Ma jeclayn ad idinka oo kale idiin jawaabo, waayo shiico in ad tihiin wa cadahay lkn aan idiin jwaabo 1: been bad sheegten oo rasuulku 10 ka saxaabi oo kaliya janada uguma bushaarayn Waxad tidhaahden ansaar cid jaano laguma bushaarayn: sacad ibnu mucaad ansaari miyaanu ahayn janada man lagu bushaarayn. 2: waxad tidhaahden gabadh janada laguma bushaaray: faadima bintu rasuulilah miyaan janada lagu bushaarayn. 3: waxaad tidhaahden cid an carab ahayn janada luguma bushaarayn: bilaal binu rawaax man lagu bushaarayn. Dabcan asxaab badan oo quraysh iyo cidkalba le ba janada lagu bushaareyay. 4 : waxaad tidhaahden cumar baa ooyay isaga oo ka baqaya in uu naar galo, oki aynu dhahno xadiiska tobanka janada galaya waba daciif miyaanu cumar ku jirin asxaabti baycatu ridwaan galay e rabi laha raali ban ka noqday, e rasuulku yidhi: naar galimaayo qof badar iyo xudaybiya xaadiray, ma qof uu ilahay raali ka noqday ayuu illahay cadabayaa, miyaanu ku jirin asxaabti badar xaadirtay e axaadistu ku so aroortay in alle raali ka noqday. Cumar fadligiisa umada islaamka ahi wa ka dharagsan thy. Ta kale miyaanu anay rasuulku kan illahay naarta ka maqan gali jiray , janna ka tuugi jiray. Marka uu rasuulku illahay naarta ka magan galayo micnahedu ma waxa u noqonayaa rasuulku in uu nar galo ayuu ka baqayoo, in uu jano galayo ma hubno Xashaa lillah.
Macha ALLAH walal.laakiin ogow nin kan waa jaahil xitaa kutubta shiicada ma yaqaano marka wax laga waydiiyo wuxuu dhaha ma haysto hada kitaab. Raali aahanshah a ALLAH raaliga ka noqday saxaabta waxay u fasiraan ALLAH naarta ayuu raali uga noqday. Tankale ninkaan lacag ayuu qaata hadii taas kaban la i siiyana way daynaya ayuu dhahay codba laga hayaa
نص الرسول - صلى الله عليه وسلم - نصاً صريحاً على أن عشرة من أصحابه من أهل الجنة، ففي (مسند أحمد)، و(سنن الترمذي) عن عبدالرحمن بن عوف عن النبي - صلى الله عليه وسلم - قال: ((أبو بكر في الجنة، وعمر في الجنة، وعثمان في الجنة، وعلي في الجنة، وطلحة في الجنة، والزبير في الجنة، وعبد الرحمن بن عوف في الجنة، وسعد بن أبي وقاص في الجنة، وسعيد بن زيد في الجنة، وأبو عبيدة بن الجراح في الجنة)).وإسناده صحيح (1) وروى الحديث الإمام أحمد وأبو داود وابن ماجه والضياء في المختارة عن سعيد بن زيد بلفظ فيه شيء من الاختلاف عن سابقه، ولفظه: ((عشرة في الجنة: النبي في الجنة، وأبو بكر في الجنة، وعمر في الجنة، وعثمان في الجنة، وعلي في الجنة، وطلحة في الجنة، والزبير بن العوام في الجنة، وعبد الرحمن بن عوف في الجنة، وسعيد بن زيد في الجنة)) وإسناده صحيح. (2) وتذكر لنا كتب السنة أن الرسول - صلى الله عليه وسلم - كان يوماً جالساً على بئر أريس وأبو موسى الأشعري بواب له، فجاء أبو بكر الصديق فاستأذن، فقال له الرسول - صلى الله عليه وسلم -: ((ائذن له وبشره بالجنة ثم جاء عمر فقال: ائذن له، وبشره بالجنة ثم جاء عثمان، فقال: ائذن له وبشره بالجنة على بلوى تصيبه)) (3) وروى ابن عساكر بإسناد صحيح عن ابن مسعود عن النبي - صلى الله عليه وسلم - قال: ((القائم بعدي في الجنة، والذي يقوم بعده في الجنة، والثالث والرابع في الجنة)) (4) . ومراده بالقائم بعده: الذي يلي الحكم بعد موته، وهؤلاء الأربعة هم أبو بكر وعمر وعثمان وعلي رضي الله عنهم جميعاً. وروى الترمذي والحاكم بإسناد صحيح عن عائشة رضي الله عنها ((أن الرسول - صلى الله عليه وسلم - قال لأبي بكر: " أنت عتيق من النار)) (5) (6)
War ninkaan waxa badaan u daliil sado waa ( diinta aqliyaad ka ah) , sanadka xadiiska haduu daciif u yahey sida culimo hore u sheegeen ,kama dhigno in aysan jano galeenin !! bal warka waa war shiico oo ah saxaabo durid.
Axaadiista ma wahaabiyo ayaa leh mise waa axaadisti rasuulka qalbigaa ku madaw nio isla yaab nacaybka aad u qabto dad gooni ah haku taagirin dad duminaya diintii islamka
Aniga waxaan is weydiin jiray sidee cashara mubashiriin isu dileen oo ay isu dagaaleen??? Waa been cad oo la sameeyay sida Ali bin abii dhaalib iyo dalxa iyo subeyr bin cawaan
نطقك عندما تقول العشرة المبشرين خطأ... قل المبشرين بفتح الشين لا يكسره. وهذا دليل علي ضعفك وقلة فهمك. ثانيا: تقول هؤلاء كانو من قبيلة واحدة... وهذا دليل أنك تنظر الأشياء بإعتبار القبلية...لاقبلية في الإسلام إنماالقبلية دين الصوماليين لادين الإسلام.
Ma jeclayn ad idinka oo kale idiin jawaabo, waayo shiico in ad tihiin wa cadahay lkn aan idiin jwaabo
1: been bad sheegten oo rasuulku 10 ka saxaabi oo kaliya janada uguma bushaarayn
Waxad tidhaahden ansaar cid jaano laguma bushaarayn: sacad ibnu mucaad ansaari miyaanu ahayn janada man lagu bushaarayn.
2: waxad tidhaahden gabadh janada laguma bushaaray: faadima bintu rasuulilah miyaan janada lagu bushaarayn.
3: waxaad tidhaahden cid an carab ahayn janada luguma bushaarayn: bilaal binu rawaax man lagu bushaarayn.
Dabcan asxaab badan oo quraysh iyo cidkalba le ba janada lagu bushaareyay.
4 : waxaad tidhaahden cumar baa ooyay isaga oo ka baqaya in uu naar galo, oki aynu dhahno xadiiska tobanka janada galaya waba daciif miyaanu cumar ku jirin asxaabti baycatu ridwaan galay e rabi laha raali ban ka noqday, e rasuulku yidhi: naar galimaayo qof badar iyo xudaybiya xaadiray,
ma qof uu ilahay raali ka noqday ayuu illahay cadabayaa, miyaanu ku jirin asxaabti badar xaadirtay e axaadistu ku so aroortay in alle raali ka noqday.
Cumar fadligiisa umada islaamka ahi wa ka dharagsan thy.
Ta kale miyaanu anay rasuulku kan illahay naarta ka maqan gali jiray , janna ka tuugi jiray.
Marka uu rasuulku illahay naarta ka magan galayo micnahedu ma waxa u noqonayaa rasuulku in uu nar galo ayuu ka baqayoo, in uu jano galayo ma hubno
Xashaa lillah.
Xaqiiq ayaad soo bandhigty akhii ninkan jabarti la yidhaahda waa beenale jaahil ah oo aan alle iyo umada midna ka xishoonahayn
Masha Allah, walaal jwb ku filan waad siisey, Allah Ajir kaa siiyo, waxaan kaloo ku darsanaa Gabadhaha janada loogu bishaareye wey badanyihiin , waxaa ka mid ah, Gabadhii Qalalka qaban jirey, oo Nabiga ku dhahey hadaad ku sabarto Jamno ayad lefahay
Jasaaka allah kheyr sxb waad asiibtay bartaa kaga hay hore u soco
Macha ALLAH walal.laakiin ogow nin kan waa jaahil xitaa kutubta shiicada ma yaqaano marka wax laga waydiiyo wuxuu dhaha ma haysto hada kitaab. Raali aahanshah a ALLAH raaliga ka noqday saxaabta waxay u fasiraan ALLAH naarta ayuu raali uga noqday. Tankale ninkaan lacag ayuu qaata hadii taas kaban la i siiyana way daynaya ayuu dhahay codba laga hayaa
Inaad junuudu ibliis tahay waxa cadaynaysa koobka biyaha ee aad bidixda ku cabayso min 20:28
نص الرسول - صلى الله عليه وسلم - نصاً صريحاً على أن عشرة من أصحابه من أهل الجنة، ففي (مسند أحمد)، و(سنن الترمذي) عن عبدالرحمن بن عوف عن النبي - صلى الله عليه وسلم - قال: ((أبو بكر في الجنة، وعمر في الجنة، وعثمان في الجنة، وعلي في الجنة، وطلحة في الجنة، والزبير في الجنة، وعبد الرحمن بن عوف في الجنة، وسعد بن أبي وقاص في الجنة، وسعيد بن زيد في الجنة، وأبو عبيدة بن الجراح في الجنة)).وإسناده صحيح (1)
وروى الحديث الإمام أحمد وأبو داود وابن ماجه والضياء في المختارة عن سعيد بن زيد بلفظ فيه شيء من الاختلاف عن سابقه، ولفظه: ((عشرة في الجنة: النبي في الجنة، وأبو بكر في الجنة، وعمر في الجنة، وعثمان في الجنة، وعلي في الجنة، وطلحة في الجنة، والزبير بن العوام في الجنة، وعبد الرحمن بن عوف في الجنة، وسعيد بن زيد في الجنة)) وإسناده صحيح. (2) وتذكر لنا كتب السنة أن الرسول - صلى الله عليه وسلم - كان يوماً جالساً على بئر أريس وأبو موسى الأشعري بواب له، فجاء أبو بكر الصديق فاستأذن، فقال له الرسول - صلى الله عليه وسلم -: ((ائذن له وبشره بالجنة ثم جاء عمر فقال: ائذن له، وبشره بالجنة ثم جاء عثمان، فقال: ائذن له وبشره بالجنة على بلوى تصيبه)) (3) وروى ابن عساكر بإسناد صحيح عن ابن مسعود عن النبي - صلى الله عليه وسلم - قال: ((القائم بعدي في الجنة، والذي يقوم بعده في الجنة، والثالث والرابع في الجنة)) (4) . ومراده بالقائم بعده: الذي يلي الحكم بعد موته، وهؤلاء الأربعة هم أبو بكر وعمر وعثمان وعلي رضي الله عنهم جميعاً. وروى الترمذي والحاكم بإسناد صحيح عن عائشة رضي الله عنها ((أن الرسول - صلى الله عليه وسلم - قال لأبي بكر: " أنت عتيق من النار)) (5) (6)
sanaadiqo warkeeda waan aqaanaa
Horta intaydaan wax noo sheegin maxaad aaminsantahay adigu ma suni mise shiico
Sheikh Mohamed Ali jabarti. Horay u soco
hawarta iyo sixadi atahay wass damer
sixada aya ifaninesa meya aduga nah sixada kujirta stupid!
Manshalah 😍
والله مشاهدة تقسي القلب وتجعله حجرا اللهم نجني من الفتن
maahmaah gormey daliil noqotey xooolo
walaalayaal ii sheega wadaadka Quraanka aqrinaayo magaciisa fadlan adinkoo raali ah. wadaadka ugu horeeyay
Quraankooda iyo quraankeena alle inoo soo dajay iskumid maaha wlll
Mid ayay gacantoda ku samaysten
Ya ogu tala galay inan madax noqdan?
.
Manshalah labaika ya Hussein cs
Ha iska dhigina kuwa Xuseen bin cali jecel hadii aad jeceshihiin
Ahlu beetkiisa ayaa maanta nool eee wax uqabta haku ordina saxaabada
Suufiya matihiin dad waxaa tihiin lacag soo qaaatay
Shayaadiin sanaadiiq ah ayaa tihiin
ماشاالله .. وبارك الله فيكم ... و جزاكم الله خيراً
Dadka caamada ah wxn oga digayaa inay kudagmaan nimankaan waxay sheegayaan ee ladagaalanka diinta ah nimankan shiico aya layiraahdo waxa kabaxsan waayey xaaskii nabiga sallalahu caleyhi wasalam
Ashahaadadooda waxa kamida laguso galo diintooda lunsan in layiraahdo waxaan qirayaa in Abubakar cumar cuthman iyo caa'ish lalacnado oo layiraahdo naarta ayey galeen
نعوذ بالله من شرهم وغيهم
Waxaan idin leeyahay soomaaliya boos idiin kama banaana hadaad cago aad leedihiin soosaartaan shacabka ayaa shaqo idin ka qabanayo si aydan owlaado uga fasahaadin
Ilahay ha idin soo hanuuniyo hadu idin qoranyahay hadii kale dhaqan xumada iyo fasahaadkiina diin la'aanta ah allah idinku celiyo idinka.
Caamooy aan diinta barano oo ka difaacno sanaadiqada kuwan oo kale ah
سبحان الله أحيُّ مثل هذين والله زنادق لادين لهما ومن علي شاكلتهما والعياذ بالله
War ninkaan waxa badaan u daliil sado waa ( diinta aqliyaad ka ah) , sanadka xadiiska haduu daciif u yahey sida culimo hore u sheegeen ,kama dhigno in aysan jano galeenin !! bal warka waa war shiico oo ah saxaabo durid.
❤❤😍😍🌹🌹🌹
Ilaahay cadaabtiisa idin kaga aar gasay
5 bilood kadib ayan daawaday muulaalkan wlhi waan yaabay 10ka aad umada ku shiki gelinasaan illaahay caabuda miyuu yidhi keliya waxay ahaayeen dad wanaagsan oo diinta usoohalgamay oo libaaxyo ah shikiga umada kadaaya fadlan
Waxaatihiin.munaafaqiin
Ilaahay.kukufriyay.eexageebaydin
Ilaahay.subxaanahuwatacaala
Kagalidoontaan.qiyaamaha
Maashaallaah Sh Jabarti illaah haku barakiyo
Sanadiqo warkeeda wax nagabadali meeyso ..
Qof Iimaankiisu Xaqiqo Yahy
Inuu Azxpatii Rasulkee Sharafta Badnaa
Wax Ka sheego Wa Habenkii Xalay Ahaye
Tagey Xaasha Lilaah Inay Dhaleeceeyo Iska Daaye Bal Waabay U Ducaynayaanba o Ilahaw Anagiyo Walalhaygii Iimaanka Nooga Hor Marayba Noo Danbi Dhaaftaa Inay Gurayaan Baa Rabi Sheegay.
Aayadanaa Waano kuugu Filan Jabartaw Waa Hadad Se Tahy Mid Wax Qaadanaya.
ســورة الحشـــر
وَالَّذِينَ جَاءُوا مِن بَعْدِهِمْ يَقُولُونَ رَبَّنَا اغْفِرْ لَنَا وَلِإِخْوَانِنَا الَّذِينَ سَبَقُونَا بِالْإِيمَانِ وَلَا تَجْعَلْ فِي قُلُوبِنَا غِلًّا لِّلَّذِينَ آمَنُوا رَبَّنَا إِنَّكَ رَءُوفٌ رَّحِيمٌ (10)
10. Kuwa imaan Asxaabta Nabiga ka dib waxay Eebe weydiisan inuu u dambi dhaafo iyaga iyo Walaalahooda iimaanka uga hormaray uusan qalbigoodana xiqdi yeelin kuwa rumeeyey Eebena waa naxariis badane.
Ilahaw Noo Danbi Dhaaf Anagiyo Walaalahygii Iimaanka Nooga Hor Maray Qalbigayagana Xiqdi Iyo Xumaan Haw Galin
Adigaa Naxaris Badanhiyee
Ha eegin wax ka soo horjeeda islaamka waxay rabaan shiicadan inay diintooda faafiyaan
Allah haini barakeyo dariq saxda ah indinka kujooga
Manshalah
Inkaar hakugu dhacdo oo cadaabtii kuwaar
أيها الكاذب اين .. فلايامن مكر الله إلا القوم الخاسرون
جنود ابليس
sheekh inan shiico noqdo ayaan doonayaa ilahey haydin waafajo wanagiisa amiin
سبحان الله
Shiico ayaan donaya inan noqdo waxay ka dhigantahay adigoo yidhi waxan doonayaa inana caayo oo aflagaadeyo asxaabtii nabiga scw ee alle qur.aanka ku sheegay inuu ka raali noqdy ee diinta aynu maanta ku raaxaysanayno ina soo gaadhsiiyey ee mugdiyadii inaga saaray sababto ah shiicadu nacaybka ay u qabaan nabiga scw iyo saxabadisi waxay keenty inay xili walba aflagadeyan ilaa ay shiicadu yidhaahden nabinimada nabi muxamed xaq uuma lahayn ee cali binu abii daalib ayaa nabi ahaa oo malakul jibriil ayaa khiyano sameeyey oo halkii uu cali waxyiga uuga gayn lahaa ayuu nabi maxamed scw u geeyey markaa hadad doonayso waxaso gaalnimo iyo qudhun ah aad diin ka daydo waxa aad gacmahaga ku raadsanaysaa dariiqii naarta ku gayn lahaa markaa wlshy aduunka ayaamo yar ayaa la joogaa ee aakhiradada haku khamaarin
Maashaallaah
Walaahi kani waa dili lahaa hadaan Kenya 🇰🇪 joogo. Waa 🦠 virus.
Waar malaha qofkani wuu waalan yhy saan arkayo nacdali kugu dhacday
الصنادقةالمكذبين اين الشواهد والمتابعة ......الله ينجيكم العامين
21:58 xitaa macaal saliga nebiga caadi uma odhanayaan shiico waa dad jin xukum ku haysto ayaan umalaynayaa mid kastaaba diintuu jeclaado ha inoo keeno waa dadka la waalay oo diintooda laga saarey noocaasi diintaas shiicadu waa sida kiristanka oo kale nabigay diidaan waa iska gaalo
Hadaad gaalowdey adigay ku jirtaa ee meelahaa ku qarso diimahaaga iyo beenihiina hadaad gaalowdeen anagu ma gaalowbano aakhirka diinta hindita sanamka caabuda taasoo aad noo keentaan baa dhiman
Mansha Allah
Wlhi wahabiyo waa na dawakhisay waxaad timaadeen waqtigii loo baahnaa
Hore usocda
hawarta
Axaadiista ma wahaabiyo ayaa leh mise waa axaadisti rasuulka qalbigaa ku madaw nio isla yaab nacaybka aad u qabto dad gooni ah haku taagirin dad duminaya diintii islamka
waaruntood casharo mubashiriin majiraaan nabigu scw aalubeydk iyo kitaabkiisa buu kadardaarmey
Kan leh cumar ibnu khadab iyo abu bakar ayaa cadaab ka baqayay jihlinimo ayaa kaa hadlinaysa ambiyada ILAHAY ayaa maalin ta xisaabta odhan doona nafsii nafsii siduu Rasuulkeenu SCW inoo sheegay
beenaale khaain mufsid
Nacalad haidinkudacdo
Aniga waxaan is weydiin jiray sidee cashara mubashiriin isu dileen oo ay isu dagaaleen???
Waa been cad oo la sameeyay sida Ali bin abii dhaalib iyo dalxa iyo subeyr bin cawaan
نطقك عندما تقول العشرة المبشرين خطأ...
قل المبشرين بفتح الشين لا يكسره.
وهذا دليل علي ضعفك وقلة فهمك.
ثانيا:
تقول هؤلاء كانو من قبيلة واحدة... وهذا دليل أنك تنظر الأشياء بإعتبار القبلية...لاقبلية في الإسلام إنماالقبلية دين الصوماليين لادين الإسلام.
Wxan yaa wax usheego dabaalada
لعما شو كزاب هيدا سوداني ولا شو😏😕
Anuu ninkaa gadhka wayni siduu u arkay arinta cumar uumaan arag anuu
رب مشهور لا أصل له ليس اية ولا حديثا ولا إجماعا ولا قياسا أذن دليلك باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل باطل