Maanta waxaan ka jeclaan lahaa. Cidamada itoobiya in saa loo qab qabto. In somali iscunto is qab sadaan. 35 sano kadib. Wax wadankeena ku qurxoon ma aha. cadoow ga na meel walaba ha joogo. Wuu ku farxaya. Somalia hadey rabto. Ineey meel gaarto. Tusaa le ha ka dhigato wadanka rwanda. Rwanda maanta sey u hor martey. Iyo inaga meshaan joogno.
Waa dalka kaliya ee bulshadeeda iyo madaxdeeda ee garow sadaan markii naf iyo maal baxo eey kaheshiyan maxa u heli lanahay in la is fahmo dalka iyo dadkaba loo turo😢
Maxaad ka qaban kartaa sida looka dhaqmay ma si ka wanaagsan baa jira .iyagoo u yimid inay walaalahood dilaan ayaa misna diyaarad la saaray xagee laga helaa
Si ficaaan beey samayeen jubba land , hassan sh baa so qalday siyasaad buu adeegsaday. Maa cidanka lageyo massagawa iyo adan yabaal lo lagu xureyo hirran
askari ba sheegay inu askarta madaxtooyada kamid yahay tas way cadeyn utahay in ciidanka xasan shirqool kusoo soocay oo Dron kuduqeyay wayo ciidanka madaxtooyada maxa keenay jubland war hala baadho
@ nio qiirajabanta iyo qabyalada mel mana geyneyso sharciga waxa kuqoran wa layaqaana Cidan Dowlad goboleed shaqe leyihiin ciidan federalna shaqee leyihin iskumana qasna. Dalkaas halo turo kolee qalbiil dal ma dhiso ee qaranima dal dhista. Waxan kunolahay dowlad dadkedu kakoban yahay 45 Qoowmiyad mid mid ku afana Jirin saas ay tahay hal daqiqo amni daro iyo Dagal kama baqayaan hormar mar ayayna nolosha kagaren. Bal aan aragno 35+ years dal qabyalad lagu kala jarjaray mesha uu gaaro
Ciidanka haduu wax difaacayo ethopia baryahaan oo dhan si sharci daro ku soo galeysay maxaa ciidankaan loogu diri waayay marka lala soo aadayo state nabad galya ah
Si wacan baad yeesheen Jubbaland mahadsanidin.
Waxan fooshaxun ee dhacayaana waa natiijadii Xasan-dhiiqo Mr. Xaraashe oo Ilaahay iimaankii ka qaaday.
Masha Allah reer juubaland sii waacan ayaad raagaa u saa gootiideen waan kuu maahadsaantahiin❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Jubbaland State of Somalia 🇸🇴 🫡
That's great and gratitude 🙏 🥹 🙌
Ahmed Madoobe wuu ka guulaystay Xasan Sheekh wuxuna tu say awoodiisa iyo talo xumidiisa
Wlah daarood ku waa dad wanaagsan, ma dilaan maxbuustu ❤❤one love from baidao ❤
Daaroodku waa kuwii 91 da idin xasuuqay dumarkiina ku saday from galkacyo ✌️
@@Abdalahasan123munaafaqnimda jooji iyo umada aad isku dirayso waa laga xisaabin
Gobnimada laguu sheega ayaa intas ehe kwaran hee Xasan shiiqna Dagaal iyo raafaad ayuu udiray.
😂😂😂😂😂
Mnsha allah ilaahay ha idin xifdiyo dhamaantiin, hasanow ilaahay ka baq adiga iyo hamze luga dheere umada ala ha idinka qabto
Waa ka xumahay 2024 iney Dhalinyaro la isku dilo ragga siyaasida isku heystaa ha dhow ragga siyaasi wada qoslaya
Sayd Axmed gob gobi dhashay waa ugaas jecel somalinimada
Xasan sheekh ciyaalka aad iska horkeentay adigaa aakharo qaadi kara wixii soo gaaray
Mahadsanidin ree Jubaland. Khaladka waa Xassan iyo Xamse iyo inta taliye kusheega ah. Waxaan anagoo shacab ah garaney ayey garan waayeen. Meeshaas ineysan natiija ka imaaneyn waalaga wada dharagsanaa. Intaas waxaa sii dheer beenta ay dadka usheegayaan. Cajiib
Thanks Madaxwaynaha Jubaland Axmed nur ❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 jubaland guuuuuuuul
Jubbaland guul guul
XASAN SHEEKH WIILASHAAN YAR YAR INUU ISKU JABIYO OO DHIIG XAQDARRO AH DAADIYO AYUU RABAY, XASAN XUMBO UMADDA ALLAHA KA QANTO
Turkiga ciidankii oo noo soo tababaray baranki may ahaayeen
😂😂😂😂 ciyal waro waya 😂😂
Dhalinyaroy dhulkina difaacda cadawgiina waa hal yaanan la isku kiin laynina siyaasadaha isdiidan kafogaada guul iyo gobanimo
#Hassan Sheekh Fadlan iscasil haddii aad leedahay damiir. Ciidankaagii oo nabad ah baa lagu soo celiyey. Soomaali Soomaali dhiigiisa daadinaya...😢.
jubaland guul
hadi xasan lala xisaabtami wayo ceebtan iyo qaran jabkan dee dowlad majirto
Masha Allah
Wad mahadsan tihiin
Lkn aawey hubkoodii
Mise diyaarada looga xisaabinaa
Lalama gali karo diyarada gaarba mel logu sari🎉
War abaaa,ini gatalin somalii mise dowladaa gatalin wax gadexeyaaa majiro waaceeb sidan hasan cuteee umaqalmo madax weyneee somaliyed
Waaku mahad san tihiin reer jubalaaan
Guul Somalia
Masha alaah waa gob ciidan birjeex cimrigiina hawaaro magac iyo gobanimo ayaad mujisen
Niyow Xassan sheikh iyo Ahmed modobe dalka wakuciyarayan😢😢😢😢😢
Axmed madoobe gob gob dhashay nin raga ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Tarikh way danbeysaa war uusan kategin
horey ba loshegey ina somalia ujirin hal Janeral oh dagal hogamin karo bena umaleynay hadalkas but hada u rumodey
Gobanimo
Allahaw dadkeena garaadka u siyaadi
Jubalaan inay ku celiso may ahayn halkii laga soo diray
Soomaaliya 🇸🇴Waxa Ka Socda Waa is jiid jiid Gacmo Daalis La yaab Malaha
Waa in ay ka,dikvtoonaataa ciidanada cusubvee Jubaland yuusan Axmed Madoobe idiin qarin cadowga Soomaaliyeed.
Xasan gurgurte xabadalaha sida loqoto ee lafaha logataa taqanaa orad damerahaga dhaqo
Maanta waxaan ka jeclaan lahaa. Cidamada itoobiya in saa loo qab qabto. In somali iscunto is qab sadaan. 35 sano kadib. Wax wadankeena ku qurxoon ma aha. cadoow ga na meel walaba ha joogo. Wuu ku farxaya. Somalia hadey rabto. Ineey meel gaarto. Tusaa le ha ka dhigato wadanka rwanda. Rwanda maanta sey u hor martey. Iyo inaga meshaan joogno.
Wa.wax.lagu.xumaado.jubalan.in.ay.noqoto.mel.ciidin.ka.qaran.ka.lagu.h
Waa dalka kaliya ee bulshadeeda iyo madaxdeeda ee garow sadaan markii naf iyo maal baxo eey kaheshiyan maxa u heli lanahay in la is fahmo dalka iyo dadkaba loo turo😢
Turkiga cidanki nasow tawobaren prank may ehed 😂😂
Axmad madoobe waaku daaleesin 😂
Waa wax la isaga dabatagidoona ciidan somaliyed oo laga mastafurinayo dhul somaliyeed
Maxaad ka qaban kartaa sida looka dhaqmay ma si ka wanaagsan baa jira .iyagoo u yimid inay walaalahood dilaan ayaa misna diyaarad la saaray xagee laga helaa
Dadku isuma eka show dhamaan waa hawiye ayey ahaayeen.
Mardanbe haday solabtan tiirka halagu toogto
😂😂😂 ALLA BOORBADANA WA REER MIU REER KISMAYO. WARYAHE U QUBEYA REER MAGAAL KA DHIGA KADIB DHAHA WA
GOR GOR
Soomali soomali soo qawaneyso waliba isbahdil ayaan dareemayaa
Waaaw waaaaw
Subxanallah hasanow qof dintay
waar idinkaa alshabaaba ee iska aamus waalashaleeli hamoodin insidaa layskaga hadhidoono maya maya walaidinka xoreendoona insha allaa rer cagdheer ciidankiibad maxaamiis kutilmaanteen walee xabashi baad udhurateen akhas akhas ogaadeen laidin baray wase loonoqondoonin hawiye waa idunku qasaaray cagdherr
Reer xaraash yaa adoon idin eh walee inaadan dibdanbe soomali utalin doonin reer waxayna ahayn ismooday
@Safiasheikhahmed5170
Aabe Sheekh Axmed waa kugu khasaarey adigana 😂😂😂
Somali waa dad walaala. ah,laakiin cadowgooda ma,arkaan,askarta xoga dalka waxaan leeyahay siyaasada faraha kala baxa ,danta qaranka u shaaqeeya,wixi lidhiin dhaariyey kashaqeeya,OO ah danta dalka iyo diinta.
Sumcad xumo waaye tan ookale
This is just normal for Somali politicians. Specially Hasan. Is it just an accident
Maashaa alah
Si ficaaan beey samayeen jubba land , hassan sh baa so qalday siyasaad buu adeegsaday. Maa cidanka lageyo massagawa iyo adan yabaal lo lagu xureyo hirran
War hada
askari ba sheegay inu askarta madaxtooyada kamid yahay tas way cadeyn utahay in ciidanka xasan shirqool kusoo soocay oo Dron kuduqeyay wayo ciidanka madaxtooyada maxa keenay jubland war hala baadho
Nasib daro weeyi walalo somaliyeed in la'iskudiro waa goddalool cadawku ad uu furteen ee somali waa miid ee halays maaqloo
Gurguurte iska qabta waa Cawaan
Mar dambe hanagu soo labanina hadii kale sariirta maydka laydin kucelinaya
Axmed madoobe intaasaas lagucafiyuu moodaayaa inuu ciidankii qaranka weeray oo laayey ayuu hadana sidii maxaabiis dawladdkale laguqabtay oo kale diyaaradd saarey
Lkn waxaa kasii xasan shiikh maxamuud inta ciidankii farmaajo dartiis uburburiyey carsiir oo labo labo biloodoo dhibow ah yuganda kusoosiiyey gorgor iyo haramcad ubixiyey hadana meel khilaaf kajiro oo geerigo'an ah kujiri hadii ladin iskadhacsha
Kkkkk uf uf waxaasaa ladhahayaa waa ciidan qaran kabahoda kacararaya
xikmada maaha in ciidan dagaal xaqdaro aha soo qaaday lasiidayo ee wa in la edeb biyo laakin jubland ixsaan bay usameysay
ceeeb waynaa Qaranki dhulkaas laha inu difaco xuduudihiisa larabay aya diyarad lasara casimada lagu celina wadankeena wlh madhawa lkn rabi ayuu leyahay
Ader qaranka haka xoreya alshabab muqdisho hareraheda kismanyo jubaland aya ka howl kasha
@ nio qiirajabanta iyo qabyalada mel mana geyneyso sharciga waxa kuqoran wa layaqaana Cidan Dowlad goboleed shaqe leyihiin ciidan federalna shaqee leyihin iskumana qasna.
Dalkaas halo turo kolee qalbiil dal ma dhiso ee qaranima dal dhista.
Waxan kunolahay dowlad dadkedu kakoban yahay 45 Qoowmiyad mid mid ku afana
Jirin saas ay tahay hal daqiqo amni daro iyo Dagal kama baqayaan hormar mar ayayna nolosha kagaren.
Bal aan aragno 35+ years dal qabyalad lagu kala jarjaray mesha uu gaaro
Ciidanka haduu wax difaacayo ethopia baryahaan oo dhan si sharci daro ku soo galeysay maxaa ciidankaan loogu diri waayay marka lala soo aadayo state nabad galya ah
Ceeb ceeb 😂😂😂😂😂😂
AhmedQabqablo saan mad ku jogidontaaa
Xaara 😂😂 Ahmed nuur waa geesi dagalka iyo nabada yaqaano 😂😂😂 mahan side ader ka xassan munaafiq 😂😂😂
Axmed tol wanaagsan oo laandheere ah xabadana yaqaano ayuu ka dhashay.
Jubaland ma hoyadaba leh afmadow ayaad kaso jedaye dadka leh waa layaqana lesma garin
Ma silkaa hoyadaa qaniiis ya Leh martiii ba katihiiin hidiii lahayd afmadooow iyo juboyinka ayana leeeh kismayoo qaniiis qaniiis dhalaaay🤮
Dadka leh ma ashuun bey ku jiraan ma😂a la arko kkkkkkk shaagle laga baqay, ogaadeen xabad kuleel waa lagu yaqaanay weligood ee iska jir waryaa.
Gode iyo dolo kaso jeedaan ogadeenku iyo Mareekanku bad maleh sida oromada
Baqtigiina mar dhow waa lajidaya qawariij yhy
Faladhi gilgilsha kagama go'do.neefow waa lagu kala adkade meesha raagdada laga dul talabsaday markasa hadlaysa anu wan isqari laha
Yaa xayawaan yaad udhaaran waataa ceebtiinu banaanka taal
Idikaba al shabab ah weliba u adega itopia wana leydinla xisabtamaya insha allh qawariij sida logalo wanaqana qawariij yahay itopiyanku gumeysto adiga iyo abahaba
Daslim sidaa adeerkii xassan qasaaro