Puntland in ay Majeerteeniya tahay Somaliland Isaaq tahay ma hadaad ogaatay. Waa in Maakhir iyo khaatumo si dhakhso ah Loo mideeyo oo caqligu shaqeeyo.
@@Salamin77 Warsangeli waa Majeerteen walaalki. Isaaq oo aan wada dhalan oo Warsangeli iyo Mareexaan ba ka buuxaan waad midaynaysa, Harti oo wada dhashay waad kala qaybinaysaa. Caqligas yaad ku dhaqaysaa oo dhegeysanaya ama Dhulbahante noqo ama Isaaqi Dhulbahante waala ku dhalay noqo. Guul Puntland
Majeerrteen inagaa dhulkoodii ugu tagnay. Si aan colaadda SNM garab uga helno taasna ma dhici maanta ceergaabo waa la inaka saaray. Waa khasab in Khaatumo iyo Maakhir la mideeyo. Maantta Majeeteen cidna uma baahna meel walba dekad iyo garoon calami buu haystaa. Labadeena reer hawl baa Inoo taal.Halgan baa ina hor yaal.
Tii kuusnayd wixii Puntland, wax ka sheega wey ku raaxaysataa ,kan foosha xun ee Biddaha u eg, ee cuqdadaysan, abtigiis Gidaarka madaxa la dhac, waa boos raadin, ha Galgalato.
Warsangeli Halganka baa horyaal laakiin waa ka warwareegayaa war naftiina been ha u sheegi na Puntland marti baynu ku nahay Somaliland waa cadow gooni goosad . Khatumo waa in aan la midowno. Faaidada weyn oo dhaqaale iyo dhaqan iyo difaac oo ah tan ugu miuhiimsan.
Horta xaqiiqo jirta ayad ka hadashay balse runtu wa qadhaadh waayo mamulka puntland wa mamul wada jir harti ku dhistay balse waxa laga dhigay mamul reer u xidhan balse manta sidii hore maaha oo reer kasta wa tashaday
Hwiyuhu way u dagaalameen sidii Gal-mudug loo sameyn lahaa. Majeerteenku way diiddan yihiin in la sameeyo SSC-Maakhir. Waa xaasidiin. Siyaad barre way la dagaalameen. Sayidkii way la dagaalameen.
Gabadhaan Garaad xun ee Garaadsan isu bixisay waa Gabar Harti kala gurta Fahiima quuje iyo Kayse kintir dad Harti kala gura oo kala qaybiya weeye Reer hartiyana u xoog wayn oo aan la hayn aragti fog
MARKA HORE SI AQLAAQ LEH UMAAD HADLIN, DHULBAHANTOW HADAAD KU FAKAREYAAN INAAD QABIILKA WARSANGELI MASUUL KA NOQOTAAN AMA WAALIDIINA LA SOO GASHAAN WAXAA TIHIIN DOQOMO WAALAN OO JAAHILIIN AH.
Sheekha ka Waran Xassan diirato ee caadeystey dal dhan Wixii uu lahaa dhacaya oo daaraha ka dhisanaya Egypt Tanzania turkey Kenya emirate dadkii danyarta ahaana buulashodii duminaya ee banaanka la taagan ilmaheey Jaamacado bey ka bexeen kaas Nocaas ah Kuba cawaanta ah ee Qabyaalada Ku daba yaacaya Maxaad kula talinlaheyd Somaliya Waxaa heysata Mas Madaxaa laga dilaa barlamaanka Somaliya Waxaa laga Rabaa Sida Madaxweynihii South Korea Waa In Xassan diirato loo Soo xiraa oo lala xisaa tamaa Waabaa Nin doqon ah dhumey Markii la Soo heley buu yiri Maxaad iga heshaan beritaan dhumiye Xassan dhiiqo oo Ayax ah Waa Nocaas, Waxaa kaa yaabinaya group ka Xassan diirato ee Shaley Ethiopia dad'dhan u jaa'ifeynayey Waa tey lahayeen oo dheheen dadka beydhabo Waa Wacaladii Ethiopia ay ku dhaleen ??? Maantey Xassan dhiiqo baa Ethiopia jogaa oo leef leefayee Maxey Maantey Umada Somalida u Sheegi donaan Mise Xassan dhiiqo'na Ethiopian baa dhaley ??? Xassan dhiiqo oo Aqoonsigii uu Ethiopia ka Rabey Ma ka heley ???? ileen Xassan diirato Waa Nin Ku caan baxey hab dhaqan ka balan baalista bal Adiguba dhageyso khudbadii Xassan diirato oo dhahaya Ethiopia Waxey diidey iney Na Aqoonsato ??? War ninku Ma aqoon Raadis baa??? Maqashey Sida uu Madaxweynaha Eliteriya ula Hadley Madaxweynaha farasiiska ??? Madaweynaha Eliteriya Ma aha Xassan dhiiqo oo Ayax ah Kuna Sifoobey No vision, No strategy, No dignity. Xassan diirato Waa Mooryaan Madaxweyne Noqdey Waana in dalka Somaliya laga badbadiyaa xassan diirato he's number one enemy of Somalia Beesha hawiye Waxaan leenahey inta Xassan diirato u dhiman Nin Wax gal ah oo dalka iyo dadka bad baadiyo keensada, Arinka Aan Sheegey hadaad Sameyn Weysaan Waxaad ku Sifoobeysaan idinka oo tolkiis ah iyo xassan diirato Qaade iyo Qariye Si dalka Somaliya loo bad baadiyo Waa Muqades Xassan diirato in aan lala' inta u harsan hadii kale dalkan Wuxuu gaarayaa Meel Adiga iyo Anigaba Wax ka Qaban Karin taas yey dan u tahey ??? Xassan dhiiqo hadii uu xukunka ka dego Waa in Maxkamad la kenaa oo lagula xisaab tamaa hantida uu dhacey
nin kaa hadal kiisu waa xadiis laaxin laga jari maayo waxaa hubaal ah in harti waqooyi isku qasban yahay maanta waxay taagan tahay cidi kaama dan beeyso run ahaan tii✌️
Showga saaxirada DAAROOD, war ama dagaalama ama futa da jeediya. Waligiin ba wax iskama celisaan. Darood waa fuley, hadu xineya leyahey XAMAR kamu carareen.
Marka Hora puntland maa rabto mamuul cusub ina laga samayo agtadaha taa labaad South bari waa puntland Garowe iyo Bosaso North bari waa British somaliland laasanood iyo laasqori Waxa wax radayna waqtiga baa iska lamanya aduunkaan maha souq siida ciyaal souqnimo maha meesho waa borders marka maad kaa laa dooro baa ah ku danbaan puntland raac hadaa kale somaliland labada wax I daxaha maa jiirto walal been raad maleh lol waa inoo iyo mar kale iyo Mr.ruun sheeg mahadsand abaayo Marka square baa kuu jiirtaa lol
I think, Dhulbahante iyo Warsankali waa isku dan ee ha isku darsadaan the 2 states Khatumo + Maakhir = TumoKhir❤ we love Putland, but nimakaa Maxmuud Saleebaan baa jeebka kuritay, Majeerteenka kaleba wax uma ogoola ee maxaad ka sugaysaan,Dhuloo iyo Waroo, dantiina qabsada ❤
Haddaan Warsangeli nahay dhibaatada nagu dhacdaywaxaa kow ka ah been baan rumeysanay. War Warsangeliyow been ha rumeysan. Waad I fahanteen baan u makaynayaa.
Dhulbahante wuxu u baahanyahay 120 sanadood si ay Warsangeli ula jaan qaadaan. War ma heshiin karno Dhulbahante iyo Warsangeli. 20 sanadood ayaa Warsangeli dagaal kula jiray Daraawish. Harti halkas ayuu ku dhamaaday. Anaa diley oo daleelayey xagge Daarood ka doonaa. Aan isu ducayno
ManshaAllah Allahay ha kuxafido Amiin runti baad shaagtay Allah okbar guul 💪🏾♥️♥️
Mashaal Garaadsan waan ku salaamayaa, wiilkaas waa saxan yahey noogusoo celceli wareysiyadiisa cusub waa Garaad hagaagsan❤❤❤❤❤
Waa ku salaamey garaadmedia. Ninkaan wuxuu ka hadley war saxa. Ha ogaadeen Dhalinyarada aan waxba ogeen ha okaadeen.
GUUL GUUL GUUL SSC IYO WARSANGALI ❤❤❤
Mashaa Allaah ❤❤
Mansha Allah well said!
Reer ssc khaatumo iyo reer maakhir waa walaalo dhulka baaxada weyne wada dega guulaysta
Ceerigaabo nabaddeedda halloo daayyo isaaqq iyo hartiyoow insha'Allahu
Khaatumo iyo Maakhir waa isku duriuuf.
Ninkaa hadalkiiso sida siiroka ayuu iigu dhacay, laakin maanta waan soo jeedna, Harti waa tol xumayn maayno laakin dagaalado markey dhamaadaan waa la xisabtami inadeer.
Khaatumo iyo Maakhir Maamul ayaan iskugu tagayna, shidaalna waan soo saarayna dakadna Maakhir ayaan ka dhisayna Hartina wixii lanuugs baahdo waa tolnimee waan gudanaynaa
Waa wiil caqli badan
ALLAH ha ini guleygo inchallah
Puntland in ay Majeerteeniya tahay Somaliland Isaaq tahay ma hadaad ogaatay. Waa in Maakhir iyo khaatumo si dhakhso ah Loo mideeyo oo caqligu shaqeeyo.
@@Salamin77
Warsangeli waa Majeerteen walaalki. Isaaq oo aan wada dhalan oo Warsangeli iyo Mareexaan ba ka buuxaan waad midaynaysa, Harti oo wada dhashay waad kala qaybinaysaa. Caqligas yaad ku dhaqaysaa oo dhegeysanaya ama Dhulbahante noqo ama Isaaqi
Dhulbahante waala ku dhalay noqo. Guul Puntland
run iyo xaqiiqu kahadlay ninkan
👍👍👍👍👍👍👍
DOQON IYO DOQAN IS AMAANAYA AAMUS XAYAWAAN!!!😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁
Guul Somaalilnd 💚🤍❤️🐯
kkkkkkkkk guul kaadheere nasabkiinii meel ku sheeg irir carabyuhuud oromo keetahay
@@shaficimohamedomar-d6bWALLAAHI CAAWA CARUURTIINII GACANTAY KUDHIGEEN G36 IYO SBB WEYNA GUULEYSTEEN WAADJABTEEN HUWANEEY KKKKK AFKANOOL ITAAL BARANBARO
Oromo Somali baratey
Majeerrteen inagaa dhulkoodii ugu tagnay. Si aan colaadda SNM garab uga helno taasna ma dhici maanta ceergaabo waa la inaka saaray. Waa khasab in Khaatumo iyo Maakhir la mideeyo. Maantta Majeeteen cidna uma baahna meel walba dekad iyo garoon calami buu haystaa. Labadeena reer hawl baa Inoo taal.Halgan baa ina hor yaal.
Laascaanood arinkeedda nabad halloo daayyo isaaqq iyo hartiyoow insha'Allahu
✔️❤
Buntland buntland buntland nilagaraac
Ey baa tahay dadkii iyo dalkii dhabar jebiyey adaa dgulkaaga hunguri siistay is difaac mj adaa ka badan iyaga dhulkooda ragagoodii baa u dhamaadaye
Hadda dhulkiisuu u tahsanayaa xiniinyaha uga fuq waa adiga caruuta Badhan xabadda la dhacayye!
Maasha allaah alla haku daayo adıga iyo intii kula mida
Kkkkk idifaac kumana rabo waan ku caayayaa habartiin u sheega
War ninkan waxa u ka hadlay iyo waxa aad la soo shaqo tagtay isma laha. Dib ugu noqo hadalkiisa.
Waa halyey ruun badan ❤🎉🎉🎉❤❤
Waaku gu taageeraaya dhulbahante warsNgal oomaamul wadaaga
Adeer wad wanaagsantahaye debada ka kaalay o difaaca ila gal
Tii kuusnayd wixii Puntland, wax ka sheega wey ku raaxaysataa ,kan foosha xun ee Biddaha u eg, ee cuqdadaysan, abtigiis Gidaarka madaxa la dhac, waa boos raadin, ha Galgalato.
Warsangeli Halganka baa horyaal laakiin waa ka warwareegayaa war naftiina been ha u sheegi na Puntland marti baynu ku nahay Somaliland waa cadow gooni goosad . Khatumo waa in aan la midowno. Faaidada weyn oo dhaqaale iyo dhaqan iyo difaac oo ah tan ugu miuhiimsan.
Waa horgalo ku dar eedo
SSDF=SNM ( JUXA = JUUDAAN) DERG STUDENTS
Absolutely
Mansheedaad dhintay Mansha Allah
Go Sulekha go,
Meel fiican buu hadalka dhigay
Harti kala qaybin Uma baahan, Harti Waqooyi Iyo Koonfur makala laha, taasi waa kala qaybin cad.
Salamu alaykum hadalkiisa wax sax ah iyo wax khalad ah buu leeyahay ssc and khaatumo waa walaalo laakiin in ay isku mid noqdaan waa wax khalad ah oo ka soo bilowday hassan sheikh and cadowgeena waxeey Nala rabaan weeye in aan isku mid noqono waa khalad warsangeli xoolo ma ahan hadba meel loo kaxeesto. Warsangali puntland ayeey ka tirsanyahiin hadaan ka baxno xukuumad gaar ah baan sameesanaynaa
Puntland maxaa meesha keenay?
Somaliland iyo Maakhir waa saaxiib
Masha allh wxbadan oo xaqiiq ah oo jirta waad kahadashay .Waaana kugu taagersanahay bro ,in warsangali fadhiga ka kaco xili lafadhiyo lama joogo eh oo ay isbadalada dhacaya ay lajaan qaadaan aad iyo aad bey muhiim utahey oon Alle Mooye cidkale laysku haleyn.. waa takale eh in labada maamul laysku daro waxaa ka horeysa in qolokastaa gaarkeeda isusoo jafto isuna soo turxaan bixiso wakhtina lasiiyo in labada dhinacba ay gaarkooda isu maamulaan,wxii dano guud ah eelabada dhicna arimaha masiirigooda iyo horumarkooda wanaajin karana ay wadaagan kawada hadlaan heshiisyo kagalaan . Qoloba qolada kale wxii dano horumarkeeda laxidhiidha isu fudeydiyaan oo ay gole wada Tashi yeeshaan.. waayo laba qaawani isma qaato,waa iney dhinackastaa ay gaarkeeda isusoo dhistaaa markaa kadib waxaa laheli karaa go aano cadcad oo ay qolo kastaaba iyadoon la khasbeyn ku go aansan karto in laysku biiro iyo in qolokastaaba gaarkeeda isu maamusho, mida kale hada wxaan lays kuguba biiri karin, harti horuu wx isugu darsadey qolaa tuurta is kaga qaadatey,markaa in lakala eed la’aado oo dhinackastaaba gaarkiisa u soo alamiiteeeyo iyadoo lays garab sanayo markaa kadib laysku qiimeeyo, Ayaa hore usocod ah, yaan aheyn . Amaba jawiga siyaasadeed ,mandiqadeed iyo wacyiba markaa lagu go’aan qaato insha Allah. Wa billahi tawfiiq . Guul reer ssc&maakhir hore usocda ..❤❤❤❤❤❤
Buntland ku soo wada kala qabta hanagu waalanina
Ninkani landheere waxa badan og weye
Horta xaqiiqo jirta ayad ka hadashay balse runtu wa qadhaadh waayo mamulka puntland wa mamul wada jir harti ku dhistay balse waxa laga dhigay mamul reer u xidhan balse manta sidii hore maaha oo reer kasta wa tashaday
Manshah walashiin garaadsan waadmahadsantahay abaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hadalka Butland
Daya warsangali
Iyo dhulbahantow
Aragtee kataga
Dantinana karaca
Xisaabta yaad wax kaga gureysaa iska hadloow ina igare
Abti, wa hadal niin weyn. Ilhay garaashada ha ku ziyadiyo. From SSC.
Hwiyuhu way u dagaalameen sidii Gal-mudug loo sameyn lahaa. Majeerteenku way diiddan yihiin in la sameeyo SSC-Maakhir. Waa xaasidiin. Siyaad barre way la dagaalameen. Sayidkii way la dagaalameen.
❤qof wax badan og❤
Waligay wax ka caqli xun ma arag axadkaan... bal nin magaaladiisii laga soo cayrsaday oo nin kale ku mashquulsan...
Waa saxiix hadalkaasi
Gabadhaan Garaad xun ee Garaadsan isu bixisay waa Gabar Harti kala gurta Fahiima quuje iyo Kayse kintir dad Harti kala gura oo kala qaybiya weeye Reer hartiyana u xoog wayn oo aan la hayn aragti fog
Tabartii lagu aadi lahaa meeday saw sidii maalintii dhawayd isku kaajimaysaan
MARKA HORE SI AQLAAQ LEH UMAAD HADLIN, DHULBAHANTOW HADAAD KU FAKAREYAAN INAAD QABIILKA WARSANGELI MASUUL KA NOQOTAAN AMA WAALIDIINA LA SOO GASHAAN WAXAA TIHIIN DOQOMO WAALAN OO JAAHILIIN AH.
Ya yiri wxs beenta jooji wx adan ogeyn haka hadlin
HADAL XUMADA WAJI XUMUU KU DARDADSY! Yaab!! Waliba wajigaygaan idin tussyaa buu kuleeyahay.
Sheekha ka Waran Xassan diirato ee caadeystey dal dhan Wixii uu lahaa dhacaya oo daaraha ka dhisanaya Egypt Tanzania turkey Kenya emirate dadkii danyarta ahaana buulashodii duminaya ee banaanka la taagan ilmaheey Jaamacado bey ka bexeen kaas Nocaas ah Kuba cawaanta ah ee Qabyaalada Ku daba yaacaya Maxaad kula talinlaheyd Somaliya Waxaa heysata Mas Madaxaa laga dilaa barlamaanka Somaliya Waxaa laga Rabaa Sida Madaxweynihii South Korea Waa In Xassan diirato loo Soo xiraa oo lala xisaa tamaa Waabaa Nin doqon ah dhumey Markii la Soo heley buu yiri Maxaad iga heshaan beritaan dhumiye Xassan dhiiqo oo Ayax ah Waa Nocaas, Waxaa kaa yaabinaya group ka Xassan diirato ee Shaley Ethiopia dad'dhan u jaa'ifeynayey Waa tey lahayeen oo dheheen dadka beydhabo Waa Wacaladii Ethiopia ay ku dhaleen ??? Maantey Xassan dhiiqo baa Ethiopia jogaa oo leef leefayee Maxey Maantey Umada Somalida u Sheegi donaan Mise Xassan dhiiqo'na Ethiopian baa dhaley ??? Xassan dhiiqo oo Aqoonsigii uu Ethiopia ka Rabey Ma ka heley ???? ileen Xassan diirato Waa Nin Ku caan baxey hab dhaqan ka balan baalista bal Adiguba dhageyso khudbadii Xassan diirato oo dhahaya Ethiopia Waxey diidey iney Na Aqoonsato ??? War ninku Ma aqoon Raadis baa??? Maqashey Sida uu Madaxweynaha Eliteriya ula Hadley Madaxweynaha farasiiska ??? Madaweynaha Eliteriya Ma aha Xassan dhiiqo oo Ayax ah Kuna Sifoobey No vision, No strategy, No dignity. Xassan diirato Waa Mooryaan Madaxweyne Noqdey Waana in dalka Somaliya laga badbadiyaa xassan diirato he's number one enemy of Somalia Beesha hawiye Waxaan leenahey inta Xassan diirato u dhiman Nin Wax gal ah oo dalka iyo dadka bad baadiyo keensada, Arinka Aan Sheegey hadaad Sameyn Weysaan Waxaad ku Sifoobeysaan idinka oo tolkiis ah iyo xassan diirato Qaade iyo Qariye Si dalka Somaliya loo bad baadiyo Waa Muqades Xassan diirato in aan lala' inta u harsan hadii kale dalkan Wuxuu gaarayaa Meel Adiga iyo Anigaba Wax ka Qaban Karin taas yey dan u tahey ??? Xassan dhiiqo hadii uu xukunka ka dego Waa in Maxkamad la kenaa oo lagula xisaab tamaa hantida uu dhacey
WIXII CIDLA YAAL IYO WAXAAD XOOG KU TAABI KARTOBA QAADO.
CAYMALE GABADHANI QURAAN KAA CADDEEYAY HANOOLATO
GARAADSAN MARNA KUMA KHILAAFO XAYAAKI ALLAAH II NOOLOW
Ninkan dhabayacaa iyo iidoor ayaa wada dileysa oo sidii Saado Cali Warsamegl oo kale ayeey aamusiinayaan. Dahabkii Warsangali Maxamuud Saleebaan ayaa iibsada.
Waad. Riyoonaysaa. Ee. Siwacan. Ufeker. Naftaada. Been. Hau. Sheegin. Weli. Waa. Laydiin. Tudhayaa
Waa Beenaale wayn oo jiran
War ninkani warsangeli
Yuu kayahay waa nin xininya
Leh runtii oo fahmaana
Laakiin cumar ninkaasi maaha
Waa dubays run markan ka
Hadlo warsan geloow talo
Waa loo baahan yahay
Xaqiiq hadii laga hadlana
Cidbaa loojeedaa baa loofah
Mayaa xumaan iyo edebdaro
Inta laga tago dadku wuxuu
Ahaa ama yahay taladu
Waamuhii.m
Bohogyslabe
Islaantan garadsan dagaalki wasmo badane wayku faidayba kkkkkkkk
nin kaa hadal kiisu waa xadiis laaxin laga jari maayo waxaa hubaal ah in harti waqooyi isku qasban yahay maanta waxay taagan tahay cidi kaama dan beeyso run ahaan tii✌️
Hadad joogto MAAD hadasheen
Showga saaxirada DAAROOD, war ama dagaalama ama futa da jeediya. Waligiin ba wax iskama celisaan. Darood waa fuley, hadu xineya leyahey XAMAR kamu carareen.
Adiga iyo iyadu ceerigaabo ma aadikartaan hadii aad xoraynkartaan puntland la aan
teed maxaa idin hortaagan maa xoraysaan
Yes qudhaanjo dhuxuleysato
Darood oo dhami waa siil in lawaso mooye wax kale ma gayaan
Soosoco siraad waa leys baran
wax jira weeye in tuba
Maxaa lagay xanaaqayaa waxa laga Camacho maadan sheeting waayo waxaad sheegtay ama cadeeysay xanuunkii ku hayay iyo uqdadii gabooday horta iska horeey isaaq ama raac ayagay ama reecay meeshii aad dan taadu ku jirto iska ceyli isaaq majeerteen waxba kaama rabo idinku hadii aad kamaarantaan hadal badan haan ma buuxsho ee isdabar cid idin haysata majirto allahay ynaxariisto mohamed siyaad barre baa idin sheegay hortay siisay daryeelee baa tukale kydaraha waa rabnaah in aan noqono labo maamul gobaleed but adigu dhinac isugu lugo duway oo is oreer maskiin waa cerlan yahay ❤❤❤
KKKKKK runtu waa xanuun puntiland waa lawada dhistay dhulkuna xorbuu ahaa waagaa laakiin iyadaa bixisay oo waxaay noqotay meel dhulka mj uun lagu ilaaliyo marka qaladka maamulkii lawada dhistay baa leh haduu sheegayna cuqdad maaha ee runbuu sheegay
Marka Hora puntland maa rabto mamuul cusub ina laga samayo agtadaha taa labaad South bari waa puntland Garowe iyo Bosaso
North bari waa British somaliland laasanood iyo laasqori
Waxa wax radayna waqtiga baa iska lamanya aduunkaan maha souq siida ciyaal souqnimo maha meesho waa borders marka maad kaa laa dooro baa ah ku danbaan puntland raac hadaa kale somaliland labada wax I daxaha maa jiirto walal been raad maleh lol waa inoo iyo mar kale iyo Mr.ruun sheeg mahadsand abaayo
Marka square baa kuu jiirtaa lol
SUBXAANLAA ❤🎉❤🎉❤🎉❤
😮😮
Dhulbahantoow isdifaaca isaaq baaidinku soo socdah intaa punt ku waalateen warsangali waa tashadey waa punt
Garaadsan Inb.Nnooloow.Inb.yaanay harti Ceergaabo Waqtikaalumn Dagaal ay gelayaan majirto,Anoo Garxejis ah Oo Ceergaabo Jooga ayaa Inb.ku Idhi.Hadalkaa meel ku wait.Inb.Ill Iyo Xaasidba LA,Aw Aamn.
I think, Dhulbahante iyo Warsankali waa isku dan ee ha isku darsadaan the 2 states Khatumo + Maakhir = TumoKhir❤ we love Putland, but nimakaa Maxmuud Saleebaan baa jeebka kuritay, Majeerteenka kaleba wax uma ogoola ee maxaad ka sugaysaan,Dhuloo iyo Waroo, dantiina qabsada ❤
Haddaan Warsangeli nahay dhibaatada nagu dhacdaywaxaa kow ka ah been baan rumeysanay. War Warsangeliyow been ha rumeysan. Waad I fahanteen baan u makaynayaa.
Fulay caada qaataa hadaa wax ahaan jirtay maanta isdifaac canshuur lagaama qaadee maxa ugu hanjabaysaa xanuunka adaa isku keenaye hungurigii iyo han yaridiinii qoonsada
2 reer wax aan calacal ahayn iskuma biriyan
Asc garadsan
Walaahi Laascaanood ayaa lagaa qaadayaa, hadii aad Ceerigaabo soo eegtid, iska dhaaf waaan imanayaa in lagaa maqlo
War maxaad u dhaartay? Muslim miyaadan ahayn. Wait and seek
Laascaanood karbaash baa lagaaga soo saaray haddana awood baa kuu diiddey cidna wanaag uma haysaan ceerigaabana waa magaalo harti
@ummuisra6721
Raggi dhulka daayeerka iyo Gubban 600 sanadood Harti ku xanibay miyaa Oogo nagu haysta?
Wuxu yiri Abdi Faahiye Mohamed ama Faadhfaadh ama Ina Farda Gaab in 1865kii oo nin Warsangeli ahaa Bah iidoor.
1. Iidoorka Bogaxaa berrimay iyo bababka daayeerka
2. Ee badaha huurkooda iyo Gubban ku baayaalay
3. Iyaguba banka iyo waa rabeen Bog iyo Xaywaale(geel iyo faras)
4.
Xasammalley sidii loo qablaxay baarran(kibir) naga daaye
5.
Umma Boola xooflayn karaan
Baadi guur daggane
6.
Bista(maqasha) kama didshaan xabawarkiyo muudal(bakgayl) baal degaye
7.
Baadidana way soo ceshaan oo bahal ma siiyaane
8.
Kaba lagu rar saan ugu bahdaley waa babanayaane
Waxaan BUURTA OODDA UGU ROGEY BALOWDA HOOHAARE(xagaaga kulul)
9.
Caynabo Dhulbahante Buhiyo(buuqaya)
Books ilaa Dhaxamo
Waa garti oo Gaalki iyo dawladda kacanka ayaa jailki 350 sanadood oo aad jirtayba.
Waa xanuun badan tahay nin Muse Ismail ah oo afar xabbo ah oo u dhaaranaya Sultanada Geeska ama Warsangali oo adduunka oo dhan deggan ama Harti ba. Ilahow xaqiraad igama aha aan adoomahaaga xawirayo ee gun kibirtay oo masuul ah waad u jeedaa.
Laascaanood Burco ayaa ka dhaw talhy
Reer huwan wey riyoonayaan ceerigaabo weligaa arki meysid Yadoo 2 ah lakiin waad arkeysaa adigoo dhintey uun
Dhulbahante wuxu u baahanyahay 120 sanadood si ay Warsangeli ula jaan qaadaan. War ma heshiin karno Dhulbahante iyo Warsangeli.
20 sanadood ayaa Warsangeli dagaal kula jiray Daraawish. Harti halkas ayuu ku dhamaaday. Anaa diley oo daleelayey xagge Daarood ka doonaa.
Aan isu ducayno
Asc garaadssn qurux badan❤❤❤
Waa runtii dhulkiisa waxaa lagadhigay dhul leyskuheysto
Dhuxuleysato ku caan baxdey
Puntland waxay ka quraacataa Bossaso
Nusasaaacahu qardho
Qadadu garowe
Casariyahu burtinle
Cashaduna waa gaalkacayo
Hada runta isushegno dhamaan ilma harti iyo inta ladegta waxay ku ficantahay inaan hal mamul goboled noqono hadan horumar rabno tanlabad garaadsan wll maxa huga hadli weydey ciidanka putland e argagixisada calamiga ah ladagalamaya waa wiilashi lascaanood cadowga ku jebiyey sabab uga hadli weydey
Waar yaaraheen yaab wuxuu yidhi habarta odayga wax loosaar
Qof la isku haaysto waxaa kaloo ladhihikaraa
Waa wacal
Xininyo cade
Waa nin xanuun daashadey iska saaraya ee ha nafiso, tolnimana waxba kama yaqaan cid kaluu u raran yahay.
Buntland markaad la joogto ayaad wax ku leedahay hadaad tagto waxba kuma lihid ragbaa leh faataale madoow
Aad baad mahadsan tahay lkn run dheeg waa ceeb sheeg
Maxaa lagay xanaaqayaa waxa laga Camacho maadan sheeting waayo waxaad sheegtay ama cadeeysay xanuunkii ku hayay iyo uqdadii gabooday horta iska horeey isaaq ama raac ayagay ama reecay meeshii aad dan taadu ku jirto iska ceyli isaaq majeerteen waxba kaama rabo idinku hadii aad kamaarantaan hadal badan haan ma buuxsho ee isdabar cid idin haysata majirto allahay ynaxariisto mohamed siyaad barre baa idin sheegay hortay siisay daryeelee baa tukale kydaraha waa rabnaah in aan noqono labo maamul gobaleed but adigu dhinac isugu lugo duway oo is oreer
Gabadhaan Garaadsan ah maxay uwaraysataa dadka Hartiga isku diraya?
Yarkan wxa uusheegayaa waa sax puntland qabaa illo gaara ayaa ku nool wax tarkeeda qaabkii loo dhisayna waa laga qaloo ciyay
Cabirku waa kaa qaloocan yahay