Wiil Qoyskisa ku riday God 3 malin kaliya si'uu utuso inoo Qaan,garay 🥶🥶

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 май 2022
  • flim ka magaciisa dhamaad ka ayaa ku sheegnay.
    Xayeesin Hada rabtid igala so Xarir business @
    👉Abdihaliimalli@gmail.com
    #qulasada flimada
    #abdihaliim_ali
    #captain_majid
    #wiilkaabdiazizi waxan ahay Captain Majid, waxa ila dhahashay Abdiaziz Wilka Abdiaziz Iyo Abdihaliim Ali , Hada wa i aqonsata filaa😂😂
    facebook page keyga wa kan / majidaliabdulahi
    / majidaliabdulahi
    tiktok keyga wa kan
    vm.tiktok.com/ZM8RMW9S7/
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 656

  • @im_7744
    @im_7744 2 года назад +173

    First see video pin pro waxay ii tahy faraxad ina reply iiso gasho love this video

    • @QulasadaFilimada
      @QulasadaFilimada  2 года назад +39

      tanks bro

    • @ogaalproduction9669
      @ogaalproduction9669 2 года назад +8

      @@QulasadaFilimada asc wll waxaan ahay qof Muslim ah ubaahan inaad caawiso waxaan rabaa inaad asxaabtada iigu share garey so OO dhahdo kanalkan hala kala kiciyo

    • @ogaalproduction9669
      @ogaalproduction9669 2 года назад +3

      @@QulasadaFilimada HADAAD Fariinteyda aragto iiga soo jawaab

    • @ruwaydacqanih8988
      @ruwaydacqanih8988 2 года назад +1

      Ma idin fahmin 😂👊

    • @njbcade6353
      @njbcade6353 2 года назад

      Codkaada iga gadan

  • @ibraahimabdulkadir7275
    @ibraahimabdulkadir7275 2 года назад +26

    Hooyadu waa jecelka dhabta ah ee sugan marna aan is bedelenin xitaa hadi zamanka io dadka is bedelan wa uu jiraya jecelkeda allow hooyo no xafid 🥺🥀🙏🥰

  • @hal-abuur-official1340
    @hal-abuur-official1340 2 года назад +64

    Dhaqan celina geyn lahaa uu ilaahy ila ogyhy😂😂😂 doofaar dheh aabihii kawayne wye kawrn

  • @KABTANAYUUB6311
    @KABTANAYUUB6311 2 года назад +12

    Walhi waan bireenlahaa markaan godka kabaxo oo jaanis ku helo
    The Best 👌 vedio

  • @jinkahaplahagala560
    @jinkahaplahagala560 2 года назад +81

    43 minute 4.2k views Another level waiting 300k 🤴💙

  • @nimcoyy2938
    @nimcoyy2938 2 года назад +20

    Yeah 🙋🏻‍♀️😩

  • @zamzamxasan3169
    @zamzamxasan3169 2 года назад +26

    Aniga wiilkaas dhaqan celin waliigiis kuxeri lahaaa😂😂😂😂😂😂

  • @elishbee6837
    @elishbee6837 2 года назад +17

    ✊✊good filim wxaan kaa faa iday si kastod u qeynaato inaadan marnaba ka maarmayn waalidiinta❤❤❤❤

  • @anizaabdiwahid8370
    @anizaabdiwahid8370 2 года назад +7

    Aniga ugu horeyo pin is at 📌

    • @cabdi-qeyrtube122
      @cabdi-qeyrtube122 2 года назад +1

      Walashey Qaali Subscribe isaar kheyr Allah kusiiye 🥰🙏

  • @Mohamed_Qadar
    @Mohamed_Qadar 2 года назад +11

    Captain Majid one love ❤ 😍 💖 ❣

  • @aflanabdirahman7315
    @aflanabdirahman7315 2 года назад +67

    Malin kasta waa layga ka hor dawda lkn manta 😹✌

    • @cabdi-qeyrtube122
      @cabdi-qeyrtube122 2 года назад +4

      Wll Subscribe isaar kheyr Allah kusiiye 😍 👍

    • @ruwaydacqanih8988
      @ruwaydacqanih8988 2 года назад

      @@cabdi-qeyrtube122 maku fahmin 😂👊

    • @ayram32
      @ayram32 2 года назад

      @@ruwaydacqanih8988 adi dabal cadi tahay ufff😏

    • @UmallkhayrUmallkhayr
      @UmallkhayrUmallkhayr Год назад

      🤢🤮🤧😷😰😱🤒🤕😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😭😭☹☹☹☹☹☹😭😖😖🙁🙁😓😓😔😔😌😴😋😋😋

  • @liibaanahmed5987
    @liibaanahmed5987 2 года назад +13

    keep Going pro🖤🥰

    • @cabdi-qeyrtube122
      @cabdi-qeyrtube122 2 года назад +2

      Masuul sare Subscribe isaar kheyr Allah kusiiye 🥰👍

  • @canabhassanomar9606
    @canabhassanomar9606 2 года назад +10

    Aboowe waku tageraa horey usoco 🥰😎✌

  • @kimzayd6688
    @kimzayd6688 2 года назад +5

    Walal waadku maxad San tahay maadaama aad no so glisid flimaan af somali ah thanks pin

  • @roadto1ksubscribe249
    @roadto1ksubscribe249 2 года назад +10

    Legend ayaad tahay keep going bro noo soo badi videoyadan👍👍

  • @mohansoyaan
    @mohansoyaan 2 года назад +27

    Wlhi markan ciwanka filimka aqriyay ayaaanba qoslay😂😂

  • @eliiza__queen8991
    @eliiza__queen8991 2 года назад +10

    Ma dhafen hda walashis ahay🤣🤣🤣

  • @mahamedcandi4366
    @mahamedcandi4366 2 года назад +15

    waan tumi lahaa wllhi😂

  • @marryme4690
    @marryme4690 2 года назад +6

    Bisinkooow Cungu Mala dhihi karee kan
    Xitaa Walidkiyaa😂😂😂😂😂
    Allahuma Najinaa inaa Walidkena merl ku xirno😫

  • @RIZAQABUUKAR
    @RIZAQABUUKAR 2 года назад +7

    WAKU SLMY ABD HALIIM ALI IYO DJ MAJID

  • @wllsahim6692
    @wllsahim6692 2 года назад +8

    First comment ❤️‍🔥🔥

    • @cabdi-qeyrtube122
      @cabdi-qeyrtube122 2 года назад +1

      Masuul sare Subscribe isaar kheyr Allah kusiiye 😍 🙏

  • @dekaali4298
    @dekaali4298 2 года назад +2

    waxaan ka faiday in aad kaligaa ahaato in ay wax tarenin qoyska in ay yihiin laga maar maan in aad wax tareynin qoyskaga la.aantiis illaahey ha noo deysto qoysaskena yaa rabi ❤❤❤❤❤

  • @faatmaaadam1172
    @faatmaaadam1172 2 года назад +5

    Two legends CAPTAIN & Abihalim

  • @najmosaciiddaahir2483
    @najmosaciiddaahir2483 2 года назад +8

    First☝️wn kusamlmay🤝

  • @haniabdullahiaadam
    @haniabdullahiaadam 2 года назад +5

    I,am first 🥳👏

  • @Kiinsoshaleams
    @Kiinsoshaleams 2 года назад +1

    Ariin qatara uu sameyay wiilka si kasto oo ad u weenato waridinta waa kuwa an laga ma marmin wiilkana yarna waan iska cafin lahay 🥰🥰🥰

  • @nimcohassan
    @nimcohassan 2 года назад +15

    Malin waxa jirty wallkey qolka iku xiray ano jar so ubaxo ana waa ka arsaday anoo weyn wali ani ma cafiyeeyn 😂 ilhoow sabar i sii 🙈

    • @abdikadirali2492
      @abdikadirali2492 2 года назад

      🙆😂

    • @abdikadirali2492
      @abdikadirali2492 2 года назад

      Oraahdii waxaan ogaaday inay xaqiiqo tahay dumarka wax way hilmaamaan lkn ma cafiyaan..🙄

    • @iqraahmed3109
      @iqraahmed3109 2 года назад

      🤣🤣🤣

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 2 года назад

      @@abdikadirali2492 way cafiyan lkn ma hilmanan mahmahda Ha qaldin they forgive but never forget

    • @munasarabubakar117
      @munasarabubakar117 2 года назад

      Ok bbe

  • @zeiroboy5686
    @zeiroboy5686 2 года назад +5

    Waa sheeko kale waar cunugaan walahi waan ka qeeliyay hariif hada maqli jirtay waa kana 😂😂

  • @zeiroboy5686
    @zeiroboy5686 2 года назад +5

    Walahi cunugaan waa legend,😂😂👌👌

    • @abdirahmanfifa5559
      @abdirahmanfifa5559 2 года назад +1

      Cunuga kuleel ayaa ku shidnaay cawa wallbo Aabihez ayuu daqada ka firi jiray 🤘🤘😂😂😂odaga wuu qaldanaa daqada iskama xeroow 😂😂😂😂😂

    • @zeiroboy5686
      @zeiroboy5686 2 года назад +1

      Haa waa runtaa😂😂👌👌

  • @waqalstudio5628
    @waqalstudio5628 2 года назад +1

    Captain majed sxp pin igu qabo

  • @faadumocabdullaahi9745
    @faadumocabdullaahi9745 2 года назад +4

    Walashiis hadaan ahaan lahaa ceeji kudili lahaa kaas 😂 haduu qaangaaray ma anaguu nagu soo noqonaa oo qooqiiska natusaa😭😂😂💔

  • @isco9733
    @isco9733 2 года назад +10

    War kan aabihiisa hadaan ahaan lahaa feer aan kudili lahay bee 😂😂😂

    • @aamr6558
      @aamr6558 2 года назад

      😅🤣🤣🤣 bismilaah

  • @ummukhawla3078
    @ummukhawla3078 2 года назад +3

    Firs comment

  • @SahroAbdiAliSa
    @SahroAbdiAliSa 3 месяца назад +1

    Waacafin lahaa❤❤❤❤

  • @mohamudabdullahi7689
    @mohamudabdullahi7689 2 года назад +3

    First person to watch 💪🏽

    • @cabdi-qeyrtube122
      @cabdi-qeyrtube122 2 года назад +1

      Masuul sare Subscribe isaar kheyr Allah kusiiye 😍 🙏

  • @user-cd8uu9bu1x
    @user-cd8uu9bu1x Год назад +1

    Waxan ka faiday in caruurta ay u baahan yihin xuruyad waana iska cafin lahaa ❤❤❤❤❤❤

  • @raashfoodyare4395
    @raashfoodyare4395 Год назад +1

    jaceelka hooyo marnaba madhamaado❤😢

  • @salahkismaayo4626
    @salahkismaayo4626 2 года назад +3

    Waa ku qeylin laha

  • @abdulaahiabdiaziiz32
    @abdulaahiabdiaziiz32 2 года назад +1

    Ilaahay baan kudhaartaye ul baan raaxada oga qaadi lahaa baastarka

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 2 года назад +5

    ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WLSHY AMA WLLKY EE SOMAALYEED🥰

  • @zahroshanleey6847
    @zahroshanleey6847 2 года назад +1

    WIILKEEYGA WAAN CAFIN LAHAA

  • @wacdimedia720
    @wacdimedia720 2 года назад +3

    Ninka kaliyee youtube usoo galo

    • @cabdi-qeyrtube122
      @cabdi-qeyrtube122 2 года назад +1

      Masuul sare Subscribe isaar kheyr Allah kusiiye 😍 👍

  • @shugrijaamac9582
    @shugrijaamac9582 2 года назад +1

    Waa gowrici lahaa 🔥🔥🔥

  • @mupashir8345
    @mupashir8345 2 года назад +4

    Be first pin 📌 legenow

  • @jawahirjalaqsn9584
    @jawahirjalaqsn9584 2 года назад +21

    Kep goin brother

  • @ruwaydacqanih8988
    @ruwaydacqanih8988 2 года назад +9

    Qofkan captain Majid Miya mafahmin 👊👊😉😂

  • @asadcaydiid3949
    @asadcaydiid3949 2 года назад +4

    Qulasad filimada 😇

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 2 года назад +17

    Another level bro👍

  • @nawelnalka
    @nawelnalka 2 года назад +6

    San u sugaye lee 😋❤️

  • @idriissaadiq8669
    @idriissaadiq8669 2 года назад +1

    Magaca filimada soo gali

  • @sofiahussein4572
    @sofiahussein4572 2 года назад +6

    Waxaaa kafaiday in ilmahaga siwalba eey uqaldaman aad qiil uradiso, Aniga waxaa ahay agon iyo habaro sidas darted qaladka ugu yar aan galo waxow naqdaaa Big deal, mida ciyalka ila midka waxey sameyan oow yahay waxba 😢

  • @aishaxassan8749
    @aishaxassan8749 2 года назад +5

    salaams caleeykum😢😢😢waakaxumahay aniga godkaanwaais keeps lahaa

  • @ahmedhersi1452
    @ahmedhersi1452 2 года назад +3

    Golden voice

  • @park_linda1
    @park_linda1 Год назад +2

    War hadu wilkayga sidan igusameyo wan qowricilaha 😡
    Xikmadana waxey tahay waalid la'aan inay noloshu abaartahay 😢 qoyskuna uu yahay hantida kaliye illahay ku deeqay ❤

  • @Boqorx77
    @Boqorx77 2 года назад +8

    Jilib an cabsin laha hado sas sameyo 😂🤣

  • @abdiraqiibxasancumarraqiii2660
    @abdiraqiibxasancumarraqiii2660 2 года назад +3

    Wallahi waligey commenti maka bixinin video aad soo dhigteen wana idin tagera videogiina hal ilaa laba markuu wan firsada mana jiro hal muqal oolike la aan aan dhigay wana aqaanaa xalashii xaranta😍😍😍😂😂😂

  • @iqlaasabdu1116
    @iqlaasabdu1116 2 года назад +7

    Dhaqan celin bagelsha😳

  • @queensacduush742
    @queensacduush742 2 года назад +3

    Asc wll

    • @cabdi-qeyrtube122
      @cabdi-qeyrtube122 2 года назад +1

      Wcs walashey Qaali Subscribe isaar kheyr Allah kusiiye 😍 👍

  • @haniyusuf9812
    @haniyusuf9812 9 месяцев назад +1

    😅waa diligently lahaa😂😂😂😂😂😂

  • @mayamuun2069
    @mayamuun2069 2 года назад +1

    Dj majidoo maqangaray

  • @cigecabdi7095
    @cigecabdi7095 2 года назад +4

    Cunugaan dhalo haduu sidaa sameeyo 1 hore ee aan God ka ka soo baxo siima nolanayo 😂

  • @nazrazead
    @nazrazead 2 года назад +1

    Keep going wlloh Allah Keep you

  • @mohamedsports9626
    @mohamedsports9626 Год назад +1

    Waa sax sidaa uusameeyey

  • @wllsahim6692
    @wllsahim6692 2 года назад +2

    Keep going

  • @feysalfeysal1238
    @feysalfeysal1238 2 года назад +1

    Captain majido fillimka rrr nasogali

  • @daadacoman9954
    @daadacoman9954 2 года назад +1

    Walaahi waadililahaa

  • @Ilmakhadar
    @Ilmakhadar Год назад +1

    Waa dhunkanlahaa😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @abdikarimmohammett3500
    @abdikarimmohammett3500 2 года назад +4

    Waakugu faanaa

  • @maan-dhisofficialchannel3491
    @maan-dhisofficialchannel3491 2 года назад +2

    Sxb mcne keep Going

  • @user-ms1xo4pr3e
    @user-ms1xo4pr3e 8 дней назад

    hambalyo walalkeen abdi haliim 1m gaarty 🫡🥹reply sxp🥲

  • @hamdasaleban9030
    @hamdasaleban9030 Год назад +1

    Waaaan garaaaci lahaa wllhi anigu wiilkaYgu haduu waxaaaa Samayn lahaaa😂🙈💔

  • @queenrahma5117
    @queenrahma5117 2 года назад +2

    Ayy manta ano firi is dhahyo video malaso dhigay aa uu iso dhacy thanks❤️❤️

    • @cabdi-qeyrtube122
      @cabdi-qeyrtube122 2 года назад +1

      Walashey Qaali Subscribe isaar kheyr Allah kusiiye 😍 👍

    • @queenrahma5117
      @queenrahma5117 2 года назад

      @@cabdi-qeyrtube122 hye abowe😍😍

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 2 года назад +3

    Captian 💯

  • @sabirinbisbaas4244
    @sabirinbisbaas4244 Год назад +1

    Aduunkaan dhaafin lahaa😂🤣

  • @marketonline830
    @marketonline830 2 года назад +3

    Waan ka helay wll

  • @axmedcadaana6128
    @axmedcadaana6128 2 года назад

    Legend alweys legend captain

  • @Ahmed_bullaale
    @Ahmed_bullaale 2 года назад +1

    Captain Majid Anther level

  • @hodhanomar7355
    @hodhanomar7355 2 года назад +1

    keep going please my friend 🙏

  • @Lilyoch7474
    @Lilyoch7474 2 года назад +3

    Shp waxaa noosoo diyaarisaa filimka John abraham

  • @xudayfiabdi4845
    @xudayfiabdi4845 2 года назад +2

    Gaabigiisba godkaa kuxarynlaaha waliba waxan siinlhaa lamishoo rootiya kdib asaa kadhex arkeya qaangdhnimda

  • @nasraadandaahirdaahir2303
    @nasraadandaahirdaahir2303 2 года назад +3

    Wax maku sameen leheen ileen waa wiilkeyga

  • @linkitube2824
    @linkitube2824 2 года назад +3

    Abdi halim zxpow qisadii Khalid binu Walid aa ku washay ee goormee sugeynaa waqti cayiman noo sheega zxpayal.....

  • @gekaten693
    @gekaten693 2 года назад +2

    Every i wait new video

  • @dakar5281
    @dakar5281 2 года назад +1

    Dear friend, I like your voice, masha allah

  • @ridwaanty6258
    @ridwaanty6258 2 года назад +2

    wow🎉 keep

  • @nolasheydawaaqiso4608
    @nolasheydawaaqiso4608 2 года назад +2

    Walal ilmo yaraa kufirsado filimada qaar kafiirso ani hooyo ahay ilmaheyga wayku dawadaan

  • @abdirxmaanmahad6565
    @abdirxmaanmahad6565 2 года назад +1

    Keep going 300k

  • @jackadnaan
    @jackadnaan 2 года назад +4

    Flimada magacooda kusoo daraa si aan udaawano! mahadsanid

  • @sanjogbiswakarma9935
    @sanjogbiswakarma9935 2 года назад +1

    Ugu horreyey likta

  • @Kowther-41
    @Kowther-41 2 года назад +1

    Am I first 😳😒

  • @nadrafaarax801
    @nadrafaarax801 2 года назад

    keep going my pro

  • @allahisonegod8617
    @allahisonegod8617 2 года назад

    keep going abdahalim ali

  • @maxamuudaraxey1015
    @maxamuudaraxey1015 2 года назад +3

    Pro pin☺☺☺☺☺☺☺☺☺

    • @cabdi-qeyrtube122
      @cabdi-qeyrtube122 2 года назад +2

      Masuul sare Subscribe isaar kheyr Allah kusiiye 😍 👍

  • @cabdiqanicabdirizaaq3277
    @cabdiqanicabdirizaaq3277 2 года назад

    waa film best ah wllka

  • @azmarubdle6032
    @azmarubdle6032 2 года назад +2

    Keep gion legends ❤

  • @raxmamuxumed8610
    @raxmamuxumed8610 2 года назад +8

    Kas sidan u tumayo naftu nici laha wlhi 😂

  • @xaawocabdi2969
    @xaawocabdi2969 2 года назад

    Keep goin legend

  • @fatuzhali297
    @fatuzhali297 Год назад +2

    Wa dili laha nclda faido ima sowafe😂😂😂

  • @craxmaanmaxamuud1001
    @craxmaanmaxamuud1001 2 года назад +2

    Hi sxp mcn waan ku tageera bro

    • @cabdi-qeyrtube122
      @cabdi-qeyrtube122 2 года назад +1

      Masuul sare Subscribe isaar kheyr Allah kusiiye 😍 👍

  • @ifraxqorane5061
    @ifraxqorane5061 2 года назад

    Keep going brather