Gabayada Sarkadhaban Silsilad Suugaaneed Dhex Martay Abwaano Reer Burco Xasan Madoobe Nuux Gaagaale

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 30

  • @DHAQANMAALONE
    @DHAQANMAALONE Год назад +3

    Wax badan baad ka tagteen ninyahW suugaanta markaad gudbinayso odoyaasha Suugaan-Quutayaasha ah iyo ragii hore aad u warayso AHUN Abwaan Macalin Caara-Dhuub ayaan wax badan ka qabtay, intii badnayd waad heshay laakiin waxna waa ka dhiman yihiin waxna waad is dhaafisay, waana kuugu hambalyeeynayaa qof wax qabtay ayaa wax loogu daraaye, mid iska fadhiya cidina ma tirsato

  • @Salmaanilkacase
    @Salmaanilkacase 9 месяцев назад +2

    Awoowgayy nuux gaagale alle Naxariisti janno Haka Waraaabiyo waa maalin jimaaacye Adiga intii maslimiinapa 🙌🙌

  • @yacquubmahamed2518
    @yacquubmahamed2518 Год назад +2

    Mansha allah suugaan xanbaarbaad thy inder noosoo badi

  • @libanmohamed857
    @libanmohamed857 Год назад +2

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    شيخ عبد حرصي
    الله يحفظك ويخليك ويطول عمرك و يكثر امثالك
    Sheekhow dadkan wax u sheegtay Headey wax qaadanayaan.allaha Ku anfaco

  • @abdirahmansalah3643
    @abdirahmansalah3643 Год назад +1

    xasan madoobe & nuux gaagaale rageedi laguyaqaanay gabayo xikmad af soomaali leh ilaahay janatu fardawsa ha geeyo Aamiin.

  • @saeedfarah2093
    @saeedfarah2093 Год назад +1

    Saaabla guur odey shiiko fican kafatan cajiib le bo aha Ilaahay ha wo naxriisto

  • @ahmedtaajirmohamed112
    @ahmedtaajirmohamed112 Год назад +1

    Ma xumid laakiin waxbaad yarahe booshaaqday gabayada u dad badso weligaa mohamed aadan diriraw adiga iyo Ali ismail caraba waana iga talo ee u dad badsada weligiin xigmadi maaha intaad haysaan oo qudhee

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 Год назад +4

    Waa aabahay abtiyaashiis
    Ilaahay how naxariisto

  • @sahalyare1167
    @sahalyare1167 Год назад +2

    Futo iyo waxaasi wax lagu gabyo iyo wax gabay lagu sheego midna maahee adeer maxaa kaaya yara waxaysmay sawdigan sheekadii kharibay maaha

    • @badarsiciid3718
      @badarsiciid3718 Год назад

      Adeer gabay wuu ya hee adaa malaha af soomaalig dhawaan laguu baray

    • @sahalyare1167
      @sahalyare1167 Год назад

      @@badarsiciid3718 waar indho beel baad tahaye malaha masgaxda kumadawe sodhagayso waxanu ka hadlayno daf hana soo odhane

  • @ZahraDiinIslam
    @ZahraDiinIslam Год назад +1

    Allah good news thanks I love you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 4 месяца назад

    LIVES

  • @shaktaofficial9080
    @shaktaofficial9080 Год назад

    Gabayada ooda kasoo qaad legendnow

  • @Abdikariinaadan
    @Abdikariinaadan Год назад

    Suugaanta soomaalida

  • @mohakshey4037
    @mohakshey4037 7 месяцев назад

    Rabi wayne haw naxariisto awowgay Xasan madoobe iyo Nuux gaagaale

  • @burcoduurray
    @burcoduurray Год назад +1

    Siciid Dubad Darayo

  • @abdiqanimohamoud2158
    @abdiqanimohamoud2158 Год назад

    Abtiyaashay rageedii nuux gaagaale, xasan madoobe iyo dukaankii madhiiqe, abti soo daa qaar kalena

  • @RaxmaMaxamed-
    @RaxmaMaxamed- 7 месяцев назад

  • @hafiye5622
    @hafiye5622 Год назад

    Sobadi gabayada mr drir

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 4 месяца назад

    SAAFIC

  • @muxiyadinabdi3299
    @muxiyadinabdi3299 Год назад

    Afsomali igu wada cusub

  • @fatahjama6479
    @fatahjama6479 Год назад

    Ma xumid laakiin waad isku dhex qastey wax badanna waad ka tagtey

  • @mursalawil9714
    @mursalawil9714 Год назад

    Warkii mee

  • @qosolkiiaduunkafar8581
    @qosolkiiaduunkafar8581 Год назад

    Soobadi

  • @ifraaxcabdimuxumed
    @ifraaxcabdimuxumed Год назад

    😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @MaxamediIsnacil
    @MaxamediIsnacil 10 месяцев назад