C/ Qaadir Jubba & Hibo Nuur ( Mogadisho 1987 )

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 янв 2025

Комментарии • 45

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 13 лет назад +9

    Heestan waxay ka mid aheyd riwaayaddiii laga daba dhacay ee YAA U WAN QALAY WAQTIGA" ee uu hal abuuray abwaan Yuusuf Yare, waxay soo baxday dabayaaqadii 1986. Waxaa kaloo jilaya Shamuuri & Saado Cali. Mahadsanid Makeawish77.

  • @AhmedMohamed-yb4ux
    @AhmedMohamed-yb4ux 6 лет назад +4

    fanku waxkhtigsa ayu fan ah hibo jubo inolada lov

  • @greenwood1156
    @greenwood1156 7 лет назад +25

    Åh waa hbn taarikh ah hbnkaan sida ee aabo macaan iiga sheegeesay waxaa dhalatay walaashey iga weyn, hooyo uur leh tv qaranka ka daawaneeso fool qabatay alxamdulillah waqti yar kadib walasheyn iga weyn dhalasheed ehey.....according Pappa 💕

    • @MohamedANour-pg5fh
      @MohamedANour-pg5fh 6 лет назад

      Mahamud Abdulahi Abdi masha allah wllo happy for u. khayr baan idin wada rajaynyaa

  • @sadiahussen2025
    @sadiahussen2025 6 лет назад +4

    Mam hibo is beautiful 🌹🌿😘

  • @cabdiwalisabriye8519
    @cabdiwalisabriye8519 5 лет назад +1

    2. Legenders juba iyo hiba mahadsanid

  • @nuurtoosh1011
    @nuurtoosh1011 4 года назад

    Waa 2da fanaan ee aan wax balwad lahayn intaan ka xasuusto

  • @HaajaraIbrahim5417
    @HaajaraIbrahim5417 8 месяцев назад

    Aad aa u qaldan tahay dadka Vedio yadooda qaaska u aha maha inaa xadi waan ogahay meeshee degen tahay iyo qofkaad tahay iyo qofkii kuu keenay Vedio.

  • @wiilwanaaagsan6794
    @wiilwanaaagsan6794 5 лет назад +2

    Laxankii. Maxamed saleebaan tubeec.
    Erayda. Abwan yusuf yare

  • @noormohamedabdi8344
    @noormohamedabdi8344 5 лет назад +2

    Alla wakhtigii hore wanagsanaaa

  • @cabdiwalisabriye8519
    @cabdiwalisabriye8519 5 лет назад +1

    Axmed cowke allow kunaxariiso juba ninka garabka katabaanayo oo dhagwax ugu sheegayo wa cowke

  • @Xaq_udirir
    @Xaq_udirir 11 месяцев назад

    Hees aad iyo aad u macaan

  • @OsmanGelle
    @OsmanGelle 7 лет назад

    Heestaan caadi ma ahan laba legend na waa qaadayaan Labiib bro heesaha dhan oo halkaan meel lagu qaaday soo wada gali please ilaa hada sadax hees ayaad soo galisay ee fadlan soo badi

  • @SakariaMohamed
    @SakariaMohamed 8 лет назад +1

    Sweet song

  • @zundusraaqiya4475
    @zundusraaqiya4475 5 лет назад +1

    Heeskaani wuxuu ka mid ahaa heesihii ku jiray Ruwaayadii Yaa u wanqalay Waqtiga

  • @vuurventabdjl2375
    @vuurventabdjl2375 9 лет назад +3

    Www dadki hore mash alah bay ahaayn

    • @Somfox1
      @Somfox1 7 лет назад

      Sharaftii iyo dowladnimadii Kacaanka hobaladeena baad ka aragtaa .. walee Somali iyadaa iska dumisay dowlad dunida dhan laga ictiraamo , hadana inaga ayaa laynaga rabaa in aan dalkeena dib u dhisno

  • @garyaqaansomali1880
    @garyaqaansomali1880 6 лет назад +1

    Ruwayadii yaa u wanqalay waqtiga
    Iyo abwaan yuusuf yare

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 6 лет назад +2

    Hesta aan Ugu Jeclay Hesaha talantaliga Ah ee hibo Hudoon Iyo Juba

  • @malmo4235
    @malmo4235 7 лет назад +5

    Waa Arooskii Ina Siyaad Bare Oo Hada Canada 🇨🇦Joogta

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 6 лет назад +1

      waa cali siyaaad bare iyo nasra an.ibraahim oo dhimatey 2 sano ka dib arooskedi

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 4 года назад

    Ruxii abaaaal halo

  • @nuurtoosh1011
    @nuurtoosh1011 4 года назад

    Waan fadhiyay habeenkaas
    Waxay ahayd xaflad aroos oo Reer siyaad bare gurigooda bah khadiijo ka dhacday
    Fanaaniin badan baa ka tumay
    Waxaa xusid mudan in gabadhii arooskaas loo dhigay ay geeriyooriyootay 2sano kadib 89kii

    • @bilansharaf779
      @bilansharaf779 4 года назад

      Ma dagaaladii bay ku dhimatay mise sabab kale wall

  • @kccfhgcchhhj956
    @kccfhgcchhhj956 9 лет назад

    👍👍👍👍👍

  • @zakrieali2830
    @zakrieali2830 6 лет назад +1

    ilaa iyo maanta oo ayaa lafahmi karaa waxa eey Ku heeseen lkn baanta waxaa heesay daahir yaa shamis

  • @ahzaab553
    @ahzaab553 5 лет назад

    But still he look younger this guy 🤔🤔🤔

  • @mohamedhussein1311
    @mohamedhussein1311 6 лет назад

    Fanaaniin waa ku waan iyo wax ladhageeysan karo

  • @Maugas
    @Maugas 13 лет назад +2

    Y does Jubba look like he is being forced to perfom this song?

    • @amalabdiaziz6190
      @amalabdiaziz6190 7 лет назад +2

      arooski wiilkii siyaad barre ayay ka qaadayeen habeekaas ayaan maqlay. maybe that is the reason🤔🤔 Allaahu aclam

    • @Global_just
      @Global_just 5 лет назад +1

      Mohamed Ugas he appears to be unhappy trying to look like he’s smiling, you’re right

    • @Hobyosultana
      @Hobyosultana Год назад

      Could be nervous, he was younger than the other artists, singing in front of the President

  • @Xaq_udirir
    @Xaq_udirir 11 месяцев назад

    Laxanka saaran iyo sida loo garaacay muusikada

  • @cabdiyare7136
    @cabdiyare7136 6 лет назад

    Ddd