XANUUNADA KU DHACA DADKA QURBAHA JOOGA || Sh Saciid Raage

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 янв 2025

Комментарии • 52

  • @mulki2023montana
    @mulki2023montana 2 месяца назад +1

    Asc dhammaan waa sax waxuu sheegayo sheequ baarakallaah fiikum. Allaha na xafido annaga iyo intii Muslim ahba Aamiin yaa rabbi

  • @hayaatmohamed7497
    @hayaatmohamed7497 2 месяца назад +4

    sheik Saciid Raage rabbi kuxifdiyo waxaad sheegeysid qurbaha wax kajira weeye gofka muslinka markuu galo dukaamada sidii tuugadey naga dhigaan na fiiriyaan,Ilaahow wadanka nabad nooga dhig Ilaah kheer aadan maleeneen rabi hakuugu badalo caruurta luntayna walidka sabab u ah hadey aqbalaayaan.😁🐱🐫🦃🦜🦚🦋💐🏵🌻🌳🌴🕌📿

  • @Sahragabow
    @Sahragabow 2 месяца назад +3

    Maashaa Allaah sh saciid jazaakallaahu khayran maamo ☝️

  • @Umabushrachannel
    @Umabushrachannel 2 месяца назад

    Waa su aasha aan waxbadn isweydii ayaa ah
    Maxaa ilamah quraha ku dhashay qaarkood ayaa xanuun sariir ula fuulanaa

  • @Anbaro.
    @Anbaro. 2 месяца назад +3

    Asc Sh xaqiiqda inaad ka hadashaa fiican oo waxa jirs aad sheegto dadku caqliga ma la’
    Dadka hadaad qurbo ka wanaanin si kale hadalka ugu sheeg dhul gaalo iska daaya dheh laakiin waxan jirin ha sheegin

  • @omararale7962
    @omararale7962 2 месяца назад +1

    Jazak Allahu kheir

  • @Xasanalbana
    @Xasanalbana 2 месяца назад +1

    والله ماكذب وما افتري. قال الحقيقة كاملة

  • @haboonmohamed6494
    @haboonmohamed6494 2 месяца назад +1

    I agree what you said almost you warned them but they didn’t trust you

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 2 месяца назад +5

    Depration meelkasta wuu jira. Wadankeeni buu ku badan yahay oo la dawayn ilaa uu waali gaadho. Siciidoow Waad ogtahay dadkeenu Canada degan waa dadka ugu yar ee cudurkaas ku dhaco.
    Nin walbana ma ogala in aad wadankiisa degtid kuwan aad la joogta Kenyaatiga ah baa ku jeclayn.

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 2 месяца назад +1

      Nairobi meel ka fusuq badani ma jirto Canada caruurtiisii oo dhan ayaa joogta muxuu u caaye shillimada wuu hadda ku ganacsanaayana Canada ayuu ka sameeyey

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 2 месяца назад +1

    Ilahay nama geeyo dhulka gaalada xasbuna llahu wa nicma wakiil

  • @TahalilAmar
    @TahalilAmar 2 месяца назад

    لا اله إلا الله وحده محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @Jamaalaxmed449
    @Jamaalaxmed449 2 месяца назад +2

    Masha Allah

  • @abdulkadirmohammed9088
    @abdulkadirmohammed9088 2 месяца назад

    100 percent ruun wayeee

  • @mahmoodsamater
    @mahmoodsamater 2 месяца назад +2

    Xaq baad sheektay

  • @XamdiAxmed-w4w
    @XamdiAxmed-w4w 2 месяца назад

    Shikh saliga nabiga scw maku sujudikara boska sujuda maku badalan kara

  • @Waandhiiranahay
    @Waandhiiranahay 2 месяца назад

    Mahadsanid sheikh.

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 2 месяца назад +1

    Waxyaalo badan wa runtiis Shiiqa.

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 месяца назад

    Sikastoo. Aad. Wax. Ugu. Sheegto soomaaliyi. Waxba ku qaadanmaayaa laakiin adigu. Dimadaadii. Waa. Barii

  • @MohamedIbrahim-yk4cs
    @MohamedIbrahim-yk4cs 2 месяца назад +1

    Sheikh Siciidaw sh C/rahmaan Bashiir wuxuu yidhi ku mahadnaqa inaad timaadeen Canada.Bal ka waran.

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 2 месяца назад

      Waa runtii Sh Abdirahman waayo Sh Saciid lacagta uu kaga kaaftoomay Canada xaguu ka keenay ma Sacuud Aribiya

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 месяца назад +3

    Sheekhow dadka qurbaha maaha mawduca lagaa rabay inad ka hadashaan manta Dad somali ah ayaa xududka SSC iyo Somaliland isku baabiiyay dhiig daadanaya.
    Kaca culumoooy dadkaa kala dhax gala wada dhashay. Baxa is rasca goobta dagaalka taga. Wad kartaaan
    War ayaa igu raacsan somaliyeey

  • @Layla6793
    @Layla6793 2 месяца назад

    Rabiyoow naga yeel kuwa afkooda iyo qoraalkooda laga nabad galo, waxaynu joognaa wakhti sheekh iyo shariif midna la dhaafayn

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 месяца назад

    Qurbe gaalo iska. Daayoo. Carabtii. Ayey kulumeen caruurta soomaaliyeed

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 2 месяца назад +2

    Idoorkaan waxuu sheegaya bal day. Depression miyaan Soomaalidda Soomaliya joogin kudhacin? Qofkaas wuu isku buuqay ama wuu islahadlay soolama yiraahdo? Yaa haddana Daweeyo Kuwaan Ugu yaraaan dhaqtar beey helaan. War Dadka Beenta Jadaa Lugadheeroow. 🙄😏. Subhana'Allah

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 2 месяца назад

      Idoor oo dhan maxaa kuu geeyey sxb?

    • @omararale7962
      @omararale7962 2 месяца назад

      Allah kabaq ee sheikh kaxishood. Wuxuu sheegay waa runtiisa

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 2 месяца назад

      @ maxaa ku ogaatay inuu run sheegayo ma Canada ayaad ku nooshahay?

  • @IshoOmar-sp9ch
    @IshoOmar-sp9ch 2 месяца назад

    Sheekha wax kaama sheegaayo laakiin wadankeena dhibaato ayaa naga soo kaxeysaye intee aadnaa hadaan yurub iyo Canada kasoo laabano?

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 2 месяца назад

    Sheekha ilmihiisa hadey Kanada joogaa maxuu dadka ugu qudbeynaa ineysan ilmahooda ka soo celiyaan qurbaha.?.

  • @YusufAbdille-s8n
    @YusufAbdille-s8n 2 месяца назад +1

    Sheikh waa run waxaase loofa bash naa in uu lahadlo kuwa dadka soo barakicinayo oo dagaalada oogayo biixi gurguurte

  • @halimaabdirahman7888
    @halimaabdirahman7888 2 месяца назад

    Daanyer yar oo madow kkk

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 2 месяца назад +1

    Caruur ayaa Canada wax iiga baratay shaqooyin xishad lehna ka shaqeysta waa qof iyo dadaalkii cadaan iyo madowna kuma xidhna ee dadka ha marin habaabin

    • @ysooyaalka6172
      @ysooyaalka6172 2 месяца назад

      Guud ahaan ayuu ka hadlayaaye individual cases laguma qiyaas qaato.

  • @cagtakahooscadaawahasoomaa5735
    @cagtakahooscadaawahasoomaa5735 2 месяца назад +1

    Shiikh ilmahaagu saw Canada kumay dhalan, miyaa lagu mudey irbadaha aad sheegaysid ee caafimaad darida keena ?????
    Inankaaguse hadda muxuu dib ugu laabtay Canada ????
    Maxaad ugu Nasiixayn weydey uguna qancin weysey inuu Africa kugula noolaado,? !!!!!!

  • @kadraahmed6684
    @kadraahmed6684 2 месяца назад +3

    I disagree with your ideas. We are not all labour workers....

    • @mounahersi2254
      @mounahersi2254 2 месяца назад

      Most of U R labour workers
      We all know that 😂😂😂
      U DO KNOW THAT U WILL BE APPRECIATED AS ONE OF THEM
      Migrant is and will always be migrant even if U r born there coz white countries belongs to white people😂😂😂
      Salam from🇩🇯

    • @abdulkadirmohammed9088
      @abdulkadirmohammed9088 2 месяца назад +3

      But mostly he is right

  • @taqwalaah5911
    @taqwalaah5911 2 месяца назад

    “Ciirtaa dhamaa caydaa yaqaan”. Lacagta aad Nairobi ku raaxeysaneyso marna ma is weydiisa sida kugu soo gashay Sheekh Saciidow? Dadka warka aan jirin ka daa reer Canada waxay kaa mudan yihiin inaad raali geliso. Weli waa lagaa xishoonayaa ee Allah ka cabso oo jasaarnimada iska daa

  • @somalibiblesociety7810
    @somalibiblesociety7810 2 месяца назад +1

    Waa been cad.

    • @exkm4
      @exkm4 2 месяца назад

      Ma adigaa run yaqaan oo bible iyo khuraafaat diin ka dhigtay. Beenta ka wayn ee bibleka ku sugan halkee laga helaa.

  • @j.jilani4535
    @j.jilani4535 2 месяца назад

    Waar caruurta inta ay yaryahiin, ku soo celiya dalkooda

  • @Awliyo3344yo
    @Awliyo3344yo 2 месяца назад +1

    WAR DAD HA BACAYN WA MEESHAD LACAGTA KALA TIMIDE ALXAMDU LILSH JSNAA LAFU JIRAA SHEEKH BACDA KADA AFIKA DHAQALE MAYALO RER GALBEDKU NIN ADAG BAY RABAAN KELIYA

    • @Quran63999
      @Quran63999 2 месяца назад +1

      Xoolo

    • @PerspectiveNarrative
      @PerspectiveNarrative 2 месяца назад +3

      Adigu Africa ayaad joogta lkn anagaa jogna abti shiikhu wuxuu sheegayo waa sax

    • @KhaalidKhaalid-x2o
      @KhaalidKhaalid-x2o 2 месяца назад

      @@PerspectiveNarrativekasoo tag dee maxad ka dhex qabaneysa ader filimkaa waa laisku fahmey

    • @PerspectiveNarrative
      @PerspectiveNarrative 2 месяца назад +1

      @@KhaalidKhaalid-x2o waa meesha dibku ka taagan yahay dee abti!!!
      Europe Lacag baa taala lkn Diin la’aan ba u dheer
      Somalia Diin ba taala lkn Lacag la’aan ba u dheer,

  • @taqwalaah5911
    @taqwalaah5911 2 месяца назад +4

    School kiisa ayuu suuq u raadinayaa beenaale