Baraha bulshada |Doqonimo miyaa laga qaadaa ?| Daraaso | isticmaalka badan mobilka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • meeqa nambar taleefan ayaad dusha ka haysaa waqtigaan aad muuqaalkaan daawanayso , mmm waxaan qiyaasaayaa in jawaabtu tahay maya ama markay ugu badato 2 taleefan oo aad u fudud .
    Laakiin hadaan dib uyara laabano , ma xasuusataa 2003 , 2004 ama kahor wax yar markaad gabdhaha bareefatka ka qaadanjirtay taleefanka gurigooda aad dusha ka qaban jirtay adigoona qorin , ama aad xifdisnayd tobaneeyo nambar .
    tobaneeyo nambar in aad dusha ka haysay oo qof markuu ku waydiiyo iisheeg telka aad dusha uga sheegi jirtay , laakiin maanta aadan hal taleefan dusha ka haynin , waxna aadan xifdin karin , maxaa dhacay maskaxdaadi yaa leefay .
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 566

  • @عبداللهشيخبيحي
    @عبداللهشيخبيحي 4 года назад +117

    Alle dartii ayaan ku jeclahy ustaad alle hakA abaaliyo sida aad noogu dedaalaysid macallin

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 4 года назад

      ASC walal kanalkeyga plz plz plz booqo channelkeyga subscribe isar wax iga qaldanna igu caawi inaad iisheegto waxi aan ku kordhinkaro waa ii muhum jazaakah khyr walal.

  • @cabdiwali1
    @cabdiwali1 4 года назад +191

    Maskaxdeena hadayna waxba kujirin aynu ku xifdino Quranka kaliya

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 4 года назад +9

    Waa ka helay sida macallimiinta dadka Quraanka Bara like-ta loo siiyo Mar walba, soomaalida waa dad iimaan leh wallaahi allaahu akbar, ilaaheeyoow macallimiinta janada geeey wallaahi waa dad qaali ah, ilaah ha xifdiyo

  • @BULSHOHAGE
    @BULSHOHAGE 4 года назад +36

    Mowdoc aad u muhiim Mahadsanid OGAANSHO 👍

  • @hankoriyechanal6844
    @hankoriyechanal6844 4 года назад +33

    Walalahy An gadhsino 331 waxkabadan
    Uu istahilaa kep going insha Allah 400 an dhakhso ubuuxino qof walba kanalka dad hakeno say wax uga faidaan waxn rabnaa kanalada ugu sareya inuu noqdee wll an garab istagno somalaay......

    • @Annaatti
      @Annaatti 4 года назад +3

      Kaligeey 30+ Subscribe gacanteyda kusaary.
      Inta aan dad udiray xisaab maba leh ayada.
      Wxn rajeyna oo aan rabbaa 1M iyo kabadn inuu noqdo mardhow

    • @hankoriyechanal6844
      @hankoriyechanal6844 4 года назад +2

      @@Annaatti masha Allah wllky alle haku barakeyo dadkaga wax ufaidaysee..

  • @somali_tech8729
    @somali_tech8729 4 года назад +44

    MuuqaaLkaaN FamiLka Ayuu Igu DiRaY😪😪😪
    Omar Oinshar👈✌

    • @isseyare9878
      @isseyare9878 4 года назад +1

      Seecamal sieee sxb

    • @muhammadomer3568
      @muhammadomer3568 4 года назад +4

      @@isseyare9878 micnihii waalidkaa ku yidhi wataa aad maqlaysid dhibaatada technologyada ee iska yaree
      😅😅😅

    • @somali_tech8729
      @somali_tech8729 4 года назад +1

      @@muhammadomer3568 RuNtaa Sheegtay Zxb😂

  • @Import4l
    @Import4l 4 года назад +2

    Been maaha runtii ilahay haku xifdiyo hno cumar🙏❤️

  • @hankoriyechanal6844
    @hankoriyechanal6844 4 года назад +13

    شكرا استاذ الحكمة استاذ الحياء
    الله يحفظك

  • @plmari3236
    @plmari3236 4 года назад +5

    First watch this Video Ogaansho
    Best Channel
    Walahi waa runtaa Dhibka oodhan waa Technology

  • @abdirazak.a8336
    @abdirazak.a8336 4 года назад +5

    Mowduuc aaad muhim uah shukran ustaad🙏

  • @abdihashi6225
    @abdihashi6225 4 года назад +18

    Omar jasaklahu khyr

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 4 года назад

      ASC walal kanalkeyga plz plz plz booqo channelkeyga subscribe isar wax iga qaldanna igu caawi inaad iisheegto waxi aan ku kordhinkaro waa ii muhum jazaakah khyr walal.

  • @izaaw8661
    @izaaw8661 4 года назад +6

    Mahadsanid ustaad omar waa cillad jirta annigu 2003 iyo wax u dhowba tel ma qaadan 2001 baaba aduunkan imi kaliya 3sanno kaliya baa tel wataa waligayna waxaa ku hamin jiray in markaan secondary ga dhameeyo qaato lkn ma aysan dhicin oo f3 anoo ah baa qaatay kadib markaa ogaaday in waxbarashada qayb ka mid ah iiga xiran tahay lkn sannadkan 2020 waxaan dareemayaa inuu saaid iisaameeyey oo aan la qabsaday one week hadaan xiro dhamaan social media ha aan tabayo caajis dareemayo, Dhanka xifdiska weli waan roonahay alhamdullillah maalintii labo bog oo quraan ah waan xifdiyaa, caqabbadda u wayni waa markaan waxbarashada ka imaado oo seexo is dhaho baan arkaa iyadoo xilli danbe tahay iyo anoo khadka online ah
    Ilaahay hanaga modoobeeyo🤲 technologyyadan waa dagaal dadban oo caqliga noogala xadayo

  • @apdirahmanqalas3215
    @apdirahmanqalas3215 4 года назад +6

    Alle haku xafido. Wllo Ku dayasho mudan

  • @muhdinhassan4659
    @muhdinhassan4659 4 года назад +2

    masha allaah waad mahadsantahay kheyr Allaah haku siiyo hor usoco thank you ogaansho guul usoo hooyatay umada soomaaliyeed meelkasto ay joogaan hambaliyo hambaliyo

  • @mohamedademqanciye2105
    @mohamedademqanciye2105 4 года назад +9

    شكرا ي عمر وجزاك الله خير

  • @abdulazizkopra3875
    @abdulazizkopra3875 4 года назад +27

    Asc Wll Omar inshaar.
    Waxan si Xushmad leh kaaga codsanaya in aad kaso hadasho sirta ka dambeesa in saacada gacanta midig lagu xirto ama in gacanta bidix lagu xirto dad badan aya qalad ka aminsan. Marka wa mowdoc muhim ah
    Thanks

  • @mohommeddahir876
    @mohommeddahir876 4 года назад

    Mowduuc muhiim ah oo aan waxbadan iiga bidhaameen shukran cumar

  • @nurabdalla9106
    @nurabdalla9106 4 года назад +6

    شكراً اخي عمر🙏💯👏

  • @xakame100
    @xakame100 4 года назад +2

    walaale cumar ma sha allah mawduucaan aad baan u jeclaa in laga hadlo maadama aad ka hadashayna waa ku mahadsantahay xaqiiq dhab ah baad ka hadashay

  • @mascuudjaamac4214
    @mascuudjaamac4214 4 года назад +4

    Waaaaaw m.a thanks teacher omar keep going 👍👍🙏🙏🙏

  • @baahiyahaciyaaraha3476
    @baahiyahaciyaaraha3476 3 года назад

    Mowduc muhiim ah mahadsanid ustaad Omar inshar

  • @ozamakeyow249
    @ozamakeyow249 4 года назад +8

    Jazalkallahu khyrl ❤omar

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan3438 4 года назад +2

    Alx waligay 2ama 3kabadan maxafidin,JazakaAllah ustad

  • @jbjokerboy9527
    @jbjokerboy9527 4 года назад +1

    Second person 🥰
    Chanelka aan aadka ujeclahay macalin omar inshaar horay usocod wacan wllkey❤️🤪

  • @gobanimowaaudhalasho9823
    @gobanimowaaudhalasho9823 4 года назад +3

    Ilalaahay hanaga dhigo kuwii maskaxdooda wanaagsan ka faa'iideysta. Mahad sanid ustaad cuumar

  • @alicirro7110
    @alicirro7110 4 года назад +6

    Aad iyo Aad Omar inshaar
    i Love Ogaansho#❤️😍👌

  • @moh_dream574
    @moh_dream574 4 года назад +5

    Dukaan ayaa hayaa islaman ka deenta iyo amaah da wey igu soo xisaab tamaan because xasuus malahan allow amuraha Sahal

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 4 года назад +18

    Cajiib waye shekadn xaqiiqda ayay Tabanaysa

    • @safachannel555
      @safachannel555 4 года назад

      Ninka yiri qoraalka ayan badsaday sidaas owgeed wax waan cabiri la ahy anigaaba isku maleeyay inuu iga shekeynayo cajiib

  • @anabmohammed2746
    @anabmohammed2746 4 года назад +3

    Best channel ever so helpful and useful well done 🚀🚀

  • @qazamedia670
    @qazamedia670 3 года назад

    maasha allh aad ayaad umahadsantqhy cumar alle haku barakeeyo

  • @khaliilxiiray3921
    @khaliilxiiray3921 4 года назад

    Waa mowduuc runtii xaqiiqda taabanaya thanks Omar inshar

  • @Awraali
    @Awraali 4 года назад

    جزاك الله خيرا أستاذنا الفاضل عمر إنشار

  • @asmaacabdi1221
    @asmaacabdi1221 4 года назад

    waa xaqiiqo jirta oo saamayinteeda leh waana kaaga mahad-celinaayaa qaabka aad noogu soo gudbisay muuqaalkaan qiimaha leh.

  • @zakiskyofficial7872
    @zakiskyofficial7872 4 года назад +8

    Wlhi anigoo been sheegayn number ka hooyaday waxan xifdiyay 6 jirkaygii, maantana WAAN aqaana mudo ku dhow 10 sano

  • @basracabdi9745
    @basracabdi9745 3 года назад

    Khayr Allah ku siiyo wall cumar

  • @cabaasgamer201
    @cabaasgamer201 4 года назад +5

    First comment pro keep going ❣️

  • @mohamedfarah2447
    @mohamedfarah2447 4 года назад +6

    Mashallah Allaha kuxafida

  • @Smile42803
    @Smile42803 4 года назад

    Masha Allah mahasanid wll saas noo dhiirigalisay jazakalah Akhii

  • @sergiogufo6534
    @sergiogufo6534 4 года назад +4

    😥😥 mashaAllah tnks brother indeed it touches my heart yah technology have many impact in our life

  • @anwaribrahim2826
    @anwaribrahim2826 4 года назад +37

    Taleefan lambarkayga xataa ma xafidsani🤣😅

  • @ibraahimxasan9456
    @ibraahimxasan9456 4 года назад +1

    Caqliga allaha kuu barakeeyo ustaad omar inshaar

  • @hanadmohamed5968
    @hanadmohamed5968 4 года назад +20

    Ala waan xasuusta xalimoyin badan numbaradooda San uxifdiye

  • @nemoahmed1443
    @nemoahmed1443 4 года назад +12

    ogansho mawducan ma hore ayd uga hadashy mise "jedavu" ahan ayn u arky? 🤔

  • @cabdiraxmaanaxmed4692
    @cabdiraxmaanaxmed4692 4 года назад +11

    الحمد لله

  • @abdulbasidabdullahi1914
    @abdulbasidabdullahi1914 4 года назад +8

    @9:30 Waa Xaqiiq Midaa, In Wax aad Xasuusan wayday Aa is dhahdo Ka raadi Netka Maxaad U daalaysaa

  • @Talkbity
    @Talkbity 4 года назад +4

    Mxa u cawi la dahay dadka dadalyo RUclips rada like aniga

  • @Amino321
    @Amino321 4 года назад +3

    MANA WALAN MISE SOMALIDI RUclips KI WAXAY MOODEN FACBOOK WA IGA TALO WAKHTIGA AAD RUclips KU BIXINAYSAN QAARKIIN WAX KU BARTA AMA KU SHAQAYSTA ILEEN BALAAQO MA LIHIDIN CILMI DIIN IYO MADI NA MA HAYSAN MARKA ISKU XISHOODA PLEASE TIME IS MONEY THANK U OGAANSHO CHANNEL KEEP GOING 🙏

  • @canjelozomali6123
    @canjelozomali6123 4 года назад +4

    shukran wllo

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim8835 4 года назад +1

    Insha allh wll wan iskudeyaya inan yareeyo 80% isticmaalka mobelka
    Mahadsanid wll awal fikradan iguma jirin
    waxaadna tahay qofka ugu horeeya ee arinkan igu baraarujiyo
    Mobelka wuxuu iga qaate waqti aan nafteyda kuhormarin lahaan hal abuur iyo fikrad maanta nolosheyda wax weyn katari leheyd uu iga lumiye
    Heer waxaan gaare aan maalin qura dareemi waayo nolol caadiya inta uu iga maqanyahay

    • @cabdulahiibrahim8835
      @cabdulahiibrahim8835 4 года назад +1

      Celcelis ahaan 24sac waxan iscticmaala inkadan 18sac marka lagareebo inta yar een wadada socdo ama aan cibaadeysanaayo
      Ama an jiifo (jiifki layaqaane maba ehe)
      Si aan uyareeyo 80% wexey noqone
      80%×18 (80/100)×18=14.4sac inan yareeyo, taaso lamid noqoneysa 3.6sac
      Celcelis ahaan maalinki
      Marka 18÷3.6=5
      Cashaan 5sac mar inan isticmaalo
      Taaso kadhigan inta yar een danteyda muhiimka ah kufushanaayo
      Waanba ogahay inay igu adagtehee
      Illhy ha iifududeeyo go aankeyga inan kamiro dhaliyan doonayaaye

  • @abdirisaqahmed803
    @abdirisaqahmed803 4 года назад +13

    2 hooyo iyo walaashay

  • @tiitecali9879
    @tiitecali9879 4 года назад

    Mahad sanid macalin mufakir omar faysal waa mowduuc aad muhiim ah technologyyida waa khtar

  • @herrali6816
    @herrali6816 4 года назад +3

    waan dareemay arintaas waxa jirtay inan wakhigii hore jecelaa inan buug waxa ku qoro waxayalaha ugu muhiimsan ee noloshayda soo wajaha waan qori jiray tariikhda iyo goobta xataa sacda anigoo buug ku qori jiray lkn markii dambe waxan u badalay inan computer waxa ku qoro anigoo isleh halkanaa ka fudud oo ka dhakhso badan lkn waxa badan baa is baday computer waa iga jabay wanan wayay wixii ku qornaa xataa waxa xumatay fartaydii oo imka waxan waxa u qoraa sida caruurta xaqiiqtan dhib way igu keentay

  • @rayanabdikadir3844
    @rayanabdikadir3844 4 года назад +1

    waqti gaan la joogo wxn kor ka xifdisanahay 11 number ee ah familka ii muhiimka ah
    gabayka koofil wn wda xifdisanaan jiray xiligii schoolka lkn hadda intaan wn dhaafin wyey
    Nimankii jannow kacay war bay jirin insha’allahuye Jameecooyinkii iyo haddaad, jowhartii aragto Sida Eebbahay kuu jirrabay mari jawaabteeda
    Daraawiish jikaar nagama deyn tan iyo jeerkii dheh Ingiriis jabyoo waxaa ku dhacay jac iyo baaruud dheh Waxay noo janjuunteenba waa jibashadiinnii dheh

  • @abdisalanmohamout9725
    @abdisalanmohamout9725 4 года назад

    Macluumad xazaziyaa
    Ogansho kanalkeena
    Omer inshar macalinkeena

  • @rafiiqofficialchanel
    @rafiiqofficialchanel 4 года назад +4

    Taagyerashada rer ogaansh0 ayaan ka mid ahay plz like isaara

  • @maxamedguuleed3561
    @maxamedguuleed3561 4 года назад

    Mahadsanid bro mahadsanid

  • @guhadali6703
    @guhadali6703 4 года назад

    Marwalba oo technologyiyadu horumarto qof allh u gargaary mooye Saaqid maydhan ayaanu noqonynaa¡¡

  • @mahiramin3917
    @mahiramin3917 4 года назад +7

    islaanta aad dariska tihiin 😂😂😂 wlh nio balaya tahy😂🙏

  • @yaxyemaxamed9520
    @yaxyemaxamed9520 4 года назад +1

    Walaahi waa run sidaa sheegta mcln cumar anigu waxaan dhelaa geemiska 1saac kabacdi majooki Kari anigoo dheelin geemiska

  • @yaxye12inkhizaari76
    @yaxye12inkhizaari76 4 года назад

    Waa run amba soomaaligii waan iloobay Ayaan odhon karaa waayo ma karaayo odhaah in aan si sax ah ugu dhawaaqo

  • @dhabadaxaqa5179
    @dhabadaxaqa5179 4 года назад +6

    M.a keep going

  • @naasirabdi4044
    @naasirabdi4044 4 года назад

    Jazkalah mahadsanid ustad omar inshar aadban ugafaiday mowducan sualo kusabsan arinka oo an maskaxdeyda kaguxayay ayaad ii iftimisay isticmalka takefanka badan mafakiro ayuu kadhigo iyo cajislow marka inshalah wan iskayareyn wanba bilabay in an yareyo isticmalkiisa

  • @istarcadey5938
    @istarcadey5938 4 года назад +1

    Alla sootaan soo xifdiyay gabaygaas, wan na ilaaway hadeer

  • @maryamamacalim8163
    @maryamamacalim8163 4 года назад +2

    Masha allh ogaansho thanks wll

  • @user-vf7sj8gi9x
    @user-vf7sj8gi9x 4 года назад

    Mahadsanid aboowe mudo ayan ku dawanaya mudo 2 sano ka badan video kasto like ayan sara oo waanka hela inta adso deysay wax badan ayan ka faiday videoyashada mahadsanid kumanan jeer caruurteyda waan udida mobelka jzkmllh khyr

  • @hamdisagal8177
    @hamdisagal8177 4 года назад

    Maasha Allah walal qaaliya Allah hakubarakeeyo caqliga iyo cilmiga

  • @abdiqaadirsaleiban5904
    @abdiqaadirsaleiban5904 4 года назад

    cumaroow turjumaa musaaksalaadka maad ahaanjirtay xumaan ha'iifahmin saxiib

  • @Quluda
    @Quluda Месяц назад

    شكرا لك جزآك الله خيرا

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya 4 года назад +14

    Al xaqiiq weye erayadadu illaw shiyaha waxa kakawwa istic malka intar naydka isku day inad fahanto ilaw shiyaha sifiican hadad ufakarto wad fahmi karta jawab tana wad heli karta

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 4 года назад +1

      ASC walal kanalkeyga plz plz plz booqo channelkeyga subscribe isar wax iga qaldanna igu caawi inaad iisheegto waxi aan ku kordhinkaro waa ii muhum jazaakah khyr walal.

    • @mahadmataankuriya
      @mahadmataankuriya 4 года назад

      @@asmaabintmohamed8429
      gulayso walal hamigaga alle haku rumeyo aamiin

    • @mohammedshami9829
      @mohammedshami9829 4 года назад

      السلام عليكم ورحمة الله وبركاته كيف حالك انا من اليمن اريد اذهب إلى أوربا

  • @pilanpoqoro9125
    @pilanpoqoro9125 4 года назад +1

    M. A waa xaqiq odhaahdadu wlloh 🌸🌼🌼🌼inzha allah wan yareyn doona wanan qadaney taladada wll 👈

  • @najmaalifarah6820
    @najmaalifarah6820 4 года назад

    Runbaad kahadeshay wll waad mahad santahay

  • @cadefaysal3552
    @cadefaysal3552 4 года назад +2

    Maanta wxii hore leysla soo dhaaf wax soo baxay application layidhahado Bupg mobel ilaaa 10saac ayey dadka qaar isticmaalan markaaa wll cumar ka soo hadal
    Advantage and disadvantage dhalintii 90%wey isticmalaan culimad qaarna waxy dhaheen waa xaraam ciyaartiisu🥰💟💯👋👉👍

  • @ciyaaraha2442
    @ciyaaraha2442 4 года назад +9

    Waagi hore wan xifdi badna hada wan yabanahy war ii so duceya khadkan ku waalnhye

    • @safachannel555
      @safachannel555 4 года назад +1

      Aynu isku duceyno talo kale malaha e adigoo ujeeda howlo muhiim ah inay kusugayan ayaad dib udhigan wayba kula tagi wakhtigii oo dhamaadaad arki isla markiiba

  • @faraxsanqalpi3972
    @faraxsanqalpi3972 4 года назад +1

    Masha allah jazakallah waa mowduuc muhiim ah,🙂

  • @mahadabdirashid7783
    @mahadabdirashid7783 4 года назад

    Mahadsanid ustaad Omer.

  • @mohamedabdullahi428
    @mohamedabdullahi428 4 года назад

    Ust omar inshaar

  • @mahadhassan2341
    @mahadhassan2341 4 года назад

    Cumar ınshaar aad ayaad umahadsanatahay sıda wacan aad noogu soo gudbıso waxyaabaha faaıdada leh gaar ahaan dhalınta maanta faaıdo uleh .Hadalkii ugu dambaysay aad kadhawaajisey oo ahaa in gambaleel (Alarm) la aan la soo toosi karo waan arin dhab ah waana tijaabiyey waana ku guulaystay aniga hada gambaleel la aan ayaan soo toosa Alahamdulillah.

  • @calijowhar7571
    @calijowhar7571 4 года назад

    Xaqiiq waaye taas insha allah manta ka danbo waan iska yareynaa omer inshar jazakallahu qeyr

  • @rahmaibraahin1213
    @rahmaibraahin1213 2 года назад

    ALLE hakaa abaal mariyo wax badan ayaa idareen siisay wll

  • @maxamedmuuse4407
    @maxamedmuuse4407 4 года назад +1

    _ogaansho hore usoco soo saare tayeesan_

  • @ciisexasanibraahim7762
    @ciisexasanibraahim7762 4 года назад +2

    Lambaro badan ayaan kor kahaayaa cumar inshaar
    Waxaa igufilan lambarka galmar hadii leysheego horey kaqabtaa aniga ahaan teey

  • @Akram-m5f
    @Akram-m5f 4 года назад +1

    Mahadsanid waan daawanayaa.....

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 4 года назад

    mahadsanid wll omer

  • @maxamedcismaan7264
    @maxamedcismaan7264 4 года назад +1

    Masha allah guul bi idnilah

  • @Hameez20
    @Hameez20 4 года назад

    Nabarkeyga iyo midka hoyadey mcn bas ah ayaan dusha ka hayaa mid aan watay dhowrn bil ka hor xita ina ku daraN rBaye waa iga kala lumay

  • @najmamuzamil8373
    @najmamuzamil8373 4 года назад

    Mahadsanid Cumar inshaar

  • @abdikariimubeid5177
    @abdikariimubeid5177 4 года назад +2

    Waxan xasuustaa 2013kii in aaan quraanka oo dhan wada xifdisanaa kor ayan ka akhrin jiray, Manta se quran iska daaye xita waxa ku qadeeyeya ma xasuusto wlhi mobilkan wuu iwaaalay.

  • @Amino321
    @Amino321 4 года назад +1

    Ajar iyo xasanad allah ha kasiyo taladada wanagsan huno 🙏

  • @aminoali5930
    @aminoali5930 4 года назад

    Mahdsanid walal Omar

  • @hamzethomas1686
    @hamzethomas1686 4 года назад +4

    Inkabadan 10 lambar ayaan dusha ka hayaa dhamaan familyga iyo asxaaptaba I think my mind is still available 😊😹

  • @cabdicasiisxasan5035
    @cabdicasiisxasan5035 4 года назад

    Wlhi omar inshaar warkaada waa run wlhi

  • @MohammedAK24
    @MohammedAK24 4 года назад +1

    Ninyahow wallaahi waa run technology yadu waxay keentay inaan maskaxda ka caajisno

  • @salaamastar4729
    @salaamastar4729 4 года назад

    Really waa mowduuc aad u wanaagsan

  • @abdiwasaabdi3531
    @abdiwasaabdi3531 4 года назад +4

    USTAAD WAA RUNTAA OO NIYAW MOBILKA AAD AYAAN U ISTICMALA WAAYO SHAQADAYDII AYAA WAXAY NOQOTAY MOBIL WANAN KU QASBANAHAY 24 SAAC MOBIKKA GACANTA AYAAN KU HAYAA OO SHAQADAYDII AYAA IGAGA XIDHMATAY WAX WALIBANA WAXAAN KU KAYDIYAA MOBILKAYGA WLHI WAX WALIBA MOBILKA AYAAN KU XIDHAY XATAA QOF HADUU ISOO WACO MA HALEELO OO REMIND AYAAN KU SAMEYA MOBILKA KADIB 1 SAAC KADIB MOBILKA AYAA ISOO XASUUSIYA QOFKII ISOO WACAYAY 😰

  • @naskaxirsi4699
    @naskaxirsi4699 4 года назад

    Waa runta walahi Umar canshur

  • @sumayaandherfamily4213
    @sumayaandherfamily4213 4 года назад

    Walee waa cajiib allow ha madobayn maskaxdeena

  • @saleebaanahmed3795
    @saleebaanahmed3795 4 года назад

    Waa runtaa technology yadu in ay fikir kayanii kadhigtay mid aan iyada la aan teed wax ba qaban karayn

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 4 года назад

    Jasakalahu khayraa ogansho

  • @rahiimafarah5171
    @rahiimafarah5171 4 года назад

    Arintaan walhi wayba igu dhacday aniga Wagii hore iyo hada Farqi wayn baa i dhaxeya
    Dhowr sano oo social media ku jiry Waxa igu dhacay Ilowsho aan lahaan jirin
    Hada wxn ahay ardayda sanadka Jamcdada dhamaynaya Hadii wax la iga waydiyo wax yalo waxa laga yabah inan wax bdn ka xasuusan🤔
    Wan is dabar qabtay In badan
    ALLE haku sharfo omer inshaar

  • @abdirizakmohamed8346
    @abdirizakmohamed8346 4 года назад +18

    Hal namber kana namberka hooyo macan kaliya