WAR SI WAYN OGA FARXIYAY SHACABKA REER SYRIA | MAANTA WOW

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 дек 2024

Комментарии • 68

  • @turbshit
    @turbshit 3 часа назад +7

    illaahi gaalo ha jabiyo aamiin yaa allaah reer syria awoodiisa soo celi aamiin yaa allaah 🤲🤲🤲🤲

  • @Caliya7
    @Caliya7 3 часа назад +4

    Yaa Allaah farxad aan laso kobikarin garsii dhaman umada musliminta qasatan mid degdeg ah kuwoda dhibateysan. 🇵🇸 , 🇸🇾, 🇱🇧, 🇮🇶 , 🇦🇫, 🇾🇪, 🇸🇴 iyo dhaman calamul muslimin.

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 4 часа назад +6

    Beesha caalamku waligeed ayeey munaafaqeen ahaayeen ee mahada ayeey bilaabeen MUSLIMIINTA IYO AFRICA IYO ASIA ayaa loo doowladeeyaa XATAA UN

  • @JamacMaxamedjamac-f8l
    @JamacMaxamedjamac-f8l 31 минуту назад

    Masha allah engineer ku aad ayuu u aragti dheryahay waana fekerka aan qabo walahay

  • @safiaissa5917
    @safiaissa5917 41 минуту назад +1

    Walaahi waxaan ku riyooday anigoo
    Natal yaahuu intaa madax .dhulka u dhigay .aan leeyahay ashahaado isga cimaad mada ugu duuban tahay
    Inshaa allaah waa laqaban.

  • @AminaIssa-q6k
    @AminaIssa-q6k Час назад +1

    Azad waa nacebnahay 100/100.

  • @fadtima3141
    @fadtima3141 Час назад

    Allaah yaa rabii u siyaadi amniga qalbiga dooda u is laaxi dantooda tusi rabiyow haka nusqamin amnigey gareen ,cadowgooda rabiyow jibi ,yahuud allow garabkooda kabax

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 3 часа назад

    Wcs ilaahey farxadda ha u siyaadiyo rersiiriya nabadna allahasiiyo midnimo ul iyo diirkeed ka dhigo dhulkeena hooyo allaha noo xifdiyo soomaslina ha idku tashato qoqobnaata ha iska dhaafto dhulkeeda ha difaacato ilaahow dhulkeena noo xifdiyo dad difaacana dadka ka soosasr midnimana sii soomaaliya aamiin

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 часа назад

    Scwb weligoodba waa munaafaq gaal iyo yuhuud waana cadowga allaha

  • @fadtima3141
    @fadtima3141 Час назад

    Reer syria

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 Час назад

    Bi, idnillah ceeboobi maayo madaxweynuhu waa guulaysanayaa madaxweynuhu madaxiisu wuu koreeyaa yaan ladegdegin

  • @ismahanabdi9389
    @ismahanabdi9389 18 минут назад

    Abdihafit malmahan Gaza waala hilmaay,

  • @CabdikariinIbrahim-kj9cw
    @CabdikariinIbrahim-kj9cw 3 часа назад

    Dooldi xuun shacabkeda ha kacaan lagiin loo .maa bahno siidi sudaan iyo soomaliya iyo wadamo baadan oo afrika ubadan nadamkan ee suuriya oo kaale. ❤ ayaan jeclahay

  • @Naasiribrahim-ky9lj
    @Naasiribrahim-ky9lj 2 часа назад

    Marbakhiis.fataala.oo.wiisiikha.noo.warayso.hooyadaawas

  • @AbdikarinahmedGanaye
    @AbdikarinahmedGanaye 3 часа назад

    Shekh cabdixafid waxaan xasuusinaaya marki ruuxa aad waresaneyso aad soo dhaweyso oo uu yiraa asc waxaad ilawdaaa wcs

  • @yahyemohamed4007
    @yahyemohamed4007 3 часа назад

    Gumaystayaasha reer galbeed waxiidu. Waxay dhaaftay alamtara

  • @NurGacan
    @NurGacan 2 часа назад

    Suuriya wa ala kala qaybinayaa kurdish dawalad ayay rabaan in ay u sameeyaan israaiil iyo matkanku

  • @DeekoYare
    @DeekoYare 3 часа назад

    Waa sax ni uuburburo heshiskas dhulka ka maqan carabta ayaa Dib uso laabandona shaqa loo bahna ayey wadaa

  • @muslimohh1001
    @muslimohh1001 3 часа назад

    Ilahey ha no badbadiyo dhulkena iyo badena Ilahey aqli ha u yelo kuwan madax iskushegayo iyo dhaman uma somaliyed

  • @AsmaAbdi-j4k
    @AsmaAbdi-j4k Час назад

    Warisigaga wadhaf sanyahay

  • @RUJALCaydaruus
    @RUJALCaydaruus 2 часа назад

    Suriyahanooto sxb

  • @Maxamed1
    @Maxamed1 2 часа назад

    Masixu Dijjal era lagu jira

  • @AhmedS-du8qf
    @AhmedS-du8qf Минуту назад

    Siiriya horay ayey uburbutay ee Maanta burburing

  • @SafiyoYusuf-tc6hc
    @SafiyoYusuf-tc6hc Час назад

    Kharamada midoobay waaqalin mareykan

  • @NurGacan
    @NurGacan 2 часа назад

    Suuriya war farax leh ma jiro maanta

  • @SalaadoMohamed-of3og
    @SalaadoMohamed-of3og 2 часа назад

    Kaasu shaydaan buu ahaa bin,aadam ma ahayn bushaar asad dhibaatooyinka uu reer suuriya u geystay weligay ma maqal meel ay waxaasoo kale ka dhaceen.

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 Час назад

    Turkugu siriya hoosaadiya ee iska jiraa yuun ina hoosaasinin

  • @Casho-t9k
    @Casho-t9k Час назад

    Xasan xormaaha Turkish oo itopiya Dano badan kaleh baa uguyeray xasana iskuma katsina oo dioday ma dhihikaro

  • @Naasiribrahim-ky9lj
    @Naasiribrahim-ky9lj 2 часа назад

    Somalia.maxaa.la.yidhaahdaa.ma.waxa.dhiintay

  • @fatimaelmi5360
    @fatimaelmi5360 3 часа назад

    Asc. Abdixafid ka hadla waan u oomanahay waxa ka socda wadankena iyo Ethiopian oo so galay. Waa maxay cawaqibka wadankena?

  • @abukhalid3022
    @abukhalid3022 3 часа назад

    Moxd syaan ku raacsanahay arrintaas

  • @zahrahaji622
    @zahrahaji622 48 минут назад

    Nikaan aad noo keentay malaha siyasidii fadhi ku dirirka ayuu noo aqrinayaa aduunka waa la'is hor fariistaa yahuudaa iyo Palestine ayaa isasoo hor fariista madaxweyne hassan waa saxan yahay aduuka ayaa sidaa u shaqeya

  • @Umxasan
    @Umxasan 3 часа назад

    waakaa saxan yahay 74

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 часа назад

    Africa wey iska ceyriyeen faransa carabta goormey Mareykan iska bixinayaan meel walbo Sal dhig baa u yaal waa tuugo qeyraadka xado

  • @AxmedXasan-yy9fw
    @AxmedXasan-yy9fw 42 минуты назад

    Asc was. Salaan. Fadlan ku waydin. Suaal. Xagee. Aaday markabkii. Turkiga. Shidaal. Baaray. Waxaa loo badinayaa in. Israaiil joogo. War. Keen

  • @SalalsalaldalmarDalmar
    @SalalsalaldalmarDalmar 3 часа назад

    Sida aqonyahanku ka dhawajiiyay waa biyo kama dhiibcaan sobota oo ah maanta xassan sheikh may ahaayn in aw la kulmo aby axmed isagaa oon wax sharaxaada ka siin dadka somaliyeed warbixiin sobobaha keenay in aw la kulmo nin aw shalaay ka sheegayay goob walba in anu la kulmii donin ilaa aw aby ka nooqonayo m/ o/ u / aw la galay musse bixii tanii waxay ka maraag kacaysa in xassan sheikh yahaay khayinal wadan khayaamay dadkiisa iyo dalkiisibaa sidaas darteed waxa loo bahan yahaay in dadka somaliyeed aqoonyahan keedu ifdiimiyaan in xassan sheikh yahaay khaayiin dalkii iibsaaday dano u gaar ahna ka hoor marsaaday masiirkii dalka iyo dadka somaliyeed sidaas awgeed xassan sheikh waa in la dilo oo siida ugu dagdaga badaan maxkamaad lois istaajiyo taas waa xaalka kaliya ee dalka somaliyeed iyo dadka somaliyeed ku badbaadi karaan anigaa sidaas bay ka shakhsi ahaan ila tahay aragtidaydaa aniga oo arkayaa in somaliyaa good anaay waligeed diib uga so bixiin aw ku riiday xassan sheikh somalida dalkan iska leeh waxan leeyahay dalka guurmaad halogu kaaco oo halaga difaaco iibsiga aw iibsaday calooshisa u shaqaystahaa xaraashay dalkii iyo dadkii samaliyeed waar hala kaaco war hala kaaco dhamaanteen rag iyo dumarbaa dhalin yaro iyo wayeel dalka hala badbaadiyo dhamaanteen awaay siyaasiyiintii away aqoonyahankii awaay ciidankii afgabii agdaga ciidamada haku galiyaan munaafaqan billa damiirka ah wa billa hii tawfiiq

  • @AamiinKhaliif-u2h
    @AamiinKhaliif-u2h 3 часа назад

    Asad kufaar waayo mana hilmaamidono dhacdada ow kukacay

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq 3 часа назад

      Somalida manafiqiinta ka xun

  • @UbahHussein-e9w
    @UbahHussein-e9w 3 часа назад

    Xasan sheekh wali mahubtiin xasanad ceeb laradineysan xasan dal somaliyed bad somalid dhibi mayaan

    • @bahsenhabib6385
      @bahsenhabib6385 3 часа назад

      He shouldn’t talk to F Abiy Ahmed he is a loser but Hassan is other one too he need to get advice from his people Somalia 🇸🇴 ❤️☝️❤️ be strong or we lose our country 🙌

  • @KINGFATE-o3s
    @KINGFATE-o3s 3 часа назад

    Cabdixaafid wlka adoon dhib ii arkayn loogada tviga mida danbe calanka khaniisiinta u eg yahay iska badan wlka dhibna hay arkin xorba thy

  • @nuradinahmed4157
    @nuradinahmed4157 3 часа назад

    Xasan wuu aqbalayaa just waxa lasiinayaa dilaalkii waadna arki doontaa

  • @NurGacan
    @NurGacan 2 часа назад

    Anigu bashaar maan jeclayn in maanta la inqilaabo waayo janis ayay u tahay israaiil
    Oo.manta xamas iyo xisbilaahi ay ka adjaaadeen ayaa jabhadaan dhabarka jabisay

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 часа назад

    Ethiopian waa yuhuuda Africa dhul boob ha leyska celiyo somaliyey

  • @GalabAtteyeh
    @GalabAtteyeh 3 часа назад

    C xaafidow ninkani waa faqash dhowr jeer baan arkey isagoo tiktaatooriga taageera waayo waa wadada r galbeedka usoo maraan wadanka ay duminayaan tiktaatoorigu

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq 3 часа назад +1

      Jamhiuriyada Dadka waalwaalan ilmahooda miyaa tahay? 😂😂

    • @husseinaden7560
      @husseinaden7560 2 часа назад

      What is faqash

  • @Xasaan-f8e
    @Xasaan-f8e 3 часа назад

    Benaley hassan waa shabab waa tug waxbaa habunbuni

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq 3 часа назад

      Hooyadaa ayaa ka tuugsan nacalad yahay

  • @khadromaxmud646
    @khadromaxmud646 3 часа назад

    ciidanka suuriya mawuxuu ahaa ciidan loodhan yahay oosuniyiin iyo shiico ay wada maamulayeen miseciidanqabiilo ah oowaliba isku caqiido ah kuma midaysnaa shiicanimo maxay tahay ciidanka burburey ee aad sheegaysaan?

  • @hassanabdull4013
    @hassanabdull4013 2 часа назад

    adiga iyo midka aad mesha keentay isku aqli ayaaad tihiin

  • @AminaAli-q8z
    @AminaAli-q8z 2 часа назад

    Beenaale kanmaxaad kawaraysan weligeedaa saldhiglakiraystaa