NAIROBI YA WAAYE QOFKA DOONAYO IN UU DAGO, RAAFKA IYO DILKI, WAXA U SII DHEER, IN KENYAN KU AY DOONAYAN, GOOFAFKI LAGA IIBSADAY EE DABAQYADA LAGA DHISTAY, AYEY DOONAYAN, IN AY DIB U SOO CESHTAAN.
wa runtii anti naagahii somaalida wey is dhigteen ilmahoda xita ma heysan karan qolka jiifka xita wa loo dira markasey meelahii wax u yaalen arkeysa ama waxay is ledahay wey ku gumeysan
waligey wan ogaa iney tano kale dhici doonto dadna guryahas ku qasaari doonan dhismaha joojiyo wa iga talo dadkan kenya aminigoda iney adkeystan wa sax qofkii sharci ku heysto lama raafayo blse waxa dhiba in askarta kenya markaso kale guryaha wey dhacan intey baaran
Clip kani wa 2013 wana xafada South c sxb doqanba tahey hashim wa Shaqsi waye police kenya amanka wa sugeen e sxb beenta dadka dhaaf wax raafa ma jiraan nucago kale iyo xabada benta shege e dhahe guryaha nairobi raqiisey o suuqa ku daahdey beenta dhaafa tankale guri cidna kama kireneydo bila sharci
Markalaba qabiil ayaad xabadka ugu garacataan wixii ka imaada itobiya o waxaad dhahdaan itobiya iyo kenya anagaa leh waxa dadka cunay waa qof ka imaaday itobiya sabab anaga korka naloga saara majirta qofkasta lacelinaya waa in meshuu ka imaaday lagu celiyaa why somaliya kali lagu waashay
somalida wa jahil lagu diray dalkooda waxas oo lacag ay guryaha kukiraysanayan dalkooda ayaay iyadoo ka jaban kelilahayeen wadankooda ku horumari laha waa wlahay wa doqomo somalida maxa lguuu gumaysna wadanka deriska maad kaaga u quudhid malka
IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&
Maasha alaah sadaasaa fiican wadankooda ha unoqdaa
wallahi wah fiicaan masha Allaj haalaedbiyo waad kibirteem sax Tugo odhan baku batay
Waa dadka soomaaliya iyo itoobiya ka imaaday
Walaxii anigaa waankufaraxsanaxay inii laamasafuriyo reer somali maashqul soocto ayeey nooqten
Waa shaqo wanaagasan fhulkeena ayaa noo ifatiimi Doona maanash
Markaasay caqligooda guryo kawada dhisteen soomaalida dhaqankooda markaa arko iyo qabiilkiyo balaayada imikqna dad ayqalaan kudareen subxaanallaah
Zaki yarosow❤juumca❤mubarak❤
Kusaliya❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤
NAIROBI YA WAAYE QOFKA DOONAYO IN UU DAGO, RAAFKA IYO DILKI, WAXA U SII DHEER, IN KENYAN KU AY DOONAYAN, GOOFAFKI LAGA IIBSADAY EE DABAQYADA LAGA DHISTAY, AYEY DOONAYAN, IN AY DIB U SOO CESHTAAN.
That's very good
wa war farxadle
Wax laga naxo ma rabno
Ee cesho❤
Wataan idinsheegey walaidintarxili
Somaliyeye wadan aa ledihin somaliya aada
wa runtii anti naagahii somaalida wey is dhigteen ilmahoda xita ma heysan karan qolka jiifka xita wa loo dira markasey meelahii wax u yaalen arkeysa ama waxay is ledahay wey ku gumeysan
Guryahooda hasoogatan hakatagan wadankoda hayimadan dil dil makudhaman
Qofkii Somali ah oo haysta lacag wadankaada la Aad oo dhiso wadankeyna oo Aad ku khasaari doonin yaa soomli ah yaa ah aan dhisano wadankeena...
Dhulka alle hala jaro gaalkan indhaha shaydaan leh
Shaydaan walaalkiis
❤
Hala soo raafo wax qashinka ah
Hhhhhhhhh basar xumada somali meelkasta ha iska soo saarto
😢😢😢
Allah haugargaro somali
Wadankiina ku laabta oo dhista dhul waa qabtaan soomaali
Walaqarxina moyane jareer maqathanyan
sax walahi 😢
War masaakiin maaha waa belo halaraafo belada
Somali kaliya ma joogaan
Waan kàasoqabte abowe ilasohadal
Nairobi kala man jognaa mise anigaa waxba ogeyn 😂😂😂
kkkķk anaa yabanba
bismillah. kenya sheekadii haashim in laysku tarxiilay ha umaleeynina keenya shabka waxay dowlada ku dhaheen soomaaida dhulkeenii ayey naga qaadanayaan meelkaste dabaqyo ayeyka dhisteen tijaaradii anagaa lwareegay adoomow dhulka inlaga qaato ayey kabaqayaan kenya soomaaliya dhul ayey naga haystaan ayaan dhaweyt itoobiya ciidamadooda maxweyne ruto waa ogaa abiya kenya mauxuu ku yiri soomaaliya gado xuduuda ayaanka qabsanaa ruuto xasan shiikh uma sheegin kenya taatiko waaye soomaalida silagu ceyriyo marka, haashim itoobiya ayuu kayimid jaasuus oromo waaye meeshaan dheelweyn waaye kenya ADMS ayeyku jiraan malaayiin doolar ayaa soomaaliya kasoo gasho anagana ciidamadoida ayaan ceyrineynaa ruuto madax wenahooda abiya ayuu lajiraa ha iloobina badeena ayey rabeen sidii itoobiya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥺
Dadka oo dhan hala caliyo ku aduunka oo dhan joogo
Dhuusa ka socota
Ma ogi yeee
January somalida free visa kenya ku imaane.
Aduunkoo dhan ayaan lagalin Karina hadaadan sharci haysan inagana wadankeena siduu yahayey ee orom iyo waxaan la aqoon bad iyo beriba laga soo galayo keenyaankuna wadankiisuu ilaa shanaya
Wayaab kila kitu ni anty kkkkkk
Qabiil iyo balaayo wadankoodii ujoogi waayeen cid uadkaysaneysa maleh waxay soomaalida qaar samaynayaan waa wax bini aadanku kacishoodo iskadaa qof muslinee
waligey wan ogaa iney tano kale dhici doonto dadna guryahas ku qasaari doonan dhismaha joojiyo wa iga talo dadkan kenya aminigoda iney adkeystan wa sax qofkii sharci ku heysto lama raafayo blse waxa dhiba in askarta kenya markaso kale guryaha wey dhacan intey baaran
11 milyan ayaa usa laga soo raafi doonaa aduunka waa is badalay soomaali dhulkooda dhista
Waasoo dha way naynaa
Nayroobi baan guri ka dhisa
Nayaa mayagaa leh wadsn walba waa in uu soo raafaa
Kibir iyo dhuusaa dadka
Laladoona nayaa
Balaayo idin qaaliyaysay waairo qaali faqri buu dhalaa 4bol macaa waa qaali 2boqol Guri Afrka ku yaal lagama badiyo raqiis Lacag i,o dhaqaalo baa ku bata
MAXAA NAIROBI,
KAYAALA SOOMAALIDA?
DALKAAAGAAKUUBAHAN
EE KUNOQDA OO DHISTA OO XABASHI IYO MAREEYKAN,
ISKA XOREEYA.
Dalqani ahaan hasanaa aanoqono
Kuwa guryaha ka dhisanayaan kenya waxaa u fiicN inay guryahaas soomaaliya ka dhistaan shacabka kenya way naceen soomaalida
Dabaqda dadkii lahaa baa jooga
Ader video gan gabdhaxa ah dhowr sano kaxor ayu ahaa wax kale la ismow dee
muqdisho buul gubtay noqotay aada!
Aqli yaraa dadka dal eysan laheyn dabaqyo ka dhisaya
Ilakin waxad ilowsanthy ximar waa ximar 1000keyna ka adak
Waxba ka qaldan I'd rufeege lama tarxiilayo sidas ula soco gaabka hadegdegin adiga ma degdegi jirene
war danbiga daa shukansi kumadiline waxn beenta kusocanbaxaya👇👇👇👇👇
Waxaad dhahdee ogaaden ayaa leh haye
Yaa uadkaysanayo dadkan weegagyar gudaheed intaasoo qof qalaya wadankooday dadku uga baqayaan wuxu maxay ahaayeen kiiniya lama yaabayo soomaali bahalay noqdeen
Soomali haday u nahay miyanu sariiganaa halka salka aan dhignaba miyanaa sibir ku qorin
Maxaa kenay dalalka 🤔
been lamasiqode marka unba xafariyin lokaxeysta😂😂😂
Haisku qancin ina Kenya leesahay e qado dharkada muqdisho aad qder. Midqkle marku qof ku sheqenayo see ugu dhiibaysa kastumadaada? Aqash
Usa raaf ayaa ka soo socdo mar dhow
Guryaha ninkii yahay umbaa lahani
Beenlow
Balayada ad sadalineeso afkaga ale ku naq war bax
Maxaada. Fudaada. Waadan. Aanada. Lahaan. Maxaada. U. Dhiisaan. Gurayahuu. Waay. Ka. Haadhiina. Adiguuna. Waada. Usaka. Deegi
wa marmarsiinyo soomaali lagu dulmin raba yacni wixi yar oodhaba soomaali ba lagu kacaya
Dulmi ma jirte waa sax wlhi
Clip kani wa 2013 wana xafada South c sxb doqanba tahey hashim wa Shaqsi waye police kenya amanka wa sugeen e sxb beenta dadka dhaaf wax raafa ma jiraan nucago kale iyo xabada benta shege e dhahe guryaha nairobi raqiisey o suuqa ku daahdey beenta dhaafa tankale guri cidna kama kireneydo bila sharci
Axmed rashiid iyo koxdiisa ay ka dambeyo waad guleysten wax waliib bananka ayeey imanayan weliba gor dhow
War beenta jooji
Dadka beenta ka daa dadkan xaalay be is daagalen weena is dacweeyen views radiis isn't easy
Markalaba qabiil ayaad xabadka ugu garacataan wixii ka imaada itobiya o waxaad dhahdaan itobiya iyo kenya anagaa leh waxa dadka cunay waa qof ka imaaday itobiya sabab anaga korka naloga saara majirta qofkasta lacelinaya waa in meshuu ka imaaday lagu celiyaa why somaliya kali lagu waashay
Baastarkaas somalida kudiganaayo waa kuwa askarta dadka kudiro ey eydhalay.
somalida wa jahil lagu diray dalkooda waxas oo lacag ay guryaha kukiraysanayan dalkooda ayaay iyadoo ka jaban kelilahayeen wadankooda ku horumari laha waa wlahay wa doqomo somalida maxa lguuu gumaysna wadanka deriska maad kaaga u quudhid malka
Joojiya war xumo tashiilka aad isula timaaden ilaahayna kabaqa afkaa qoyan ayaad uhadlaysan umada kadaaya beenta😎
Hadu wadanka no barwaqowi reer Somali hanalaga raafo dowladeyda lajiraa Wacha waendhe