Canada oo Hada Xaaladii Kasii Dartay & Go Anka Cabsida Badan ee Hada Lagu Dhawaaqay Xiisada oo Cirka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 фев 2025
  • Subscribe | Share | Like Comment

Комментарии • 71

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 6 дней назад +2

    Masha Allah Hashi Waa Runtaa Dowlada Somalia lama Wada Oran karo Wey Xuntahay Keliya Xassan Sheikh Ayaa Xun oo laga Shaqeen kerin Mahadsanid Hashi❤❤❤

  • @rahmaabdulahi7573
    @rahmaabdulahi7573 6 дней назад +9

    Xasan xarwalwal weeyaan oo ability tiig San jiiray yaa noo keenay habar qabe weena oo soomali oo abar qab taa yaa loo keenay

  • @bullowhassan7970
    @bullowhassan7970 6 дней назад

    Aad iyo aad

  • @ARDOHUSSEIN-x5i
    @ARDOHUSSEIN-x5i 6 дней назад +1

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 6 дней назад

    Masha Allah guuleeysa noolaaw suleyman xaashi

  • @CisseAded
    @CisseAded 6 дней назад +1

    True Bro 😢
    They said "professor hassan sheick"
    Stop saying this IS a Big shame
    Media people

  • @Aqlihadi
    @Aqlihadi 6 дней назад

    Kkkk mzha Allh Allha Akkbar walilaahi xamduuu ❤❤❤

  • @AbdikadirDayow
    @AbdikadirDayow 6 дней назад +2

    Somaliya halagafuro jamacad lagubaro gobanimadho silogasodiyario qofkasta oo usotartamayo siyasada Haa noqdo madhaxwene ama xildhiban

  • @HuseanYusuf
    @HuseanYusuf 6 дней назад

    Waa Farmajo

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 6 дней назад

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 6 дней назад +2

    S.xaashiyow waxaanba horta xasan ma ucadahay dhegtiisu lacag bay maashaa

  • @alijama6723
    @alijama6723 6 дней назад +4

    ARINKAA GOBANIMADA XASAN TUUGSADE HALAGU CIQAABO IYO KOOXDIIISA

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 День назад

      Adiga Ayaa Tuugsado

  • @muduahmed3091
    @muduahmed3091 6 дней назад +2

    Dowlad qaad wala ah HSM arya pesa mahaysa 😂allow umada kaqabo

  • @deqaissa7045
    @deqaissa7045 6 дней назад +1

    Kanada iyo maksiko waa lajaalanji gareeyeen isma dhiibin sharafta wadankoda iyo dadkoda dhulka dhigi mayaan wase oganaa meel xaal kudanbeyo 😢😮

  • @AbdikarinAhmed-u2m
    @AbdikarinAhmed-u2m 6 дней назад +2

    Adeer Xasan dameeruu raacijirey waxaad kahadleysid ma ugarankaro

  • @abdi6533
    @abdi6533 6 дней назад

    Xashi waxa ubaahan xasan sheekh in labaro goba nimada iyo madaxda somaliyeed

  • @amiirqoone5140
    @amiirqoone5140 6 дней назад +2

    Its true that somali hadanahy hogaamiyal kuwa uguxun unbaa nooimada oo xil loodhibaa taas waa waxa hosnoodhigy

  • @AbeyAdan-tw4ir
    @AbeyAdan-tw4ir 6 дней назад

    Exactly sir

  • @HalimaxasanKaahiye
    @HalimaxasanKaahiye 6 дней назад +1

    Gaalo ha is lasyo awalba muslim iyo Africa dhibaato kuhayeen mida kale anaga wqdani iska djaafe hal qof ayaa qald galaayo qabiilkiosa dhan ayaa la caaynaa reer hebel awalba dad fcn mahan

  • @abdiali4626
    @abdiali4626 6 дней назад

    kkkkkkk fikirkaagu wuxuu dhaafi waayay xasan sheekh

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 День назад

    Amaro (Afsoomaali, Afsoomaaliga)
    اوامير ✖️

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 День назад

    Kuleeylka (Afsoomaali, Afsoomaaliga)
    Heat (ingilish)

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 6 дней назад

    Dhaxdiin
    Illaah mahada leh

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane 6 дней назад +1

    Xasan sheekh waxba laga #akhirsan mahayo

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 День назад

    Kanada (Afsoomaali, Afsoomaaliga)

  • @abdiomar489
    @abdiomar489 6 дней назад +1

    WARIYE DAAROOD , waa kaas
    Oo
    CUQDAD Hawiye dilatay
    .
    Marka uu Nin Daarood eh Madaxweyne yahay ,
    Dhamaantood waa WADINIYIIN ., hhh
    2025 waala isfahmay , Eeboow

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 6 дней назад

    Ilaahayi hajabiyo

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
    @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 6 дней назад +1

    Wadanadaasi jawaab wadanimo iyo gobonimo ayay ugu soo jawaabeen mar haday xaaladii uu trump bilaabay ay ciyaarteyda dalalka kalena si fcn ula ciyaareen

  • @IAM-x5s
    @IAM-x5s 6 дней назад

    Xasan sheekh u sheeg dayuuraduun buu saaran yahay

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 День назад

    Soomaalideena Annagga Miyaaba Farsamo Leh, Sidee Ayaanu Ku Xifaaltami Karnaa

  • @Umo580
    @Umo580 6 дней назад +2

    XASAN WAXAAD MODA HABAR MASEERTAY SHARFTII SOOMALIYA DHULKA LAGUJIIDEY

  • @muduahmed3091
    @muduahmed3091 6 дней назад +1

    War ninku dib badana 😂 naar naar galadi aflabadi kayerey

  • @zakaraimohamed
    @zakaraimohamed 6 дней назад +1

    Waxa igu so dhacday 0rah ahayd
    (Gudiney hadan'brkay kugu jirin ima'd goysen😢😢

  • @DuuledGeedi
    @DuuledGeedi 6 дней назад

    Iska qeeyli

  • @smartgraphics.
    @smartgraphics. 6 дней назад +1

    MW xasan sheekh dhega hadalka ka dhaaf xaashiyow😂😂

    • @Somaliaballs_1
      @Somaliaballs_1 6 дней назад

      ilaa iyo malintii la dortay Dalxoreeye ayuu kan xashi la dhaho caaaaac kadaba wadaa hassan sheikh maxamuud 😂😂 waxna ka jari waaa

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 6 дней назад

    Inago waxa Naga qaldan xildhiban odayal soo doorten Mw lacag ku yimid

  • @AbeyAdan-tw4ir
    @AbeyAdan-tw4ir 6 дней назад +1

    Kindly, invite me you one day

  • @SaedCade
    @SaedCade 6 дней назад

    Anagana qaadwalaa noo jooga,asbuuc intaanu joogin qaadwalayn buu bilaabay,ilaa heer macaws xiroow caalku gaarey😂😂😂😂😂

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 6 дней назад

    Waxaan wariyaal okale ah suleyman xaashi

  • @ahmedshire734
    @ahmedshire734 6 дней назад

    Qabiliste

  • @mohamedabdihassan1970
    @mohamedabdihassan1970 6 дней назад

    War iyo waano (news and advice) tee noo sheegtaa adiga oo ah qaxooti jooga America 🇺🇸 oo weliba ku jira dadka la soo tarxiilayo

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 6 дней назад

      Xaqiiqda wax lagu farxo waaye. MADAXWEYNE XUN OO TUUGSI SIDUU UGU JIRAY LAGALA WAREEGAY 260M OO BIDAAR AH.

  • @abfulkadirshariifnabhanina8582
    @abfulkadirshariifnabhanina8582 6 дней назад

    Xasan sheekh hadaan kuu qeexo inyar baahi ma aha waxa haya ee waa macaluul madax lagaaga dhigay

  • @Caliya7
    @Caliya7 6 дней назад

    Somalida hakafaa,iideysato qayraadka bada iyo beriga kabuuxa oo ha iska joojiyaan baryada iyo cuntooyinka qashinka ah ee debeda laga keeno organic ayey heystaan.

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 6 дней назад +1

      Yaa Maamulayo loo ogolyahay...Xaalku waa Sac ninkii lahaa uu Saynta ooga istaagsan yahay Subxaanallaah.

  • @MubaarikQamashi
    @MubaarikQamashi 6 дней назад +1

    Xasen sucadali xasen isaga ayaa isamacagabi

  • @suleimanMM
    @suleimanMM 6 дней назад

    FADLAN LACAG KU SHUBO hassan sheikhooooooow

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 6 дней назад

      Xaqiiqdu way Cadahay Xadiiska Nabiga Salallaahu calayhi wasallam ayaa sheegay in ay Muhiim tahay in LaNaco Madaxweyne Xun. Oo Tuug ah oo Gob ahayn oo Shillin Caabud ah.

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed4289 6 дней назад

    Xasan madherge iyo maamul goboleed yada kuwa xukuma waxa dhaama nin reer miyi ah dalkana jecel

  • @Jamalmaxamed-ms6bn
    @Jamalmaxamed-ms6bn 6 дней назад

    Daroodka dowldnimd waxey u yaqna aniga an wax xukumo lkn lima xukumayo sxb waa lis fahamy e malintad xukunka ogolow Canada iyo makasigo umad wadiyina ayaa ku nool lkn adiga dadka kso jedo data dhilifa ah kso jido

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 6 дней назад

    Sax Siyaasiinta Somaalida Mayaqanaan Dowladnimo😂 kiiyaqanana marabaan waayo waxay ubarteen huuhaa iyo been been🤔

  • @SiadMohamed-se8ko
    @SiadMohamed-se8ko 6 дней назад

    Keligiis wariye keligiis wax walba oge kan xasan shiiq iyo natayahu yuu jecelyahay

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 6 дней назад

    70 sano Laba cid siyaasiyiintooda ayaa Somalia ka dhigay gun
    USA

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 6 дней назад +1

      Huuno Xaqiiqda sifiican udhuux. Qabiilado dhan qayb bey kayihiin. Way yar yihiin inta weysadu udhowran tahay. Midda kale laba Qabiil shaqo kumawada lahan qabiil walba intiisi badnayd shacabka barinagaydada ahaa Iyo Culumaddii iyo dakaatiraddii wax waxweydiiyey malahan

  • @ahmedmohamud787
    @ahmedmohamud787 6 дней назад

    Waa. Yaab. War. Ninkaan. Xaashi ah. Ma. Waashay. Weli. Ma arag. Barnaamij uu. Soo duubay uusan. Xasan. SheeQ. Wax. Ka. Sheegin. Sxb. Qabyaalada ka daa. Warbaahinta. DoQon aan. Xishood laheyn ayaad. Tahay

  • @Mubaarak87
    @Mubaarak87 6 дней назад

    In badhan ayay Dhuli ku ahaayeen heshiis Lkn Runta isku dirtay Mexico 🇲🇽 and Canada 🇨🇦 🍁. Ha iska difaavaano Monkey 🙈. Hassan Sheikh miyaaad ku dhaga hadlaysaa sxb is daji

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 День назад

    Dhal*nta Soomaal*ye*d Aha*n, Waa in A*nu iska Dhicina* Cadówyade*na Dhaw Ee Dadyoow Dalalka Derisk*ena Ah iyo Kuwē*na Kalena Éé Fogba, Hadìì Kale Adoonsig*, Sí 100% Waa în Aan* UWadar Ogolaana* iyo in ina La Si* Adoonsado.
    .....

  • @bullowhassan7970
    @bullowhassan7970 6 дней назад

    Aad iyo aad

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 День назад

    Dhal*nta Soomaal*ye*d Aha*n, Waa in A*nu iska Dhicina* Cadówyade*na Dhaw Ee Dadyoow Dalalka Derisk*ena Ah iyo Kuwē*na Kalena Éé Fogba, Hadìì Kale Adoonsig*, Sí 100% Waa în Aan* UWadar Ogolaana* iyo in ina La Si* Adoonsado.
    ....