Madaxweynaha Soomaaliya Oo ka hadlay Arrimo Badan oo ku aadan xaaladda dalka & Maamul goboledyada..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • www.kalsantv.com
    / kalsantv
    / kalsantvuk
    Kalsan TV Kala xiriir
    Tel: +44 (0) 35150769
    Tel: +44 (0) 2035150769
    Email: Kalsantv@gmail.com | Sales@kalsantv.com

Комментарии • 7

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 45 минут назад

    Xassan qabiilayste guruupkaad dawladii somaliya ku shirkoowdeena Waa mooryaan. Somaliya Allah ha bad baadiyo

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 43 минуты назад

    Allah kariim

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 2 часа назад +1

    Ninkaani Horuumarka iyo dawladnimada muxuu u yaqaan tolow Isbaarada iyo Qabyaalada ayuu u yaqaan, Xasanow Dawladnimo waa kaa dheer tahay ee Xamar xal u samee oo Amni ka dhig

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 2 часа назад +1

    Soomaali heshiis ah dunidana heshiis la ah meel ku sheeg, maanta meel Soomaaliya ka mid ah oo aan dagaal ka socon ma sheegi kartaa

  • @bashiirmaxmed1697
    @bashiirmaxmed1697 Час назад +1

    Wajigagubay hadad qajilaysid iscasil xasanow

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 2 часа назад

    Masaajidkii miyaad Tagtay Tuug Munaafaq Khaa'inu wadan ah ka hor leexo umadda shaydaan yohow Ilaahay iyo Rasuul toona ma taqaanide Munaafaq yohow

  • @Lagubaray
    @Lagubaray 2 часа назад

    Caajiib ,hassan masajidadii al -itaxaadaka,iictii-saamka, seelefiiga,sufiyada,xeerta,suufiyada ,oo nimankii Som ka deegii wayday masaajidadii waa logusoo gaalay?hasan baa dhexfadhiiya ,laakiin hassan damaal-jadiid uunbu lahadlayaa,oo firqadiisa aah,ee warku waa looma dhaama sheekada waranlee?