Ilaahay cimriga ha noo barakeeyo inta hadhay ruwaayadan ano yar ban tv qaranka ka daawan jirey hargeisa ayan deganaa gaar ahaan xaafada cabaaye maantana 29 yrs Old wxn deganay Vienna Austria
Horta reer magaalku reer miyiga miyay ka fariid sanyihiin rer magaalku geel malisi yaqaanan wayse baran karan reer miyiguna sidoo kale gawaadhi ma kaxeyan wayse baran karaan sidaasoy tahay maxaa reer miyiga reer magaalku noloshooduba ku xidhantay maxay ucaayan miyi waalagu kala danbeeyey kolba kii xoolu ka baxan ayuunba magaalada soo galaye halaga daayo diirada fanka ee saaran ilaa malinti riwaayad lasameeyey lagu yasaayo reer miyiga
Aww, leeeee iyaaah waaitan yartaan tantanbaan naaago dumaar ka ahay qaybteen ahay family ama qaasahaaan naaagodumaaarbadnaa ka ahay teee sedexaad yarey caday qiimobadan qurux khayrwado.itiri heedheh waa ugu watqaasahaaan.sheeeko baraley mitaaa mise shaahid.
Dadkii hore wlhi fashion style iyo comedy iyaga isku darsaday hhhhhh
Wed 30 September 2020
Walahi anoo yar baan daawan jiray yaraantiiban soo xasuustay alx ilaahow adaa mahad oo dhanba iska leh isoo gaadhsiiyay maanta insha Allah Ilaahay cimriga iyo caafimad kaba ha ii siyadiyo wixi niyadayda ku jiro oon macsi lahin isii yaa rabi ilaahow warwarkan niyadaydaku jira ka saar adaa awoodlee ilaahow adaan talo ku saartay asxbey amiinta ugu caawiya muraad baan leeyee
Aamiin
Illahay muraadkaagon macsi laheyn midigta hakaa saaro culeyska ku heystana fudeyd hakugu bedelo dhamaantena illahay cidhiidhiga haynaga saaro
Lakiin dumaaaar I yo rag waxaan ku ahay 5 👋baan ku ahay.
Ilaahay cimriga ha noo barakeeyo inta hadhay ruwaayadan ano yar ban tv qaranka ka daawan jirey hargeisa ayan deganaa gaar ahaan xaafada cabaaye maantana 29 yrs Old wxn deganay Vienna Austria
Aamin
Aww.mashaaaaaalah
dadkii hore qurux bey ahaayen mana buurnen kuwa 2020 buurnan
Walaahay aad baan u qosley 😂😂😂😂 soo funny sxb mahasanid 👍👍👍
Adiga muddan
Number aan lahayn baaa ii muuqday saas masoo dhigeenba .iyaaaaah tii kujurtay dumaay uguna qiimobadanahay hadii dumaaarnaaagolasoo qaadayba waaaitanaaa leen dhahay kuaaaway hadii lay yiraahdo waaaitan khatraaaaayqaraney farxadaydii family qarantaayba.
Bisinka iyo kurdaha kuwani ma sahra iyo ubaxba. Ma dhici kartee 🤣🤣🤣🤣🤣faro badan ayaa ku baxsadey igu waleee🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Waa 2004 😂😂😂
@@hassanabdiawqalinle8569
Haaye shuqul iyo shaaqil toona iskuma lahaa
😂😂😂😂😂😂
Walee sahra ileys waa fani ubax fahmo iyadaaba dhaaftey
Reer hargeisa waa xadaariyiiin bal eeg ubax fahmo sidey u eegtahay iyo qaabkay u labisan tahay wana 2004 waqtigu
Waxaan xasuustaa in aan....
Ubax fahmo iyo sahra ileys oo yar yar 1😃
Waxaba ka dhacay ubah fahmo yar 😅😅😅😅😅😅😅😅
Horta reer magaalku reer miyiga miyay ka fariid sanyihiin rer magaalku geel malisi yaqaanan wayse baran karan reer miyiguna sidoo kale gawaadhi ma kaxeyan wayse baran karaan sidaasoy tahay maxaa reer miyiga reer magaalku noloshooduba ku xidhantay maxay ucaayan miyi waalagu kala danbeeyey kolba kii xoolu ka baxan ayuunba magaalada soo galaye halaga daayo diirada fanka ee saaran ilaa malinti riwaayad lasameeyey lagu yasaayo reer miyiga
Reer miiga waa dad qalbi fcn lkn marke ilbaxan balayo ku qabsane weyba ka horeyay fudeed 🤣🤣
Ma ogi inaad akhrin doontid commentigan balse walal hadaa akhriso si naxriis leh waxan kagaga codsana inaad allah dartii subscribe iigu saarto codsi walalnimo😭😭😭🙏🙏
S
Soo badiye hhhh
Wll laba qaybood baa hadhay maanta iyo barito. Thanks
Rikodhka aad ku ciyaaraysan dhagaxantii ayaa falagey
Bal eega siday u qurux badnayen dadki hore make up ku waa nijaas
Diyaana dheh
Takalan wa sahra ilays
Hhhhhh
Kkkkk