadlay.qabiil.la.aada.waaxaanuunkujira.isagalkn.waaxaqiiqa.abid.ninkii.uguxumaa.eesomaalisomar.inuuyahay

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 4 дня назад

    Madaxweeynuu ismumaleeyey kkkkkk

  • @hosaynn2418
    @hosaynn2418 4 дня назад

    Xalka kaliya ee Jubbaland waa in Axmad Madoobe kanoqdaa isdoorashadiidiisii ama uu katagaa Jubbaland! Haddii cidi tanaasuleyso waa Axmad.Wada hadal madhexmari karo Axmad iyo dowladda asagoo madaxweyna ah! Beesha Caalamku doonimaayaan in Somalia ay ka qabsoonto doorasho QOF & COD ah! Dowladda dhexe iyo Madoobe ha la isku daayo.

  • @KhaalidAxmad-d3n
    @KhaalidAxmad-d3n 4 дня назад

    Yaab samaliya

  • @abdullahiwarsame8444
    @abdullahiwarsame8444 4 дня назад

    Wariye wanaagsan ba tahay ee adigu mark hore dhexdhexd noqo. Waa iga talo. Xooga waxa laga arkayaa in aad xagga hassan sheikh u janjeerto, bro. Waxan wa iska dhamaan lakinse wajigaaga iyo sumcaada fiiri.

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 4 дня назад

    Moow barto madaxweeynuhu sida loo eryo dublumaasiyiinta

  • @Ahmed-x4f9o
    @Ahmed-x4f9o 4 дня назад

    Adigaa janlkag dolada ayad lgirta no lak

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 4 дня назад

    Waawareey madaxweeyneheena nacaaybka axmad madoobe uu uqabo miyaa baday inuu aby turkiga ku ballansado ?

  • @SadaqCali-x7e
    @SadaqCali-x7e 4 дня назад

    aragitideyda waxey tahay in itobiya raaca owkabaxa kismaya hidiikala dadbadan ayaa tagaya

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 4 дня назад

    Oodawaayow yaanu Xasan-baahane Dhiiqo lugaha kuu gelin.
    Ogowna aakhirka inuu wadaduu Qaroole mariyey ku marinayo.
    Soomaaliyi waa ku jeclayde yaanu Xasan-baahane sharafta kaa qaadin, dhiug soomaaliyeed oo qabiilaysan ku gelin.
    Waa iga talo

  • @AbdulAhmed-os6kj
    @AbdulAhmed-os6kj 4 дня назад

    Xalane ha loo midoobay somaliya waxeey ka dagi laday somaliya 35 ilaa hada dolod awood le marabaa eswaael ayaa xureeyay dalka

  • @CabdiIdle-b6b
    @CabdiIdle-b6b 4 дня назад

    Asc mag wa ugas cvraxman iidle waxan kulatalinlahaa jooji dagalka jub oo raadi xal wadahadalah madax qaranku tanasul baa looga fadhiyaa marka kadib uunba laga hadlikara dorasho iyo inlayska dhiciyo shisheeye haduuse kuadkaysto mad qaranku wuxu lashaqaynayaa itebiya tasay noqonaysaa taa waa inuu dib maskaxda uga shaqaysiiyo ootiisa mel hayska dhigo intasan kudarilahaa fikirkayga asc

  • @mustafeahmedaden3137
    @mustafeahmedaden3137 4 дня назад

    Xasan guthatte waxuu Noqdy baakhad

  • @MaxamedClaahi-q3w
    @MaxamedClaahi-q3w 2 дня назад

    Waxaa lee yahay dagalka hasocdo ilaa jubalan wadan keda ee ka xureneso

  • @calibare1641
    @calibare1641 4 дня назад

    Ninkwaxlasstaqasaayawaa xasansh habaarqabe weyn kaasi dalkii waaburburiyay boob iyo qabyaalad buuwadaa

  • @MaxamedcadiSalax
    @MaxamedcadiSalax 4 дня назад

    Xasan kulanka isaga ohin aflabadi furtay qoladan besha 6ad ee xalane waxey kala hadlen inan wax dagal ah ka dhicin jobalan hase yeshe asgo qalqalsan ayu mesha kaso tagay xasan waa tug cadi ah wax uu kanaxa dadka adunka jogo iyo kuwa rer aqiradkaba maleh dalka iyo dadka inu ibsado aya u qorshesan wana wadaa ee allaha naga qabto

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 4 дня назад

    UK maba jeclo xamze xumee

  • @MaxamedCabdilahi-v7r
    @MaxamedCabdilahi-v7r 4 дня назад

    Wariye .somlad .cidii . .daynwayada way eedaa .waxa kabaro calanka ..towxiidka leh ....iwm

  • @mohamedyusufosman297
    @mohamedyusufosman297 4 дня назад

    Asc wariye cadaalad u noqo Soomali waa in kula fhalatay iyo in qaraabadaa ah Allaha kala qaboojiyo dagaal sokeeye xilgan macquul ma ah

  • @SheikhHussein-wx6or
    @SheikhHussein-wx6or 4 дня назад

    Xalku.wuxu.kujira.inlasoceliyo.ciidanka.raskanboni

  • @mohamednur6676
    @mohamednur6676 4 дня назад

    Xaalku waa dagaal la iska iloobo laakiin heshiis la galo

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 4 дня назад

    Xasan shiiq wa inuu katanasullaa dagaal juballan waayo dagaal sokeeye yuusan kashaqeny

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 4 дня назад

    Beenaale sow asaaa abiya axmed kula balansakkkk