NIMCO DEGAN HEESTII WUU GUDAA JACAYLKU 2020 SHOWGII SOMALILAND IN LONDON

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 162

  • @canabcabdixersi9151
    @canabcabdixersi9151 Год назад +5

    Rabbi ha badbaadiyo walalahena Falatiin.Ameeen

  • @shankaroonland7480
    @shankaroonland7480 2 года назад +1

    Erayadii saxardiid maxamed jabiye Allah naxariis waasaca ha siiyee iyo codkii shankaroon axmed sagal ILAAHAY iyana cimri dheer iyo cibaado suuban ha ugu deeqee laxankii Rashiid Balou isna ILAAHAY naxariis waasaca ha siiyo. Nimco dagan heestii inaabtideed shankaroon si qiimo leh bay u qaaday good job

  • @abdihakiinnour4084
    @abdihakiinnour4084 5 лет назад +8

    Shaqo wayn ayay qabatay nimco Dagan mar hadday heesihii hore boodh ka jaftay👌👌👌👌👍👍👍👍👏👏👏👏

  • @somalilandtayda3765
    @somalilandtayda3765 5 лет назад +7

    Oof caleek nimco degan wax lama bulqaasee sidaasaa hees legend laeyahay loo qaadaa. Heestii inaabtidaa shankaroon axmed sagal si wanaagsan baad u qaaday inaad xusto ayay ahayd

    • @nasroali1188
      @nasroali1188 5 лет назад +1

      Mansha alh ❤️❤️❤️❤️❤️

    • @jablibaax
      @jablibaax 5 лет назад +1

      Shankaroon miyaanay ogaden ahayn

    • @haweeyafanax9093
      @haweeyafanax9093 5 лет назад +1

      Haa waa ogaadeen reer guuleed suldaan ciidagale dhalay. Markaa habluhu waa ilmaabti

    • @jablibaax
      @jablibaax 5 лет назад +1

      @@haweeyafanax9093 ma ilmaabti ruma mise ku 2aad

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 5 лет назад +2

      @@haweeyafanax9093 yes walaaladeedna shankaroon waa sacad muuse reer gadiid iyadana ina suldaan baa dhashay maxamed maxamed suldaan cabdilqaadir waa inaabtigeed reer hargeysa asal ah

  • @kyniyod620
    @kyniyod620 5 лет назад +7

    Masha Allah Nimca Dagan big Star.

  • @DrmukhtaarYousuf
    @DrmukhtaarYousuf 6 месяцев назад +2

    That lady nimco degan absolutely she has the golden voice that identical the legendary and one of the best of waabari shankaroon axmed sagal amazing what a singer

  • @shukrimuuse537
    @shukrimuuse537 5 лет назад +7

    Wow! Maxaa dad qurux badan isku arkay meeshaa alaaya cisik well done intii qaybi ka ahayd😗😗😗😗😗👍👍👍🙌

  • @AbdiNajahDiego
    @AbdiNajahDiego Месяц назад +1

    Heesta waad wada garankartaa lkiin intaan comentiga akhriyayay may garan dhamaan waxa erayadan iyo laxankaba waxa laha abwaankii waynaa xuseen xaaji gujis inta aan garanayn abwaankan wuxuu laha heestii gaasiray inaga yaa inakala guraaya iyo heeso badan oo hirgal

  • @mohamedabdinasir7392
    @mohamedabdinasir7392 3 года назад +2

    Wlhi ninka musica tumayaa waa macalin tolow ma zer mohamud omar baa

  • @dahirfiniin3887
    @dahirfiniin3887 5 лет назад +15

    Masha allah waa gabadha Cod macaan horta anigu waan wataa gabadhan

  • @ahmedlove7960
    @ahmedlove7960 3 года назад +4

    Walli waan jeclahay gabadhii dareenka ila wadaagtay markii iigu horaysay
    Magacedu wa A, walligay ma ilaawayo waa gabadhii ugu joraysay een si dhaba u jeclaaday lkin wakhtiga iyo inaan kla fognahay ayaa nakala geeyay si dhaban u jeclaa gacaliso hadad fariintayda maqasho walli waan ku jeclahay adiguna hay ilaawin sharafeey3💗💗waxaan aaminsana in jacaylka la matali karo lkn gabadha heestan ila wadaagtay waa gabadhii ugu horaysay ee i dareensiisay in aan jacaylka iyo muxibadiisu aanay matalaad galin
    Qoftaasi nolashayda waa saamaysayday lkin inaan nolasheedheda saameyay ma hubo
    Any thinkn I love you

  • @shabcanmohamed2286
    @shabcanmohamed2286 5 лет назад +9

    Quruxda calanka qaranka jamuuriyada somaliland ayan ku indho doogsanayaba anu💚🤍❤

  • @engabdirahmanmohamoud8407
    @engabdirahmanmohamoud8407 Год назад

    Edo Nimco Mohamed Abdi, Sharafi Waa Korkaaga Eddo Qumaneey ♥️

  • @bobplayzroblox8403
    @bobplayzroblox8403 5 лет назад +4

    Mashallah woow nimco mohamed abdi noloow❤️❤️❤️

  • @zeramoudofficial5175
    @zeramoudofficial5175 4 года назад +2

    Mnsha allah horta gabadhan wn wta waa gabadh cod tolmon hore uzoco

  • @AyanAli-bi2rl
    @AyanAli-bi2rl 5 лет назад +11

    Shankaroon Ahmed Sagal iyo Nimco Degan tariikh ku so celis mudnayd ❤

  • @hadew1418
    @hadew1418 4 года назад +3

    My favourite singer i love you nimco cadey.

  • @asmaaden6938
    @asmaaden6938 4 года назад +1

    nimco dagan tagerahagan ahay no cusbonaysii hesi hore 💖💖💖💖

  • @kabsolhome6311
    @kabsolhome6311 4 года назад +1

    wooow mnsha ALLAH
    xasuus bay ahayd runtii

  • @Bashir1119
    @Bashir1119 4 года назад +2

    Best song for ever dagan
    I love it very much

  • @luckyh4131
    @luckyh4131 2 года назад +2

    Old is gold heestii shanka ka roon axmed sagal nimco dagan way cod macaantahay laakiin she’s no shanka roon axmed sagal

  • @suldaankhadar3380
    @suldaankhadar3380 3 года назад +9

    Ereyadii: Abwaan aadan tarabi jaamac
    Laxankii : rashiid bulo
    Codkii: shankaroon axmed sagal
    Renewal: mar 2aad codkii macaana e nimco degan ❤️

    • @qaraamyahan
      @qaraamyahan Год назад

      Saxitaan: Erayada waxa leh Saxardiid Maxamed Cilmi, Jabiye. Tuugna ma xado.

    • @abdikaderadem4278
      @abdikaderadem4278 Год назад +1

      Odayga adaan tarabi waa duni kale tariikh gaara ayuu fanka ku leeyahay

  • @najma8198
    @najma8198 4 года назад

    Naciima waa fanaanda cod macaan lakiin waxa ku nacay qabiilka bes heesteed waan ka hela hore u soco waxa tahay fanaanada cod macaan dagan magaca iyo adiga wa is lee tahay 👌👌👑👑👑🌹🌹🙌🙌🙌

  • @amuunmohamed8364
    @amuunmohamed8364 4 года назад +1

    Illhy haku cafido boqoradaydii ku jecliyaa illhow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @amuunmohamed8364
    @amuunmohamed8364 5 лет назад +7

    Fananad qaran jecliyaa nimco geesiyad

    • @abdirashidkhalid5540
      @abdirashidkhalid5540 2 года назад

      Iyadoo murqaansan baadan arag kkkk waad ka carari lahayd markay kaa aamusi weydo

  • @cawoyusuf-g8c
    @cawoyusuf-g8c 2 года назад

    Naa nadaa adaa ka faaidaysan waayey dee

  • @jimcalemohamed3665
    @jimcalemohamed3665 5 лет назад +6

    Waaaw Nimco dagan inadertay fanan layskama sheegtee waa udhalasho gobtii ciidagale

    • @hudaahmed8833
      @hudaahmed8833 5 лет назад

      Iska daa qadiyada adon xumaan iga arkayn hhhh ciidagale ma dadku wax dheeryahay waa yaabe

    • @jimcalemohamed3665
      @jimcalemohamed3665 5 лет назад

      @@hudaahmed8833 waxbu dheeryay maan odhane inanta uunba sheegay markan heesta macankeda kayaabe way ila martee sikale maha hhhh

    • @hudaahmed8833
      @hudaahmed8833 5 лет назад +1

      @@jimcalemohamed3665 hhhh dee haa wn yaabay lkn waa iska caadi noh haw bixin

    • @ashwaakahmed1434
      @ashwaakahmed1434 5 лет назад +1

      Haa waa gob reer abtiyadi walee waa gobgob dhashy habo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @abdiasis2428
      @abdiasis2428 5 лет назад +1

      Anigoon ciida gale ahayn ayaan hadana reerkaa jeclahy❤❤❤

  • @arawelomakufto8460
    @arawelomakufto8460 5 лет назад +7

    Waaaaaaw boqortooyo nimco degan

  • @na9125
    @na9125 5 лет назад +2

    Manshalllah codaka macan😘😘😘 haaboo

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 5 лет назад +7

    Boqol ka Roon
    Boqoradii Somaliland

  • @cashaxuseen8436
    @cashaxuseen8436 5 лет назад +1

    Wooow best wallshy nimco love u

  • @abshirpepe4130
    @abshirpepe4130 5 лет назад +14

    Heestan waxaa horay u qaaday shankaroon Axmed sagal oo ahyd fanaanad aad looga jaceyl yahay dhamaan dhulka soomalidu dagto

  • @himilopro6861
    @himilopro6861 3 года назад

    Libaaxad horay u soco

  • @faysaliman7202
    @faysaliman7202 4 года назад +1

    WAA ERAYADII SAXARDIID MAXAMED JABIYE ALE HAWNAXARIISTO DHAWAAN AYUU HARGAYSA KU DHINTAY WAXAANA KU CODAYSAY SHANKAROON AXMED SAGAL

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub 3 года назад

      Sxb iska hubso, erayada waxaa leh Abwaan Adan Tarabi, isagaa afkiisa ka sheegay waraysi lala yeeshay

  • @abdisalaancumar8239
    @abdisalaancumar8239 4 года назад

    Heestan shankaroonbaa qaaday erayadii alaayarxamee saxardiid maxamed jabiye laxankii alaha unaxariistee rashiid bulo /ama rashiid baluu

  • @suhrizain4193
    @suhrizain4193 5 лет назад +1

    Manshaa allah nimco noolow cadawgaaguna hajabo ❣❣❣❣👑🌹🌹💋💋💋

  • @Sumaya_iran
    @Sumaya_iran 5 лет назад +14

    Nimco dagan Ku jecliya ☺️

  • @nastexonalka8102
    @nastexonalka8102 5 лет назад +4

    gabdhan hesti anigo genyo ah ku mabaratay 😂😂😂

  • @HuseenOsman-sx6no
    @HuseenOsman-sx6no 10 месяцев назад

    Afar sano daawanayaa nimco dagan codkeedu waa dahabi

  • @ashaabdilahi9914
    @ashaabdilahi9914 9 месяцев назад

    Adaan tarabi jamac

  • @guduudocarwo2717
    @guduudocarwo2717 5 лет назад +8

    Geenya dumar nimca haldhaa ♥️👏

  • @hanamahamed4622
    @hanamahamed4622 3 года назад

    Nimco Degan halkeedaad dhigtay maansha allaa

  • @ashaabdilahi9914
    @ashaabdilahi9914 9 месяцев назад

    Made in somaliland ❤

  • @nasroali1188
    @nasroali1188 5 лет назад +4

    Mansha alh ❤️❤️🌹❤️

  • @z012y
    @z012y 5 лет назад +8

    Fanaanad qaran 💚💬❤️

  • @khadaromar3404
    @khadaromar3404 5 лет назад +5

    Msha allaah 💚

  • @abdirazaktarabi2134
    @abdirazaktarabi2134 2 года назад

    Fanaaaaaanad QaraN nimco degen yaasalaaaaaM

  • @bisharotube6955
    @bisharotube6955 5 лет назад +5

    I like this girl 💕💕💕💕

  • @MaryamOsman-i3l
    @MaryamOsman-i3l Год назад

    Chacylku waa dila qarsoon niyad ahan baad udhimnyzaa lkn qalfoof ahan baad unolaane daciifnimo iyo xnuun daris waad nqonyzan wqti bdn wx kastana way ku dhipyan awoodna malihid MCH CHACYLKA marnba niydyda kama baxdid 🥺💔 dad waan kugu jeclaa walina waan ku jeclhy 20/5/2023 go'anka qadty kuma frxin maqnaantadu xnuun weeyan 😢

  • @xamdadahapo3207
    @xamdadahapo3207 5 лет назад

    Alle ha ku dhawrto nimco dagan quruxdii qaranka somaliland

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 9 месяцев назад +1

    2024😢😢

  • @ashaabdilahi9914
    @ashaabdilahi9914 9 месяцев назад

    Adan tarabi jaamac

  • @ahmedawil4593
    @ahmedawil4593 4 года назад

    heeso waa kuwee hore fanaan kii hore

  • @TablettManyitems
    @TablettManyitems 11 месяцев назад +1

    Xasuusti shankaroon axmed yuusuf sagal🎉❤

  • @istawujama1434
    @istawujama1434 4 года назад

    Shankaron ahmed sagal wa xasuus aad ugu weyn geyiga somalida
    Shankaron waxala odhan jiray ayeyded hoyo Shankaron igare. Wa istawu

  • @bashiirmurzalapdirahman2571
    @bashiirmurzalapdirahman2571 2 года назад

    Inkastuu geyiga
    Uu jiro gayaan
    Waan uga go'ee
    Waxaan goconayaa
    Galabtuu i yidhi
    Aan is guursanee
    Galiilyoodayoo
    La igu guud furyee
    Wuu gudaa jacaylku
    I goysayee.......

  • @munadagan2301
    @munadagan2301 18 дней назад

    Heestan 😢

  • @sacad.naasir
    @sacad.naasir 2 года назад

    waad dedaashay laakiin
    shankaroon gaydhi maysid

  • @hadew1418
    @hadew1418 4 года назад

    Waaw what a song.

  • @khadarcarab8660
    @khadarcarab8660 5 лет назад +1

    Xasuustii shankaroon axmed sagal waaberi

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 5 лет назад +2

    *nimco degan long life*

  • @hodandaud656
    @hodandaud656 5 лет назад +3

    Hees aan jecly weye

  • @roquiaawaleh7181
    @roquiaawaleh7181 5 лет назад +1

    Mashaallh

  • @bisharotube6955
    @bisharotube6955 5 лет назад +4

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰😍😍😍😘😘😘😘😘

  • @qnzacdiyaali5451
    @qnzacdiyaali5451 5 лет назад +14

    London ma somaliland baa leh🤭

    • @hafsahusein8634
      @hafsahusein8634 5 лет назад +3

      Qn zacdiya Ali haaa wllo Eileen waaduriyadiye Meel kasta waa laga so dhaweeyaa waayo waa nasab ❣️❣️❣️ax somaliland

    • @qnzacdiyaali5451
      @qnzacdiyaali5451 5 лет назад +1

      @@hafsahusein8634 Alle habarakeeyo reer ayeeyahay walalo

    • @rahmacookingandbakery8196
      @rahmacookingandbakery8196 5 лет назад

      @@qnzacdiyaali5451 kkk

    • @hamdixiis7418
      @hamdixiis7418 5 лет назад

      Kaligod ma ahan somalida kale ayaa xaflada ka soo qeyb kaleen rer yaa iwacday walee ma tago illahne ima geeyo yaaahuuu inta aad arkeyso maba dhamo ee dadkale ayey ku casumeem kkkk

    • @cashaxuseen8436
      @cashaxuseen8436 5 лет назад

      Haa our home London reer Italy ma nihindee garaadlaay

  • @DhabanKoois
    @DhabanKoois Год назад

    Hodan

  • @bisharotube6955
    @bisharotube6955 5 лет назад +4

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰😍

  • @tawakalcabdicasiisducaale3355
    @tawakalcabdicasiisducaale3355 4 года назад +1

    Fanaanad aad ucod macaan Nimco degan

  • @khadraahmedabdi4443
    @khadraahmedabdi4443 5 лет назад +1

    Fananta🇸🇴🇸🇴 waaa ka wata nimcooy

    • @faysalismail5901
      @faysalismail5901 4 года назад

      maaha reerxamarkii ciridkaoyobiijadaa cadaawaahablihiikutubtu sheegay gaajayahaydacaska.kuxarogoota

  • @sofiahassan7311
    @sofiahassan7311 5 лет назад

    Another best song

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii Год назад

    MAROK waxa kale oyledaha

  • @Ilea2024
    @Ilea2024 5 лет назад +1

    I love you nimco

  • @sacdacali7413
    @sacdacali7413 4 года назад

    Waan kaxumahay nimo

  • @fadxidjmaxamed1919
    @fadxidjmaxamed1919 5 лет назад

    Man's ha aaha

  • @mohamedhassanabdi8850
    @mohamedhassanabdi8850 4 года назад

    Xasuustii Shankaroon Nimco degan

  • @hodanjamal5372
    @hodanjamal5372 5 лет назад +1

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @Inaaomar
    @Inaaomar 5 лет назад +1

    ❤️❤️❤️❤️❤️🔥🔥🔥❤️❤️❤️

  • @iqrayarey3944
    @iqrayarey3944 5 лет назад +4

    Nimco,dagan,masha allah ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @fathiyahashi807
    @fathiyahashi807 4 года назад

    Esh cala

  • @falisabdi3206
    @falisabdi3206 5 лет назад

    Copy. Iga dheeeh. Lakin lasma. Xaqiro. Cod Wey hasaaa heesta Waxa horay u qaday shankaroon axmed 😁😁

  • @ahmedaarshe6299
    @ahmedaarshe6299 4 года назад

    Mansh allh

  • @Ilea2024
    @Ilea2024 5 лет назад

    😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘

  • @shabcanmohamed2286
    @shabcanmohamed2286 5 лет назад

    Cod shidan iyo xasustii shankaroon axmed sagal

  • @kabsolhome6311
    @kabsolhome6311 4 года назад +1

    waxa hore u lahay shankaroon
    oo ahayd fanaaniinta loo jecelyahay gayiga somali dagto AUN beena ahayn

  • @abdirahmaankoronto2597
    @abdirahmaankoronto2597 5 лет назад

    Maxay qayishay Afkeeda day

    • @somalilandpure1461
      @somalilandpure1461 5 лет назад

      Edeb yeelo waryaa

    • @maxamedfaarax2954
      @maxamedfaarax2954 4 года назад

      Anigaa la qayilay nimco degan iyo hooyadaa zxb

    • @abdirahmaankoronto2597
      @abdirahmaankoronto2597 4 года назад

      @@maxamedfaarax2954 Anigu hooyadaa caayi maayo maxaa yeelay jaahil baad tahay nin ragana hooyooyin ma caayo lkn Adiga wuu kaa jeexan yahay baan umalaynayaa

    • @maxamedfaarax2954
      @maxamedfaarax2954 4 года назад

      @@abdirahmaankoronto2597 hadaad been iga moodayso hooyadaa soo waydii aabo weliba nimco degan afkaan ka wasay hooyadaana futadaan ka wasay

  • @iskaashichannel
    @iskaashichannel 5 лет назад +1

    keep going wllo faiza com my video s adina

  • @canabquruxsan5752
    @canabquruxsan5752 3 года назад +1

    Waxkale

  • @sacdacali7413
    @sacdacali7413 4 года назад

    Haa

  • @AdamsZachary
    @AdamsZachary 4 месяца назад

    835 Kertzmann Way

  • @jaaninuur
    @jaaninuur 9 месяцев назад

    😢😢😂😂😂😂😂😂

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 5 лет назад +2

    KAA KOOFIYADA SITAA MA ABUUJA WAAR MIYU HAF MIYIRSADAY

  • @guduudocarwo2717
    @guduudocarwo2717 5 лет назад

    Ax ax ax

  • @rashidabdi9087
    @rashidabdi9087 3 года назад

    Cadimaha

  • @sacdacali7413
    @sacdacali7413 4 года назад

    Ax Ax

  • @zahracabdulahi-bh9fg
    @zahracabdulahi-bh9fg 17 дней назад

    2025 /1/ 17

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii Год назад

    DIBIGA. WAYN i. LOdiisa. MiiYO LAYA

  • @shaakirfarxaansuudi4988
    @shaakirfarxaansuudi4988 2 года назад

    Inta tani soo cusboonaysiinayso heesta maa la waayey gabadh kale oo soo cusboonaysiisa😡😡😡😡

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 5 лет назад

    Acuudu bilaah maxay liqday qofku

    • @misssomaliland6712
      @misssomaliland6712 5 лет назад +1

      Gobad caano geel bay hargaysa hadhwanaahsan ku cabtay inadeer kkkk

    • @jawahirahmed1881
      @jawahirahmed1881 5 лет назад

      Naayaahe waxay liqday wax ay bisinka u qabataye,adigu ka waran ninkii kugu qaatay inanta koowaad kuma jeclee wuu iskala kaa joogaa,umada nabad gali qof kaa sharaf darani ma jiree,ma ilaawo maalin aad dumar ka dhaqaaqday,dhidid qadhmuun ayay kugu xamanayeen,hhhhh qofka sidaa kuu garanaysaan ahaye ka waran badkaan keeni taariikhdaada

  • @fadxidjmaxamed1919
    @fadxidjmaxamed1919 5 лет назад

    Dhilo

  • @cabdiwalicali7628
    @cabdiwalicali7628 5 лет назад

    Habartaan caloosha weyn baanba kadhex arkay cajuuso

    • @ayaanhassan1284
      @ayaanhassan1284 5 лет назад +2

      Kkkkk sakiin liiq

    • @asmahaboon975
      @asmahaboon975 5 лет назад +1

      Pro Kuma aqaan igana raali noqo lkn dumarka aniga xagayga waxan u aqaan dad ilaahay sharfay soon afka lagu taagi Karin waxay doonto ha ahaato lkn waa dumar darajada dumar nimana Alla gaar u garameyay wayka a dhacday

    • @mahadomuhubo7617
      @mahadomuhubo7617 5 лет назад

      @@asmahaboon975 fariid