Quruxleydii niqaabneyd ee uu diidanaa | Dhacdo Cajiib ah part 2

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 окт 2024
  • Hadaad ka heshey Liketa hala garab marin 👍
    BUY Mogadishu Clothes Here dadweynaha.cre...
    Channelka labaad ee Mo Faami / @faamcozy
    IG : www.instagram....
    Wixii aad awoodid ku taageer hormarinta dadweynaha www.paypal.com...
    **********************
    ku soo biir DADWEYNAHA hadaad ku cusubtahay oo SUBSCRIBE saar
    **********************
    Email: maadmed23@hotmail.com
    **********************
    muuqaalada ugu xiisaha badan Halkan ka daawo playlist: bit.ly/3dO9JV4
    *********
    instagram @dadweynaha14 .www.instagram....
    **********
    qisooyin kanaalka dadweynaha
    qiso cajiib ah
    #dadweynaha
    Disclaimer I do not own any sound effect no copyright
    intended

Комментарии • 1,1 тыс.

  • @DADWEYNAHA
    @DADWEYNAHA  2 года назад +426

    Qeybta 1aad Waatan hadaanad wali arag ruclips.net/video/ZDaUtXbUUEU/видео.html

    • @lastkingqaysarvic3854
      @lastkingqaysarvic3854 2 года назад +23

      Mo faami daqso like iisaar 😡😡😡😡😠😠😠🤬🤬🤬🤬🤬😡😡😠🤬

    • @jimcale2553
      @jimcale2553 2 года назад +5

      Wl source of information Ma noo sheegi kartaa

    • @queencataasa9705
      @queencataasa9705 2 года назад +8

      📌 ku qabbo si xaga ugu saraysa loogga hello mukhtaar

    • @mushtaqismail4112
      @mushtaqismail4112 2 года назад +7

      😒dark Web kaso hadal hno

    • @xamdicabdiqadir122
      @xamdicabdiqadir122 2 года назад +7

      Soo badi muqaalada

  • @mohametdiini9305
    @mohametdiini9305 2 года назад +149

    Mahadsanid brother wllhi qiso cibro qadasho leh weyeh oo dhinacyo badan tabanysah
    Casharada an ka bartay maso kobi karo lkn hdan so kobo wxa kamid ah
    1: waliga hawl ama mel anad tagi jiren ha u tagin hana u samayn in aad ku rali galisoh qofka kula socda ama zxipka ah .
    2: qof aan ku qalmin wakhti badan haiskaga lumin , qof isaguba sharaftisi ilalin wyay adna tada in uu ilaaliyo hka sugin
    Wabilahi tawfiq

  • @habzaabdirahmn113
    @habzaabdirahmn113 2 года назад +198

    Bisinka imisuu naxdin wadnuhu bood booday😭💔
    Alhmdulillh mar haday bad baady
    Markaan maqly gaas buu ku rusheeyay naaxdin madaxaan gcnta saary Inay dheertahy maanan dareemin qiso iyo badh bay ahyd thank you mukhtaar 😍

    • @mahirabdi3110
      @mahirabdi3110 2 года назад +6

      Thnks anoo iska damin raba ayaan commentskaaga akhriyay 🤦🏽‍♂️

    • @asmamohmoud12
      @asmamohmoud12 2 года назад +2

      Wan ilmeeyeybah ani . Alhamdulilah haduu Alleh badbaadiyey

    • @xaliimoxajjinuur2331
      @xaliimoxajjinuur2331 2 года назад +1

      Wlhi meyla aragtey waa xanuun iyo faraxd isdaba yaalo wlhi

  • @sadadboy2739
    @sadadboy2739 2 года назад +252

    Part 1 inta sodhawatay ismujiya guys like 😀❤️

  • @KhadraBilan
    @KhadraBilan 2 года назад +53

    Qiso ka xanuun badan haddane ka macaan maan arag muqtaarow comments qorista kumaan fiicneyn lkn qisadaan aad ayey ii cajabisay waad ku mahadsan tahay sida quruxda badane noogu soo gudbisay
    Jazaakallaah kheyr akhii❤️

  • @nuuroabdirahman4768
    @nuuroabdirahman4768 2 года назад +40

    Wlhi wali ma daawan qisadan qiso ka macaan Allah ali muxuu nin rageed yahay 🥰🦁

  • @allehakubarakeereyo6405
    @allehakubarakeereyo6405 2 года назад +174

    Wiilka kaliya ee RUclipsrka ah ee hooyaday taageerto Mo faami Heer waxaa gaartay ee Maamoyinka 😂🥰 M.a Walal Qali Horay usoco❤✊👑

  • @ramadanxasan3265
    @ramadanxasan3265 2 года назад +51

    War ragow qiso mo faami udaaya tani wa qiso dhaaftee👌👍👍

  • @sadiamohamed9669
    @sadiamohamed9669 2 года назад +41

    Masha allh wan kahelay qisadan faadumo waxay kubadbaaday daacadnimada iyo ducada waridkeda ilhay aya oga hiliyey sharta ay lamaganeyan

  • @akhajjiabdy1767
    @akhajjiabdy1767 2 года назад +67

    Masha allah wad ku mahadsantahay wallkeyga Muslimka ahaw so gudbinta qisadaan cibro qaadashada leh runtiineh wax badan baan ka faaiiday Mar labaad mahadsanid baan ku leeyagay.

  • @sacdiyasiman1348
    @sacdiyasiman1348 2 года назад +26

    Muqtaarow ninyahow qisooyinkaan camal inoo Soo badi mahadsanid waa qiso cajiiba walhi Alle inta xun gees hainaga mariyo

  • @luliaden
    @luliaden 2 года назад +37

    Allahu Akbar Qiso iga ooyhisay Marna iga Qoslisay Alhamdulilah.😢😁
    Qofka aad ilmihiisa wado Mar uunbaad Nolon Wadaagi.👰❤️🤵

  • @sahalmahamud2704
    @sahalmahamud2704 2 года назад +37

    Mashallah 🔥♥️ wllhi qiso aad u wacan ayee ahey 🥰🥰 ilahey kheer haku siiyo sida quruxda badan aan noogu soo tabisay. Ali aad buu nasiiib badna wey diidi karte fatima iney qursato kii doqonka ahaa oo sida foolxuma badan u la dhaqmay walaalkii 😢😢

  • @dontgiveup1472
    @dontgiveup1472 2 года назад +36

    Maasha Allaah waa qiso cajiiba ninkii xamze markii horeba meelxun ayuu doortey meelxuna wuu ku dambeeyey waad mahadsan tahay wll sidaad noogu soo gudbisay qisadan cajiibka ah

  • @kimsiman4151
    @kimsiman4151 2 года назад +43

    مختار🥰 والله لا أدري ماذا أقول 🥺إنك شخص محترم جدا💯 أحبك كثيرا❤
    تعجبني هذه القصة😊 فعلا اشكرك على فعل كل شئ من اجلنا يرضى الله عنك😌 الله يحفظك لنا 🤲😘❣

  • @zhaxaripoi3327
    @zhaxaripoi3327 2 года назад +123

    What a story Legend mahadsanid macalin❤

  • @zuhaibkhadar.4579
    @zuhaibkhadar.4579 2 года назад +56

    Wlhi nin caqli badan tahay waad is Soo raacisay mahadsanid sxp❤️🌙📌🥺

  • @bashirbashion1888
    @bashirbashion1888 2 года назад +10

    Run ahaantii waa sheeko cashar miiran ah gabisheeba waa miisaan miiran qof caqli badan soo turjumey wax badan nooga baxey Mahadsanid ustaad muqtaar Allah haku xifdiyo

  • @abdifitahyare2288
    @abdifitahyare2288 2 года назад +10

    😥😥😥Xaqiiqdii qisadaan qeybteeda hore markaan dhageystay waan awoodi waayay inaan ku xijiyo qeyta kale xanuunka aan dareemay iyo waxan filanaayay darteed.
    muddo kadib ayaan mantay dhameystay qeybtii labaad alx waan farxay markii la yiri cali ayaa guursaday gabadhii oo caruur ayey leedahay daalinkiine waa xiranyahay Alla cadaaladdu macanaa 🥰🥰🥰🥰❤❤❤

  • @nihanabdi4541
    @nihanabdi4541 2 года назад +23

    Thanks tabiyaha barnamijka aadka uxiisaha badan ee dadweynaha 👍 maşallah wllhi waa
    Qiso aad uxanuun badan bilowgeeda dhamadkeedana farxad ku dhamaty
    Cali nin wànagsan wye runtii Allaha barakeeyo Cali iyo fadima iskuwaara abidkiin dad Ahlu kheyr ah maşallaah

  • @nadahussein6860
    @nadahussein6860 2 года назад +56

    Wlhi waa qiso cajiib ah mahadsanid wll 💯🙏🙋‍♀️🥰

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 2 года назад +26

    Qisadan waxaan ka faaiiday
    1 dumarku waa fitno😒
    2 sida loo asturo zawjakaga😘
    3 sida rabbi murugada farxad kuugu badali karo
    😍
    Mashallh wllkay qli.waa ku mahadsan.thy dadaalka aan bulshada u hayso.😍😍😍😍😍😍😘

  • @ruzzicadey2162
    @ruzzicadey2162 2 года назад +50

    Masha allah waa qiso ku cibro qadasho mudan wllke adna ilaahay hku dhowro adun iyo aqiraba tagero lambar one ku ahay wna ku jeclhy farxad igu nolow wliga 🥰❣️🙏🏻

  • @maanka1246
    @maanka1246 2 года назад +7

    Qiso cajiib eh walhi ,nacskii ilahy hadu kabadbafiye mid kheyr qabo ilahy baa usahlay ,ilahy ha ubarkeyo rerkoda 🤲🥰

  • @sadadboy2739
    @sadadboy2739 2 года назад +58

    Dadwaynaha mahadsanid 😊

  • @mohammedmukhtaar4822
    @mohammedmukhtaar4822 2 года назад +15

    Inta qiso dhagysanayay qiso ka macan ma arag tan mashallah keep going brother

  • @kalsoon6817
    @kalsoon6817 2 года назад +19

    shaqsiga kliya aan kadaalin wax soo tabintiisa Masha allah qisadaana waa qiso qurux badan Waaana kaaga mahadcelinaaya😊🙏

  • @fatumakiin1993
    @fatumakiin1993 2 года назад +7

    Mahadsanid wll waxaan kaa codsanaynaa inaad qisoo yinka noocaana ee carabaha ka dhaca inaad noo soo badisid
    Tan kle qisadaan waxaan ka dheehday in qofkii wanaagsanaada in ilaahay u doori doono qof wanaagsan oo u qalma samirkuna waa cajiib runtii
    Thanks mar labaad bwe

  • @hamdahfarah1536
    @hamdahfarah1536 2 года назад +12

    القصه روعه وطريقه سردك لها أروع
    العبره من القصه هي دام طريقك ع طريق الهدى يصيبك أذى من شي والله يمهل ولا يهمل والابتعاد عن الله مشقه
    ايضا اذا الله احب عبد ابتلاه

    • @mohamedelmoge8267
      @mohamedelmoge8267 2 года назад

      اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @hothanhayaan3588
    @hothanhayaan3588 2 года назад +2

    Qiso aad u qurux badan marna naxdinteeda wadata ayay ahayd Qisada waxa iiga baxay in xidhiidhka uu alle raali ka ahayn uu meel xun ku gaynayo,qof kii daacada ah ee samir ka na le in uu ilahay meel wanaagsan ku abaal marinayo mahadsanid Mo faami alle haku sharfo 🤍

  • @opthimalik2000
    @opthimalik2000 2 года назад +29

    ALLA QISADOOOI MACAANAYAAAA WLHY WAAN LA DHACAY M.SHA ALLAAAH THANKS WLLA WAYN DADWAYNAHA

  • @tufaaxfc3256
    @tufaaxfc3256 2 года назад +8

    Mansha allah walhi waa qiso cajiib ah
    Qurux iyo wanaag aydoo ku hortaalo marnaba xumaan lugahaaga haku raadsan oo haku badalan
    Cajiib rabi hakaa ajar siiyo wllo 🥰🥰🥰🙏💯

  • @iqra8832
    @iqra8832 2 года назад +35

    Mahadsanid wllhi anoo leh gormu so dhigi donaa description ayaan arkay 🤍💥

  • @faadumonuux2651
    @faadumonuux2651 2 года назад +48

    Meesheydii weli sidii ayay u qufulan tahay🤣Funny walaahi. Keep going walaal. You are my favourite youtuber.👏

  • @bushracumar777
    @bushracumar777 2 года назад +10

    Alah caqliga iyo cimriga hakuu dheereyee waa qiso cajiiba markay dhamaanaysay ayaan ubohol yoobay 😍

  • @mohamettcommando9586
    @mohamettcommando9586 2 года назад +28

    M.ollah wlhie Run Ahantii Qiso Macaan Ayey Aheed Qaabkaad Uga Hadasheyy m.ollaH Oo Waxaa La dhiHi Fadumo Waxeyy ku Badbaadey Daacadnimadeda , Akhlaaq wanaaga u alle siiyey io Qoyska Wanagsan Ay ka dhalatey ducadooda 🥰🥰💔🍬

  • @fowsiyabashir5833
    @fowsiyabashir5833 2 года назад +12

    Masha allah qiso wey dhaaftay aad beyna u qiimo badneed waana wax lagu cibra qaato mar walbana qofka wanaagsan baa guuleysta samraa sadkii ma waayo

  • @fanprojvideos3023
    @fanprojvideos3023 2 года назад +380

    Best Qiso of the channel 😂❤

    • @drhassan2369
      @drhassan2369 2 года назад +4

      Haa Wlhi 😂

    • @kevindebruyne1735
      @kevindebruyne1735 2 года назад +5

      Inaad chaneel ka kucustihiin aan umaleyna😳😂

    • @zaek_adde1276
      @zaek_adde1276 2 года назад +3

      @@kevindebruyne1735 lagendow waaakuqadaneenaa 😀 sodhawada dheh waala inikawalidonaa dheh

    • @farxaancade1036
      @farxaancade1036 2 года назад +4

      @@zaek_adde1276 dadka iska laha mehsha wakuwan😂😂

    • @mucaadahmed8166
      @mucaadahmed8166 2 года назад +2

      😅😅😅😅

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 2 года назад +74

    Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin

    • @deeqoabdulle3902
      @deeqoabdulle3902 2 года назад

      🤣🤣🤣

    • @nastehagabeyre9849
      @nastehagabeyre9849 2 года назад +3

      @@deeqoabdulle3902 why aad uqoshashay 😡😡😡😡

    • @GJ-pw5bt
      @GJ-pw5bt 2 года назад

      @@nastehagabeyre9849 afka ayada lee sow ma lahan

    • @nastehagabeyre9849
      @nastehagabeyre9849 2 года назад +1

      @@GJ-pw5bt haa afkeyda iyada leh lkn waxa dhaqanxumo ah wax lagu qoslo maba lasheygin soo maha channelkasna waxa uuso gudbiyaa kheyr. Hadal sharaf leh ladhahay:walalka kherka jecel ok

    • @GJ-pw5bt
      @GJ-pw5bt 2 года назад

      @@nastehagabeyre9849 marka 🤣👈ma waxa uu ka turjimayaa in ay kheyrka necebtahy wll

  • @monour9794
    @monour9794 2 года назад +56

    wow wallahi wa cajib saxib. j'ai vraiment aime l'histoire. MERCI BEAUCOUP

    • @hassanfarahhusein2688
      @hassanfarahhusein2688 2 года назад +2

      Asc waxaaa iiga baxday gabadhaas ducadi waaalidkeedi wanaagsanaa inuu Allah u aqbalay

  • @yonisomar9319
    @yonisomar9319 2 года назад +4

    Aad baad u mahadsan tahay sida quruxda badan ee aad inoogu soo gudbisay shukran

  • @سوسو-ظ2ه2ع
    @سوسو-ظ2ه2ع 2 года назад +5

    Horta alxamdulillaah wllhi qalbiga yaan kafarxay aad baanad umahad santahay waa qiso cajiib ah oo aad umacn haba adkaato mararka qaar wakhtiga aad sok galisayna makhasaarin keep going bro
    Aad baan kuu salaamayaa

  • @faisalabdi1187
    @faisalabdi1187 2 года назад +15

    Waa qiso cajiiba, samirkuna waa qaali
    Gabadha samirka badan ilahy ma hoojiyo weliba waqtigi iny runta shegto ku haboonyd ayey shegty wax kasta taas inan nacasnimo far loo darin fatima oo samirka farid nimo ku darsaty ayey muujinysa, QOF SAMRAA SEDKII HELA HADAN MOW KA SEERAYN ayaa somalidu oran jirty🥰🤳 mahadsanid sxb adna waqtigad ku bixisay qisada

    • @aragsanomar1727
      @aragsanomar1727 2 года назад +2

      Haa waaruntaa samirkeedi badnaa waxba kumay waayin palse xaqiiiqada kale ee qisada laga qaadan karro ayaa yadna ah zaaxipka xun iyo kan wng san ninkii wanaag sanaa ilaa heerka ma uusan gaadheen haduu san saxiibkii wadadiisa raaci lahyin waa labada ugu muhiim san ee ay qisadu turjumaysoH

  • @ruwaydaabdihakim7539
    @ruwaydaabdihakim7539 2 года назад +5

    Masha allah (sayiduna cali iyo sayida fatima radiyallahu canhum) ayaan xasuustay,
    sida ilaahay isugu soo beegay haisugu wanaaajiyo sidii cali iyo fatima allaha karaali noqdee
    xumaantii soo martayna qalbigeeda allaha katiro🤲

  • @kaafiabilan2792
    @kaafiabilan2792 2 года назад +10

    Maasha allaah waad mahadsan tahay wll sidaad noogu kala dhig dhigtay calafkaagu meesha uu kujiro alle ayaa og hada cali iyo Fatima ayaa alle ubad kala siiyay waxaana oran karnaa doqoni calaf male waa xamse

  • @ubuxjamac7854
    @ubuxjamac7854 2 года назад +5

    Masha Allah ad ban uga helaa qisoyinka nocaas ah wllo halkaa kasi wad wadna mhdsnithy

  • @aniisamohomed188
    @aniisamohomed188 2 года назад +5

    شكرا جزيلا ألف ألف ألف هذا القصه عجيبه جدا جدا جدا جدا جدا جدا

  • @hamseibnusaed7673
    @hamseibnusaed7673 2 года назад +25

    إنه من يتق ويصبر فإن الله لا يضيع أجر المحسنين

  • @zakariafeelgooyemaxamed8968
    @zakariafeelgooyemaxamed8968 2 года назад +27

    masha allaha Qiso mcn badan waa wlhi keep going wall mahadsanid

  • @khaledtravis163
    @khaledtravis163 2 года назад +4

    Qisadii ugu macaan ka badnayd Thanks walaal waxaana rajaynayaa inaad soo galiso kuwa kale oo ka macaan aad iyo aad ayaad u mahad San tahay mar labaad

  • @Budka90
    @Budka90 2 года назад +5

    Waa qiso yaab iyo amakak iskugu jirta kuna dhammaanteny farxad maa shaa Allah

  • @amalmustapha2047
    @amalmustapha2047 2 года назад +15

    subxanallah wadnahaba I xanunay illahay naba bado dad nocasa

  • @hamdisagal8177
    @hamdisagal8177 2 года назад +9

    Mahadsanid walal waa qiso iyo badh wax badan baa kafaaiiday in dad badan kor ka wanaagsan hadana wuxuush ah sidoo kale sxbka xun nuuba musiibo sifudud cagaha kugu galin inaa kadigtoonato ay muhiim tahy ugu dambeyn inaa samirka lagu khasaarayn fatima alle ayaana badbaadayey murugadiina ugu badalay farxad iyo nin jecel

  • @mihaamabdullahi8874
    @mihaamabdullahi8874 2 года назад +13

    Subxanallah cadiim qiso naxdin bdn wye wllhi 🥺🥺🥺😢

  • @hanicali4142
    @hanicali4142 2 года назад +10

    شكرا كانت قصة جميلة😍😍😍😍💞💞

  • @qurayshoali9273
    @qurayshoali9273 2 года назад +6

    Masha allah qiso qalbigayga tabatay masha allah gabadhu gabar sabirad ah ayey ahayd rabi hadhowro🤲

  • @fardowsacrahmaan9795
    @fardowsacrahmaan9795 2 года назад +3

    Wallahi waa qiso cajiib ah waxa badan ayaan Ka faaiiday mahadsanid walaal qaali wcs

  • @faisasoleman6685
    @faisasoleman6685 2 года назад +12

    Hhhhhhh mukhtaar walhi daacad ayaa u qoslay beautiful story keep going

  • @najuurn6619
    @najuurn6619 2 года назад +6

    2-Hadi ay dhibato ku hesho ha ilobin in markaba ad u cararto xaga Rabi Swt anad ku libanayso adun iyo akhiraba

  • @mumtazhassan173
    @mumtazhassan173 2 года назад +13

    Runtii qisadan aad baan ula dhacy shukran Akhuuna😊

  • @faysalabdul6625
    @faysalabdul6625 2 года назад +6

    WOW! Wa mrkiii ugu horeysay aan dawaday videos kga in ka badan 48 minutes wa, qiso ad u wngsn in lagu tusalo qato mudan

  • @hodomohamed2227
    @hodomohamed2227 2 года назад +7

    qiso cajiiba bay aheeyd runti thanks wll

  • @cookwithme8048
    @cookwithme8048 2 года назад +6

    Walahi waa qiso cajiib ah walal mahadsanid plz qisooyinkan noo soo badi plz walahi waxaanba sugi Kari la'aaa inta miskiintaaas xaqeedu soo baxayo Allah ayaa xaqa jeexjeexa oo soo saara

  • @ubaxqueen6889
    @ubaxqueen6889 2 года назад +16

    Wll mahadsanid.waxbadan baa kabartay qusadaan waxay mid Cajiib ah!

  • @aaliyahjama7088
    @aaliyahjama7088 2 года назад +4

    Woow waa qiso cajiibkeeda wadata amazing 👏 thanks dadweynha chenel

  • @amalcismanmaxamed7721
    @amalcismanmaxamed7721 2 года назад +15

    The best story🥰walahi

  • @sakiinahassanhassan6376
    @sakiinahassanhassan6376 2 года назад +25

    Qiiso qurax badan wlh mahadsand ☺💌

  • @aynicdy3782
    @aynicdy3782 2 года назад +3

    Oooh wlhi wn farxay ugu dambeyntii❤جزاك الله خيرا huno

  • @barwaqoshorts2338
    @barwaqoshorts2338 2 года назад +25

    Wad mahad santahay intan dhagaysanayay wan ku raxaysanayay qisadan wana jeclahay qisoyinka nocana

  • @cabdikarin3904
    @cabdikarin3904 2 года назад +7

    صلوا على رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @Dania_3
    @Dania_3 2 года назад +8

    Mahadsanid wll wa qiso qurux bdn no so badi yahe😁🥰

  • @niciimomohamoud2511
    @niciimomohamoud2511 2 года назад +35

    Best RUclipsr Hore usoco walalo 😍🙌

  • @mohamedkhalil4934
    @mohamedkhalil4934 2 года назад +15

    Walhi waa qisadii intan channel la socday tii ugu wangsnyd waa sheekadan waxan ka dhadhan saday maha musliyadu waynan d’a lakin ay tahay qofba intuu alle ku manysty garadka mahadsanid wlal 🙏

  • @tiktokchallenge3843
    @tiktokchallenge3843 2 года назад +3

    Wllhi waa qiso macan intaan quraacda karsanayay ayaan dhamaysty labada qaybodba nosoo Badi DADWAYNAHA 🥰🥰👍

  • @hoodoxasan4704
    @hoodoxasan4704 2 года назад +2

    Waa qiso xaga hore naxdina laakin xaga dambay ka wanaagsanaatay mahadsanid wllo mukhtaar❤❤❤❤

  • @ruwaydamuzpheadam6303
    @ruwaydamuzpheadam6303 2 года назад +17

    Qiso bila ciwaana mida kale ku soo dar😂😂😊

  • @halimohassan3109
    @halimohassan3109 4 месяца назад

    Masha qisooyin wanaagsan baa noo soo bandhigtaa mahadsanid

  • @mariamabdillahi6672
    @mariamabdillahi6672 2 года назад +6

    Mashaallah hn wallah khyr kusiyo c une tres beau histoir

  • @fathaabdi9154
    @fathaabdi9154 2 года назад +2

    masha alaah waaa qiiso fiican ee waxan ka codsan inad qar badan oo siidan oo kle ah nooso badiisiid keep going

  • @najmahussein899
    @najmahussein899 2 года назад +22

    Masha allah wllkey mcn keep going 🤴🏽🤴🏽🤴🏽❤️❤️❤️

  • @poqoradaedepta3283
    @poqoradaedepta3283 2 года назад +9

    Cali waa wiilasha ugu fican dunida🥰🥰🥰

  • @nafahatmoalimkhalif1767
    @nafahatmoalimkhalif1767 2 года назад +4

    Waaaaaw masha allah wlhi aad ayaan ugahelay qisadaan mahadsanid wllkey

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 2 года назад +11

    Wlhi walalkisa wuxu aha nin aad u fican 👍👍👍👍thank you bro 👍👍👍👍

  • @ridwaanarab5210
    @ridwaanarab5210 2 года назад +5

    Qisoyinkad chanelkaga so giliso tii ugu xararada badnayd weyan😍 Alle haku Sharfo pro

  • @miimiissa8170
    @miimiissa8170 2 года назад +7

    Eshcala masha allah waxan kala baxay wxbadn o ugu horyso wllka danbila ah ha u hilin Ali allah ciseeyo

  • @Mohamedali69411
    @Mohamedali69411 2 года назад +11

    Bro post video brother🥺🥺🥺🥺🥺 can U talk about North Korea 🇰🇵 plz I want to go there

  • @ashahaji7968
    @ashahaji7968 2 года назад +2

    Mahadsanid wllo aad ba noga qancisy xaqiiqdii wa sheko cajiiba🙏👍

  • @phoenixgaming7677
    @phoenixgaming7677 2 года назад +4

    Jaceylka aan u qabo muuqaalada iyo codkaaga cajiib ka ah anoo shaqada jooga ayaan ku dhagaysanaayay part1
    Inaaderr keep going inshallah

  • @israaaxmedcali3032
    @israaaxmedcali3032 2 года назад +2

    Waad mahadsnthy wll qisad cajibka eh nolawadagtey Aadga uficned wana ladhacney

  • @kaltuunabdinasir8735
    @kaltuunabdinasir8735 2 года назад +13

    Mcha allah
    Wad ku mahassanthy walal sidad nogu so tabisy qisada

  • @koko83115
    @koko83115 2 года назад +1

    Masha alah wll qaali ino so badi qisoyinka noocan oo kale ah inay dherayd iska daaye siday u macaneyd qisadu mar aay iga dhamatay waanba garan wayay wlhi adigana allaha noka xifdiyo aamiin aad ayan u jeclhy qisoyinkaga 🌹❤️

  • @betteriology
    @betteriology 2 года назад +7

    Yes I took a lesson which is " don't judge book by its cover " that's lesson I took this series

  • @nadanalka4177
    @nadanalka4177 2 года назад +14

    Aad ayaan uga helay runtii qisada iyo sidad usoo tabisayba🥰

  • @yasmincoobe3605
    @yasmincoobe3605 2 года назад +91

    The best story ❤🙈

    • @zakibingolden6717
      @zakibingolden6717 2 года назад +3

      Allah gabdhahena somaliyeed odhan garadka inanta re siriya o kale ha ino siyo amiiin ta raciya wa intaso allah inaga aqbalaye

    • @haniabdi9592
      @haniabdi9592 2 года назад +1

      Thank you

  • @abdirahmanismail4883
    @abdirahmanismail4883 2 года назад +4

    Aad baan uga helay qisadaa bilow ilaa dhamaad, Allah ha ku sharfo bro guul iyo gobanimo Insha'Allah.

  • @فاطمهمختار-ع7ل
    @فاطمهمختار-ع7ل 2 года назад +8

    Sida meeshaan ugu quluney ilahey janatul firdowsa nagu kulmiyo

  • @nastehomohamedali9460
    @nastehomohamedali9460 2 года назад

    Wa qiso cajib badan kuna fadhida xikmad iyo diin mahadsanid wll moukhtar

  • @bintugardamz3y728
    @bintugardamz3y728 2 года назад +19

    Wll aad ayaan kuu taageeraa wlhi
    Walipa marka qaar waxaan dadka ku dhahaa wiilka channel ka dadwaynaha iska leh ilmaabti ayaa nhy
    Horu mar wcn wllky😇❤

    • @asiaabdi9082
      @asiaabdi9082 2 года назад +1

      Hhh o maba tihin miyaa is qorlee miyaa🤣🤣

  • @asmaosman6710
    @asmaosman6710 2 года назад +2

    Axlaa qiso weeye walahi😥mahdsanid wl sida wangsan aad noguso gudbisay♡

  • @deeqocabdi2153
    @deeqocabdi2153 2 года назад +19

    Haa msha Allah wan ka helnay ❤😍😍