XUSEEN CISHQI VS XAYAAD XIKMO | XAMAR | PASSPORT-KA BULUUGGA | SILSILADDA DANGUUD | (PART 9) 2021

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 ноя 2024

Комментарии • 1,6 тыс.

  • @cjaminfilmmaker
    @cjaminfilmmaker 4 года назад +242

    hablaha somaliland wali ma gaadhayaaan wiilasha yar yar ee reer muqdisho hhhhh hasocoto hawshu somaliland

    • @SaMiiRMoHaMeD12
      @SaMiiRMoHaMeD12 4 года назад +7

      Wardadkan marqaanlnd xaylacaytamayaan

    • @apo4417
      @apo4417 4 года назад +3

      @@SaMiiRMoHaMeD12 kkkk wxan layabay so ma aha iidor murqan

    • @fatuushally1117
      @fatuushally1117 4 года назад +5

      Idinka niman maba qabtiine iska amusa🤮🦶🏾

    • @sawdasaed4022
      @sawdasaed4022 4 года назад +16

      @@fatuushally1117 hhhhhh duqayntii habluhu idiin gaysteen rag idiinkuma dari karno diir naxaya ayaa nagu yaala😂😂😂😂😂

    • @nimcusha
      @nimcusha 4 года назад +5

      Rag soo yeesha horta anaga ragga yaga wan wadanaa lkn idinka rag maba hysataan oo waaba idiinka kala tageen mxad kufaneysaan😁😁😁😁

  • @asad-n6u
    @asad-n6u 4 года назад +455

    Heesaha waxaa kamacaan quraanka kariimka

  • @jaabirsoomaali9214
    @jaabirsoomaali9214 4 года назад +288

    HADAAD TAHAY QOF AAMINSATAY INLAGU SARAMARAAYO QUR AAN KA ISMUUJI ALLAAH DARTII
    NAGUGARAB ISTAAG HADAY DHAB KAATAHAY WALAAL

  • @abdihaybad7897
    @abdihaybad7897 4 года назад +165

    Markaad aragto sawdkan oo kale
    Subxaansllah dheh qalbiga ayay qala jiyaane
    Qur aan ku dhawr waligaa naftaada

    • @ahmedkhayr5194
      @ahmedkhayr5194 4 года назад

      Msh alaaah ok wlle

    • @najiibofficial1352
      @najiibofficial1352 2 года назад

      Laakiin markey marqanland heestu qaadeyso weymacdahay dhilaa kudhashay

  • @sumayajibriilabdulahi5381
    @sumayajibriilabdulahi5381 4 года назад +66

    Is muujiya rer somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴calankeygow kugu fana

  • @abdirahmanfowdo5180
    @abdirahmanfowdo5180 4 года назад +35

    I love muqdisho from hargeysa ❤😍😘🇸🇴🇸🇴

    • @abdifarah3633
      @abdifarah3633 3 месяца назад

      Rer slnd muqdisho walal nimadeda ma nebca lkn dowlad nimo aywada yeeshan madhacayso

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 3 года назад +27

    🇸🇴Ereyadaa laysku dhaafay🙏nabee❤️karbaash ayaa kasocda reer muqdisho😆🥱

    • @nuwara8333
      @nuwara8333 3 года назад +2

      Been maaha 💙💙🇸🇴

    • @dalmardacad7279
      @dalmardacad7279 2 года назад

      💯❤️❤️❤️

    • @AbdikaniAbdiAbdilahi-w8g
      @AbdikaniAbdiAbdilahi-w8g 28 дней назад

      Run marka laga hadlo abwaanka awdal wali umuu jawaabin waayo waxbuu ka hadlay dhaba abwaan kana uu faanayaa iyo af macaansi bes lkn xujo lama imaan karo

  • @hanafihassan2327
    @hanafihassan2327 4 года назад +72

    jigjiga dulsaan kuma ahan mana u qalanto in dulsaar lagu sheego aad baan idiin jecelnahay dhamaan reer jigjiga xishmad ayaad naga mudan tihiin from xamar we love jigjiga somaali weyn ha sareeyo iyo qofkasta oo samaali ah melkasta u joogo cisi iyo sharaf ku noloow

    • @anizah7435
      @anizah7435 4 года назад +3

      Sidookale wll

    • @raaxorr8435
      @raaxorr8435 3 года назад

      🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @mulkimadridmulkimadrid1754
      @mulkimadridmulkimadrid1754 3 года назад

      sidoo kle wll aad baan idin jeclahay

  • @salanzeandnasiinkk8786
    @salanzeandnasiinkk8786 4 года назад +24

    Waaaa hees wallahi wax lugu shegay marqaanland from buhodle 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤✔

    • @boqoradassdfofficial134
      @boqoradassdfofficial134 4 года назад +1

      KkkkkkkkkKkkkkkkk KkkkkkkkkKkkkkkkk KkkkkkkkkKkkkkkkk KkkkkkkkkKkkkkkkk

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 4 года назад +1

      Damerkan saranahay dhusadisu maxay iga dhibi 🤣🤣
      Adu buhodle ba lagugu xukumabe iska aamu

    • @salanzeandnasiinkk8786
      @salanzeandnasiinkk8786 4 года назад +1

      @@ayaanmohamed1862 Af lama rabo ee action ubadala buhodle waa la yaqanaa gobolka raga teeda kale indinkoo lamid ah darood ayaaad dhulbahante beeerka idinka tumaaan ciyaaal boolo illahey u xanaaqa isagaa idinbyareyay😂😂🤣🤣🤣

    • @cusmaanahmed8564
      @cusmaanahmed8564 2 года назад

      Dadkaas wa LandHerYaaL wa kuwii 2012 kaaraha BuuhoodLe ku saaray😁😁😁

  • @sagalc-karim7783
    @sagalc-karim7783 4 года назад +90

    Hesta u danbeeso udhiib xaawo Dagan🇸🇴 wadaniyada fanka somaliyed

    • @nuwara8333
      @nuwara8333 3 года назад +2

      Waxaa lodhibaa maxamed Kadheeri 💙🇸🇴

    • @yaxyewiilqaran6100
      @yaxyewiilqaran6100 2 года назад +1

      Aniga kula racsan xaawo dagan

  • @kadin_media
    @kadin_media 4 года назад +109

    Alx fankii iyo qurunkii waankabaxay isoo duceeya walaalahay codsi in aan kulabanin 1k oo subscribed igaarsiya codsi wayaei

    • @daimondomar703
      @daimondomar703 4 года назад +4

      Ogorey benale joji ku qadhabashada magacyda dadka nefyahow

    • @tablikhpoi6152
      @tablikhpoi6152 4 года назад +1

      nin ilahay dartiis fanka ugabaxay ayaa magaciisa ku tuug sameysaa asiga allahi uumay ayuu tugaya please dadka wanagsan hgu tuugsan magacooda

    • @nimcoxasan4239
      @nimcoxasan4239 4 года назад

      Alle haka maydho

    • @odaymirqaan785
      @odaymirqaan785 4 года назад

      Ale hakuugu wado wllo

    • @mohamedhaldoor544
      @mohamedhaldoor544 3 года назад

      C/hani xaashi updilaahi wnkgu tagersany ku so lpH

  • @sagalmohamed6591
    @sagalmohamed6591 4 года назад +50

    🇸🇴❤🥰 inay xamar dalanayn 😅🌏🇸🇴❤ dal Sami tahay diirimad dunida wey wada ogtahay🇸🇴🌏❤🥰viva xamar 🇸🇴❤muqadisho mi home ilahigi iga dhaliya mahad u sugnataY alxm

    • @user-pg4zn7ql9f
      @user-pg4zn7ql9f 4 года назад +1

      Iny xamar dayacnthy o aydunida odhmi waka warhysa😂😂😂😆hadane ogen dunidu cidmada amison elydinso diry gabdhihina hortiina kumay kufsdeen🤭🤭😆

    • @sagalmohamed6591
      @sagalmohamed6591 4 года назад

      @@user-pg4zn7ql9f 🤣😅😅🤣hoyada gabdhaha ka was🤣

    • @user-pg4zn7ql9f
      @user-pg4zn7ql9f 4 года назад

      Sagal Mohamed 😹😹😹
      Mala wxd thy kuwa Mison macmisha u ah🤭🤭😆wexe laxanaqedy🙆‍♀️😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹

    • @sagalmohamed6591
      @sagalmohamed6591 4 года назад

      @@user-pg4zn7ql9f may 🤗lkn nocada in ay ila Cataman wa iskla weynhy 😅any way by🤣🤣

  • @xidigahaqosolka7789
    @xidigahaqosolka7789 4 года назад +36

    Waxbadn aya sugayi jwbta muqdisho guul xamar🇸🇴🦸‍♀️✊👊😘🥰😍

  • @Sharoobo
    @Sharoobo 4 года назад +25

    Calanka buluuga 🇸🇴ma arki karo passportka baluugana waku dhoofa taas iidoor waligod maka baxayan😅😅😅 isku filnaada dheh away ciyaal xamar🇸🇴🤞

    • @blackseablacksea9311
      @blackseablacksea9311 4 года назад +1

      Usheeg 😂😂😂😂😂😜

    • @cabdiraxmaancabdillaahi516
      @cabdiraxmaancabdillaahi516 4 года назад +1

      Hoo ruug oo raamso futo madoobe

    • @maryanabdillahi6725
      @maryanabdillahi6725 4 года назад +1

      ruunta waaye kkkkk🤣🤣🤣👌👌

    • @mali7297
      @mali7297 4 года назад +1

      Imisaa jira somali ah oo
      Basabor shisheeye wadato??
      Maxay ugu dhoofi wayeen basaborkooda??
      Imisaa shacab baa jira oo basaborkii wadankooda wadan
      Oo basabor shisheeye qaatey??
      Maxay ugu dhoofi wayeen basaborka dalalkooda??
      basabor somali la qaato
      la qaato Laguma somalia
      Wadaniyadu waxay ka timaadaa
      Qofka
      Somalia hadey wllnimo diido
      Iyadaa cirka roob ku og
      Anuguna waxaanu u aqoonsanahay
      Kidhkii 6aad ( ithopia)
      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @xisaabiyosaynis8479
      @xisaabiyosaynis8479 4 года назад

      Basaborka hoyadi lawasa

  • @umeymaomar9569
    @umeymaomar9569 4 года назад +65

    Daliilna waxaa kugu fiilan dan jire siday kugu tahay inadugsatayo iyo ina dudo haisgu darin hadan dadbtiyo iyo dubaka ilasanayan amase isku din ahayan Duntana somalinimo noqon dayradaba ahaan lahayd waxase kudaba socoda ina dayaca kajiro jirkyga kudamaqada daren waxa kula rabo dubaqa iyo manka gali markale iladon midnimo❤🇸🇴❤♥️🇸🇴❤♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️❤♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️❤❤❤❤♥️♥️😪😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪

    • @hamdaabdule71
      @hamdaabdule71 4 года назад +2

      sa xix❤️❤️❤️❤️❤️🥰🇸🇴

    • @fatuushally1117
      @fatuushally1117 4 года назад +2

      😭😭😭🇸🇴❤️❤️❤️

    • @nimcusha
      @nimcusha 4 года назад +2

      Saxiix🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @landerslanders1624
      @landerslanders1624 4 года назад +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣 waan iska aamusaya

    • @haniahmed7609
      @haniahmed7609 4 года назад +1

      Umeyma Omar dad caqli u saaxiibow ayaa arinkaas garta laakiin dad xanuunsan sey waxaas u fahmaan walaashay wey adagtahay.

  • @Short_factz
    @Short_factz 4 года назад +52

    Jawab afka ayay wadaagtaa balse tan another level wlhi. 🔥🇸🇴💯❤

  • @richhome3678
    @richhome3678 4 года назад +18

    Caawa magaaladaydii baa mad fac weyn soo riday runtiina qarxisay reer Bari Ari boowe ala tahay wiilka😂😂💯

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 4 года назад +12

    WooooW Masha Allaah Somali Guuuuul iyo gobanimo Somali Nabad iyo nolol viva ❤❤❤❤❤💙💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💯💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💗💙💙💗💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🌹

    • @fanaxmaxamudcali5786
      @fanaxmaxamudcali5786 2 года назад

      Yaaasalaw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤woow

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 3 года назад +12

    Maasha Allah xamar inaad dugsataan hadana u dudaan way igu socotaa Muqdisho magaalo Madaxdeena ilaahay isha xasadka haka hayo from laascaanood DARWIISH 💪💪

    • @zaragold1058
      @zaragold1058 2 года назад

      Darwiish waxay geysteen taariikhda qoreysee soo baro illahay aakhiro ha kula soo saaro daraawiish dadka dhacaya oo dilaya waliba markay cagta marinaayeen Cali Gari dhulbahante 🙏🙏

  • @AhmedAli-mb1ok
    @AhmedAli-mb1ok 4 года назад +36

    Hadaaan nahay reer borama midnimada somali wa muqadis🇸🇴

    • @sisousagal3205
      @sisousagal3205 4 года назад

      Ahmed Ali waa runtaa reer borma waa soomaali wayan oon moron lahayn midnimadaa nadeeqeda 💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @asoumabdikarin388
      @asoumabdikarin388 4 года назад

      Jilicsan orod tag somaliada aad sheegayso borama waa somaliland waligeedna muqdisho noqonmayso marada cadatay eed daba wadana orod qado magalada hanaga ceebayn 🧏

    • @superfun1819
      @superfun1819 4 года назад +2

      Hadan naheey sool iyo sanaag iyo cayn borame 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤩🤩🤩🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @xaliimaaxmed9560
      @xaliimaaxmed9560 4 года назад +1

      😡😡😡😡 jilicsan jilicsan dhulka soomalilnad baa iska le edo ee noga baxa duco ayaanu ku raacinay wlhi🙏🙏

    • @xisaabiyosaynis8479
      @xisaabiyosaynis8479 4 года назад

      @@superfun1819 khasabb miya waxagu borama iyo sool iyo sanaag calanka somlialnd kataagan

  • @mohamedsiidow7401
    @mohamedsiidow7401 2 года назад +2

    Usheeg somaliland waa gobal ka mid ah somaliya

  • @queenmuqdisho4921
    @queenmuqdisho4921 4 года назад +3

    Inay xamar daalanayd dalsami tahay diirinad dabkeeduna aanu damin dunidu wey wada ogte daliilna waxa kugu filan dan jire sidey ku tahay inad dugsatiyo adigu inad dudo haysku darin
    Axsan jawaab👌🏻
    Lkn wali calaalcal wadnaye nclye
    Naga kululeeya dadka😂
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ibrahimalixaji5369
    @ibrahimalixaji5369 4 года назад +21

    Meesheedi ayaa dhigtey legend xusein cishqi🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏👌👌💯💯💯

  • @galdileibroz8473
    @galdileibroz8473 4 года назад +34

    Calancalka jojiii ee sabtida dmbe nopalan ah iyo jawabtisa 💚⚪❤️

    • @hamdamalabo2217
      @hamdamalabo2217 3 года назад

      Wxn suganaba jawab cashar udhigta🤣🤣

    • @fatxifaandhe5777
      @fatxifaandhe5777 2 года назад

      Marka ado basa borkadi wato so jwb ado basa borki baluga wato jwb mesha kuma heyside e intu nila dir nacayo hana isku kena dirina hadi kale ceyrba noqon lageydena jirka iyo dhiga idinku damqane mankaga gali 😂😂😂😂

  • @sagalaxmed1233
    @sagalaxmed1233 4 года назад +31

    Soomaaliland nabdeeda iyo nolo macaan bay haystaa iga badan soomaaliland 🇮🇪🇮🇪🇮🇹🇮🇹🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇹🇮🇹

    • @shakur9996
      @shakur9996 4 года назад

      somaliland danteeda waxa waYe somali oo dhan.united to all somalis inshalaaah

    • @muparikmedia8894
      @muparikmedia8894 4 года назад +1

      Calankan xuu ahaa
      Kiina strikerkaba kuma jiree🤣

    • @mascudsiyad4447
      @mascudsiyad4447 4 года назад

      @@muparikmedia8894 kaaga ku jire maxaa ku haysa, Malinkasta hooyo ilmaheeda usoo shaqo tagtoo jidka khudaar ku iibinaysa sabab la'aan qarax ugu dhimanayse😭😔🙄

    • @Durwaa
      @Durwaa 4 года назад

      @@mascudsiyad4447
      Qarax sugto baa tihiin hadaba way idinku bilaabatay nabad been ah ayeey sheegtaa waan soo yaa cineeynaa.

    • @jaabirsoomaali9214
      @jaabirsoomaali9214 4 года назад +1

      SOOMAALI LAN IYO SOOMAALIYA
      WAA HAL LEE INAAY GEES ISKU TAAGAAN WAAQALD DANTA DADKA FIIRAY SOOMAALIYEEY

  • @Zakariye.abdilahi
    @Zakariye.abdilahi 4 года назад +16

    Markay ma tat Dayacan
    Xeryah Dagan soo noqdan
    Dilkiyo Dhaca Joojisan
    Idinku Isku Diir Naaxdan
    Ayaa Dookh low Hadla
    Marku dirirku cuurte
    Ka Daa.oo dagalkan ogaa
    Markay da,aa yar tiyo
    Dhalanku dhaman wad
    Dirsadan ayaan Kula Doodiy
    Xamar isku Noqo
    Keene dar xumo.ka muuqata
    Hoora low dhahay marodigu tagarta Saran ma arke ta kale ta Saran bu arka
    Somaliland Dalkaygi ❤️ 😘👑

    • @asmapache634
      @asmapache634 4 года назад +1

      Sland ❤💉

    • @nuraahmed3743
      @nuraahmed3743 4 года назад +1

      Jaamuriyada barakeysan Allow dhawr 😍

    • @ahmedkhayr5194
      @ahmedkhayr5194 4 года назад

      Ilahy baa nawada arka soomaliland xagee kajoogtaah hargaysa oo caasimad ah baa bilaa laami ah 18 DaGMO BA MXAR KUTAL 4 HARGYSA OO QABYAALADI KAJIRTO

    • @haniahmed7609
      @haniahmed7609 4 года назад +1

      Hadaad tahay dowlad dhaba
      Danteeda Wax ugu taal ducaan kugu
      Darilahaa. Adoose dalkii aad lahayd
      Katagoo dalanbaabiyoo dilaamaaya
      Meel cidla ah sideen dagan taye aniga
      Darxumo kugu daawadaa??

  • @qadafinuur
    @qadafinuur 4 года назад +68

    War abdi Askariyow hadaan ree jigjiga nahay nagamadan Xishoon kkkkkkkkkkkkk Somali wayn baa nahay

    • @saamiyomaxamuud8752
      @saamiyomaxamuud8752 4 года назад +6

      Aboowe soomaali inaa tihiin qof idiin diidan ma jiro waa iska kaftan dulqaata hana naga xanaaqinina

    • @ayaansiciid765
      @ayaansiciid765 4 года назад +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @aaminomuusecali7872
      @aaminomuusecali7872 4 года назад

      🤣🤣

    • @nuwara8333
      @nuwara8333 3 года назад

      Somali dhabaaa tihiin 💝 🇸🇴💙💙💙💙💪💙💙

  • @bagadsiin2274
    @bagadsiin2274 4 года назад +26

    Ree Somaliland Ha iga Dag dagina jawabtiisa Waan siinaynaa Fanankan iyo Abwaankiisaba Waa inoo Maalinteena Sabtida dambe 😂🤍💚❤ Wad caleenkeena Ayan ka dhigaynaa Comentiga insha allah

  • @samiiracumar1408
    @samiiracumar1408 4 года назад +37

    Wlhi somali nimadu wa nasabnimo heestan wa iga ilmeysiisay allow midnimo wartoh no ken🙏🙏😭😭😭

    • @nimcusha
      @nimcusha 4 года назад +1

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋💕

    • @zuzancadey2502
      @zuzancadey2502 4 года назад +2

      hadii saas loo wada daremi lahaa dhib dhan maba uusan jireen🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 4 года назад

      Hhhhh🤣🤣🤣🤣

  • @qasaayeofficialvloges5178
    @qasaayeofficialvloges5178 4 года назад +23

    Jirkeyga kuu damqani Darren waxa kula rabo The one and only singer Al fanaan xusein cishqi Go forward bro ❤❤❤❤❤⚘

  • @naagmudug1647
    @naagmudug1647 4 года назад +10

    😂😂😂😂😂Waxasa imaraya Passpor soo celiya iga dheh 😏🤚

  • @ashqanhabib7745
    @ashqanhabib7745 4 года назад +14

    Waa hees dareen iyo cibro ku qaadasho mudan
    Somalia hanoolato
    Tnx abdi askari Tube nin jira

    • @suhayladheman5842
      @suhayladheman5842 4 года назад +1

      😂😂😂😂😝wllo murtida iska saxa cibro lahane

  • @nimcusha
    @nimcusha 4 года назад +5

    Wan wataa rer xamar xaqiiq waye hadalkooda🇸🇴🇸🇴💋💕🇸🇴

  • @zeitunyussuf1107
    @zeitunyussuf1107 4 года назад +18

    Abdi askari reer jigjiga Kama xishoin ee waa maxay sidas😂😂😂😂 in ay xamar dalanen dalalka waa laga ogyhy🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ciyaal xamar baan nahay cuqdada ma naqana

  • @maxamedkaraama4265
    @maxamedkaraama4265 4 года назад +8

    Somalinimada nawada deeqda 🥰 calanka bluuga ahna wa astanteena 🇸🇴 somali wa mid qudha👍👍

  • @ikranabdulahi6550
    @ikranabdulahi6550 4 года назад +15

    Guul soomaaliya ❤❤

  • @xasanmahad2490
    @xasanmahad2490 4 года назад +7

    Waar cidee jawabtan sugaynay 2 todobaad ma tanay ahayd wlhi wli jawab uqalanta tii borama laga soodiray lama hayo hablahayu masraxa haku xadreeyan kuwani waa damiira lawayal viva hablaha Somaliland 💚💌❤

    • @diamondd2246
      @diamondd2246 3 года назад

      Koley fahanka, kaa maqan ee orodo school tagee wax soo baro

  • @mushtaakahmed1649
    @mushtaakahmed1649 4 года назад +14

    Wli jawab munasiba idinkama hayno viv somaliland💚💭♥️💪

  • @nafisanafisamohamud3663
    @nafisanafisamohamud3663 2 года назад +5

    Free dhago hadal😂🤟🏿2022 yaila daawanayo😂

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 4 года назад +7

    MashaAllah sax🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯✅✅✅

  • @azhmeercawil6522
    @azhmeercawil6522 4 года назад +22

    Ma arag video aad usoo duubto shacabka ugu xiran oo aan ku socon codkaga wxuu naga gadda heesaha aad kasoo horeyso wxaan ka dharagnaa codkaga intaan heestaba aan dhageysan mahadsanid @abdi Askari

    • @ABDIASKARITUBE
      @ABDIASKARITUBE  4 года назад +6

      Mahadsanid Ugaas, comment-yadaadu marwalba Waa arkaa..number one ☝️

  • @imaammaxamed7845
    @imaammaxamed7845 4 года назад +6

    Cabdiyoow heeysta ugu ma socoto codkaga ayaa igu socdo masuul somaliyeed aan midoowno 🇸🇴

  • @llikejoofiyojawharadliil955
    @llikejoofiyojawharadliil955 4 года назад +13

    Xuseen cade stel cod qurux masha Allah walalky ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @zamzamosman9979
    @zamzamosman9979 4 года назад +2

    Ayyyyyyyyy🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰🤦‍♂️🙏

  • @dhaladkasomaliland5878
    @dhaladkasomaliland5878 4 года назад +6

    jawaaab lala soo raagay oo waqtigeedii dhaaftay😁😁😁wlee somaliland ma gaadhaan🇮🇹💗

    • @Gift606
      @Gift606 4 года назад

      Garadkaga aya hadashey

    • @mahadjeesto4428
      @mahadjeesto4428 4 года назад

      @@Gift606 mx garad ah heestani tii ka horesay 3 sual aya laidin so weydiyey ila imikana mid laidin kama hayo ader suugan iy murti midh kama garanesan ee mesha iskaga yaca qadad weyne caqligu wx idinka qaday qaraxa iy madaficda hadh iy hbn ad isla dhacesan wale iy bile

  • @faanbugaaxyare9508
    @faanbugaaxyare9508 4 года назад +5

    Wuuu oyaya kani
    VIVA HABLAHA SOMALILAND
    from to hoyga fanka hargaisa

  • @asmaahmed6082
    @asmaahmed6082 4 года назад +7

    Somaliland is one♥️♥️♥️🍚🍚🍚🥦🥦🥦🥦dadkani waaba is dawakhiyeen carabtu waa wada carab waana kala dalal kala duwan somaliland uun mxaa idin daba dhigay somali shan miyanay ahan jirin teeda kle abwanku kulaha deeqaha muqdhisho looga keena ma adaa laguugu soo dhibaa😂😂😂👌somaliland is one

  • @abwaanqanciyekenadiid9968
    @abwaanqanciyekenadiid9968 4 года назад +12

    Ogaden wlhi wan jeclhy nasabka Somalia waxaan ahay abgaal

  • @hodanelmi5891
    @hodanelmi5891 3 года назад +4

    Muqdisha mesha qalbigeyga ku xasiilo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴midkan ika bdn no more qabiil ❤✊💪qabiil qaran ma noqon karo gobalne dowlad ma noqon karo somalinimo ha wardo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤💯

  • @ubaxbintucabdilaahi8111
    @ubaxbintucabdilaahi8111 4 года назад +12

    Dadkii Fanka ulahaa hibada fanki iyo abwaankiiba waY idiisocdaan halkaad martanba laydiin eegi doonaH guul Somaliland 💪💚💭❤

    • @marwaanmahadsaman3933
      @marwaanmahadsaman3933 4 года назад

      xamar tee aad taqanay ma ahaan misha mudug iyo bari ayaa difaaca ku jura sanag iyo sool na waan so wadnaa

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 4 года назад

      @@marwaanmahadsaman3933 hahaha sanaag ma carro habar yonis iyo habr jeclo mise wa sanaag kale 🤣🤣
      Soolna wax gabayaba cali dhuux ba ugu danbeyay e masakintu yayna afarley ku danbabin

  • @hajibarut9920
    @hajibarut9920 4 года назад +17

    Qadaad wayntu Xikmad La,aanta indho adayg bay ku darsadeen 🤣🤣 boorama sowtii silsilada So Xidhay... 🤣 Suugaantaba Ma fahansana

    • @mushtaaqqurux5311
      @mushtaaqqurux5311 3 года назад

      😂😂😂😂waad jeclaan laheyd anago ku karbaashin see looso afjaraya silsilada inaad dugsatiyo adigu inad dudo ha isku darin🔥✌️

    • @bilanxasan2794
      @bilanxasan2794 3 года назад

      😅😅😅from qadaadweyn✊🏻🇸🇴😅🥺✊🏻

  • @crownboy4lyrics425
    @crownboy4lyrics425 4 года назад +22

    Midhaha iyo laxanka fadlan isku soo sargooya imminka heestan iilama muuqato in ay tubtii hayso
    IGU RAAC HADAAD SAXSANTAY

    • @saamiyomaxamuud8752
      @saamiyomaxamuud8752 4 года назад +3

      Mya heesta kabtee loo baahnaabay ku socotaa is xasili wll

  • @janjano6576
    @janjano6576 4 года назад +1

    🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴

  • @munasarrah4116
    @munasarrah4116 4 года назад +11

    Kkkkkkkkk calan tawxiidkeh anagoo haysana maxaanu meel gaalo fadhido oo waliba ragii inta la bedelay khaniiisnimadi la faafinaayo oo maansooniyadu ka shaqeyso ku falaynaa
    Ilaahow hanagu celin
    💚💭❤💪💪💪💪💪💪

    • @fatimamohamed1813
      @fatimamohamed1813 4 года назад +1

      Kkkkkkkkk. Kwrn kanisadaha sida masajida loogu cibadeysto 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @maxameddheere6145
      @maxameddheere6145 4 года назад

      @@fatimamohamed1813 hhhh usheeg hhhh

    • @haniahmed7609
      @haniahmed7609 4 года назад +1

      Muna walaasheey gobolka aad kasoo jeedo ma ilowday in kaniisad laga furay Mida xigta qurbaha Markaad joogtaan Soomaalinimo ayaad isku dhiibtaan marka kala saara Soomaali ma nihin iyo Waa isku dhiibey naa. Mida 3aad dadka been ha ku maaweelinina Wax aad Soomaali kabaxaysaan malahee. Waji Fiican haduu leeyahay Taiwanta china haysto ayaa diiday baasaboorkiina heerkaas ayaa taagan tihiin, marka fadlan Markaad meelahaan aad kasoo hadlaysaan hadal xigmad leh ku hadla ama iska aamus.

    • @boqoradassdfofficial134
      @boqoradassdfofficial134 4 года назад

      @@haniahmed7609 KkkkkkkkkKkkkkkkk ka haahil bixi inanta waa dadki 2015kiiye

    • @boqoradassdfofficial134
      @boqoradassdfofficial134 4 года назад

      @@fatimamohamed1813 qosol iguma harin

  • @ednaidiriz7004
    @ednaidiriz7004 4 года назад +2

    Dadkii fanka iyo ereyada buuxda lahaa way idiin doo jawabayan sidiina bil ma maqnaanayan hablahayga idinka badane💚☆❤

  • @ugbaadbeauty880
    @ugbaadbeauty880 4 года назад +19

    Kuwan ma rga ma hablihiibaa kaga cabadiyay Intanay ragii soo galina hablihii ree somaliland baa meel saaray 🤣haday ragu soo galaana maxaad filysaa
    💯💯💪is muujiya reer somaliland

    • @SaMiiRMoHaMeD12
      @SaMiiRMoHaMeD12 4 года назад

      Jawaab kena calacalka inagadayo

    • @blackseablacksea9311
      @blackseablacksea9311 4 года назад

      @@SaMiiRMoHaMeD12 😂😂😜🇸🇴

    • @Durwaa
      @Durwaa 4 года назад

      Ragba ma khabtiin darbiyadeey marqaan kula dufeeysanyihiin oo ay la jiifaan caanoolaydiina iska dhadhawaaqa.

    • @mali7297
      @mali7297 4 года назад

      @@Durwaa allahayoow
      Isha somalia naga ilaali
      Alleyahoow isha reer suuro
      Naga ilaali
      Aamiin aaaminn aamiin👐👐👐👐

    • @ugbaadbeauty880
      @ugbaadbeauty880 4 года назад

      @@SaMiiRMoHaMeD12 hyaaay tasi hadalba male ee gantalka aan soo ridno isku diyariya

  • @ifrahali530
    @ifrahali530 4 года назад +15

    Xatal aan Somaliland baa wadata 🍏🥚🍎
    From sool 🐎

    • @darwiishboy7484
      @darwiishboy7484 4 года назад +1

      Iidor Baa Wax Ku Gala 😱SomaliYa Guul reer meesha Layihiin Hoosta Maxaad Iska Galinysaa

    • @manshaallhmohamed7881
      @manshaallhmohamed7881 4 года назад

      uf

    • @hiboabdirahman8535
      @hiboabdirahman8535 4 года назад +1

      Sow ma aragtid qali dadkani waba bila misan hadalkodu mise abwanada Ayan ka fiirsan iyagi oo cadilan oo noloshi aasaska ahaydba haysan ayay leyihin somaliand Ayan wx tarayna

    • @mahadomuhubo7617
      @mahadomuhubo7617 4 года назад +1

      @@darwiishboy7484 ma hooyadabay waseen from majeerteen viva isaaq🟢⚪🔴

    • @darwiishboy7484
      @darwiishboy7484 4 года назад

      @@mahadomuhubo7617 Hooyadey Maxaad Ku Cayday Iidor Waxbuu Ku Gala Soo Ma Aha Mise Majeerteen Xalaala Ma Tihin Sinsibaar Waaxid

  • @najmamohat2826
    @najmamohat2826 3 года назад +8

    Waa la og yahyi dhalinta reer Awudal inuu dhiigogu somali wayin qorayo 🇸🇴🥰🤗 kaas mahe ku kale maba aqaan

  • @kadin_media
    @kadin_media 4 года назад +28

    Alx fankii iyo qurunkii waankabaxay isoo duceeya walaalahay codsi in aan kulabanin 1k oo subscribed igaarsiya codsi wayaei 2k

    • @Gift606
      @Gift606 4 года назад

      Waanku sareyaa isaar

    • @caishacuud7830
      @caishacuud7830 4 года назад

      Kuso labo fanka tuugsi ma rabne

  • @maxamedgalgale
    @maxamedgalgale 4 года назад +5

    Somaliland wax shaqeeyo waa dumar okaliya away gabdhihi aad soqaladeen
    Wax baa la idinka sugaa
    Viva somalia🇸🇴

  • @abdul3509
    @abdul3509 4 года назад +16

    Heestii awdal Somaliland kasoobaxday weli kamaydin Jawaabine ee boodhkaad isku qarinaysaan reer qadaadwayn waxba meesha kuma haysan. Viva somaliland guul iyo gobanimo

  • @khalidhassan106
    @khalidhassan106 4 года назад +6

    😂 Tolay suganti waxay ka dhigen hadan hadli karo wan hesi karaa
    Hada ma waxad na ledihin tana jawaba
    War tan calacal weye isaso adkeeya
    Midnimo dhimatad ku dhagantine Oo fananin la dhagaysan karo codkoda Ken Mesha 🤣

    • @diamondd2246
      @diamondd2246 4 года назад +1

      Bal adu ma heesi kartaa intaadan dadka caayin mida kale erayada ma fahmin miyaa ceeb kula noqotay

    • @landerslanders1624
      @landerslanders1624 4 года назад +2

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣 anigaaba ka naxay..walaahi ma dhameysan xitaa
      Waan dhegeysan kari waayey

    • @mariahassan2905
      @mariahassan2905 4 года назад +2

      @@diamondd2246 somaliland waxn heesi karinba way ku yartee kani ma cod uu hobal ku heesa midakale 2week mansada qadatay ee hadana u eeg sheeka ciyaaltu maxay ahay illen markad manso tirinaysid iska hadal mahee waa macno ku hadal silsiladiiba sidi ilawaloqadii sharmaboy iyo ck bay kadhigen bajaajta soo kor 😂😂waxnu islahayn meesha way iska soo adkaynayan madama oy qaadatay wakhti dheer mise iskadaa ina mansoodane wax laga qajilay soo qaden markasay sii bakhtina u sii dhibeen

    • @diamondd2246
      @diamondd2246 4 года назад

      @@mariahassan2905
      Ma waxaad rabtay sidaa u dhaqan xuntihiin inaa hees caay ah idinla sameyo saa caay uun baa jawaab u taqaanaan wax dhinta tihiin oo dhiig laheyn doqomo waxaba isla fican tihiin

    • @haniahmed7609
      @haniahmed7609 4 года назад +1

      @@diamondd2246 iska daah af soomaaligoodu Waa hala caytamo. Goormaa laga tagay warkaa weligood ilbixi maayaan sida budka loo wato Oo indhaha faraha looga geliyo ayey jaamacado uga soo baxeen.

  • @ramcharan0072
    @ramcharan0072 4 года назад +1

    Waan ku fanaa👉🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 4 года назад +14

    Ada ictiraf haystee Wax haku tarto Oo qaraxa iyo Kufsiga ka bax Waxa nagu caydan gorta wayden ba ictiraf nagu caydan

    • @muniishbaby8113
      @muniishbaby8113 4 года назад

      idinkaa calcaka wadan malin hwn ictaraaf u bahan orod tuugsiga iska dayaa

    • @maymuuncabdiraxiin5707
      @maymuuncabdiraxiin5707 4 года назад

      Qaraxa io dhibaatada rabaa na dul dhigay alx adinka think utashada 😡

    • @salanzeandnasiinkk8786
      @salanzeandnasiinkk8786 4 года назад

      Miyaad hilmaamtey oohintii burco kusiga 😀😀😀🤣

    • @salanzeandnasiinkk8786
      @salanzeandnasiinkk8786 4 года назад

      Qabiil qaran manoqdo idoor from sool 🖕🖕🖕🖕

    • @zakiesmail4231
      @zakiesmail4231 4 года назад

      ship walipa icitraafka ay haystaan waakii somaliland iyaga talyanigu waxpa muu siin

  • @yusufmahamud132
    @yusufmahamud132 3 года назад +2

    Inti xayasiska Abdi askari usokaso Liketa iguqbta

  • @asmaosman9755
    @asmaosman9755 4 года назад +16

    😃😃 jawabtii intaa so dhan lasugayay miyad waxa la shir timaden oydun la maqneyden mida kle mar kaydun wayden mela naga martan miyad isledihin isku dira wlllhi dad idinka xun waligay mn arag

    • @wardahussein7105
      @wardahussein7105 3 года назад +1

      Hhhhhhhhhhhh. In kolba gatalll lagu riiido ubey raman 😂😂😂.

  • @halimaupdyhakim3173
    @halimaupdyhakim3173 4 года назад +4

    SoomaaLiYaaY Yaa Ku Gaara🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @xariiromar8367
    @xariiromar8367 3 года назад +3

    Innad dugsatiyo inaa duddo haysku darin Hhhhhhh 😁 jawaab maskax kaluun ka soo dulkacday reer barigu waa dad maskax badan 💪

  • @h.sahmed9341
    @h.sahmed9341 4 года назад +16

    Somaali waa Hal .. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 👍

    • @cc-dc4fy
      @cc-dc4fy 4 года назад

      Xidigta calanka ku tala micnehada mad garanaysa horta kkk

  • @idontcare6649
    @idontcare6649 4 года назад +12

    Kulahaa waxan kuu dabo socdaa waa inan Dayaca kaajiro maxaa Dayac naga ilaalin idinkiiba dayacane Amankiina Ciiidamo Ajaaniib ah ilaaliyane Qadadwayn waxad doontan Ha nugu shekaynina dEe 😂😂😂😂

    • @fadumaabdinuur7982
      @fadumaabdinuur7982 4 года назад

      Cabdi Askari jigjiga hadayna jirin maba llawada hadlleen oo waxdamiir kunoolyahay a yagabajira jigjiga hanoollaato😍😍😍😍🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @nuwara8333
      @nuwara8333 3 года назад

      Jigjiga 🇸🇴💙💙🇸🇴💙💙🇸🇴💙💙 we love you 💜🇸🇴💜💜

  • @inaabdi6265
    @inaabdi6265 4 года назад +6

    ANIGU WAXAAN LAYAABAY SOMALI MAXAY KADABA SOCOTAA SOMALILAND DALJIRA XAMAR WAXAAN ODHANLAHAA NABADIINA DAYDAYDA KAHADH SOMALILAND WA DAWLADE

  • @shadiyasharaf5074
    @shadiyasharaf5074 4 года назад +9

    Somaliland❤🤍💚iga badan 😍

  • @maryamacali786
    @maryamacali786 4 года назад +4

    Guuulayiso dalakayiga soomalind ❤💬💚❤💚💬❤💚💬❤💚💬❤💚💬❤

    • @mobileitel1620
      @mobileitel1620 4 года назад

      Guul dhulkeyga hooyo allow dhowra somaliand guul

  • @mali7297
    @mali7297 4 года назад +7

    Reer suuro ma waxan bey huurinayeen bishii iska dhameyd😂
    Hooyada murtida & gabyada.sugaanta dulqaadbadanaa
    Bal waxay leeyihiin suugaan bey
    Iskugu jawaabayaan eega
    Mataataca iyo xunqaacada ay
    Sii deynayaan
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @haldhaaizmael9351
      @haldhaaizmael9351 4 года назад

      😂😂😂😂

    • @hamdaabdule71
      @hamdaabdule71 4 года назад

      😂😂😂 hadena mirti ehen yaa kugu qasbay dhagesigeda😏🇸🇴❤️👈kas kuma bahno e ta maka kali duqon

    • @nashaadcali8098
      @nashaadcali8098 4 года назад

      runta wad iska indhotireysan 👉🇸🇴🇸🇴kama marantiin wad riyoneysan riyada riyo uun bey ahaan😂😂😂😂

    • @mali7297
      @mali7297 4 года назад +1

      @@nashaadcali8098 somalia inay
      Burburtey oo ay aduunka ku laheyn
      Xushmada & qadarin ma riyaa??
      Idinkaa riyo ku jira uf baanu nidhi
      Somalia sababtoo ah dalkayagii
      Maahan umaanan dhalan
      Mana tirsaneyno iyaga uun baa
      30 year naga daba ooyaya sidii
      Inaanu hooyadood qabno oo kale
      Bye bye bye bye

    • @user-pg4zn7ql9f
      @user-pg4zn7ql9f 4 года назад

      😂😂😂😂😂afka awalba ku adkaaye ma mntaa oagnewsiin 😆😆😆😆

  • @manshaallhmohamed7881
    @manshaallhmohamed7881 4 года назад +1

    wahwah waan salaamay abwaankeena iyo fanankeena iyo halyayga abdi askari

  • @maankanuriso1658
    @maankanuriso1658 4 года назад +5

    Muqdisho ❤

  • @asmacaza2387
    @asmacaza2387 4 года назад

    Soomaaliland waa dal cida kaliyee diidan waa somalia lkn waryaa soomaaliland cidna deeqo kama siiso xamar nacas ina askar adaabq qaldan Basabor waan lenahay kaliya wadamo dhaw ayaan lagu tagin nacas ciyaya wax soomaliya la isku odhan jiray ma jirto kaliya soomaaliland ayaa idiin timid qudhun walahi soomaaliland oo la aqoon sanyahay waad arki dontan soomali ooo dhan marabno waxaa tihiin baa iska yar ordoo Amisoonta iskasaara wlhi soomaaliland aqoonsi wax yarbaa uuga hadhay waad arki doon taan ax ax soomaaliland guulo ❤❤💭💭💚💚

  • @cabdirizaq6961
    @cabdirizaq6961 4 года назад +28

    umada waa wadawalaalo haysku dirin intaas fiyuus ku raadinayso ilahayna wuu kula xisaabtamaya maalintay gaarto

  • @monaabdy5066
    @monaabdy5066 4 года назад +6

    Walaal runtaad u sheegtay aygoo xamagr jooga siyaasiinta Somaliland ayee hadan xamar wax ka sheegyaa somaliya one

  • @halhays
    @halhays 4 года назад +100

    Midnimo aan lagula rabin siday midnimo ku noqonaysaa? 😂

    • @abdirisakmustafe6927
      @abdirisakmustafe6927 4 года назад +3

      Watan garan laaya ay😂😂

    • @abdifarahsomali3007
      @abdifarahsomali3007 4 года назад +8

      Yaa kugu khasbaya orod cirka soo taabo khasab baa lagaaga dhigi 😂😂

    • @mohamedapdi2476
      @mohamedapdi2476 4 года назад +4

      Midnimo dhimatay kudhagsanyihiin

    • @SaMiiRMoHaMeD12
      @SaMiiRMoHaMeD12 4 года назад

      😂😂😂xolow Adi ma hesbaa midnimo lgadonaa waraa waxani waxarb0

    • @Durwaa
      @Durwaa 4 года назад +1

      @@SaMiiRMoHaMeD12
      yaa kaa doonay midnimo, shaqsi, guruub, iyo qabiil ayaa laga doonaa midnimo kuwaas oo dhan waxba lagama doono ee way ku qasbanyihiin hal qabiil hal guruub kaligii wuxuu doona ma sameeyn karo go aana ma gaari karo umada kale aan u ogaleeyn gudcur baad gudaysaa ee iftiinka u soobax aad ka fogaatay hurdadaana ka toos indhahaaga kala fur aad isku haysid xitaa dowlad ayaanba go aan ka gaari karin arimada dalka shacabka ayaa wadanka u taliyo

  • @qalbinuuraosmaan4132
    @qalbinuuraosmaan4132 4 года назад +2

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴cuqdad ma naqaan ciyaal xamar 💝💝💝

  • @dhiidhaamohamed
    @dhiidhaamohamed 4 года назад +7

    Heesta waxaa kawacan cabdi askari hadalkiis

  • @qarnipro5294
    @qarnipro5294 4 года назад +1

    ABDI ASKARI TUBE Nooleyaha Fanka Keep Going Walaal Alle Riyadaada Hakuu Rumeeyo Walaal Sher Iidheh Pleas Yutube

  • @malyunziyad7978
    @malyunziyad7978 4 года назад +20

    Hore waxaa loo yidhi ama waa la muuqada ama waa la maqn yahay ama madasha lama tago 2 weeks yaa intan loo seexday loo soo toosay miya kkkkkkkkkk

    • @shaadiaofficial7006
      @shaadiaofficial7006 4 года назад +1

      Kaga darane mid dhaadhanay kaso waaleen😂😂😂

    • @hindahodan
      @hindahodan 4 года назад +1

      kkkkk mayabtay sidayda
      aynu iska sugno gabagabada waxay so yidhaahdan

    • @mahamudsugule828
      @mahamudsugule828 4 года назад +1

      Kkkkkk wllaahi heestan loosoo fikiray 2weekes iyo heestii horo imaba laha sxbkay abdi askari waxaan leeyahay asxaBta groupka iska soo dhis

    • @mahamudsugule828
      @mahamudsugule828 4 года назад

      Halkaa halaga ixidho silsiladan handcabta ah wllaanay inoo jawaabikarin halkaan kahadlayno

    • @malyunziyad7978
      @malyunziyad7978 4 года назад +1

      @@mahamudsugule828 jawaab daayo hadal xata kuma sheegi karo waxa 2 weeks lasoo waday

  • @saaraa11sahro67
    @saaraa11sahro67 4 года назад

    Abwan c salan waxgarad gawoway abwanimadaa qacliga ka weyn sidii abwan c salan xirfad iyo caqli lagu hadlan keep going abwanii

  • @sisousagal3205
    @sisousagal3205 4 года назад +3

    Waaw soomaala nadeeqdee guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💐🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯

  • @shahadabdi6147
    @shahadabdi6147 3 года назад +1

    Hoygii fanky hargysa hawalaha afrika tan xasilony hore u soco❤❤❤❤

  • @teamdirizlethomazka5553
    @teamdirizlethomazka5553 4 года назад +2

    ninkay dhipayzee cidlada kadhurmaa midnimo dhimatuu kuzii dhegenyee dhegaha ugurida inaanay dhacayn waad imaqlayzaan reer qadaad ween🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷💪

    • @nuwara8333
      @nuwara8333 3 года назад

      Iran flag 👉🇮🇷🇮🇷🇮🇷 💔

  • @sahromohamed7090
    @sahromohamed7090 4 года назад +5

    Somaliland waxan idin aqoonsanaaya markaad calanka Italy 🇮🇹 iska dhigtaan mid la aqoonsayahay aad sameesataan waxad maalinkasta kuhaysaan jamhuriyada barakeeysan 😂😅😅😅 aniga kan baan aqoonsanahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪 waxaad soo qaadan kan baan anigu aaminsanahay hadaad doontaan goa eee halmar na dhaafa

    • @Sabra9682
      @Sabra9682 4 года назад

      Ayyy wakuku racsanahe😂🇸🇴💪

  • @Naj201
    @Naj201 3 года назад

    Cidi JIGJIGA oo Ah cad naga maqan oo baadigoob-keeda ku la’deen halyeeyo qaarna ay ku curyaameen ku sheegtay dulsaar walaahi soomaalinimo macnaheeda iyo xidigta 5ta gees ah in loo macmeeyo la baro ayuu u aad ugu baahanyahay.. big love JigJiga Cadey from Muqdisho 💕

  • @naimayousef6188
    @naimayousef6188 4 года назад +9

    hablihii slland ayaa jawabtiina haya idinka 💚💭❤

  • @ugbaadbeauty880
    @ugbaadbeauty880 4 года назад +21

    Waxaan sugnaaba hablihii reeer somaliland mise markan wilshan ku fasaxnaa🤣

    • @mahadomuhubo7617
      @mahadomuhubo7617 4 года назад +3

      Gabdhaha ku filan

    • @252Qasaalimedia
      @252Qasaalimedia 4 года назад +9

      Gandheehna oo ka liyaa ku filan dadkan iska xiiqaya 😅midnimo dhimtey daba caraaryaan😅😅

    • @dhaladkasomaliland5878
      @dhaladkasomaliland5878 4 года назад +5

      hablahaa ku filan waxan😂💗🇮🇹

    • @cabdicali5731
      @cabdicali5731 4 года назад +2

      Hablaha hka soo badiyaan

    • @drsbushraibrahimali2293
      @drsbushraibrahimali2293 4 года назад +2

      Mihiim maha wiil wiilashena waa qaali inago gabdha ayaa ku filan sugana inaga leh sida lo hdlana waynu naqana alxamdulillah alihii somalilander iga dhiga mahad leg🤲🤲🤲

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 4 года назад +1

    Calanka blue 🇸🇴ma arki karo hadane passport 💙 ku dhofayaa intaas ayaa is weydiin mudan abwaanka fanaanka abdiaskari tube hore u socda 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤

  • @faysalabdulahi9451
    @faysalabdulahi9451 3 года назад +3

    waku heesta shekadan viva calanka buluuga 🇸🇴🇸🇴

  • @aamindeeqcilmi597
    @aamindeeqcilmi597 3 года назад

    Lkn cabdi askari tube jigjiga waa hooyga fanka soomaluyeed goobta suugaanta soomaliyeed soomaali jacaylnimo way uraacday

  • @suwarasiman7520
    @suwarasiman7520 4 года назад +17

    Iga badan somaliland nabadeeda i deeqda noloshana waxa ugu qurux badan dal nabad iyo xasilooni iyo deganaansho haysta muus iyo basaboor dhiigii maatadiina haydin buuxiso

    • @diamondd2246
      @diamondd2246 4 года назад +3

      Nabad aan waxaan la cuno la heysan ma nabad baa waxan maqli jiray hadi la dhimanayana dhareerka la ceshtaa 100 sano abaar ku noolow waxaa iga qurux badan hal malin barwaaqa ku noolow

    • @shucaybali7991
      @shucaybali7991 4 года назад

      @@diamondd2246 adi marka amizom lagaa xoreeyo hadal

    • @diamondd2246
      @diamondd2246 4 года назад

      @@shucaybali7991
      Adiga markad ictiraaf iyo wax la cuno hesho baan kula sheekeysan😂

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 4 года назад +2

    Reer Tolkayow Masajidka ka daaya Cayaarta Laxanka, qaafiyada Silsilada iyo Xaga Murtida Wali Sadex gabdhood Ayaa wato xayaad xikma Aragsan Abdinasir iyo rahma randa Adeerayalow Laxanka naga Saxa Abdi Askari Adeerow ragaan Waa aad so Lugoynaysaa ban is iri😂😂😂😂

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 4 года назад

      Badaw hees muxu ka garan ha dabashane daaya 🤣🤣🤣

  • @hamseyoussoufabdi5286
    @hamseyoussoufabdi5286 4 года назад +8

    Adinka Waxa Sharaf Dhac idinku Filan Hablaha Jamuuriyada Barakaysan Ayaa idinku Filan

    • @hamdamalabo2217
      @hamdamalabo2217 3 года назад

      Hblahena kufilan haduu nin inoo hadli lahaa mabyba hadleen

    • @quruxzanhaplod9132
      @quruxzanhaplod9132 3 года назад

      @@hamdamalabo2217 ragpo ma qaptiin huno balwadpa wada dilatay waa gartiin inaad dumarku idin hor boodaan😋😋😋😎🤫

    • @hamdamalabo2217
      @hamdamalabo2217 3 года назад

      @@quruxzanhaplod9132 uma jawaabo maalaycniga wxy ragiina iyo dumarkayaga isku caqli ah mxd kuhadli 🤣🤣🤣imadayadu sharaf iyo cissi ayay leeyihin

    • @hamdamalabo2217
      @hamdamalabo2217 3 года назад

      Midna aan kudhaho balwada aad sheegyso hadii runta laisku sheego way wada cunaan ragu ee wxkle lashir imo 🤣🤣🤣hadan mrdnbe kuu jawabo waa hadan adoo kale ahay laxyhy

    • @quruxzanhaplod9132
      @quruxzanhaplod9132 3 года назад +1

      @@hamdamalabo2217 😜90ka waad soo caytantay taas waxey marqaati ka tahay cuqdada iyo xiqdiga inku jiro lkn ogow madax banaanidina xamar ayay gacanta ugu jirtaa cuqdada iska dhaafa dee hal qabiil qaran ma noqdee sidiin u go.naada dee😜😜😜😜🤫

  • @munasarrah4116
    @munasarrah4116 4 года назад +3

    Baasa boorkoda haday rabaan in loo daayo dee haku dhawaaqan inaanu go'anay
    💚💭❤💪💪💪💪💪💪

  • @munacisman5891
    @munacisman5891 4 года назад +3

    Waxba kamu hadal kan abwan kalagu sheegayo . Qasare iyo Qarax Baad naladaba socotan .Midnimo❌ wa haben xalay tagay❎ vive somaliland 💚💭❤

    • @haniahmed7609
      @haniahmed7609 4 года назад

      Muna Cisman adna 30sano baad go i taan raadinaysey welina ma aadan Helin Waanad u fadhiyeysaane kawarama Cirkaas intuu idiin jiro ayey idiin jirtaa Ictiraafka aad raadinaysaane maxaad ka qaban kartaa???

    • @landerslanders1624
      @landerslanders1624 4 года назад +1

      @@haniahmed7609 Habo diracaaga iska nadiifiso...meesha ragba ku kaftamayee

    • @haniahmed7609
      @haniahmed7609 4 года назад

      @@landerslanders1624 habo hadaad tiri wejibaad leedahay diricayga Weligay wasakh ma noqon Laakiin jirada idin haysa Waa mid tiibii ka qaadaysaan marka Alaha idin caafiyo......

    • @munacisman5891
      @munacisman5891 4 года назад

      @@haniahmed7609 miya laguso waxyoda oo calamulqab baad tahay sheeka xunyahay🤷‍♀️ ictirafka indhahaga oo shan ah ban helaya horena wan uhelay imikana cidna umadaba fadhiyo ilahay moyane adame waxba uma oogi alxamdulilah rabulcalamiin bankujira vive somaliland ❤nacabku darbiyada ha jidho ha jidho😎

    • @haniahmed7609
      @haniahmed7609 4 года назад

      @@munacisman5891 adoon caytamin caadi uma hadli kartid miyaa?? Tan xigta yaad ka hesheen aqoonsiga. Aqoonsiga aad sheegayso hadaad helaysaan ma aydaan dhahdeen Soomaaliya hana fasaxdo. Mida kale cirka Miyaad gadhaa? Intaas ayey idiin jirtaa gooni u goosi aad heshaan waad riyoonaysaaye riyada ka kac.