Xog Muuse Biixi oo ka adkaaday Cirro iyo Jabuuti? Bahdilka Biixi Diiday iyo Cirro oo Aqbalay Guusha?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 дек 2024

Комментарии •

  • @maxamedcabdi60
    @maxamedcabdi60 4 часа назад +7

    ❤❤❤ muj.muuse biihi abdi nin rageed nin rageed dhalay walee taariikhdaa kuxusi

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 4 часа назад +6

    Guul waxa uu ka tanasolay ma jirto ee waa dogon ciro how came oo ucasomi cadowga koo waad ee Somaliland iam so proud of my president muuse biixi Abdi congratulations my dear president my hero

  • @naimajama5303
    @naimajama5303 4 часа назад +5

    Baga baga baga guul mudane Muse noma imaan karan dofartaas umana talinayaan Somaliland.

  • @IbrahimHoussein-z2i
    @IbrahimHoussein-z2i 3 часа назад +3

    Cadoowga haa jaboo !
    Madexyeene Muse Bixi Abdi !
    Noloow !
    ❤❤❤❤❤❤

  • @Xasmas
    @Xasmas 5 часов назад +8

    Guul❤Muj.Bixi❤SPSA❤

  • @xaroguled3126
    @xaroguled3126 5 часов назад +7

    Guul muse libax mansha Allah

  • @CabdiJaamac-d6m
    @CabdiJaamac-d6m 5 часов назад +5

    Madaxwayne.Muuse geesi Qaran ❤❤❤GUUUUUUL iyo gobonimo ❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤insha ALAAH aqoonsi dhaw

  • @aasiya-t3y
    @aasiya-t3y 4 часа назад +3

    Mw muuse waa geesi qaran mw muuse waa mulkiilaha Somali land hadii xilka ka degana naftisuu u huroo . Gaadh buu ka yohoo intui noolyaho waa geesi qaran cadawg ha jabo cadawgen ha jabo Somali land guul

  • @guledali8848
    @guledali8848 5 часов назад +8

    ❤baga huwanta bagaa loo diiday

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 5 часов назад +5

    Jabuuti waa cadawgeena kowaad inay ino timadana wax faaido ah inoguma jiran alxmd ciro hadu aqbalay sasaa uroon qaranimadena

  • @ZM1233_
    @ZM1233_ 5 часов назад +4

    Good waa geesi Muuse

  • @abdullahidirirhersi2297
    @abdullahidirirhersi2297 3 часа назад +1

    No compromise forSomaliland soverngnty and its integrity. I agree with President Biixi regarding his timely decision concerning Jibouti Delegation to Somaliland. What a HERO !!!

  • @Seynaab24Synaab24
    @Seynaab24Synaab24 5 часов назад +4

    Baaga loodiday de haa utaagto jabuuti kakay mamul goboledka ku arkeysay guuleyso mujahiid Muuse bixi manshallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahmoudmahmed3876
    @mahmoudmahmed3876 47 минут назад

    Walee waa Hayley qaran Muuse biixi

  • @Fransiis
    @Fransiis 4 часа назад +2

    Jibouti Ismaciil Omar Geele Waa Ragime Cadawga Somaliland Ah Waa Sax Inanu Iman Caleemasarka Beri Musena Diiday Geesi

  • @raadiyacumar8141
    @raadiyacumar8141 4 часа назад +2

    Wonderful, allow nin hooyadii madhashay.

  • @elmimusa3630
    @elmimusa3630 5 часов назад +4

    Sax weeye Huwanta Djibouti looma baahna imaatin kooda

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248 5 часов назад +3

    Guul muse❤❤❤

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 4 часа назад +1

    Madaxwayne biixi wa qaranka Somaliland oo qof ah Masha Allah

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 4 часа назад +2

    Madaxwayne muse 🫱🏻‍🫲 madaxwayne ciro

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 часа назад

    Mashalla Allah ilahay cimri dheer iyo cafimaad ha siiyo waa loo darsan muuse bixi wuxuu Ah geesi qaran

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 32 минуты назад

    Thanks Thanks so much Xogogaal tv.

  • @SiciidAwsiyaad
    @SiciidAwsiyaad 5 часов назад +2

    YUUSUFOW CALANKA JAMHUURIYA BARAKAYSAN KADAA CIYAARTA WAMAXAY SIDAAD KADHIGTAY BULUGA KASAAR SXB 😮😮😮😮😮😮

  • @gurmadabiib5504
    @gurmadabiib5504 4 часа назад +1

    Waa guul madaxwayne muuse biixi cabdi

  • @muhamaxamed9554
    @muhamaxamed9554 3 часа назад

    Woow m.a waa nin adag muuse illaahay ha xafidee ❤❤❤

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f 5 часов назад +4

    🎉🎉🎉masha alaah madaxweyne muuse waa geesi qaran wuu ku saxan yahay in cadawga somaalilnd leyska fogeeyo

  • @ilkacaseilkacase80
    @ilkacaseilkacase80 3 часа назад

    ❤Mudane MUUSE BIIXI CABDI❤ ILAHAY CIMRIGA CAQLIGA CAFIMADKABA HAKU SIYADIYO MADAXWEYNE

  • @nimasaid-v5k
    @nimasaid-v5k 5 часов назад +2

    😢😢😢😢😢yes

  • @caashaaamiin7023
    @caashaaamiin7023 2 часа назад

    Good point madaxwayne muuse biixi cabdi libaax qaran

  • @cabdinajiibMahdi-p5s
    @cabdinajiibMahdi-p5s 3 часа назад

    Guuuuul Guuuuul musee bixii Guuuuul ❤❤❤ soomaliland

  • @nimasaid-v5k
    @nimasaid-v5k 5 часов назад +2

    Yes

  • @cagawaynemediachannel4413
    @cagawaynemediachannel4413 Час назад

    ❤❤ Mujaahid muuse bixi taariikh da ayaa ku xusi doonta❤❤❤

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 4 часа назад +1

    👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 5 часов назад +1

    Jabuti waxbaa ulameyhadhin somaliland iney yimadaan mahaa

  • @sahraismail610
    @sahraismail610 4 часа назад

    madaxweyne cusub qaranka somamlinad lodortay mid khayrqab alle haka dhigo mid somamlinad mideya meshan somaliya logama bahna somamlinad waxan ahayn inama maran hadanunayahy shacabka reer somamlinad

  • @maryamkafiya6055
    @maryamkafiya6055 3 часа назад

    Walee wa geesi qaran MBC Djabouti wa cadowga Somaliland cida soo casuntana wa cadowga Somaliland ee way dhamatay Ciro iyo kooxdisa 😢😢😢😢😢

  • @BatutaMedia
    @BatutaMedia 4 часа назад

    Geesi qaran Mujahid MBC

  • @najahdarajo4689
    @najahdarajo4689 4 часа назад

    Madaxwayne Cabdiraxmaan Qadiyada Somaliland mid Halkedii Kasii Ambaqaada alla Haka Dhigo

  • @aymayman-n3q
    @aymayman-n3q 2 часа назад

    xishooda reer somaliland
    djibouti 🇩🇯 waa wadanki inii gurmadey

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 3 часа назад

    Waa geesi wlhy👏🏾

  • @rodaamina1545
    @rodaamina1545 4 часа назад

    Waligiiba wuuka adkaa ee wadano waawayn ayaa lugta uqabtay dhibaatana majirto marhaduu noolyahay waa guul.

  • @Mrkhadar555
    @Mrkhadar555 3 часа назад

    Waa somali wariyah

  • @hoodo-j3v
    @hoodo-j3v 5 часов назад +1

    xaasidka jabuuti bagoo loo diiday

  • @najahdarajo4689
    @najahdarajo4689 4 часа назад

    Muuse Biixi Cabdi Geesi Gayigu Tebidoono

  • @sahraismail610
    @sahraismail610 4 часа назад

    mashaa allah madaxweyne muse bixii geesi halyey ayu aha geesinimada marki lo qudhiwayey melkasta dagal lagaga so qaaday alle haku xafido

  • @iftin2024
    @iftin2024 3 часа назад

    Good news, no jabuuti wellcome to somaliland

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 3 часа назад

    WELL DONE CIIRO STOP JABUUTI WAA CADOWGA SOMALIAND HOORMRKYNE MAA RAABO GEELE DOOFAR

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 2 часа назад

    Cajiib 😮

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 4 часа назад

    Guuleso muuse

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 часа назад

    WALEE WAA LIBAAX MADAXWEYNE MUUSE BIIXI WUU XANUUNJIYAY CADAWGII JAMUURIYADA SOMALILAND,LAAKIIN IMIKAY CANBE AY ISGAGA SHAQAYSTAAN AY HELEEN...

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 4 часа назад

    Snm baan ahayn sxb inoo socon mayso ee AFWEYENE oo Xaaji u noqonaya Geele ayan iska celinay ee ISAAQoow waxan Djibouti 🇩🇯 aynu iska celino sida Eritrea 🇪🇷 isaga celino.

  • @nasserpokie
    @nasserpokie 5 часов назад +1

    Alla waa Heego yare

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 3 часа назад

    Muuse guryihiisiii iyo wixii uu jabuuti kulahaa wuxuu kadoorbiday
    Dadkiiiìsa laakiin waynu eeegi halkay ina gaadhsìyo ciro ama madaxwayne ayaaanu odhan ama afkayaga soo marin mayno haduu wadanka ciro daacad unoqon waayo burburkeda anagaaba uga horayn doona

  • @cabdisalaammaxamed2953
    @cabdisalaammaxamed2953 3 часа назад

    wow wow wow

  • @karimhasan8967
    @karimhasan8967 5 часов назад +1

    Muuse wa geesi naftisa uhuray qarankisa cadawna ka ogolan maayo in cadawgu uso dhawado

  • @AhmedIbrahim-kd3gt
    @AhmedIbrahim-kd3gt 5 часов назад +2

    Beenale bari aroota hore ayayay imanayaan

  • @CawilCali-ng1wu
    @CawilCali-ng1wu Час назад

    C/RAHMAN CANBAW BAL ADIGU SOO CASUUN OO WALIBA RAALI GALI IN CUMAR GEELE OO KABAHA QABSO SIDA HINDIDA ,MA KEENI KARTID CARR KEEN ,WAA LAGU DHEXTOOGAN S/LAND ADNA SHARAFTAA LAGAAGA QAADI CANBAW YAAN LAGU CUNIN EE SOO GAABSO XILIGA DOORASHADA XAARAANTA AH.

  • @ayanalladi3735
    @ayanalladi3735 4 часа назад

    yes muse bixi

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 5 часов назад

    jabuuti hadey yimaadaana fidno ayee noola imanlahaayeen jabuuti waa cadowga soomaaliland

  • @NuurNuur-k3q
    @NuurNuur-k3q 4 часа назад

    Jabuti waa kudkude ku dul nool dhibka Somalia .
    Muuse nin rageed weeye from galkacyo

    • @prosl11
      @prosl11 2 часа назад

      Walaahi waa runta jubuuti naf uma hayso somalia iyo somaliland baa madaxweyne farmaajo ayaa naa tusay wxii yihiin madaxweyne muse wuu fahmay from hargeisa

  • @AbdirisaaqOmar
    @AbdirisaaqOmar 4 часа назад

    Aad ayaan ugu faxsanhy ina ay jabuuti la joojiyo wayo umada somallilnd. Waxaba uma hyso wwaxaan kka ahyn hagar damo guushuna waa ina uu diido

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 4 часа назад

    Ciro jabuuti keeno iyadoo raali gali ka bixin wixii ay Somaliland kula hadlay say ee gobolka waqooyi galbeed isaganay markaa Somaliland ka dhab ahayn

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 5 часов назад +1

    Djibouti is enemies

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 5 часов назад

    Jabuuti waa cadawga koobad ee somaliland manadoonayno

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 5 часов назад

    Maasha allah

  • @daoudakli
    @daoudakli 36 минут назад

    😂😂😂😂 been badana
    Jabuuti Jabuuti bay ku khafiifeen

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 4 часа назад

    Waalwaalatee xerada gal

  • @HussienJees
    @HussienJees 5 часов назад

    Waa sax in jabuuti loo diido kasoo qayb galka munaasabada xil wareejnta hambayo muuse bixi

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 2 часа назад

    ADUNKAA KAA MAA DHIICII WADAAN KAA LIIDII SOOCDAA . ETHIOPIA WAXAA AAY XIDHIIN LAA LEDAHAAY DOWLADAA DAARIAKAA , KENYAA SIDOO KAALEK , JIBUUTI SIDOO KAALEH .XITAA YURUBTAA U FIRSOO . MUSE B8XI JAAHIL BADOOW AX WAALII 1986 IYOO JAAHBADII AMISAAN WEEYII .

  • @ismaaciilmuuse6263
    @ismaaciilmuuse6263 3 часа назад

    Ma caqlibaa in la casuumo cadawga Somaliland?

  • @IsmaGaba.
    @IsmaGaba. 4 часа назад

    War a qawaaniin u tala somaland maha tu cusub adigu dadka ayad isku dirta wanad liidata runtii cirana muuse muu ku qadbin muuse wayo wa wax lagu ogyahay muusena wa geesi aan cidi liicinayn ilahay mooyane

  • @zultanhaibe3942
    @zultanhaibe3942 25 минут назад

    Ma passkii ayay kala noqdeen 😂😂😂😂 in lagayeelo maysan ahayn walle

  • @SaidYusuf-d7z
    @SaidYusuf-d7z 5 часов назад

    Danta somaliland maha inaad badaada hadiyad ku bixisid

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 часа назад

    Somalilaan waxay u bahanahay nin Adag uma bahana qof loo yeedhiyo

  • @MustafeCabdi-wp5xm
    @MustafeCabdi-wp5xm 2 часа назад

    Ok

  • @mystromustafa1351
    @mystromustafa1351 59 минут назад

    Waxa Aad u jeenheedha muuse tuug.. wariye muuse wuu tagay ee si sharaf leh u gudo shaqadaada

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 Час назад

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa mudane cabdiraxman .axamed cabdillahi cigaal cirro wuu ku hagaagsanyahay inuu ka tanaasulo kuna raaco joojinta wafdiga djibouti inay ka soo qaybgallaan xafladda xil wareejinta.
    2.0. Haddaba marka laga heshiiyo xurgufta ka dhaxaysa dawladda somaliland iyo dawladda djibouti ee hadaladii deel qaafka ahaa la iska xaal Mariyo ayeynu eegeynaa. 3.0. Waxa dhacday inuu masuul ka tirsan dawladda djibouti inuu dhahay isagoo djibouti joogga waxanu idinku sheegaynaa inaad tihiin maamul gobolleed ka tirsan somalia.
    4.0. Waxanu u dhahay si badheedh ah oo ku talagalay.
    5.0. Haddaba wuu ku saxanyahay madaxweynaha la doortey inuu ku raalli gelliyo madaxweynaha xilka ka degaya joojinta wafdiga djibouti inaysan ka soo qayb gellin xafkadda caleemo saarka mudane cabdiraxman cirro.
    6.0. Dawladda djibouti waa daabiyad yar oo laga maguujiyey canfarya maamuli jirtey xilligii cali caarif burhaan oo faransiika la shaqayn jirrey.
    7.0. Dawladaha reer galbeedku waxay qaybiyaan asqo aanay ciddina u baahbeyn.
    8.0. Shalleyto waxay burburiyeen dawladdii ciraaq iyo tii libiya iyo dawladda suuriya.
    9.0. Waana dawladu ilahahay sharkooda inaga hayo.
    10.0. Waxan dhahayaa aqoonsigu kama maqna dawladda somaliland ee waxaynu nahay dad aan lahayn ujeeddo iyo aragtida fog.
    11.0. Aqoonsigu maaha containers doollar ka buuxo yaa laguu keenayaa.
    12.0. Wuxuu yahay dawladsha reer galbeedka oo ka shaqeeya dibu dhaca iyo dibin daabyada dawladaha africa yaa hoosta kaa soo gellaya.
    13.0. Bal u fiirso tan haysata dawlad ku sheegga somalia.
    14.0. Waxay jiq isku yihiin maamul gobbolleeyadii meesha ka jirrey sida puntlabd iyo basso juba land. 15.0. Waxanu doonayaa madaxweyne xasan sheekh maxamuud inuu weerar ku qaado puntland iyo basso jubba land. 16.0. Wuxuu doonayaa inuu soo xidho ahmed madoobe iyo siciid dani.
    17.0. Haddaba waa maxay faaiidada ay leedahay aqoonsiga been beenta ah ay ku waallanay inagoo ka dhigayna inaynu jannaddii gelleyno.
    18.0. Bal u fiirso dalka ethiopia meel kastaba waxa ka socda dagaal qawmiyadeed oo dhagar badani ka dhacayso.
    19.0. Waxana sababay talada dawladaha kaga imaneysa dawladaha reer galbeed.

  • @munajamac1419
    @munajamac1419 2 часа назад

    madhicidoonto hanoolan aan aniga nooladee geesi dalkiisa iyo dadkiisa jecel

  • @abdillahihassan8605
    @abdillahihassan8605 5 часов назад +3

    Nin sacaado u hadhsanyihiin oo guul daraystay muxuu kala ficiltami. Waa kab iyo xaarkeed usku tuur

    • @sssdddf8508
      @sssdddf8508 5 часов назад

      Watch ur words idiot

    • @Seynaab24Synaab24
      @Seynaab24Synaab24 5 часов назад +5

      Manshallah Manshallah muuse waa Lee waageesi reer wadani huwan kalkal waxad ka heeshiin waxba nanaga siina reer huwan kalkaalow

    • @josephabram6086
      @josephabram6086 5 часов назад +2

      Cirro kursiga lix bilood kuma wada fadhiyeyo waa laga tuurayaa caanayada😂😂👍

    • @osmaanmunasar
      @osmaanmunasar 4 часа назад +1

      ​@Seynaab24Synaab24jabuuti oo xaafada ayaanu ka adagnahay af iyo adinba

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 Час назад

    Ciro looma doiran in uu cadowga Somaliland hoosta soo gashado. Haddii uu la yimaad wax noocaas ahna laga yeeli maayo, isagaa u tagi kuwa uu aashaqey ee aan nasteexa u ahayn dalkan iyo dadkan. Xitaa marka talada dalka uu la wareego ayuuna keeni karin!!. Haddii uu la yimaad na ta dhacda waa loo wada joogi doonaa ninkii Alle kusimo!!.

  • @HussienJees
    @HussienJees 5 часов назад

    ❤❤

  • @MaxamedAadan-z4p
    @MaxamedAadan-z4p 4 часа назад

    Labada madaxwayne ee xilka lakala waregaya waa isku dan wayo waa iku dad iyo isku guri iyo dal marka wadatashi iyo maxa ino dana moye waxkale mayalan istusalayn kadib midki fekerkisa kankale lagadanayaa saxiibki iskuna racayaan suday dantoda iyo.mustaqbalka dadkoda iyo dalkoda ka arkaan ceena maaha wana gobanimo iyo wax wada lahaansho wana sida lobahanyahay

  • @guledali8848
    @guledali8848 5 часов назад +1

    Down jabuuti

    • @mohamedhuasein3712
      @mohamedhuasein3712 5 часов назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @khadraadan5961
    @khadraadan5961 4 часа назад

    Adigu munaafaqada jooji iyo warar nadan o been ah madaxda dalkana labadan m.weyne midba mar baad so cayday

  • @rashidmire2648
    @rashidmire2648 4 часа назад

    Adeer muuse xaare iyo heego baad DHEER iyo Oromo daaqaday ka Nadeem dadkui dalka lahaayeen ayaa u talinaya.

  • @Amina-e2l
    @Amina-e2l 3 часа назад

    Ilhoow musa gasi hadanu waynay miid xukun adag cadowga somaliland jabiya ciro marxum ka khiir badan no kan ciro maldaran raaro muskod ka tuur durba wuxu wada hadal la furay somalia jabuti wa in lagu mudaharda

  • @rashidmire2648
    @rashidmire2648 4 часа назад

    Waar yaa khaniisoon dal lawadaagi Urey waxaan haday ahayn Kama aska.heego baad DHEER daba ha laydiin soo saaro.

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 5 часов назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @KhadraJama-x5i
    @KhadraJama-x5i 5 часов назад +2

    ciro isaga oo macaaridaba muuse jaahila lamuu qasan jirin imikana isagaa iska dhaafay xinkiisa iyo qudhunkiisa

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 5 часов назад +2

      Malaha wad xanunsanysaye kala garo cadawga qaranka iyo zxpka qaranka djbouti ood ogtahy siday udidantahy horumarka qaranka ayad ka dhigysa wax muse lagu caayo doqonimada iyo qabyalada xanunka idinku ah

    • @josephabram6086
      @josephabram6086 5 часов назад

      Ciro waa naag dhila ah oo kale markaa waxba ha ka dhigin wax weyn😂😂

  • @ANWELLIJAAMAA
    @ANWELLIJAAMAA 5 часов назад

    Beenaale qaawan duli badow reer Burco boodhweyn

  • @Seynaab24Synaab24
    @Seynaab24Synaab24 5 часов назад

    Guuli kadh3er ciiro reer somaliland way ogyihiin in wadanka lo tanasuulay e wariyow maxan cuunayow hunguri baa hadlaye waariye maahadlayo

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 5 часов назад

    𝐣𝐚𝐚𝐛𝐮𝐮𝐭𝐢 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐢𝐧𝐚𝐚 𝐠𝐚𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐢 𝐦𝐮𝐮𝐬𝐞 𝐛𝐢𝐱𝐢 𝐜𝐚𝐛𝐝𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐠𝐞𝐞𝐬𝐢𝐲𝐞❤❤❤❤❤

  • @JacobStewartrt
    @JacobStewartrt 5 часов назад

    Ich habe versucht, eine Szene aus einem romantischen Film nachzustellen, in der sie im Regen knutschen. Es stellte sich heraus, dass Küssen im Regen weniger romantisch ist, sondern eher so, als würde man von tausend nassen Welpen abgeleckt werden🌺

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248 5 часов назад

    Masha Allaah

  • @cabdinajiibMahdi-p5s
    @cabdinajiibMahdi-p5s 3 часа назад

    ❤❤❤

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 5 часов назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @CumarAadaan
    @CumarAadaan Час назад

    ❤❤❤❤

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 5 часов назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤