PRANK// AMIIRA QURUX AAN KORONTO KU QABTAY ISMA DHEHENIN SIDAAN AYAY….?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 510

  • @kingceyda2780
    @kingceyda2780  Год назад +223

    Part4 yaso qabta

  • @Samiirofarxaan12
    @Samiirofarxaan12 Год назад +235

    Hadaad ujeedo magaca Allah love saar ❤❤❤❤❤

  • @isseabdiisseabdi7560
    @isseabdiisseabdi7560 Год назад +27

    Jah adunka cunug le kuleyahay raja kaqaba kulaha amiro hoyonimo is not easy ❤❤❤

  • @XamdaDaud-j8l
    @XamdaDaud-j8l 8 месяцев назад +20

    Amiir iyo cayda way is jecelyihin❤❤amiir

  • @sergio-hy5hn
    @sergio-hy5hn Год назад +18

    Wll kusali xabiibkeena csw scw أللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم و على ال ابراهيم انك حميد مجيد 💚💙💜💜💙💚

  • @daarulkheeyr2798
    @daarulkheeyr2798 Год назад +75

    Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨

  • @farxiyomacalin91
    @farxiyomacalin91 Год назад +43

    Aanku salino nabigeena muxammad scw scw 🥰🥰🥰

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz Год назад +32

    Sorry Abayo Amiira Qurux os funny 😂😂 soo qabo Armaan iinashaallah Hormar wacaan wll cimri dheer iyo caafimad Allah idin siiyo aamiin wll king ceyda guuleyso wll qalii team 27 🥰🥰Allah idin xifidayo amiin aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰🥰👍

  • @fihiimaaxmed2992
    @fihiimaaxmed2992 Год назад +24

    Ceydow dhibka Joji poweh 😂 keep going brother 🥰

  • @zakiahmed4134
    @zakiahmed4134 Год назад +34

    Queen 👑 amiiro is not easy😂😂😂

  • @sumayosusu1546
    @sumayosusu1546 Год назад +14

    Allh caawa saa ufuuralee amiiraa waa iga qoslisay wallhi😂😂😂

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 Год назад +42

    YAA ILA ARKYY QOFKA DAHA KA MUQADYY 😂😂😂😂😂😂

  • @SuleekhaAbdiRahman
    @SuleekhaAbdiRahman Год назад +11

    Al cayda dhib badanaa xalay cumeer cawanah amiira ❤❤❤

  • @Quruxiyocaafimaad
    @Quruxiyocaafimaad Год назад +22

    Armaan ma jeclo in amira laga qeylasiiyo 😂😂😂❤ daaha gadashiis kaso fiirinoya 😂😂😂

  • @fardowsoqurux-w2h
    @fardowsoqurux-w2h Год назад +16

    Amiira qurux is not easy❤❤😂😂😊🎉

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 Год назад +14

    Ala amiira qosolka iga dhameesey😂😂

  • @Zuhur634
    @Zuhur634 Год назад +7

    Wow ceyda keep going pro and amiira qurux

  • @IsmailApiip
    @IsmailApiip Год назад +3

    Jalan jiga caga soo sameey king cayda

  • @muunamaxamed9466
    @muunamaxamed9466 Год назад +6

    Team ceyda maranaba noo hoos guulayso❤️💪

  • @ANASIBRAHIMDJAMAAnas
    @ANASIBRAHIMDJAMAAnas Год назад +5

    Wlhi amira qosolki adunka waye😂

  • @Jamaalkinboy
    @Jamaalkinboy 9 месяцев назад +3

    Team qab qab is not easy wllhi 😂😂😂

  • @CabdimaalikCabdi-on8zk
    @CabdimaalikCabdi-on8zk Год назад +6

    Part4 arimaheena soo qabo bro❤️💪💪
    This is funny Vidio 😂😂

  • @ismailmahamedjogow5525
    @ismailmahamedjogow5525 Год назад +11

    Amiira funny waaye 😂😂

  • @Shamshambbe-vx7jd
    @Shamshambbe-vx7jd 9 месяцев назад +2

    Team qabqab is not easy walhi qosolki dan uigadamathe margastoo wax isla soduwa wan nidagera ilhi hanibarekeyo

  • @caishaahmed5925
    @caishaahmed5925 Год назад +11

    8:54 waye qofka daha gadashi tagan😂😂

  • @craxmaansharafoow
    @craxmaansharafoow Год назад +2

    Waxaa soo qabataavcumeer big fan

  • @sumayamohamed3274
    @sumayamohamed3274 Год назад +53

    King cayda is not easy its so funny 😄😂😂

  • @ahmettjclow
    @ahmettjclow Год назад +3

    King ceyda noosooqabo kooko waa codsi ❤❤❤❤😮😮😮

  • @bardaaleabdi285
    @bardaaleabdi285 Год назад +4

    Koko yaso qabta bro woow super vidéo fourn Djibouti 🇩🇯 ❤

  • @HoodoInamacalin
    @HoodoInamacalin Год назад +1

    Quen and my king cayeda waan in jeclahay

  • @leylaGongabe
    @leylaGongabe 6 месяцев назад +1

    King ceyda is not easy brother❤❤❤

  • @halimahalimaguure3331
    @halimahalimaguure3331 Год назад +13

    Part 4 arimaheena HEHEHE 😂

  • @Nimciitaahmedmohamed
    @Nimciitaahmedmohamed Год назад +3

    Wllky King cayda dhibka cumera lagu ogaa adna maku daran cml❤❤

  • @faadumocabdule8645
    @faadumocabdule8645 Год назад +1

    Alla daamankaa idaalay saan uqoslaaye

  • @aliderie4978
    @aliderie4978 Год назад +1

    Ammira iyo ceyda was lama seydan isko dayo waxa nacala sheydan kuyaale horey usoco inshaa allaah

  • @Bileyarre
    @Bileyarre 9 месяцев назад +2

    Next koko😂😂 prank

  • @umulkheir93-jb5eg
    @umulkheir93-jb5eg Год назад +4

    Keep going brother

  • @neima837
    @neima837 7 месяцев назад +3

    Amira qurux ❤❤❤

  • @khadrakhaliifdheeman1469
    @khadrakhaliifdheeman1469 Год назад +3

    😂😂😂😂😂😂😂
    Inta vadio socdayba wn qosolyay amiira dhib badana

  • @Maado-vb4vz
    @Maado-vb4vz 7 месяцев назад +1

    Ceyda magacaaga vcaadiga waa maxay😊

  • @RuqiyoXasan-i2t
    @RuqiyoXasan-i2t 9 месяцев назад

    Ceyda macwiis waakuugu Soo baxdaa e Soo gasho

  • @canabcali5917
    @canabcali5917 Год назад +6

    Amiira wey fargatay lagu lahaa 😂😂😂

  • @Xamsemaxamed-dq3qf
    @Xamsemaxamed-dq3qf 6 месяцев назад +1

    Ceyda asxbtada maku sobiri kara apo

  • @maxamedxusen2441
    @maxamedxusen2441 Год назад +3

    Qofka ugu horey yes hhh🎉❤

  • @najaxabuker972
    @najaxabuker972 Год назад +12

    Amiira wadno aan kusoo gadaa cabdule shideeye barito Yaa kuugu Soo dhiiba😂😂

  • @aadanasensio2352
    @aadanasensio2352 Год назад +4

    Amiira Ka yareey korontada ❤

  • @SuldaandaahirSuldaandaahir
    @SuldaandaahirSuldaandaahir 2 месяца назад

    Keep going ceyda ❤❤❤❤❤

  • @AyuubMaxamed-uh5wt
    @AyuubMaxamed-uh5wt Год назад +4

    Baxar waaban ku jiraabe amiira is not . easy😂

  • @aishacabdiqaadir646
    @aishacabdiqaadir646 Год назад +1

    Amiira owlii miyaa tolow m.a waxey ogthy okale ayey u cabsaneysi wllhi ❤

  • @MahdiaAbdirahman-l2t
    @MahdiaAbdirahman-l2t Месяц назад

    You two are a couple

  • @AadenCaliAaden
    @AadenCaliAaden 6 месяцев назад +1

    Amiira isn't easy ❤

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 6 месяцев назад

    Amiira qosolkii iga dhamesay😂😂😂

  • @youtubermaahir5932
    @youtubermaahir5932 Год назад +5

    Amiira aadpa u taagera 😢❤

  • @raxmomacalin-rn2km
    @raxmomacalin-rn2km Год назад

    Cayda ayaaniita aawe waan uxiisnee we soon qobo aboowe

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 Год назад +3

    Amiira sidey uso dhahshay la dhahy😂 saan dhan ubaqoso😂

  • @Sucdiqurux81
    @Sucdiqurux81 8 месяцев назад +2

    Sorry Amiro qurux ❤😂

  • @c.c.g.1464
    @c.c.g.1464 Год назад

    Kalmadaa anta malaka waa eray Greece ah wana kal mad ah waxad tahay yancni qof aad uxun oo udhigma wasakh ah ma garac ah

  • @liibaancadde2731
    @liibaancadde2731 Год назад +3

    Amiiro 1cunug aan dhalay aaaaa😢

  • @anjalii-t6n
    @anjalii-t6n Год назад +3

    Amiira qurux geesiyada❤❤❤

  • @amalqurax4375
    @amalqurax4375 Год назад +2

    Kip going king 👑

  • @aminoyuusuf8023
    @aminoyuusuf8023 Год назад

    King ceyda 🎉amiiro qurux

  • @Kingsale-b9c
    @Kingsale-b9c 7 месяцев назад +1

    Team Amiira qurux is not easy 😂😂😂😂

  • @Mss__Mayma
    @Mss__Mayma Год назад +1

    Keep going pro🤴✌️

  • @bishaaroyuusuf-vv1ge
    @bishaaroyuusuf-vv1ge Год назад +1

    Kingcayda😅😮🎉🎉😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @raxmomacalin-rn2km
    @raxmomacalin-rn2km Год назад

    All cadow dhib badanidaa niyow shalay ayaaniita hadana amiira qurux

  • @abdimohamedsiad9294
    @abdimohamedsiad9294 Год назад

    Horumar wacan allow sahal amuuraha (arkaa milkiile)

  • @Mowbinali
    @Mowbinali Год назад +2

    fiiri dadkan ma fir sadan miya chanalkaga nagadaya dhesha😅😅

  • @Clkariin
    @Clkariin Год назад +1

    Asad hajio plz😢😢😢😢😢

  • @farhiadhamac4538
    @farhiadhamac4538 Год назад +1

    Qofkii uhoreyey❤❤❤ keeping

  • @sabriinneero8624
    @sabriinneero8624 Год назад

    FuLaynimdii Oo qofa weeye ano dawanya hdna si uga cabsanyey😂😂😂

  • @Abdifitah.mohamed
    @Abdifitah.mohamed Год назад +2

    Ceyda sxb sare ifraax khalif so so qabo wa fuleey😂 😂😂 1:24

  • @khadarfaysal-zn1rq
    @khadarfaysal-zn1rq Год назад

    koko ku soo sameer pro

  • @DeeqaYar-fr5dl
    @DeeqaYar-fr5dl 6 месяцев назад

    Asad ma jiro walaalo yaal❤❤

  • @luulabdikheyre7263
    @luulabdikheyre7263 Год назад

    Ala says inaa ugasho meheen maskiinta ceyda xaasid

  • @cabiiriphan3338
    @cabiiriphan3338 5 месяцев назад

    Sundus so qabo ceyda way naga qosolsiinaysaa😂😂😂

  • @wardosharifmuse6636
    @wardosharifmuse6636 Год назад +2

    qofka daaha isha mesha kusoo xadooyo yaa waaye ijawaab bo😅

  • @wllkanolosha
    @wllkanolosha Год назад +1

    Asxabta faar daha ya ila arke 🫣😂😂😂

  • @sakariyemohaahmed-bn8rd
    @sakariyemohaahmed-bn8rd Год назад

    Team goat ceyda

  • @MohamedNuh-d1y
    @MohamedNuh-d1y Год назад +1

    Amiro fuli waye isnacdi😭😭😭

  • @IqraNashaad-xu7zg
    @IqraNashaad-xu7zg Год назад +2

    Cayda plzzzz nosoo qabo ifraax khlaiiif abowe waan ku baryaaa wlhi wan jeclahay gabdhaas qosolkeeda io qeyladeeda 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @apdihakimofficial4162
    @apdihakimofficial4162 Год назад +1

    Sxbkey tiina farey maxaa. Isku dac miyaa jiro

  • @CabdimaalikcabdiShiikh-sf6xs
    @CabdimaalikcabdiShiikh-sf6xs Год назад

    Part4 arimaheena soo qabo

  • @AichaOmar-d3k
    @AichaOmar-d3k 6 месяцев назад

    Jah isku wara😊❤

  • @ÀzizaMuad-u1f
    @ÀzizaMuad-u1f Год назад

    King ceyda ahey 😅 iyo amira quruh salan sare

  • @Suuraley-sg6lt
    @Suuraley-sg6lt Год назад +3

    Amira shactiroley😂 gesiyada😂😂😂

  • @umulkheir93-jb5eg
    @umulkheir93-jb5eg Год назад

    Waw today am the first person 😊

  • @cabiiriphan3338
    @cabiiriphan3338 5 месяцев назад

    Amiira kulaha hal cunug lee qabaa aduunka rajo kalayahy 🎉😂😂😂😂😂😂😂

  • @raxmomacalin-rn2km
    @raxmomacalin-rn2km Год назад

    Cayda arimaheena noo sooqobo noo aboow

  • @Mariam-k3p
    @Mariam-k3p 8 месяцев назад

    0:36 ❤❤❤

  • @musharafmahamudabdilaahi8055
    @musharafmahamudabdilaahi8055 Год назад

    arimaheena next ka dhig taliyow

  • @raxmiita8r384
    @raxmiita8r384 Год назад +7

    Filmka arday ma so dawaty😂😂

  • @sihaamcali991
    @sihaamcali991 Год назад

    Ceyda editing boy 🥰

  • @Hamthan_
    @Hamthan_ Год назад +1

    Yaa waye qofka gadaal isha kaso tuuranaya 😅😅😂😂😂

  • @zamzamqueenzamia4019
    @zamzamqueenzamia4019 Год назад

    Keep going my brother king Ceyda 😂😂😂😂😂😂😂😂kkkkkkkk

  • @deeqosharwac9017
    @deeqosharwac9017 Год назад

    Amiro wabA iska jclahay ❤😮😮

  • @saabirin690
    @saabirin690 Год назад +4

    Amiira qorox saana cawa DHAN aa sugayay😂

    • @Kiki_afcad-m7c
      @Kiki_afcad-m7c Год назад

      Naa maa iska bootisid intaas dhan maxaa usuge 😂

    • @nasapohmalapoh6664
      @nasapohmalapoh6664 Год назад

      @@Kiki_afcad-m7c dulqadka mapa lihin Halka ugu danpesa ayan geysaney 😂😂😂😂

    • @Kiki_afcad-m7c
      @Kiki_afcad-m7c Год назад

      @@nasapohmalapoh6664 haa walahi same 😭😂

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 Год назад

    Waa wax ay isla ogyihin Sheeko

  • @PP-fw9ii
    @PP-fw9ii 7 месяцев назад +1

    Amira gesi 😂😂😂😂

  • @Zaprin7056
    @Zaprin7056 Год назад +2

    Hal cunug lee dhalay adunka raja ka leyahay😭😂😂😂

  • @hawokayf1795
    @hawokayf1795 Год назад

    Hhhhh amiira qosolkii bay iga dhamaysey