Asc habo farxiyo ila talin ayaan rabaa ningayga inaa cilaan saarto ama aan koon feer aado oon isqur xiyo ma ogala anaa saan kugu rabo ayuu idhahaa ani isma cadeeyo lkn inaa dabiici isku qurxiyo muurabo oo haadaa baxdo wareeg ayaa baranee ayuuu idhahaa ana mawareego l
Tan sodoh maaha waa inkaar qabto wllhi😏 xey ku aragtay gabarta maxaasa daba dhigay 😒inkaar bey qabtaa baan umaleynaa ama sida ayada loo galay bey ilmaheeda kuwiii qabay saas u gelee Subxanallah ilaahow qeyr ka na waafaji🤲🥺
Subaxllah Subaxllah ilwo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
farxiyo salama Caleykum maasha Allah abayo 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴falastiin illah ay cadow Allah qabto aamiin aamiin yaarabi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤
subxanallah aaqiro wara jiro wlhi
sodohda iyo dumashiyasha maxa ka qaldan allow waxasi cml ha naga so adeejinin
Subxaana Allah malikal quduus rabiyo sheydaanka nagaqabo yaarab
Mamada dumashida sodiroso waan huba waayo hooyo waa sidii ilmaha okale lkn maskax kaweyn saran o walashiisa wxn kadambeyso necbiya dumashi 😂
Subhanallah Allahuma najna.
Acuudu Bilah Deeqa dhib baa gaadhay wlhi ilaahow sodohda noocaas ha iiga dhigin maba ahan Ee yaahuu
Subxana laha😢😢
Subxaanallah subxaanallah subxaanallah allow naga haay kuwa iimaanka beeley
Dhamaadka wa sugeena inshha Allah
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
Waa nagu kala jartay abaayo ee soo dhaqso bari masu gi kari nagu qaado maanta kusoo xiji😢
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kubrakeyo mashllah abyo guleso
Mahad sanis habo farxiyo hooshaan kugu qabsanaa qisoo yin kii horaa geesan rabay lkn tanbaa noo soogalisay thanks habo qali❤
Subxaanalah sodoha khaar waa ba mucjiso😢😢😢
Alla sodohda xumaa sorry walshey waxee sodohdaa iyo dumashidaa ku gesten dambi dhaaf alle hakaga dhigo❤❤
Xasbunallah sodohda waaba masiibi sheydaan ah ilhy naguma salado taas cml 😢😢
Maseer ay tacbaan la tahy sodohda bismillah
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
Subaxanallah sister 😂
Waa dareen sana ine sixir afegsaneso cajusada lkn wilkeda ine sixreesa moodaye
Masha Allah sister ❤❤
INALLILLAAH WAA INA ILLEHII RAJUCUUN SUBXANALLAAH
Mashallah my sister❤❤❤❤❤❤
Mahadsanid qali dumar
malaiga soo horeeyaa😂
سبحان الله 😢hooyo nuucaasa majirto إنا لله وإنا إليه راجعون 😢
😢😢😢😢subxanallah 😢😢😢
سبحان الله
Wcs abaayo ww Anna uhoreeyo
سبحان الله سبحان الله
Mashaallah
Dadka sixirka kahadla iyaada waxa siixra acuudubila 😢😢
Subxanallah 😢😢😢
Asc team monweyn waan idin salamey❤❤
Ikow hooyo wilkeda cadow Ku ah arki la.a yasir Allah shekadan camal waligey ma maqal waa hooyo musibo hesho ah ilhey umada haka qabto kuwaaan camal
Habo Mcnto Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda✅️💯🥰🗣👂🌹👑🎁❤️
Asc wlshy farxiya horay usoco ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉 subxanallaah mamadu maxay wiilkeeda uhabaaraysaa subxaanallaah yaa allaah 😢😢😢😢😢😢
Subxanalah duqda dahab ayeey ku walaaatay😂😂😂😂
Subxana allah ❤❤❤
Subxana allah allow walidka ha nagu xumeyn 🥺
Hoyo nucee ah wayee bisinka sheydana kala dheex galay
Subxanallah😢😢💔💔😭😭
Waxaa larabay marki ey kalmadaa kutiri kabtaadaan kor utuurayaa inaa hooyadaa u sheegto marka kalena markey afkeeda waxaa kasoo baxeen xasbiyallaah wanicmal wakiil illaahbaa kaa xijaabi lahaa waa habar sheydaamada
Wan kubarya bless farxiyo mantay soomali qabta 3xad
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
ؤ عليكم السلام ورحمة وبركاته
Subxaanalaah markay argtay inu dagaal kadhexeyo 2 family miyay guriga kagurto oo ay kafogaato 😢😮
😭😭😭😭😭😭😭🤲
Saxbunlah
سلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Aakhiro xisaab ayaa taal
Masha allaah farxiya quruxeey dadk ku jecel kuso dhawaw❤❤❤
💕💕👍
Wbaaaaa mnatna mala iga hormre😢😂😂😂
dahabjelaa duqda❤❤❤❤❤
Wcs Haabo farxiyo❤❤
Sodohyasha qaar wa musiibo
Iney Germany iska laabato ahyd😢
Subxanlh waalid xun ayey ehed taas ilahey haka qabto
Asc habo farxiyo ila talin ayaan rabaa ningayga inaa cilaan saarto ama aan koon feer aado oon isqur xiyo ma ogala anaa saan kugu rabo ayuu idhahaa ani isma cadeeyo lkn inaa dabiici isku qurxiyo muurabo oo haadaa baxdo wareeg ayaa baranee ayuuu idhahaa ana mawareego l
Abayo walbo waa isfahan waaye hadii awoodo soo gado foonayaha iyo wax la isku qurxiyo
gurigaaga cilaan gaduudka koolada ku barbaro teeda kale waxyabaha dabiiciga ah wajiga iyo jirka marso sida malabka iyo qajaarka liin dhanaanta
Abyo gurigada isku qurxi xajigane ayar wx ugu sheg gurku xabsi mahn ee wa naxaris sowjad dhaga fudud noqo waxi lagaga qaldan yahay kala hadal ado u dajinayo
Mcney foneyaha waa 10/15 dollor bas sogado o guriga isku qurxi jimca walbana guriga kumarso cilaanka hadoba kafikarayo wufcn yahay ino maseraya laka yaba hasii dhibin hye dheh lacag keen dheh kuso gado waxa laisku qurxiyo ❤
Gabdhaha cilaan ka saaro guriga hakugu imadan lacgtada baxso lkn ninkaaga cabsi cabsi waaye nafta wuka jari karaa xitaa ilaahy haku yasiro
Wcs
Wcs abyo
Away abayo qaybti sadexad😮😢
wcs farxiya ❤❤❤
Sodoh maseereee aaa cunugeeeda xasdeyda zubxanallah 😭😭😭
Wey ka mesrtay
Wlhi duqda dahab ee ku qafiifty
yaala aaminaa hooyadii walaalahii baa waxaa sameenaayo
Dhibka sodohda maha waa dumashida ayada gabadhaan nolosha u quuri weysay dumashidas duumo ku dishay
waa sodoh maseersan wiilkeedana kama naxeeyso
Sodohda may cejiso😂😂😏
Sodoh xun waaye
subxaanallaah :(
Tan sodoh maaha waa inkaar qabto wllhi😏 xey ku aragtay gabarta maxaasa daba dhigay 😒inkaar bey qabtaa baan umaleynaa ama sida ayada loo galay bey ilmaheeda kuwiii qabay saas u gelee
Subxanallah ilaahow qeyr ka na waafaji🤲🥺
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Qisooyinka dikriga soobadi
Wcs❤❤❤❤🎉🎉
ا نا احبك فرخي❤
Hooyo saas dhan u haabar bdn mxaa wyeh acuudo billah 😳😮💨
Wcs❤❤❤
Adig caloosh mar ifurto mar naa wee idagata waxa kasto waan saameye 😢❤
Abyo isa Quran ma abyo. Quranka aqriso abyo allha ha ku cafiyo❤❤👍👏💯🤲
subxanaLahaa
Sodohda xun alle ayaa ka magan galay
Laso dhaqso abayo
Wsc abayo❤
Hooyo welkeda kamasereyso amey sixirtay gabadha
❤❤❤❤
Hoyada amey sixrantahay
Wlhi waa masiibo hoyadaas maxay reerka uduminaysa xasbunalaah wanicmal wakiil islamahas cml alle umada haka qabto
Wsc
Wcs farxiyo cadey hppti
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
❤❤❤😢😢😊
Farxiyo shekada markey mel fiican mareyso ayaa ledahay qeybtaan meshaan hanojogto
😂🤣🤣😭
😂😂😂
Sodohda mucjiso aha aduunka qaatay iyo dahab wiilkay dhashay dahab bay ka jeceshay 😢
Somali iyo drama maxaa kalahaysta
Alow uu yasir masakinta wuw xanuun saday sorry dadka maxa lo dhiba sorry
Caku walid xun
Xata wey ugalmona sixirolaha
Ooo ma waxs bey sameeyaan😢
🥰🇦🇪🇵🇸🇵🇰🇹🇷🇸🇴
Hoyo ma ahan tas bisinka
Hoyooyinkq qaar waa mucjiso wllhi😢
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Wcs