Waxaan ahay nin weyn oo heesahii Qaraamiga ku garaadsaday in badanna dhegaysta. Heestan waano murtideeda iyo laxankeeda iyo codka Juweeriya janno waan ka helay oo ku raaxaystay in badan waan daawaday illaa hadda kaama aan xiiso dhicin.❤❤❤❤❤
Raggii soomaaliyeed maxaa waalay mar ay morokaan ammaan kala dul dhacaan oo ay guur u raadsadaan iyo mar ba meel doonta u raaca idinka ku wareeri doonee. Raggii Moroccan ka ahaa waa kuwaas Soomaalida jecel dhaqankooda.
Erayadda Amiira-sihaam Laxanka Omar Bashir Mahamed (dab-jacayl) Muusiga Maftuux Cadceed Codka juweeriya janno Ha wiiqin dantaada wado Ha waalin naftaada hano Ha weecane toos u usoco Ha wiirsan sidaa ku daa Ha waaro waxaad rabtaa
Juweeriya janno one time Respect. Millions views wey gaaraysa heeskan waano
I'm from KL, Malaysia 🇲🇾 Malaysia and Somalia Brothers walaal ❤ ilove Somali music and cultures.
❤❤❤❤❤❤❤🙏🇲🇾🇲🇾🇲🇾🇲🇾🇲🇾🇲🇾💯💯💯💯👍👍👍👍
🇲🇾🇲🇾🇲🇾🇲🇾🇲🇾🇲🇾💯💯💯💯💯🙏👍👍👍👍👍❤
Thank U welcome.❤
Haduu walbahar yar jiro wejiga yan laga akhriyin😭 labo bilod oo isku xiga waxan la daala dhacaya niyad jab anigo ilmaynayaa iska masaxaa kadib ayan noloshayda iska sii wata💔
Walaal ilaahay dhibta ha ka dul qaado oo farxad ha kuugu beddello.
Qoraalkaaga markii aan akhriyey dareenkeyga waa beddellay ilaahay culayska ha kaa dul qaado huunno.
I'm from suva Fiji Islands 🏝️🏝️🏝️ bullo bullo bullo Shevodinio Mohammed Ahmed
Hees maahe waa waano nololeed
“Walaaca xusuusta badan
War aad faraxdaa ku xiga aaa
Waxaad doonta iman,
Wadiiqo rafaad dhib badan
Waygii guushay tagtaa
Wado hawshada wado
Wado weec weec da’aa”.🙏💯😍
😢😢
Waa waano nololeed dhan walba ku saabsan
Waxaan ahay nin weyn oo heesahii Qaraamiga ku garaadsaday in badanna dhegaysta. Heestan waano murtideeda iyo laxankeeda iyo codka Juweeriya janno waan ka helay oo ku raaxaystay in badan waan daawaday illaa hadda kaama aan xiiso dhicin.❤❤❤❤❤
Sow dadkii qaraamiga dhegaysan jirey wax baa ka nool 😂😂😂😂
caadi ma ah
Ku raaxaystay aaa😂😂😂
Abwaannad Amiira-Sihaam huunno juweeriya janno heesaha noogu soo dhiib ❤🙏💯💯💯👏
Good job Shevodinio Official ❤❤❤❤❤✅👍💯💯💯💯
Hees xigmad badan leh ayey tahay oo macaan abwaannad Amiira-Sihaam ❤❤❤❤❤
Juweeriya janno abwaanka ii baray wuxuu yahay Abwaan Shevodinio Mohammed Ahmed. Ninkaasi waa ku dedaalay gabadhani in ay fanka heer ka gaadho. Maantana waa taas caan caan dhalay noqotay. Heestan waano caadi ma'aha. Abwaannad Amiira-Sihaam ❤❤❤❤❤
Juweeriya janno singer's East Africa Of Somalia 🇸🇴💙❤🙏
Yeah really ✅🥇
❤❤❤❤❤❤❤
Bullo bullo Shevodinio Mohammed Ahmed ❤❤❤🏝️🏝️🏝️🏝️🇫🇯🇫🇯🇫🇯🇫🇯🇫🇯
I'm from America 🇺🇸 I love somali culture and songs
Kadipna maxa shegi markaaa 😂😂😂
Axya song juweeriya 🙆♀️
Heestan xalayto oo dhan Truck ayaan ku waday caadi ma'aha ❤❤
Gaadhigu wlhi isagaa is kaxaynaya wan kula arkay sheekhaygii😂
Truck leh oo dhammi hees la'aan ma wadi karo Truck 😂😂😂😂
juweeriya Janno waa in aad hagaajisaa truck low idinka lacag haye😂😂😂 mar haddaad jidka ku martay heestan waano. 💵💵💵💵
💵💵💵💵💵💵😀🤑🤑🤑
Juweeriya janno cod macaan iyo shaxshax quruxeed ilaahay waa ugu deeqay walaal horre u soco.
Haaye haaye waa waano biyo kaama dhibcaan ah run meel mara.
Greatest abwaannad Amiira-Sihaam 💯💯💯👉👏👏👍👍👍👍❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤
Aad iyo aad waa shakhsi mudan
Waa dhab wey tahay haa haa
Juweeriya janno iyo abwaannada Amiira-Sihaam waan idin salaamaya, xikmad hees wadata weeyan heestani
I'm from marrakech,Morocco 🇲🇦 somali girls very beautiful ❤❤❤
I like Moroccan women 🇲🇦♥️👍
Raggii soomaaliyeed maxaa waalay mar ay morokaan ammaan kala dul dhacaan oo ay guur u raadsadaan iyo mar ba meel doonta u raaca idinka ku wareeri doonee. Raggii Moroccan ka ahaa waa kuwaas Soomaalida jecel dhaqankooda.
Raggii soomaaliyeed dookha ka wareeray nin qaad dishooday ma naag Moroccan ah ayuu wax ka qaadaya 😂😂😂 waar ha is waalina 😂😂
Ma taas ayaad keenteen faarax luga baastoow 😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂
Ha waaro waxaad rabtaa ❤
Erayadda Amiira-sihaam
Laxanka Omar Bashir Mahamed (dab-jacayl)
Muusiga Maftuux Cadceed
Codka juweeriya janno
Ha wiiqin dantaada wado
Ha waalin naftaada hano
Ha weecane toos u usoco
Ha wiirsan sidaa ku daa
Ha waaro waxaad rabtaa
Juweeriya ❤❤hawaaro
Hees isku dheeli tiran dhan walba erayo iyo laxan iyo cod iyo muuqaal 💯💯💯💯👍
Hestan wa loqayilaye🎉 form Djibouti
Omar dabjaceyl is good somali creater poems
Omar Dab-jacayl waa mullaxan laxan macaan sameeya.
Omar Dab-jacayl waa legend 🙏👍🙏👍🙏
👍👍👍👍👍👍👍
Lkn wll Amiira sihaam yuusuf ayaa samaysaY Heesta
Juweeriya janno halkaas nooga sii wad heesahaas murtida badan ee laxanka macaan.
Shevodinio Official ❤❤❤❤❤
Juweeriya janno waad ku raaxaysatay heestan waano si cajiib ah waad ugu luuqaysay.
Walaal juweeriya janno nagu soo booqo Malaysia 🇲🇾❤💙 show shiddan ayaannu ku qaban doonaa insha Allah.
Juweeriya janno walaal hadda waxa la gaadhay xilligaagi hadda haa juweeriya janno ✅🥇
Juweeriya janno waa muunada fanka soomaaliyeed
Thnkz juweeriya eradan naftydan kula hadlayaa
Eesh calaa oof caleyk shoodhe❤
Ma aqaan sababta ay uga samayn badan yihiin heesaha ay dumarku sameeyaan kuwa ragu sameeyaaan 😊😊
Koob kafeeya marka aad cabto ee heestan daawato dunni kale ayaad dhex tegaysa ❤❤❤❤
Waa wareey😊❤ inama caadi maha...it's base on a true story 😊
❤❤❤❤❤❤
Haa aad iyo aad walaal heestani caadi maaha ❤❤❤
Juweeriya janno gabadh ilaahay qurux u dhammeeyay maansha Allah
Fanka nooli ruuxdaa ku raaxaysata. Eegga heeskani naftu waaninaya
Waayaha adag xiligu wadada ayey kaa halayn.
Codka macaan ee juweeriya janno ❤❤❤❤❤
Juweeriya janno wakhtigan waad shiddan tahay walaal
Juweeriya janno heesaha qaaciga iyo heesaha muusik ah ba wey ku fiican tahay labadaba waa fannaannad dhammeeystiran.
Abwaannad Amiira-Sihaam heestan waano si farshaxannimo badan ayaad u sameeysay. Maansha Allah
Soomaaliyeed waano inoo harsani ma jirto. Juweeriya janno beelo waayeh nooh
Esh cala hesss😢
Juweeriya janno waa ruux ilaahay fanka hibo u siiyey.
Ereyada ...💯/💯
Codka ...💯/💯
Music...💯/💯
Laxanka.. 💯/💯
Muuqaalka..💯/💯
Wallee run baad sheegtay heestani waa 💯💯💯💯💯💯💯👍👍👍👍👍
❤❤❤❤❤❤
Aad iyo aad hees 💯💯💯💯✅
I'm from India 🇮🇳 walale somali qurux juweeriya janno
Juweeriya janno gabadh ilaahay hibo fanneed siiyey weeyan
Greatest Of All Time legend Shevodinio Mohammed ❤❤❤❤❤
Juweeriya fanaanad qaaliya noolow oo guulayso
Juweeriya janno xiddigta xilligan ee fanka.
Inaaad thay gabadh iyadu waalid walaal iyo waxkasteba isku ah aaadbay ugu fiicantahay qof ahaantada 😩 .
Why waalidbad waayi kartaaa o wadkaa kaa dheerayn kara waana dareenka ugu xanuunka badan markuu waalidkaa kaa horeyo e saacadu kaaa hormariso walhi 😭😩 .
Mayee walalahad aduunka u jeclyd e ad moodaysy wehel iyo waalidba inay ku noqonayaan bu isfahan waa walaalnimo adagi idin dhex iman karaaaa.
Mayeee waxaad nolosha adu u arkayso inad farxad iyo rayrayn ku dareemaysaa sobb la aan lala coolobi karaaa 🤷♀️🤷♀️🤷♀️
waaayo adag oo nololeedbad mari kartaa kaligaaa iyadoo cida kugu sobobtay dhibkanina ay u haysto inayna wax dhiba kugu samaynynn 😩😩
Nolosha waayeheeda iyo casharadeedau way badanyihiine
wakhtigu yuunkaaga lumin qof an adi ku wanaajinaynn ………..
Shay an adikuu wacnaynn naftuna yay sii wadwadin 😩
Waayaha adag iyo xiligu wadada yayakaa halayın🥹💪🏻
ha waaro waxaad rabta
Juweeriya janno waxa ay tahay hoobalad buuxda, heestan in badan waan daawaday waa hees murti leh.
Khadar Cumar Mando
Khadar Cumar Mando 0:06 0:06
@@KhadarCumar-ct6ppma khadar baa😂😂😂😂
❤boqorrada fanka casriga juweeriya janno ❤💯💯💯👑🙏
Tik tok heestan xaliimooyin badan ayaa isku soo duubay. Sow waanada ayaa ku duxday ilaahay ha garansiiyo inta ragga dhibta.
Juweeriya janno heestan waanu ka hayna ee Abwaannad Amiira-Sihaam heeso sidan ah ha inoo soo badiso ha kuu dhiibto walaal.
Aggah eegga waa waano nafta toosinaya. Dharaar walba waan daawada heeskan ❤❤❤❤❤
Thanks juwahiri hees dirigalin aya soqadi nolow inti nolol jirto mcney
Walaaca xusuusta badan
War aad faraxadaa ku xiga.
Hees shiddan weeyan Juweeriya Janno
From Djibouti
Hess iyo baad
Woow Woow
Waa la yaabbay yaa salaam hees macaan weeyan
Insha allah waxan rabay imaan ilahay idiinkiisa
Nin tabtaas iiga tuma saarka aroos anigu waan u soo uunsanaya uunsiga u soo shiddayaa, Xabiibi macaan qaaliyoowda u badin lahaa.
30/11/2023 malin khamiisa Sacadu tahay 5:25 pm. Wlllhi waaa hees igu socota Waaayaha adigiyo xiligu Wadada yay kaaa hadlin Ha weecane toos usoco ale Khaire haka dhigo abwanada Heesta samaysay sihaaam abwanad qaaliya 🙏🙏🙏 Haduu walbaahar yar jido wajaiga yaaan laga akhriyin war faraxlaaa ku jira 🙏🙏
Juweeriya janno sannadkan waa laga yaabbay 🎵✅
Axyaa Hees ❤❤🎉🎉🎉🎉
Gabadh qurux badan oo faraxsan Juweeriya Janno ❤❤❤❤❤
Runteed
💯💯💯💯💯💯✅✅✅✅✅✅✅✅
Juweeriya janno fanka ayaad noo qurxisay ❤❤❤❤❤
Heestani waa waano nolosha Aadmiga ku saabsan.
Gabadhan juweeriya janno wey hirgashay wallaahi ❤❤❤❤❤
Jaweeriya kep going❤❤❤
❤❤❤❤ congratulations 🎉🎉🎉 Abwaannad Amiira-Sihaam
🦁 Shevodinio Official ❤❤❤❤❤
Hees waano ah oo ka saameeyn badan weli ma aan arag waligeey iyo waaqay ❤❤❤❤
Juweeriya janno waa la yaabbay heeskan waano caadi maaha ❤❤❤
Shevodinio Official ❤❤❤💯💯💯👌👌🥇
Maxamed Maame wiil yar oo shax shax badan weeyan. ❤❤❤❤❤❤
Hees macaan Juweeriya Janno ⭐👍🙏🙏🙏
🌎🙏heestan America si weyn ayaa looga daawaday baabuur walba wey ka daaran tahay.
Juweeriya janno best singer in east Africa ❤❤❤💙🇸🇴💯💯💯
Wadiiqo rafad dhib badan 😢
Waygii gushay Tagtaa ✊👈
Wado howshada wado 🥰
Wado weec weeca da’aa🥹🙏
Juweeriya janno gabadh quruxsan cod macaan
Yeah really great song waano ❤❤❤
Juweeriya janno waxa ay tahay heesaa buuxisay kaalintii hablahii waabberi magool iyo khadra daahir ilaahay jannadi ha siiyo labadooda.
Waa hees qiimo iyo qaayo badan leh waano nololeed ku saabsan. ❤❤❤❤❤
Abwaannad Amiira-Sihaam heestan halkeeda ayaad dhigtay murti waad ku soo xushay waano ah.
Inaadeer juweeriya janno horre u soco.❤❤❤
Juweeriya janno big Respect ❤❤❤
Hawaaro waxaad Rabtaa 7/5/2024
Ilaahayaw hadafkayaga noo rumeee🤲
Hees aad iyo aad u macaan maansha Allah
Juweeriya janno ✅✅✅✅✅✅✅✅✅
Heestan Waano wax ku'oolla ka hadlaysa ❤❤❤❤❤❤
Heestan waan ka xiiso dhici waayey daawashadeeda. ❤❤❤❤
Abwaannad Amiira-Sihaam ilaahay ha ku sharfo waad na waanisee
Waano waa wax tar wax siin.
Hees macaan bay tahay ani waa ku baashaalaya caadi ma'aha