10 Dabinnada Xiriirada Maanta Jira EP10
HTML-код
- Опубликовано: 17 окт 2024
- =========================================
I make reaction and inspirational videos every week.
Connect with me on social media:
Instagram: / ayub.axmed
Snapchat: ayubaxmed1
Facebook: / ayubaxmedmedia
My gear:
Nikon DSLR camera.
Software:
Sony Vegas Pro 19
Sony vegas pro 13
After effects CC
Adobe Premier Rush
Background sound:
Videohive.com
Dhiiri galiyaha noloshayda thy wlhi guulyso 2da daroodba
the baste vedio Lagend
Lambarka 7 rag iyo dumar ma.fiicno inay qof bil aadam ku calaacalan ama ku ag.ooyaan💯
Ilaahow adoonad adigu jeceshay ban ku waydisanay 🖤
Aniga gabar baan ahay xiriirna waan leyhy Wlhi teyda markaan ka hadlo ani qofka aan jeclahy hduu lacag heysan wxn leyhy so shaqeyso waan ku sugaa mooye lagama yaabo boqolaal ka taajirsan hda helo xitaa inaa ka raco wxn jecelahay midka aan heysto hduu waxba heysan xitaa inaa garab istago dhiira galiyo oo isaga kadhigto wax waliba waayo intaa kujiri laheyd kan kasa ka fcn ka hanti badan wxaa kaga roon midka heysato inaaa wax kadhigato ani hdaa qof ka tagayana wxn kaga tagaa bahdil inaa ka arko iyo dhaqan xumo lkn daruuf qofna laguma naco mida aad dhahdy dumar hda dhahdo sheikh aa utageyna waan ku mehersana ma ogolanayan meherka wax weyn maha ee wxn kafakireyna guriga marki latago wax lacunaa larabaa lagu nolado somaha
sx
i amin kaasa iga nasiib badan oo kula socdo xiriir idinka dhaxeeyo❤
Alla Run badaan wllkey ilahayoow kubarakeeh Aqliga iyo maskaxda ba. Yaaa Rabi 🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤
Been ma shegi karee for me lacagta wa number one ☝️😅
Alhamdulilah 2 ariin 2 nin waanku kala taagney
1:nin xaraan ila rabaay laakin Alhamdulillah anka diidey
2:nin anka kaarii waayeey war shaqeeyso adigu wax iska bedel😊
Wcs maclin ❤qodbka 1aad hablehen ugu bdn😢 lkn lax walba meeshe is dhigta lgu gowrcaa😮
Thank you 😊
Podcastigan wlhi markasta wakusexda saa udhagaysanayo wlipa qaybta hore 😭😂
Wcs ustaad shukran walahi wey dhacdey arintaan aad ka hadashey runtii
Aadbaan kuugu mahadnaqayaa ayuub axmed waxaan kaamaqlay hadalo aanan cidkale kamaqal
Mahadsanid wllo Ayubaxmed mowduucan waa mid muhiima 🎉
Sidee u doortaa lammaanahayga nolasha Kasoo hadal ayubow vidiow nooga soo sameey
الأمل في عدم قتل النساء والسماح لهن بحماية أنفسهن
Bonjours je vous suit depuis assez longtemps et je tiens juste à dire que vos vidéo sont super et continuez comme ça !!!!
Franchement je te remercie pour votre bienfaisance.
Vous êtes un bénédiction pour nous.
Qu Allah vous prête une longue vie ❤
Thanks my teacher
Lacagto wa lama huraan 😅
Ader waa ajarmanay walee bilee
Wax badan ayaaa nabartay malin +aaabe 😊mahadsanid
Chargerkii riba cuntay😅😅😂
Tii aamintaa kawaalan
Wcs wr wb ustaad ayuub jzakalahu khyrul jazaa allh haku xafido hana ku dhowro 🤲
Respect ❤😢😊
Yaab. Ilaahaw naxafid❤.
Nin naag qaba waaku raba maba ka aaminaayo inuu ila kaftamayo ayan moodaa 🤣🤣🙈
Sax waligaaa ha aaminin anuu lamaba hadalo
Jasakalahu kheiran ustaadi
Ayuub wll intee kaala soo xariiraa
maalinta uu dhaqan xumo uu i waydiisto wlhy wa malinka igu danbaysa ee uu iga dhintay si kastoo u jclhy malinkaa ayuu bes iga yahay
Ani dumar baan ahay wlhi qofka jclhy lacag kama dooranayo intaa kujiro xiriirkiisa lama xisaabi karo inta nin lacag leh isoo martay ama dibad ha jiraan ama dalkaba ha joogAan wiilal wada shidan hantine leh haay'ado ka shaqeeyo baan diiday hada lcg daneeyo sooma raaceen qodobkaas wa qalad marka dadka isku mid maahan
Xiriir maxaa idinku kalifay calafkina suga ama markaa guur diyaar unoqoto
Like me
Xiriir Hadad samaynin sideed kuguursan
@@Susaan23 xiriir qasa ma ahan
Asc Ayuub
Hablo mid ku baraaruga nin u baxbaxsanaya jidhkaga iyo bikrimadada fadlan ninkasi mustaqbal fcn kuma hayo ee caqligaga kaasho xidhidhkas iska soo gabagabee.
Waa hadal dhameystrn 💯✅
Wa labo marka guur noqoto wa lobhnyhy lacga wayo rer dismay lkn intaaa kahoreysa nin kuma xidho man waydiinysnyo wax wlb haday dhcdo😊
Wcs ayuub zxb dadka qar waxay dhahan wu i qudba sirestay 😁midas nh waridka kama warqaban midka ka hadal marka zxb
😎😎🤣🤣🤣🤣🤣🤣
thanks ❤❤
Waayo arag
Ustaad 😭🙏🙏🙏
Alxamdulillaah
Ustaad plz ka so hadal Nin Xaas leh 💔😭😭
thank you
Waaba bahdilaad in ninka aan dhaho wax waliba anaa bixina boorsadada bes so qado raganimadisa ayaba kudhely aaminsanhy ani
Walhi haduu bakhtigu ii xalaal yahay ma yeeleen taas mid sidaysa aan wacba haysan baan doonanayaa oon boqol dollarna Alle haka dhigee aan melahaa uga soo xayraamo waayo qof wlaiba nin iyo naag wax buu qiimo ku leeyahay oo uu ku muujiyaa ninnimadiisa/naagnimadeeda hadii uu waxaa gabana uu qiimo dhacaayo
@@mohbulshaawi597 haa abwe kugu raacsanhy gabadha si waliba ay wax uheysato familkeda walalahed qarabadeda qofki xanunsan iyo xita ninka cidisa qofa xanunsan karo aroos ba jiri karo qaaran wxas ha iskaga dabarto nin mar waliba lama weydin kare lkn iney ninka booskisa qadato wxn u arka in ninka raganimadisa labahdily waxba yu heysan lkn waa inuu dadaali karaa hadii kle iyada hadhow ku qabeyso adna guriga kashaqeynee😅
@@SumayaSaeed-p8s kkkkkkkkk sodaa weeeye weelka hadii uu ninku xalo siday gabadhii gabadhnimadeeda ku muujin sida nadafaadeda iyo gaarinimadeeda kkk cid waliba shaqadeeda ayay ku soo baxaysaa oo isku muujin karaa sida weye caqliga ha waayin walalo
First 🎉😊
Kawaran kan u diday xaramta on xirir ka dhan u jaray nabsi ma iga iman kara 🙄🙄🔪
Mya samey saas wll
Qofka mustaqbal kaa leh xataa prank ahan kuguma dhihi karo waxas.
Nabsina kaama raacayo ee jar dibna ha ugu dhicin dabinkaas walal.
Nabsi inuu kaga imaado Iska dhaafe kheyraa ilaahey xaggisa ka hele
Maye ajir baaaad kaheli ❤
Maya
Qof iga doqonsan waligay ma arkin😂 qoftaas maxey igu aqrisay
Thanks ❤
Thanks
👌
really
Qadobo mudan iyo biyo dahab ah lagu qoro. Mahadsanid @ayub ahmed
Ashabey wa maxay sidan ninkan malin kasta Ayu wax unan Abaha kushekin ayu isagu kushega 14k kudawanaysin subcribe hadad ladhaftid xasidki lashegayay ayaa thy maxa lacag miya lagu waydinayaa Wll cadi izga dhika
Lkn qofku inu shaqaysto asga ufcnhthy wyo tii daryeel midkle kudar
Philosopher of relationship may Allah bless you bro 🙏
Ani dumar baan ahay wlhi qofka jclhy lacag kama dooranayo intaa kujiro xiriirkiisa lama xisaabi karo inta nin lacag leh isoo martay ama dibad ha jiraan ama dalkaba ha joogAan wiilal wada shidan hantine leh haay'ado ka shaqeeyo baan diiday hada lcg daneeyo sooma raaceen qodobkaas wa qalad marka dadka isku mid maahan