Deg deg Itobiya Waa inay Marin Baded kahesha Somaaliya" Erdogan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 дек 2024

Комментарии • 28

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 День назад +1

    Kkkkkkk very good. Yes yes sir ❤❤❤

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 День назад

    .warkaas.waa.dhamaaday.itoobiya.intii.kahartay.soomaaliya.waa.lasiiyay.laakiin.alle.ayaan.leenahay.insha.allah.dadka.soomaaliyeed.wey.guuleysan

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 День назад +2

    Maya Maya Maya itoobiya
    Maya marin biyood
    Wixii ganacsi iyo maalgashi ah ok laakiin bad itoobiya ay leedahay no

  • @SamaDeri
    @SamaDeri День назад +1

    Xasan sheekh itoobiya ayuu isku dhiibey sababtuna waa in dawalada federaalka oo ciidanka itoobiya caawiso si loo weeraro axmed madoobe juba land.

  • @aliainanshe5698
    @aliainanshe5698 День назад

    Hore ayuu xasan u yidhi: hadii itoobiya bad rabto ha isoo marto.

  • @jamaalmohamud9679
    @jamaalmohamud9679 День назад

    Somaliya Somali baa leh, Turkey iyo Ethiopia waxba nagama gelin,waana in Turkey dalka laga cayriyo. Somaliya ma aha Suriya.

  • @munaahmed1164
    @munaahmed1164 День назад

    Gumeysi cusub ha loo diyaargaroobo weligood ayey xsbashi ku tameysey in a y Bad Hasho maantey u rumowdey Riyadoodi Somaali isku Maqana markay tashan wayeen in loo so qayilo oo liyidhaahdo Badina bixiya weynu arkeyney Berina waxa ku xigta dhulka Somaali isuku maqaney wakhatiku ha idinkaka Dhamaado qabyaalad iyo Anaa landeera ah😢😢😢

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 День назад

    Badii waa uu gatey

  • @Saydika101
    @Saydika101 День назад

    DADKII LAHAA TURKIGA WAA DAD MUSLIM AH ERDOGAN WAA TUUG WEEN WUXUURAALI KU YAHAY IN ETHIOPIA BADA SOMALIA QAYB LAGA SIIYO ( XAARAAN BAY KA TAHAY IN TAAKO DHUL AMA BAD AH LA SIIYO )

  • @ahmedabulnujum8748
    @ahmedabulnujum8748 День назад

    Marka hore Amxaarada ka bixiyaan maskaxdooda inay gumeystaan Soomaaliya iyo Ogaadeen

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 День назад

    Paster turki waa yuhuud

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 День назад

    Kiro iyo Kiro-la'aan waa deked kiro ah iyo mid aan kiro-ahayn oo yed ah kolba kii la helo ee lagu heshiiyo . Lkn Somalia midnaba ma bixinkarto gacanta ma leh gacantana kuma hayso badda ay Ethiopia u baahantay oo badda cas ee gacanka Cadmeed

  • @fadumakabdi2791
    @fadumakabdi2791 21 час назад

    Somalia wa xaraash dhul iyo bad.damir dhamitay. malaga hadlay somlia state dhibka e ku heyso ethopia

  • @-xu9nd
    @-xu9nd День назад

    Xasan waa khaainul wadan waa in sharciga la horkeenaa waa hadii uu sharci jiro

  • @kingckfilmsflogs9586
    @kingckfilmsflogs9586 День назад

    TURKY DALKA HALAGA SAARO, WAA CADOW ISQARINAYAY

  • @daamaabdoulkader3613
    @daamaabdoulkader3613 День назад

    Xasan qorshahuusu waa inuu asagu kireysto oo ka macaasho

  • @ahmedabulnujum8748
    @ahmedabulnujum8748 День назад

    Ogaadeen waa in la siiyaa Goboninmo buuxda

  • @SamaDeri
    @SamaDeri День назад

    Ama turkey ha yidhaahdo ama xasan sheekh ha saxeexo. Ethiopia waxa ay kaga xidhantahay waa somaliland oo badda leh. Somaliland marnaba ogolaan meyso in saxeexa ethiopia ay latimaado somaliland sea. Madaxweyne somaliland ahna kuma dhaco inuu arrintaas yeelo sababtoo ah shacabku madaxtooyada ayey kadhex qaadanayaan.

  • @hamzamuse6393
    @hamzamuse6393 День назад

    Ethiopia way Idinku wajahanyihiin waad soo dhaweeseenba 😂😂😂cabaad

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 День назад

    Xasan iyo itoobiya jubaland waxba kama qaadi karaan ee wax sii kordhin dagaalka ethiobia ku jirto waa furun cusub oo ethiobia isku fureyso dowlado kalana wey soo geli arinta taa ogaada

  • @zaharamohumed
    @zaharamohumed 16 часов назад

    🇸🇴😭😭😭😭😭⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️✍️🕺🏾🤮🤮🤮🤮📛

  • @AbdulIsmael-m6k
    @AbdulIsmael-m6k День назад

    Itobiya hala la dagaalmo wlhi inay bad ka hesho dhulalaka somalida ma ogoli anoo isaaaq muse waxaaa noogu wacan alle meel daran haka tuuree inkaar qabaha cadawgaha

  • @qomayoxildiid
    @qomayoxildiid День назад

    Hilarious 🤣tuug Kazar ah aya Somali iyo Oromo uu kala Garsooraya miya 2024, isago israsheysaan dhulboob kunira dhulka syria 😂 walaahi rag aduunka majogan.. illa qosla😂😂

  • @Hello-ev5tu
    @Hello-ev5tu День назад

    Am gonna unfollow you Qabyaalada Lee wa