Casharka ugu muhiimsan ay tahay trader kasta inuu ogaado! SHEEKO PSYCHOLOGY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 фев 2025
  • wixii su`aal ah igala soo xidhiidh
    Instagram: / awale_abdirahmaan
    My mentorship: adkowfx.online/
    webka lagu xisaabiyo lotka calculaterka www.myfxbook.c...

Комментарии • 98

  • @mubaarikabdirashidzuldan4433
    @mubaarikabdirashidzuldan4433 2 часа назад

    Thnkz video waxa unoqodona mid dhalyar badan noloshoda padala. Adiga allah ka apalmariyo ustad

  • @Geelle445
    @Geelle445 3 часа назад +2

    Masha Allah waa 10 qodob oo aad umuhiima qofka traderka ahna caawanaysa waxa uu guul ku gaadhayaana tahay intaaas oo uu dabaqo waxaad ku soo beegtay ustaad xiligii ugu haboonayd mahadsanid

  • @KasimAliMohamed
    @KasimAliMohamed 4 часа назад

    Ustaad Awale Aad iyo Aad ayaa umahad santahay qodobada Muhiimka waa qoranay wana ku dhaqmi donaa inshllah ❤️🙏

  • @Aidaroabdi
    @Aidaroabdi 18 часов назад +6

    He is the mentor of your mentor ustaD Awale alle haku sharfo🙌🙌🐐

  • @UPDISAMEDHUSSEIN
    @UPDISAMEDHUSSEIN 4 часа назад +1

    welcome back lpxyga🦁🦁

  • @xaqiiqochanel3706
    @xaqiiqochanel3706 19 часов назад +2

    Ustaad cawaale kheyr alle ha ku siiyo cashiradada ayaan qaatay wax badan ayaan ka faaiday sanadkaan ayaan bilabay inshalaah sygchlogy ahaan waan isku dhisaa inshalaah

  • @KhaledMuktar
    @KhaledMuktar 4 часа назад

    Thanks 😊 my monter Awaale Abdirahman Alawash ❤

  • @amiinamiin746
    @amiinamiin746 18 часов назад +4

    Qofba qofka uu ka tradeyo yar yahay wuu ka guuL badan yahay Suuqan sababtoo ah waxa laga yaba inaad ka dhuumato SL kugu dhici lahaa
    Mahadsanid ustaad Cawale kalintii kaga adanayd dhalinyarada somaliyeed waad kasoo dhalashay runtii.

  • @Abdihakimomar252
    @Abdihakimomar252 19 часов назад

    Macalinka Macalimiinta Thanks Ustad Allaha Ku Barakeeyo ❤

  • @shakuurr1
    @shakuurr1 2 часа назад

    Waa qortay 10 qodob waana Thanks

  • @NimoOsman-y4e
    @NimoOsman-y4e 6 часов назад +2

    Anigu wxn dadka suqan uso galay si lacag usamayan dad badan way igala taliyeen lkn maskaxdeyda wy qadan waydan taladan hada 10 qodob wn qortay inshallah balan wxn ku qaday ina siday thay ugu dhaqmayo malintan gulaysto ayan coment dib ugu so noqonaya iyo faidada 10 qodob an racayo laga bilabo mantaaa❤️🙏

  • @somaliaudiobooks
    @somaliaudiobooks 10 часов назад

    Qaabka sheekada aad u dhigtey ayaa cajiib ah lkn qodobo muhiim ah wayeh thanks

  • @bashkatube2363
    @bashkatube2363 19 часов назад +8

    Ustaadi youtube kaaga mrkasta indhaha ku haynaa nooso badi vedeo yada❤

  • @KhadarSiciid-m7z
    @KhadarSiciid-m7z 7 часов назад

    Waa intaa iga dhinayd mahadsanid ustaad

  • @dhaqankamuminiinta7722
    @dhaqankamuminiinta7722 3 часа назад

    Thankz mia monter aad bad umahadsantaheY taLooYin kaga

  • @daadirsheekeye5301
    @daadirsheekeye5301 19 часов назад

    WA MESHI UU U DHINTAY SUUQA THANKS GOAT AWALE

  • @cabdinaasir5493
    @cabdinaasir5493 10 часов назад

    Ustaad cawaale calaash Guuleyso ❤

  • @bakarmoha-zi5tc
    @bakarmoha-zi5tc 18 часов назад +1

    aad u mahadsan tahay ustaad cawaale

  • @saydcumar8131
    @saydcumar8131 19 часов назад +1

    Allaha Ku xafido ustaad dad badan ayaa noloshooda wax ka badashay

  • @MaxamedabdiraxamaanmaxamuudMax
    @MaxamedabdiraxamaanmaxamuudMax 19 часов назад

    Best Teacher 🎉

  • @CalmHockeyPlayer-pw
    @CalmHockeyPlayer-pw 4 часа назад

    Scb xageen kaala soo xiriiraa

  • @gaalip6379
    @gaalip6379 18 часов назад

    Good points sire.

  • @mystery-d4n
    @mystery-d4n 18 часов назад +1

    Thanks ustad The story of Abdullrahman is similar to mine🤝

  • @4slam.10
    @4slam.10 11 часов назад +2

    ABDIRAHMAN KOOFI SUNI 😂 YAA IKASAAYO MY TEACHER Caaqil trader🎉 halkan kaa salaamoyaaa🖐

  • @mohajaamac2348
    @mohajaamac2348 9 часов назад

    Guuleyso ustaad ❤

  • @apdirizackyousuv
    @apdirizackyousuv 19 часов назад

    Cawaale gacan fadhiisin ayaan u baahnay suuqa waan eryaa marina wuugaga dhacaa marina waa gulaysta demada lkn waxa iga tan baty casharda aan qortay 100 strategy ayaan isku shex wadaa xgeen kaala soo cidhiidhaah❤🎉

  • @muscabali5098
    @muscabali5098 18 часов назад

    Shukran ustad alle haku sharfo

  • @profitpulseYT-278
    @profitpulseYT-278 17 часов назад

    Aad baad u mahadsanatahay ustaad

  • @YAASIINMAXAMED-h3r
    @YAASIINMAXAMED-h3r 10 часов назад +1

    ZMC.10 The goat of ICT 🐐

  • @AbdirashiidAxmed-hy8zn
    @AbdirashiidAxmed-hy8zn 13 часов назад

    Ustaad awaale ❤

  • @sayidcalicabdishakuur6675
    @sayidcalicabdishakuur6675 5 часов назад +4

    xalay oo tariikhda ahayd 7/2/2025 waxa aan gubay acc 10k ah, EURUSD oo aan buy ugu jiray baa halmar new soo baxay sl-ka iigaga dhuftay lkn balaayo waxay ay dhacday marka aan damcan in aad suuqa ka aarsado waxaa aan furay dhowr trade oo kiiba 1% uu yahay ugu dabey aac-keyga hawaduu ka baxay lkn markale ayaan isku dayayaa aniga oo dabaqaaya 10kaan qodob insh allah mahadsanid ustaad

  • @RadwanOmarAli
    @RadwanOmarAli 4 часа назад

    the best mento

  • @AbubakarKaroto-d3y
    @AbubakarKaroto-d3y 19 часов назад

    Zxp gacan fadhisin ubahanhy xage kla soo xariiraa 🎉

  • @cabdiraxmaanbiiwaaye8855
    @cabdiraxmaanbiiwaaye8855 18 часов назад

    Ustaaad qiima bdan alle abalkaga jano ha ka dhigo noso badi. Casharada kusabsan physiciology waubahanahy wlhi cilmi wa naga dhistay

  • @ayubabdidahir1094
    @ayubabdidahir1094 19 часов назад +1

    thanks cawale

  • @mohamednoah3118
    @mohamednoah3118 9 часов назад

    Illaahay Miisaanka Xasanaadka ha kuugu daro. "Waa halka ay laxdu u dhimmatay" Cajiib!!

  • @shifaasheq9699
    @shifaasheq9699 2 часа назад +1

    AM THE ONE😅

  • @claahiculusoow6137
    @claahiculusoow6137 19 часов назад

    thank you

  • @Manoz.1
    @Manoz.1 19 часов назад +1

    I.a inaan trading guul kagaro rajeyna

  • @adenhassen9119
    @adenhassen9119 17 часов назад

    Mahadsanid ❤

  • @dalxasofe4083
    @dalxasofe4083 19 часов назад

    Ustaad sare.

  • @HassanHaybe-j1l
    @HassanHaybe-j1l 18 часов назад +2

    websiteska lagu xisaabiyo lotska ustaad nala wadaag💯💯✊🏾

    • @Awad76
      @Awad76 18 часов назад

      Myfxbook lotsize calculator kaas isticmaal walaal

    • @mahadhonest7272
      @mahadhonest7272 18 часов назад

      My fxbook

    • @cawaalecalawaash2332
      @cawaalecalawaash2332  15 часов назад

      www.myfxbook.com/forex-calculators/position-size

  • @Abdahakiinaamiin
    @Abdahakiinaamiin 18 часов назад

    Thanks my pro

  • @WllBurhaan
    @WllBurhaan 18 часов назад +3

    Jornal bilowaa 😮😮

  • @arfoonaden6245
    @arfoonaden6245 7 часов назад +1

    Wlh Qodobka ugu muhiimsan inu yhy psychology aniga ka marqaati ah. Arbacadii waxa gale trade oo rules keyga dhan ii waafaqe waxu target keyga ahaa 60pips ugu badnan 30pips profit marku ii dhaqaaqe buu suqa igu so labte waxn arke anigo -1.6 loss kujiro wan ka xirte wax yar kadib dhaqaaq xogan bu so dhaqaaqe Tp geyga bu imaade suuqana -1.6 oga baxe😁😃

  • @axmedabdi9705
    @axmedabdi9705 7 часов назад

    Good
    Good

  • @isseahmed9192
    @isseahmed9192 19 часов назад +1

    Markaad buug sheego faneed ah soo aqrisato
    Muqalka caajisid ma lahan
    Good teacher❤

  • @Sportschannel721
    @Sportschannel721 19 часов назад

    C/raxmaan mahdi-gii saaxibkaaga ahaapa macalin😂🤚

  • @suhaibismail7889
    @suhaibismail7889 17 часов назад +1

    Video gi hore e pyscology ga dhiig ayaan kaga keenay, kana bagaad nooga so fasaxday mm

  • @NasrojilacowCali-i3b
    @NasrojilacowCali-i3b 19 часов назад +1

    Mhdsanid ustaad caawale abaalkaga jano allah ka dhigo video weak kadib bil kadib 6bil kadib sanad kadib wan kuso labanaya qoralkan ruleskan dhan wan ku dhaqmaya balan nafteyda ka qaday waaye i.n hada noolahay

  • @abdifatahawmusse8598
    @abdifatahawmusse8598 19 часов назад

    CAWAALE YAROOW SUUQAN MA FAHMAYNEE HA NAGA WAALIN BRO

  • @loyalwave
    @loyalwave 2 часа назад

    Saxibow crypto video noogu soceyli bilaw ila dhamad iyo sida coins yada loo radiyo ado mahadsan

  • @ibraahimmalabbiyemc4441
    @ibraahimmalabbiyemc4441 19 часов назад

    siro cusub ayaa midkaste kujira adkow ka adkow

  • @mahadhonest7272
    @mahadhonest7272 18 часов назад

    Adke❤

  • @AbdifatahAbdiwasa-v2n
    @AbdifatahAbdiwasa-v2n 19 часов назад

    The 🐐 goat

  • @SuggeFx-e8i
    @SuggeFx-e8i 10 часов назад

    Link notionka wuu dhacay ustad ee mid kle noso same mahadsanid ❤

  • @TEESTEYE_
    @TEESTEYE_ 19 часов назад +1

    Ict kuma trade gareyo lkn psychology io taloyinkaga aniga io dad badan iney wax ka badalayn waan aminsanhay guuleyso sxp 🫡

  • @Xikmad_xasusin
    @Xikmad_xasusin 19 часов назад

    my goat 🐐

  • @raadarts-r
    @raadarts-r 19 часов назад +1

    Macalin qaasaraha maxaan kaga badbaadaa
    Macalin wuu illa joogaaba cabdiraxmaan

  • @CiiltireGammer
    @CiiltireGammer 19 часов назад +1

    Videowgan wala so dahday ustaad😂❤

    • @HassanHaybe-j1l
      @HassanHaybe-j1l 18 часов назад +1

      waa runtii ustaad 🤣🤣💯✊🏾

  • @mohamedfaarax6412
    @mohamedfaarax6412 19 часов назад +2

    Mhdsnid ustad inksto anigu hda pilow ahye i.n wano faideysy

  • @Cabdiwaasac-wf5bc
    @Cabdiwaasac-wf5bc 17 часов назад

    Content ba ka Kadambeeya wuu ka qiima badanyey ustad Noolaw

  • @my24motivation
    @my24motivation 2 часа назад

    Videogaan yaadaawanooyo 2026 😅

  • @Uuwe2
    @Uuwe2 9 часов назад

    🙌🏽🙌🏽

  • @bushroali279
    @bushroali279 8 часов назад

    Wllyal wa xaran forex hada ben mudeysid kasodawo RUclips kan

  • @MatXasan
    @MatXasan 19 часов назад

    Sxp keyga cawaale

  • @HayadMohamud
    @HayadMohamud 19 часов назад +1

    cabdiraxmanka lasheegayo waa anaga an Isfahano dhalinyaro😁

  • @abdiaziz2968
    @abdiaziz2968 2 часа назад

    bro videogan waxaat keente mar lasoo wada gubtay😂😂

  • @aadanabdi4909
    @aadanabdi4909 6 часов назад

    Dhalinyarada waxa Dilay Overtrading
    Over risk

  • @ayuubrooble63
    @ayuubrooble63 4 часа назад

    qodobka 7aad maxow aha lkn

  • @axmedabdi9705
    @axmedabdi9705 7 часов назад

    Wllka

  • @MkKalaay
    @MkKalaay 16 часов назад

    Waxan dawanaa casharkaan 12:00
    habeenimo xili nfb liiga dhacay
    Back tasting waan ka soobaxay

  • @GoldMentorship
    @GoldMentorship 8 часов назад

    Sidee account yada la iskugu xeraa

  • @Naim.132
    @Naim.132 8 часов назад

    Forex iyo crypto tradingka isku mid miyaa

  • @Manoz.1
    @Manoz.1 19 часов назад

    Wlahi maanta Lee samenayay revenge trade

  • @ahmedseid9092
    @ahmedseid9092 19 часов назад

    Sxb cabdiraxman mahee waa iniga kani

  • @MatXasan
    @MatXasan 19 часов назад

    Ustaad qodobka 10aad hadda leeba kufikiraayey..... Ustaad wlhi dabeecad waxaan a isku arkay waxaan kafikiraayo inaad isla markiibs vedio aad kasoo sameyso ma maskaxdeyda baad kujirtaa

  • @Sheikhxamse
    @Sheikhxamse 19 часов назад +1

    Buug ICT maad ka Diyaarisid😂

  • @somalisocialmedia4542
    @somalisocialmedia4542 2 часа назад

    Qodobka 7 baad ba ka boday

  • @AbdishakourAhmed-c4i
    @AbdishakourAhmed-c4i 18 часов назад

    No: 4, Which is Do not do revenge towards the trading” in fact I had been suffering that bad habit some times which deter me from becoming profitable trader, later on I combat it and now I have reached a certain level of profitability!
    All glory goes to almighty Allah.

  • @Azhaniaxmed
    @Azhaniaxmed 18 часов назад

    Xaqiiqd trade haddii aan revenge ahaan u qaato sl iiga dhacaa

  • @AyaanleCabdi-q1v
    @AyaanleCabdi-q1v 18 часов назад

    Mahad sanid macalin

  • @Abdullfx19
    @Abdullfx19 4 часа назад

    Crxmankas ani wye 😂

  • @salluyare9966
    @salluyare9966 19 часов назад

    Waxaan ahay boqorka tredka

  • @maxamednuur7297
    @maxamednuur7297 19 часов назад

    Tredinku fudeed bu ii noqday alxm

  • @anafinhoyt9152
    @anafinhoyt9152 16 часов назад

    Bishan cashirka marka seexanayo aan ku seexanayo doono wye guuleyso macalimuu

  • @kadyecaroole7762
    @kadyecaroole7762 6 часов назад

    Ustaaad WhatsApp group noo smaee suaalo is ku weydiino