PRANK..AMIRA KU SAMEYAY WAA LAYSO DILAY TOREEY AA LAQAATAY NAXDIN😱

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 июн 2024

Комментарии • 2,7 тыс.

  • @SahroQaasimcabdulaahi
    @SahroQaasimcabdulaahi Месяц назад +2643

    Marki amiira digsiga soo qaaday inta qoshashay one like😂😂

    • @SalmaMoh-cf4ii
      @SalmaMoh-cf4ii Месяц назад +27

      Wllhi qosol darteda ayaan suuxi gaadhay

    • @user-zs3te1el7u
      @user-zs3te1el7u Месяц назад +15

      Wllhi sida u qosle Mada waxa u gal Sha raba kulaha cwa kilyaha eber wye😂😂😂

    • @hasfaMuuse-te4em
      @hasfaMuuse-te4em Месяц назад +10

      Walhi sidaan uqoslaay waligay uman qoslin😂😂😂😂

    • @cllahilaasoow5996
      @cllahilaasoow5996 Месяц назад +5

      😮wallaahu waan qoslay😂😂😂😂

    • @user-ff3iy5rk9k
      @user-ff3iy5rk9k Месяц назад +5

      😂😂Walhi sidan u qoslayle digsiyihi aye soarursaty amira Walhi cadi mahan 😂

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Месяц назад +730

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ🥹❤

  • @Sihaamquruxx
    @Sihaamquruxx Месяц назад +191

    Inta nabiga jecel like❤ inta kalena iska baxaan🏃‍➡️🏃‍➡️

  • @CabdiCismaan-ho2ve
    @CabdiCismaan-ho2ve Месяц назад +133

    Walaalo nabiga kusaliya scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️♥️♥️♥️♥️♥️

    • @user-wo2rf4ob1y
      @user-wo2rf4ob1y Месяц назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @SleepyAbyssinianCat-bn4dh
    @SleepyAbyssinianCat-bn4dh Месяц назад +1143

    Inta prank maqashay oo so oratay like 😂😂

  • @ikraanfaaraxCali
    @ikraanfaaraxCali Месяц назад +628

    War amiira alabti dhan soo aruursatay😂qosalka iga dhamaaday😂😂

    • @cabdidheere7904
      @cabdidheere7904 Месяц назад +3

      😂😂😂😂😂

    • @Arhman99
      @Arhman99 Месяц назад +5

      😂😂😂😂 Amira alabadi dhan

    • @hajiraabdiaziz5016
      @hajiraabdiaziz5016 Месяц назад +4

      Ani xitaa kkkkk😂 alabta waxkle ah

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад +2

      saana la isku dagaala ileen ani reero dagaal ma ahiye sug maalintaan wax arko aan digsiyaasan meesha la wabanaayo qaando cml leh iyo qaando ween aan qaate Amiiro funny 😂

    • @ikraanfaaraxCali
      @ikraanfaaraxCali Месяц назад +2

      Hh ani dagal inaa galo waa jeclaan jiray 90kana dagal leey lee ahaa ani weji Bedel lee laygu imadaa lkn hada dagal dhan ma jecli 😩🤣

  • @bahjoquen8021
    @bahjoquen8021 Месяц назад +69

    Mid guriga noo jooga cml wye amiira dgl baa lagalyo buu maqliye alaapta agtiisa lagama wye😂😂

  • @srawberries123
    @srawberries123 Месяц назад +74

    Macalimoow io amiira diiig leyiihin inta ilaargtey one like😅😅😂😂

  • @HudamustafeHudamustafe
    @HudamustafeHudamustafe Месяц назад +395

    Amiiro naagti u horaysay ee digsi ku dagaalantay😂😂😂

    • @mumtazqurux8814
      @mumtazqurux8814 Месяц назад +4

      Wax kle qof lagu daqra malahn inay dhiig ka keentay rabta 😂😂

    • @sihaamsiman9291
      @sihaamsiman9291 Месяц назад

      Alla manoli wlhi 😂😅

    • @saynabmusse8568
      @saynabmusse8568 Месяц назад

      😂😂😂😂😂😂

    • @Sarasiman123
      @Sarasiman123 Месяц назад

      Rwr xamarka dagalkoda wa digsi iyo qaando iyo kal 😂😂

    • @user-md8uh1eo5q
      @user-md8uh1eo5q Месяц назад +2

      Wllhi sundus siday ujishay ayaa iga gadan cajiib😢😢anoo og inay prnki aa mar qoslay marna oo yay soryy amiira qurux taasi waa nagu dhacday waa soo aarsanaynaa team amiira qurux😢😢😢😂😂❤❤❤😢😂😂

  • @AmiirB
    @AmiirB Месяц назад +202

    Inta amiiro qosolka ayka dhameysay😂😂😂 ✌️. Like

  • @CabdicasiisSuleyman
    @CabdicasiisSuleyman Месяц назад +154

    Fadlan kusali nabi MUXAMED scw

  • @Najmoshaafici
    @Najmoshaafici Месяц назад +28

    Marka ee amiiro digsiga soo qaaday one like

    • @yahyemohamed6382
      @yahyemohamed6382 28 дней назад

      🎉😂😂❤❤🎉😢😢😮😮😅😊😊😅😢🎉🎉🎉😂😂😂❤❤❤❤❤ 9:12 9:13 9:15 9:15 9:15 9:16 9:16 9:16 9:16 9:17 9:17 9:17 9:17

  • @HindiyoMuxumed
    @HindiyoMuxumed Месяц назад +231

    Wlhi sundus talent jiliinka ayaa leedahay team sundus one like 👌

    • @saynabmusse8568
      @saynabmusse8568 Месяц назад +2

      😂😂😂😂😂sida ohinta ujishay ba iga daran 😂😂😂😂😂Ala manoli

  • @Sacdiyoahmed2007
    @Sacdiyoahmed2007 Месяц назад +212

    Amiira iyo macalimow qosolkay iga dhameyeen😂😂😂😂😅

  • @luisdias-uv8pq
    @luisdias-uv8pq Месяц назад +16

    sundus wlhi jilinkaga wufadhiya sas kuwad😂

  • @user-yn4in7vh8d
    @user-yn4in7vh8d Месяц назад +14

    Team Sundus one like❤😢

  • @maidabintunor8286
    @maidabintunor8286 Месяц назад +226

    Naaa sunduseyyyy isbuuc Walpa hal prank nosoo gallii😅😅😅 team amiira myeleeno waa argudaneena.

  • @abdiwalimustaphe
    @abdiwalimustaphe Месяц назад +312

    laa amiira taloow markay dagal gali jirtay 😂ma weelka reerka aruursan jirtay inta qososhay 🤣🤣markay alaabat amiira soo qaadatay one like😇 hye sundusteena keep going😍

    • @FaatushAlii-ih8vl
      @FaatushAlii-ih8vl Месяц назад +2

      😂😂 digsi io glass taawo wey aruurisa

    • @abdiwalimustaphe
      @abdiwalimustaphe Месяц назад +2

      @@FaatushAlii-ih8vl ar fatuusha see wax yeeshay mxaa qori ugu dhiibi weeydeen🤣🤣🤣

    • @Qalbiikaaba
      @Qalbiikaaba Месяц назад

      😂😂😂😂😂

    • @nacimaahmed3089
      @nacimaahmed3089 Месяц назад +1

      Somliya on dhaqxyaal arursan jiranay ma moda meshan wlesha la arursadaa😅😅

    • @Mushataq9890
      @Mushataq9890 Месяц назад

      😂😂😂

  • @Queenikhro
    @Queenikhro Месяц назад +60

    inta qosolka udhimatay like sara ❤😢

    • @Anfacqueen1ts
      @Anfacqueen1ts Месяц назад

      Like masaarayi because qosol uma dhiman 😂😂😂😂

    • @cashocabdi3475
      @cashocabdi3475 29 дней назад

      Waba dhimanee mxaa.like saarnaa😂😂😂

    • @Laaki-ny4xh
      @Laaki-ny4xh 26 дней назад

      Maya walal wali ma dimanin😂😂😂

  • @hilalhassan6642
    @hilalhassan6642 Месяц назад +7

    Salaax wlhie wa qof caqli leh
    Waa in marka hore dhaqtar la geya ayu leyhy😂❤❤❤ one love

  • @idilmahamed-bg2yj
    @idilmahamed-bg2yj Месяц назад +58

    Wlhi San oo qosley 😂😂 marki amiira digsiga soo qaaday inta qoshashay one like 😂😂😂

  • @raxmamahad2092
    @raxmamahad2092 Месяц назад +138

    Wllhi amiira waa zaaxiip wngzan iyo walaal wngzan ilaasho waligaa wllhi siday kuugu hiilinaysay iyada iyo macalimo walaalo wngzan ayuu waqtigu ku siiyey ilaasho oo dib danbe haka nixinin wllhi waa dad qalbi wngzan m.a🥺❤

  • @user-il5ov7lk3t
    @user-il5ov7lk3t Месяц назад +14

    Team Sundus 500k New score

  • @sihaamcabdulaahi6739
    @sihaamcabdulaahi6739 Месяц назад +7

    Team amiro one like😂😂❤❤

  • @Bigbro827
    @Bigbro827 Месяц назад +639

    Inta nabiga jecel one like ❤❤

  • @Liban_leo27
    @Liban_leo27 Месяц назад +304

    Inta ka heshay prankiga sundus like saara👍🙌✌️

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 12 дней назад +1

    Amiro iyo wilashan waa geesiyal, masha Allah
    Team 27 caadi mahan ❤
    Aadbay isugu hiiliyaan.
    Walahi waa idinku farxay ❤❤❤❤
    Kartidiina.

  • @inaahmed3734
    @inaahmed3734 Месяц назад +128

    Inta ilafaraxday markay prank maqanthy 😂👍

  • @FgdtrHjchh
    @FgdtrHjchh Месяц назад +91

    Amiira cunta maasoo karinosaa mise dagalaa soo galosaa😂😂😂😂😂

    • @AyaanaKadar-qr5ig
      @AyaanaKadar-qr5ig Месяц назад

      Saalax baa ku idhi ma cuntaa karinaysaaa😂😂😂😂

  • @user-mz6mp7qh6g
    @user-mz6mp7qh6g Месяц назад +8

    Guriga wixii weelal yaaly bay soo uruurisay amiiro 😂😂

  • @SaladamaxamadAxmad
    @SaladamaxamadAxmad Месяц назад +1

    Suunduseeey hore u soco abaayo waankujeclahay ❤🎉

  • @MilleteryGirl11
    @MilleteryGirl11 Месяц назад +357

    Inta marrky prank argte soo orode like😂😂🏃‍♀️🏃‍♀️

  • @Qu681
    @Qu681 Месяц назад +87

    Ala sundus abyo gabadha mar danbe haka nixin 😢😢😢ala manoliyey kulaha 😂😂😂😂

  • @HaseebKhan-p6g
    @HaseebKhan-p6g Месяц назад +8

    Noloshan wada prankiga ah ani hadaan ku jiri teamkan aa la dhaho waalayso dilay wan fahminlaa wlhi😂

  • @Farxiyocali005
    @Farxiyocali005 Месяц назад +1

    Sunduseyy hore u soco 😂😅 abayo wankujeclahay🎉❤

  • @somaliangwal5169
    @somaliangwal5169 Месяц назад +54

    Waraa sundusay jiliinkaga wuu fadiyaa wllhi🎉🎉🎉Masha Allah

  • @user-sk1jx5ph7u
    @user-sk1jx5ph7u Месяц назад +183

    Inta ila jecel sundus❤like

  • @mohcade2754
    @mohcade2754 Месяц назад +2

    😂😂😂😂 Sundus Waa La Heshay Team Walba 😂😂😂
    Digsi Iyo Mindida 😂😂 Ar Amira Fuleysanaa

  • @shucaybahmed883
    @shucaybahmed883 Месяц назад +3

    Macalimuu wlhi waa legend ❤ ciyaalka xfda Lee fahmi Karo mindida😂😂😂

  • @Fathi-u7
    @Fathi-u7 Месяц назад +84

    Amiro alabata dagal lagu kala inte ku maqashay qosolka iga shamaday😂😅

    • @AragsanShaale
      @AragsanShaale Месяц назад +2

      Alla caawa saa uqoslay😂😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад +2

      digsi gaas hadii inta la qabto mersha danbe o lagugu dhufto bas waaye ha yaraysan 😂😂

  • @user-hm8du8zb7v
    @user-hm8du8zb7v Месяц назад +94

    Amiiro xagay biraha u arursatay😅😅😅😅

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад +4

      sxbteed baa laga dilay noh 😅 haba ooyin bay taagan tahay waa kasoo jaraynaaye 😂

  • @QadanAadan-nw3ym
    @QadanAadan-nw3ym Месяц назад +3

    Amiira Digsiga Markay so Qadatay inta qoshashay only love😂😂❤

  • @farxiyocabdicasiis2033
    @farxiyocabdicasiis2033 Месяц назад +1

    Ay macalimuu iyo amiiiro waaaaw garab fiican weye walahi❤

  • @Fatimaabubakar..715
    @Fatimaabubakar..715 Месяц назад +67

    Saalax reaction kiisa markey dhahdey prank waye 😂😂saa u qosley lee😂😂😂😂😂😂

  • @KingCeyda-t4o
    @KingCeyda-t4o Месяц назад +138

    TEAM AMIIRO QURUX ONE LIKE ❤😊

  • @user-vq6ii1el1n
    @user-vq6ii1el1n Месяц назад +1

    Ar amiiraa 😂😂😂😂😂 weelkii dhan wey uruursatey😂😂😂

  • @miskilibaaxofficiall5435
    @miskilibaaxofficiall5435 Месяц назад +1

    Alla amiira wax karis mee u socotaaa😂😂😂😂😂

  • @barwaqofarax-ce9xr
    @barwaqofarax-ce9xr Месяц назад +51

    Anigu wxn ku qoslay siday ahayd sundus markay albaabka kaso gashay
    Amiiiiraaaaay kulaha😂😂😂

  • @CabdiRisaaq-ol3fz
    @CabdiRisaaq-ol3fz Месяц назад +28

    Melee amiira iyo maclimow ka jiran hakaa shakiin😂😂

  • @roblehajira4163
    @roblehajira4163 Месяц назад +1

    Aamiro weelka ma soo dhaqaysaa 😂😂😂😂😂😂😂😂 mise waa soo daglmaysaa

  • @queennisha5614
    @queennisha5614 Месяц назад

    Wlh amiira qosolka igadameysiii😂😂😂 Alabta inteey usoaruursataay😂😂

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 Месяц назад +61

    Niman baa kujira marka ladhahay macalimow😂😂

    • @ApdallemahametT2Sheexo12
      @ApdallemahametT2Sheexo12 Месяц назад +10

      Wlhi wa rafte albabki ufuri rabe 😂😂😂

    • @IqraGaashanle
      @IqraGaashanle Месяц назад +10

      Maaanta waxaa ogaaday mocalimo sundus inuu jecelyahay😂❤

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 Месяц назад +3

      ​@@IqraGaashanlehaaa

    • @BTSARMY-vs9qw
      @BTSARMY-vs9qw Месяц назад

      Muxu jeclanwaye ​@@IqraGaashanle

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 Месяц назад +105

    Prank waxa arkay oo ku naxo lkn Kan wllhi qosolka aduunka AR Amira se wax yeeshay dagsi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @SalmoSiyaad
      @SalmoSiyaad Месяц назад +2

      Amiiro waa lipaxd wllee alaptiyo dhan haf😂😂😂

    • @caashocilmicismancaasho789
      @caashocilmicismancaasho789 Месяц назад +1

      Wlh wa furay😂😂😂

    • @user-wm5rc8wr8r
      @user-wm5rc8wr8r Месяц назад +2

      Allaahu agbar walee qosolaa ka dhacay amiira allaabtiyo dhan waa arurisey macalimow markey tiri niman ayaa ku jirey midiyu la booday wallee dad ku jecel ayaad u timid masha allaah adigana waxaad tahay gabar qalbi wanaagsan oo farxad badan masha allaah hore u soco habo❤

  • @rabiiciyohanoolaato5590
    @rabiiciyohanoolaato5590 Месяц назад

    Amiiro waa Naagtii ugu horeysay oo digsi iyo bir canjeelo ku dagaalanta wllhi manta qosol igu maharin😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-bt8qd7cu2h
    @user-bt8qd7cu2h Месяц назад

    Alla dadkana wllhi waa waalan yhn amiira distida iyo quraaradda macalimow asnaindi

  • @almasmohammed4147
    @almasmohammed4147 Месяц назад +53

    Team 27 wda prank lkn maskinta amiro labo prank war gbdha so rali galiya😢😂

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 Месяц назад +29

    7:49 alla kuwaanaa macalimoo igu daran mindi ayuu soo qaaty 😅amira digsi bisinkah😅walee dhiig baa idinku jira xogaa yaah❤ amira sida loo maleynaayo maaha hddy naxdo dhiig bey leedahy m.a sorry amira iyo macalimoo no more xanaaq adinkaba sundus sidaa rabtaan baa ka yeelatan mana xanaaqdo markeda halagu qaato marka❤

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 Месяц назад +1

    Macalimow iyo amiira dhiigad leedihiin❤❤❤❤❤❤macalimow geeridu haku ilawdo❤❤❤❤

  • @intisaarmohamedcabdiintiza1671
    @intisaarmohamedcabdiintiza1671 Месяц назад

    Wllhi prank waa jaceyl 😂😂😂😂wllhi sundus dhib bdn 😂😂😂😂😂 ale amiira Cdi ma ahan ❤❤❤

  • @UmuNajma-nr9vd
    @UmuNajma-nr9vd Месяц назад +599

    Team kokooooooo one like😂😂😂❤❤❤

    • @NajaxYonis
      @NajaxYonis Месяц назад +12

      Al maxad Lojogweda 😂😂😂

    • @umubarakatalcumri3298
      @umubarakatalcumri3298 Месяц назад +6

      Kookooooooooo🎉😂❤

    • @caashaaxmed5611
      @caashaaxmed5611 Месяц назад +8

      𝐊𝐨𝐤𝐨 𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐦𝐚𝐲 𝐩𝐥𝐬😢

    • @Anaaniyaa1938
      @Anaaniyaa1938 Месяц назад +4

      Koko 👸 ku sameee ❤❤❤❤🎉

    • @HawoSharaf-jk8dz
      @HawoSharaf-jk8dz Месяц назад

      12345678910111213141516171819212223

  • @FaraxDahir-qp5hp
    @FaraxDahir-qp5hp Месяц назад +20

    Wllhi Amira Iyo Macalimow Geesiyaal Weye Agtoda Ku Dhiman Maysid Sunduseyy😂😂 M.a Waa Wllo Dhaba

  • @xayaatxasan4386
    @xayaatxasan4386 Месяц назад +19

    Amira digsiga marke so qaadate saa u qosle hoyadey iga naxde naa ma waalate kulahaaa😂😂😂😂😂😂

    • @DaawoGanax
      @DaawoGanax 21 день назад

      Kulamid ban ahay wllhey aniga xfd dhameyd ila yaabtey qosolkeyga

  • @AnisaMuuse
    @AnisaMuuse Месяц назад +34

    Amiira naag dhiigleh waaye wxaasa shp lakaa dhahaa 💪

  • @zamzamabdullahi510
    @zamzamabdullahi510 Месяц назад +73

    Alla Amiiro Ma Cunay Karin lahayd Mise dagaal bay Usocotay Waxay Weelasha ay Soo guratay😂😂😂😂😂😂
    Inta ila qososhy like plz😂😂😂😂

  • @shamisnur2062
    @shamisnur2062 Месяц назад

    Alla amiira qosol igu dishay 😂😂m.a waa Saxilby wangsan ayada io macalimow❤🥰

  • @MuhanasMaxamud
    @MuhanasMaxamud Месяц назад +2

    Wara waxan been waa qofdhan aa kamarada haye see lo arkin 😂

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Месяц назад +49

    Inata markay aragta inu prank sorartay like isara amiira waa geesiyad mashaAllaah❤❤❤

  • @ayaanahmed3138
    @ayaanahmed3138 Месяц назад +92

    Amiira wlsheed adna markay prank ku samaynsay saaan cml ay samaysay amiira fariid weeye 😂❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад +7

      ma xasuusataa 😅 Amiira sida caadiga eh reero dagaal maaha lkn dhiig bay leedahay ❤

    • @SalmaanMaxamed-bl9hy
      @SalmaanMaxamed-bl9hy Месяц назад +5

      Haa wllhi marka arkay weelka ay urursatay ayaan xasuustay malintii wllshed ucararaysay😂

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 Месяц назад +2

      Malintaas sey usoo oroday luga dhaadheer

    • @user-fm9ro9cq4q
      @user-fm9ro9cq4q Месяц назад +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😢

    • @ayaanahmed3138
      @ayaanahmed3138 Месяц назад

      @@adoontiallesiman262 aaaad iyo aaad wan xasustaa

  • @khadijahassanibrahim4697
    @khadijahassanibrahim4697 Месяц назад

    Amiira mashallah waa gabdh laysku halayn karo geesiyad❤

  • @simanqurux7909
    @simanqurux7909 Месяц назад

    Amira wow amazing friend Manshallah!!

  • @Amiira603
    @Amiira603 Месяц назад +26

    Amiiro zxp jira wlahi naagaha inay soo dishi rabtay😢❤

  • @rahmaruun1547
    @rahmaruun1547 Месяц назад +44

    Inta prank markey aragtey soo carartey😂😂 iso raca😂😂❤

  • @zuuuiskuroon553
    @zuuuiskuroon553 Месяц назад

    Macalimuu walaaaal jiro ooo leysku haleyn karo wayeh ❤

  • @NaciimoCusman-bh7ve
    @NaciimoCusman-bh7ve 16 дней назад

    😂😂😂ala amiiro iga daran alabtidhan waysoo caruurisay manooli😂😂😂😂 laa ilaaha

  • @Xamsexasan-gh8yq
    @Xamsexasan-gh8yq Месяц назад +40

    Sundus qosolkii oo qof ah 😂😂😂😂😂

  • @Mazcud10
    @Mazcud10 Месяц назад +133

    Hi guys waa walalkin like ta calyda itaabta😂🎉

  • @AshiaAbubakar-pu3mj
    @AshiaAbubakar-pu3mj Месяц назад

    aamira Masha Allah axsan saxib waa ku wata abaayo❤ quruxe

  • @maryamaaadan
    @maryamaaadan 29 дней назад +2

    Amiira waaba xaraabaad caadiya qosolkay iga dhameesay😂

  • @Udug.carale
    @Udug.carale Месяц назад +54

    Amiiro wexee nagaha uqadate aa aamini la ahay ilaa hada😂😂😂😂😂waxas maa dagal lagu aadaa💔😭😂😂😂😂😂

    • @damasiatabdullahi9225
      @damasiatabdullahi9225 Месяц назад +8

      Wlhi ilin ba iga imatay san uqoslayay ball wexey qadatey wayday alla amiraa 😂😂😂😂

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 Месяц назад +2

      😂😂😂😂

    • @sumayasharmaarke5504
      @sumayasharmaarke5504 Месяц назад +1

      @@damasiatabdullahi9225wlh anibo mlin kal mooy qaty😂😂😂 turkiddii ayag yaabee 😂😂😂

    • @NimcoRafle
      @NimcoRafle Месяц назад +2

      Waxee qaadato dhan weydey😂😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад +4

      waxaas baa yaalo guriga hee 😅 dariishadaha maa la goosan lahaay 😂😂

  • @SILENT______GIRL143
    @SILENT______GIRL143 Месяц назад +21

    Waa prnkigiii iigu qosolka badnaa amiiro orod orod iyo alaab aruursi ay kabixiweeysay 😂😂😂

  • @najmajama4698
    @najmajama4698 Месяц назад +7

    Amiira team dagal bay soo ahaan jirtaa umalenayaa kasha kaliyaa ka dhibneed 😂😂😂 inta amira ka qoslisay one like😂😂😂😂

  • @Ayman62177
    @Ayman62177 Месяц назад +4

    Team Ina ayaanle one like😢

  • @user-jg7cv9yr5d
    @user-jg7cv9yr5d Месяц назад +20

    Fuley ule badana aan maqli jiray amiiro weelashii wey dhamesay 😂😂😂

  • @ismailmohamed2025
    @ismailmohamed2025 Месяц назад +19

    Inta markay prank aragty so oroday like bis 😂

  • @MaysuunMuhammed
    @MaysuunMuhammed Месяц назад +3

    Amiira maxaa waaye digsiga iyo qaandada 😂😂😂😂😅😅 qosolka iga dhamaaday inta ka heshay one like

    • @user-nm1xx8ip2v
      @user-nm1xx8ip2v Месяц назад

      Badar mey karin rabtaa mise dagaal ayey usocotaa wlhi qosolkey iga dhameysay😂😂😂😂

  • @user-ti5le5xp3j
    @user-ti5le5xp3j Месяц назад +1

    Sundus abyo azxab kujcl hysata❤😊

  • @user-jl9hx1yd3n
    @user-jl9hx1yd3n Месяц назад +31

    Ala amiira wiixii weel ahaa bay soo qadtaya saan u qosleeye baa saarirtii ka soo dhacay 😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @HAATIM3
    @HAATIM3 Месяц назад +36

    Team walba one like👍

  • @sidiqabdiqani3986
    @sidiqabdiqani3986 Месяц назад

    Sunduseeyy ilaahay macalimuu kuu eekaysii 😂😂😂😂 wad naga washe

  • @FardowsaMuhammed
    @FardowsaMuhammed 28 дней назад

    Kip going apayo wan ku tagera walh saida ku jeclahay inan is aragna rajeyna l.n love ❤❤❤❤❤❤

  • @SahroCabdi-tl3ze
    @SahroCabdi-tl3ze Месяц назад +18

    amiro igu daran 😂 sundus qosolke iga dhamesay sidalo oynayo 😂

  • @AmchatThaHirMuHumett
    @AmchatThaHirMuHumett Месяц назад +28

    Sundus ayaanle isn't easy 😂😂

  • @Muniiiiitamaxamad
    @Muniiiiitamaxamad Месяц назад +1

    Ala ma nooli qosolkaa iga dhamdy wr amiiiro se cml xgad macuunta ku wdaaa😂😂😂😂😢❤

  • @KhadramaxamuudjaamacKhadramaxa
    @KhadramaxamuudjaamacKhadramaxa 29 дней назад

    Hore usoco hno sundus❤❤❤❤

  • @user-jo2qu7zi7h
    @user-jo2qu7zi7h Месяц назад +17

    Macalimaw 😂😂😂😂😂😂ar kuwana Aamira iyo macalimaw botobadanaa 😂😂alabti guriga waba lagurtay

  • @ikranxuseen1112
    @ikranxuseen1112 Месяц назад +13

    mocalimoo wlhi nin rageed weyi
    nin marku maqlay wuu socday dagaal cml😂😂😂😂😂 Amiira sidokle waa laysku halayn kara😅

  • @user-ex9sx4et3p
    @user-ex9sx4et3p Месяц назад +1

    Salax alle hakuugu wado cafimaadka intaasna dembi dhaaf alle hakaaga dhigo 😢wlhi wn jeclhy dhipkaaga noo so laabo

  • @user-uc3cl4js8f
    @user-uc3cl4js8f Месяц назад +1

    😂😂 amiira weelkii guriga waa aruursatay😂😂😂

  • @user-fz1zo2lv2r
    @user-fz1zo2lv2r Месяц назад +29

    𝐓𝐞𝐚𝐦 𝐰𝐚𝐥𝐛𝐚 𝐥𝐢𝐤𝐞 𝐥𝐢𝐤𝐞 𝐢𝐢 𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚❤

  • @user-ey1bg4iq3j
    @user-ey1bg4iq3j Месяц назад +35

    Sundus koko kusa meeh asxaabta plz me like😊

    • @raxmoali5016
      @raxmoali5016 Месяц назад +2

      Weeba aragte maxa lagu sameya 😂

    • @user-mo1zu1gr3w
      @user-mo1zu1gr3w Месяц назад

      ​@@raxmoali5016ma nooli😂😂