Gaadhigii taalada ahaa ee dhawaan Burco laga sameeyay oo laga dajiyay goobtii

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 янв 2025

Комментарии • 64

  • @ZAKYHanadpiccolo
    @ZAKYHanadpiccolo Час назад

    Burco dad caana ayaa ka soo jeeda kuwaas maa taalo looga dhiso sida siiraanyo allaha u naxriistee gaadhi intaad saareysaan

  • @Ahmed5166
    @Ahmed5166 7 часов назад +4

    Musiyamka tariikhda lagu ururiyo ha la sameeyo oo ha la dhigo isagaga iyo waxii tariikh ee kale ee ka hayo ❤❤❤❤

  • @haydar378
    @haydar378 6 часов назад +4

    TV Huwan u shaqeeya MM TV

  • @mjay1738
    @mjay1738 Минуту назад

    Burco Museum dhiga marka Waa gadhiyashi wadanka lugu xoreyay 👀🟢⚪️🔴

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 4 часа назад

    WA SIDA BURCO WA ASTAN TA SOMALILAND. MUJAHI DIN TI QALBI GA BANU UGA DUA CAYNANA ❤❤❤

  • @aniga7280
    @aniga7280 5 часов назад +2

    Wa alhamdulilah

  • @iskaandarahmedali5265
    @iskaandarahmedali5265 5 часов назад +1

    Badow mayir iyo qawleysato ka xishonaya Qadiyadooda ama Astantooda... Guul SNM... Guul Qaranka Jamuriada Somaliland ❤❤❤

  • @AhmedPerfect-v4z
    @AhmedPerfect-v4z 6 часов назад +4

    Burco waxa kuhabsatay Ictisaam ma ogola wax calamada oo SNM sheegato maanta waa laceebaystay iyagoo qajilsan ayey taaladii fujisteen SNM
    Dib uxorayn baanu ubahanahay 😂😂😂😂😂😂

  • @DuraanAhmed-o6g
    @DuraanAhmed-o6g 6 часов назад +2

    Awooda shacabku burco lama dafiri karo. Waakuwaa laga rogay

  • @gojh64
    @gojh64 7 часов назад

    Good job

  • @yaxyeiid3637
    @yaxyeiid3637 6 часов назад +3

    Habaar baa ku dhacay burco😂😂

    • @badarsiciid3718
      @badarsiciid3718 6 часов назад +1

      waad khaldan tahay maxaan habaar ku qabnaa ma calaamad xun oo aan iska dajinay

    • @NimcoHassandhere
      @NimcoHassandhere 6 часов назад

      Run weeyi 7 habaar burco ku dhacay hogaamiye fcn oo daacada iyo dad wax qabsada weligeed yeelan meyso

    • @ayaanibrahim8735
      @ayaanibrahim8735 4 часа назад

      BISINKA WAR MIYAD WALA TAY SUBHAANALLAH BURCO WA QALBI GA SOMALILAND YA MUNAFIQ

    • @HudaNuura-1
      @HudaNuura-1 2 часа назад

      @@NimcoHassandhereadiga habaar kugu dhacay

  • @hanicaydiid2893
    @hanicaydiid2893 6 часов назад +1

    Halaga dajiyo baga wa waali😊

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 5 часов назад

    SNM❤

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 4 часа назад

    hargaysa keena citisamba burco ka talisa snm ma ogola

  • @DavidSolmon
    @DavidSolmon 6 часов назад +1

    Reerburcooooooooooow Naga dejiya birlibaaxdan alylehe bagah hadii kale shirjaraa,I'd ayaan qabanayaa😊😊😊

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 6 часов назад

    Thanks MM somali tv, astaanteenu waa nabad, wax kasta oo dadka u dhex ahna waxaa haboon iney heshiis ku timaado, lkin waxaa isweydiin mudan waxa looga didey ? Tallow taangigii iyo diyaaradii kheyriyada hargeysa saarnaana malaga dejiyey.

  • @EidAbdilahi-h7b
    @EidAbdilahi-h7b 4 часа назад

    Mayor marka hore intaanad fallin kafiirso

  • @CaashaMuuna
    @CaashaMuuna 4 часа назад

    War naga dajiya wax

  • @baabuli8762
    @baabuli8762 5 часов назад

    Taalada burco may ahayn ee waxay ahayd taalada jimciyada sooyaal inloo daayo ayay ahayd

  • @MohaBille-vs4ni
    @MohaBille-vs4ni 6 часов назад +3

    Waa sax in laga dajiyo taalada.

  • @elmimusa3630
    @elmimusa3630 4 часа назад

    Marka hore ee intaaso kharasha aad gasheen maxaa u saareyseen

  • @elmimusa3630
    @elmimusa3630 4 часа назад

    Gaadhigaa ani isiiya haan guriga hordhigtee

  • @AlxasanMaxamed-f1b
    @AlxasanMaxamed-f1b 5 часов назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdijiirMaxamed
    @CabdijiirMaxamed 5 часов назад

    Yar xildhibaanka faraha ka daba taagayaa muxuu ahaaaa😢

  • @MohamedHassan-nv1gm
    @MohamedHassan-nv1gm 6 часов назад

    Tv ga Huwanta

  • @goojacade4325
    @goojacade4325 Минуту назад

    Durba waa fiishtaanteen saw maaha waxay ahayd inaad ku adkeysataan go'aankiinii hore geesinimadu waa in yaroo aad cagaha dhulka ku haysaan

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 2 часа назад

    Ururka qudhun kkkkk
    Hooyga uqdada iyo caabuqa.

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 5 часов назад

    Ceeb somaliland SNM la dajiyo

  • @sakariyekhadar6093
    @sakariyekhadar6093 6 часов назад +2

    War runtuu wllahu reer burco ahay ma tageersani waayo qori waa meel ku hboon maha haday tariikh dhisayaan only ha dhisaan meshii somaliland laga dhawaaqay

    • @AhmedPerfect-v4z
      @AhmedPerfect-v4z 6 часов назад

      Dee doqonbaad tahay dantaada garan maysid bal orod nairobi tag mel walba waxa yaala qoryo qadiima macal turkey waa lamid iyo talyaanigu
      Adigana waxa lagu nacsiiyey halgankaagii ekhsey ekhes maanta laga bilaabo waxan ahay reer Gabiley taalada gadhigana nagu wareejiya anaga taalo qurux badan oo wadaad. Diric weyn saaran yahay kuudhisaynee😂😂😂

    • @kamalyusuf6211
      @kamalyusuf6211 6 часов назад

      ​@@AhmedPerfect-v4z
      Waxaaba kamana fa iidan SNM
      Waxaan khasaraahaya Diba dhaca
      Dagala sakooya iyo DhaqaL xumaa
      Diba dhaca.

    • @AhmedPerfect-v4z
      @AhmedPerfect-v4z 6 часов назад

      @
      Huwan waan kufahanay😅😅😅

  • @QURAN-ONLINE-SCHOOL
    @QURAN-ONLINE-SCHOOL 4 часа назад

    kitaab quraana saara sida berbera

  • @ibrahimahmed7444
    @ibrahimahmed7444 2 часа назад

    Kuwa munafaaqinta wadani iyo ciro faqash aya ka dambeya waxan isaga neceb tarikhda snm iyo halganki reer Somaliland. Mayarkan diciifka ee xabeebta le iyo qaar kalab ah oo dilaalin ah wa laguso marmarsiyona

  • @hassandiriye1465
    @hassandiriye1465 6 часов назад

    Reer togdheer waa gulayaal ka baqda daarood

  • @ibrahimSulub-t3w
    @ibrahimSulub-t3w 6 часов назад

    Maxay diyaaradaha xabashidu noo rushayn wasyeen 1977kii caqlga reer burco oo maxay kuwii faqashtu idiin rushayn wasyeen

  • @Yo_wali
    @Yo_wali 2 часа назад

    Waa arin fiican gobolku waa hooyadii somaliland in qoridagaal lasudho maaha

  • @ashanumber2250
    @ashanumber2250 6 часов назад

    Dadka tariikhdoda cidi lama lehe ha loo dayo

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 6 часов назад +1

    Mnsha allah hadaad wax fahamteen ,aduunkii 2025 ayaa la marayaa,qalinka hala qaato 33 sano oo qasaaro ah dhalinta wax ha bartaan

  • @fosihissein-x3v
    @fosihissein-x3v 7 часов назад +1

    goda nookeena gacanlibaaxbaanu saaraynaa

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 5 часов назад

    HEEGO. AYAA. KATALISA. WADANKA. WALAAHAY❤. KKKK. BUROY. SHAME ON YOU. KKKK. NACASKA. MAAYARKA. HALAGA. QAADO❤❤❤❤

  • @IbraahimDaahir-s9b
    @IbraahimDaahir-s9b 6 часов назад

    hhhhhh xasan sheikh ayaa idinku yidhi ka dajiya huwaney

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 5 часов назад

    Waa guul darro dad taariikhdoodii loo caayay

  • @MOHAMEDGEESI
    @MOHAMEDGEESI 6 часов назад

    QABIIL ahaan baan loogu heshiin i dhaha

  • @mahadHayan
    @mahadHayan 4 часа назад

    waar show dalka waa laqabsaday waxa timi dowlad snm u aqoonsan urur argagiso ah xaqiiqadu waxay tahay dowlada aan ogolayn taariikhda snm somaliland jiritaankeedu wax macno ah uma laha

  • @hamsirr6551
    @hamsirr6551 6 часов назад

    Waar gaadhiga museum in la dhigo. Weeyi. Laakin burco diyaradi ma duqayn kkkkk

    • @ahmedyaasiin5881
      @ahmedyaasiin5881 5 часов назад

      Ma hargeisa uunbay duqeysey ma ogayn wll warbixin igasii

    • @hamsirr6551
      @hamsirr6551 5 часов назад

      @ahmedyaasiin5881 haa dee burco gaadhi ay gubeen ma hayaan xataa babay burco duuray ugu dhawayd kkkk laakin dagaalku hargeisa ayuu ka dhacay goobaha nafwaaga. Markasaa cadowgu ilaa dumarki diyaarad la dhaceen

  • @CabdifataaxCali-x3t
    @CabdifataaxCali-x3t 6 часов назад

    Kkkkk

  • @khadrayusuf-if3zn
    @khadrayusuf-if3zn 6 часов назад

    Tii amal asal burco ee hargaysa ku marataynaysay may degankeda kahadasho eyada caloosha wayn

  • @hassandiriye1465
    @hassandiriye1465 6 часов назад

    Fulle ma huwantii ayaa kusoo hanjabty

  • @BreakableLucid
    @BreakableLucid 6 часов назад

    Snm😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤snm 🚙 jeep somaliland aaboo love Allah manshallah amiin

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 5 часов назад

    Taariikhdii dalka ee snm oo maanta la diidaa waa nasiib darro Inshlh kulmiye ayaa soo celindoona dadka dhibsaday maxaa naga galay

  • @QURAN-ONLINE-SCHOOL
    @QURAN-ONLINE-SCHOOL 4 часа назад

    kitaab quraana saara sida berbera