maalmihii nolosheena ruwayadii xaasid

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • ila qosol, naciimo jookar ruwaayad

Комментарии • 598

  • @naciimojookar1470
    @naciimojookar1470  4 года назад +210

    Kuli waan idiin saaray subscribe insha allah

  • @salmaanabdiaziiz9001
    @salmaanabdiaziiz9001 4 года назад +351

    Gabdhaheena somaliya wlhi waa gabdhaha aduunka ogu quruxda badan in aan wllkiina somaliyeed ahado wlhi wan ku farxsnhy waxn hubaa kun like isineysan my queen's somaliya 🇸🇴🇸🇴🙏❤❤❤💘

    • @khadradawoa2750
      @khadradawoa2750 4 года назад +2

      Mahadsanid wll qaali ah ❤️

    • @zoyaquruux1466
      @zoyaquruux1466 4 года назад +3

      Masha allah amaanta afkaga cano iyo malab

    • @nasramaxamud5194
      @nasramaxamud5194 4 года назад +2

      thankz wallky

    • @susumohaamin9006
      @susumohaamin9006 4 года назад +1

      Mhdsnid boowe kun kabadana mudantahy wlh alla cisag

    • @zeynomer8236
      @zeynomer8236 4 года назад +7

      Kkk like darteed miyaa noo amaantayy😛 just kidding

  • @libaaxadaleertajiifta7125
    @libaaxadaleertajiifta7125 4 года назад +50

    Ku jeclahay nimco jookarey inta jiifku daawaneysa like isaara is muujiya

  • @misshida7716
    @misshida7716 4 года назад +57

    Asxaabta team nacima jookar iso duceeya muraad ayaa leehay Allah dartiis 😭🙏

    • @shamsoaxmed866
      @shamsoaxmed866 4 года назад +1

      illahay hakuu sahlo wll muradkaaga

    • @ikraamnuur4079
      @ikraamnuur4079 4 года назад +1

      Illhay haku sahlo.muradkaga wllo

    • @anisayubafnan.squadultimat1716
      @anisayubafnan.squadultimat1716 4 года назад +1

      Hibo Cali allaha ku sahlo abayo

    • @aburahima
      @aburahima 4 года назад +1

      Hibo Cali isoboqo iyo Subscribe ii saar

    • @misshida7716
      @misshida7716 4 года назад +1

      @@shamsoaxmed866 Amiin yaarabi abaayo adna waxaa jeceshahay Allah haku siiyo

  • @ismailnasri9936
    @ismailnasri9936 4 года назад +10

    Naciimo Jokar waa qofka kaliyee soomaalida ugu qosolka badan ugu riwaayadaha jilida taqaan.
    Nacimo hore u soco hahaha
    hanaga joojin.

  • @shukribirimo2819
    @shukribirimo2819 4 года назад +10

    Caawa reer muqdisho roob iyo qaboow ayaan heysanaa alxm alxm alxm naciimo jookar keep going sister💋💋❤❤❤

    • @ikraamnuur4079
      @ikraamnuur4079 4 года назад +2

      Mansha allah alle ha idin siyadiyo wllo sido kale roob iyo qabow hargaysa

  • @samiirabdichannel7107
    @samiirabdichannel7107 4 года назад +27

    Wllalylow si niyad ah iigu soo duceeya far baa nabar iga sobaxaye😭😰😭😰😭😰😭😰😭😰😭😰😭😰

  • @abdallamohamoudabdi4095
    @abdallamohamoudabdi4095 4 года назад +8

    Walaashay naciimo horo usoco
    Nacabka ha ujoojin ❤❤❤❤👑👑👑👑👍👍👍👍👏👏👏👏

  • @najmaabdiwali1641
    @najmaabdiwali1641 4 года назад +60

    Rer xmar roob rob wngsn❤️❤️🌧🌧🌧

  • @zeynomer8236
    @zeynomer8236 4 года назад +5

    Wallahi waxey isoo xasuusisay gabadh aan cawin jiray wax inaa uqoro ama uxareyoo markaas waxey I oran jirtay “waan aqaanaa waxaane madaxaa ixanuunayaa inaan isdhiba majecli” kkk gabar qalbi wanagsan bey aheedse xasan maheyne waxe Ka xishooneysay in gabadh asaageda cawinad weydisato anigana waan Ka bootin jiray waligey kuma qarxin hehehe

    • @cadeeya5211
      @cadeeya5211 4 года назад +1

      Ma aqaano ma ceeb baa ma aqaano wax bad ku baranee

    • @zeynomer8236
      @zeynomer8236 4 года назад

      Dhirigalin Dhirigalin kk dadka qaar we Ka xishoodaan, mustaxyi iyo
      Mutakabbir la yatacallamaan mala dhahijirinooo

  • @abdullahishhussein9759
    @abdullahishhussein9759 4 года назад +52

    Nimo jokar please don’t look the camera it’s not professional.
    Sida kale waa nice I liked

    • @aburahima
      @aburahima 4 года назад

      al masuuliyah masuul isoboqo iyo Subscribe ii saar

  • @xawoxasan7623
    @xawoxasan7623 4 года назад +57

    Muqdisha iyo roob caaawa allaha noo siyaaadiyo jokar hormar wacan cadeey

  • @naimanalka8441
    @naimanalka8441 4 года назад +7

    Camerada isha ku heysid iska dhaf jookar best actress tahy camerada hafiirin sida qof camera hada ugu horyso keepgoing

  • @hodansaciid8706
    @hodansaciid8706 4 года назад +2

    Omg naciimo jokar waa ku jacayl ahay best Somali comedian wale guuleyso huuno ❤️❤️

  • @cadarmaxamud222
    @cadarmaxamud222 4 года назад +5

    Masha alah naciima ilaahey amarkiis ayada lee inan fiirsado dhageysto aan iska jeclahay dadka kle warkoda iguma socdo wlhi

  • @canadacanada9133
    @canadacanada9133 3 года назад

    naciimo jookar horay uu soco my favorite Star

  • @mohamedhussein8000
    @mohamedhussein8000 4 года назад

    Naciimo jookar waa gabar soomaali oo idil waxkabadashay Abaayo we love you as our sister

    • @asmaa5466
      @asmaa5466 Год назад

      Maxay somalie ka badashay

  • @aichaafricainegirl4972
    @aichaafricainegirl4972 4 года назад +7

    allah walashay naima maha xal xays laga haya waxasa la dhaha haybad keep going sister 😍

  • @zahraosman3216
    @zahraosman3216 4 года назад +6

    Omg I have a friend waxkasta aan uga sheekeeyo waa igu dhacday dhahda kk every thing is about her subxaanalaa

  • @farhandouh5009
    @farhandouh5009 4 года назад +2

    Mansha Allah Nimco jokor iyo dhamaan Bahda Maalmihii nolasheena SALAAN GOBEED

  • @msomahy9087
    @msomahy9087 4 года назад +2

    Ilaaahaa iga madooobeyay kulahaa 😂😂😂😂😂 naciiimo qosol kaliya waye wlhi

  • @samiraaragsan5054
    @samiraaragsan5054 4 года назад +1

    Kkkkk wixi oo dhan naxdin maa ku ilowday fariiid bilaamed far ka haayu aayowtay saasta ky weelas naema 😍😍😍

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 года назад +1

    Waaaaaâaaaaw yaaaaaaaaaasalm naciimo ruwaaydi malmahen noloshen wllhi waaruwayda aaad umacaaan noloso dhaqso wllo✅🤗😜😍😍😂😂😂

  • @Sharoobo
    @Sharoobo 4 года назад +11

    Dhag balaarey mid buuran bad noo keente war team malmahi noloshena 👉🤙

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 4 года назад +2

    Salaan sare dhamaantiin Maasha alaah reer jooker

  • @khadarciiltire1276
    @khadarciiltire1276 4 года назад +1

    Quruxbadan qiima badan naciimooy malaguu sheegay inaan aad aad kuujeclahay❤️💯💕💯🌹💯🌷

  • @najmacabdiwali163
    @najmacabdiwali163 4 года назад +3

    Niciimooy wlhi waan kuugu xiranahay ee waqti nasii hadaan taageerahaaga nahay abyo oo riwaayadihii surmindi noo soo badi barnaamishkii #la #caweey #jookar maxaa ku dhacay weekaan noo ma aadan sameyne

  • @Multipurpose_Channel
    @Multipurpose_Channel 2 года назад

    Namiica hadye is the most funniest person. She is the ingredient of all of the comedies. She is hilarious.

  • @falastiinahmed342
    @falastiinahmed342 4 года назад +1

    Thanks naciimo jookar i love you so much walahai waxa dahayh qof kali ika qosoloyo

  • @nimcocali1371
    @nimcocali1371 4 года назад +3

    macantadeydii jookar allah maxaan.ku xisay ruwayadahagiii allow nokaaa daaaa💋💋💋💋💋💋💋💜💜💜💚💚💜💜quruxleydeydiiiii naciiimo cadey

  • @qalanjoxasan2212
    @qalanjoxasan2212 4 года назад +1

    😂😂🙄🤣🤣Naagta kalia iaga qoslida nimco nolsha kuma xumeeso😍😚😚😚💞💗👏👏👏

  • @sodabiryar7580
    @sodabiryar7580 4 года назад +3

    Manshaaalh ilahyow xafido naciimo inshaaaaalh

  • @xamdaanahmed9944
    @xamdaanahmed9944 4 года назад +2

    Masha Allah huuno wlhi waan kuxisnay and you really make my day mahadsanid😆😆

  • @samiranuur7052
    @samiranuur7052 4 года назад

    Ala wlhi naimo jookar wn jclhy wlhi malintan Marekanka imado wan la kulmaya insha allha abyo wn ku jclhy quen ❤️❤️❤️👍👍👑

  • @shamsoelmiofficial512
    @shamsoelmiofficial512 4 года назад +4

    Kkkk joker shactiradeeda jecliyaa alaha kuxafido abyo💋💋❤❤

    • @aburahima
      @aburahima 4 года назад +1

      Shamso elmi official isoboqo

  • @nehaalabdi1396
    @nehaalabdi1396 4 года назад +1

    Ruwayadan aad oga helaa thanks sis

  • @istarmaxamed1702
    @istarmaxamed1702 4 года назад +1

    Waryada gabadha lik ugu deqa nasab waye naciime aniga isaar intaad iskadey saan

  • @nagwamohamed1288
    @nagwamohamed1288 4 года назад +8

    Dadka see you again ka ah ask the problem 😂😂😂 nacima umadeena maaha.

  • @asmoqurux4735
    @asmoqurux4735 4 года назад +1

    Nacimo walalo wan ku rab halke kahel walalo aniga wiil ku dhibayo ma ihi waxan ahay Gabar Nacimo cadey

  • @nastehoabdulahi8030
    @nastehoabdulahi8030 4 года назад +6

    Naagtaa dunida kaliged iga qosliso wlllhy saaan kujclhy ilhy og laaadheere ilhy maalin hana kulmiyo 🌹🌹🌹🌹

    • @aburahima
      @aburahima 4 года назад

      NASTEHO ABDULAHI isoboqo iyo Subscribe ii saar

  • @aminaaden5046
    @aminaaden5046 4 года назад +1

    Hahahahahahahha wallahi I can't stop laughing. Nacimo u are very funny wallahi.😂😂😂😂

  • @ibtisaamcaddey8657
    @ibtisaamcaddey8657 4 года назад +3

    😂😂😂Allah naima wllh wad iga qoslisay masha allh

  • @mohanmoha3468
    @mohanmoha3468 3 года назад

    Waxaa cajiib ah macnaha ruwaayada iyo qaabka wajigeeda ay ugumuujinayso Darren ahaan waxaad moodaa xaasid run ah 🥰🥰🥰

  • @susuumoha6879
    @susuumoha6879 4 года назад +10

    Alla somalidu xaasid sanaa oo qof miskiina u daranaaa walee ima gaadaan dadka see you again kaa wax ka xaasidsan 😂😂😂😂😂😂😂

    • @mariosalus2779
      @mariosalus2779 4 года назад +1

      Nin lacag leh ban ahy ee ila so xidhiidh
      Hadii aad lacag jcshahy
      Lkn shuruud hadii aad dhanto taqaano wan ku guursan
      Inta kali ah shuruud kaga dhigi

    • @rahmoahmed2805
      @rahmoahmed2805 4 года назад +2

      @@mariosalus2779 hno anigna aqana dirgax wn jabin aqana 🤣🤣

    • @mariosalus2779
      @mariosalus2779 4 года назад +1

      @@rahmoahmed2805
      So dhawoow hadii aad taqano
      Instagram kyga igala so xidhiidh
      Waxaa ku qoran
      Amiirsomali 😍✌

    • @rahmoahmed2805
      @rahmoahmed2805 4 года назад +1

      @@mariosalus2779 hunow Instagram ma haysto 🙈

    • @mariosalus2779
      @mariosalus2779 4 года назад +1

      @@rahmoahmed2805 xagee marka adoo dhantaynaya iiga so diri se wax uwadaa 😁

  • @ifrahabdirahman4302
    @ifrahabdirahman4302 4 года назад +2

    Jookar kal io laab iiga qoslisaa mhdsnid abyo mcn 💋♥️🔥xanda ayadoo fresh ah ayee gudbinee jookar caadi ma tihid 🤣🤣🤪🤪🤪inta xamar joogto nicmada illhey ila qeebsaday like iisaara

  • @manalqurux2199
    @manalqurux2199 4 года назад +10

    Wale qof igamahoreyo igadambeyoow like dhac dhac

    • @aburahima
      @aburahima 4 года назад

      Leyla Ali isoboqo iyo Subscribe ii saar

  • @farhiyoyusuf4888
    @farhiyoyusuf4888 4 года назад +1

    Kkkkk su aallbadanaa gabadha habaryarta u aheyy we love you 😍

  • @samiya8973
    @samiya8973 4 года назад +6

    Allah maxan u xiisay malkmihii noloshena mahadsanid cdy❤ madama aad nosodeyse 👏👏👏

  • @leylomaxamd3220
    @leylomaxamd3220 4 года назад

    Jokareey amaan kulama kaare waxaan kaa rabnaa maalmhn laguma argin noo soo badi walaaley qeybta labaad adaa naga qosliya wlhi hhhhhh horay usoco ina adeer

  • @uksoma927
    @uksoma927 4 года назад +2

    Mashallah my beautiful sisters i love your family

  • @WaayeelLyrics
    @WaayeelLyrics 4 года назад +3

    ''NACIIMO SLASH'' You Made My Day Wlhi😂

    • @somalimediaproduction5682
      @somalimediaproduction5682 4 года назад

      Nimco jokar waxkallatahy xanta wa udhalatay ruwayad kalliya kamaha nosobadi sxby

  • @almaslv3134
    @almaslv3134 4 года назад +5

    Application indhaha ku buxsan jire 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @shukrimohaa5314
    @shukrimohaa5314 4 года назад +2

    Nin duca qaba oo hoyadi iyo abihi uduceeyan iguduceeya

  • @abdifatahabdilahi7215
    @abdifatahabdilahi7215 4 года назад +1

    Mansha alh niciimo keep going wllshy

  • @fatimasaid6326
    @fatimasaid6326 4 года назад +6

    Boqorad Naciimo jokar ❤❤❤

  • @salmaahmed639
    @salmaahmed639 4 года назад

    Niciima jocar walhi qof illahy xigmad siiyy halkeeda eray waan ku qoslaaa🥰❤

  • @XamdiKalgacalHamdihalgan
    @XamdiKalgacalHamdihalgan 4 года назад

    Mansha alah sxb nacima

  • @somalilanderdhaba6133
    @somalilanderdhaba6133 4 года назад

    Wleeh gabadhan nicima joker la matalayza waanba ka helay indhaheda macha allah

  • @anisaabdihusein6699
    @anisaabdihusein6699 4 года назад +10

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
    Wixii ay baratoo dhan ilaa uga dhacay
    Jiifkaa looga xaday🤣🤣

    • @munaabdi9604
      @munaabdi9604 3 года назад

      Kkkk haa wlle kkkk jookar naag adag

  • @aishabintumohamedamatalaah6919
    @aishabintumohamedamatalaah6919 4 года назад

    Soomalidu mashquul badnaa maxaa ka galey camerada hadey fiiriso io hadii kleba mashquulka naga daaya naciimadeydaH caashaqa hore u soco 😘😍🌷😍😘

  • @sacdiyoxassan4574
    @sacdiyoxassan4574 4 года назад +1

    Nimcadey cashaqa sodhawaw wan kuxisnay sharafeey 💔💔💔💔💔 kuma weyno

  • @fartunabdi9174
    @fartunabdi9174 4 года назад +1

    5sano ayaa ku barty try again ban ahy adne say wlh jookar Allah ku xafido

  • @mulkiaden3550
    @mulkiaden3550 4 года назад +1

    Subxanallah islamaha wallahi waa sidaan way keentay

  • @Itzmeahmet
    @Itzmeahmet 4 года назад +7

    Hhhhh she is so funny 😂 jookar

  • @batulamursal4069
    @batulamursal4069 4 года назад

    Naciimo riwaayadahaaga waa heer sare, laakin codkaa hooseeya, fadlan hadda ka dib kor isu soo qaada adiga iyo saaxiibadaa

  • @ssjdnndurjrru3547
    @ssjdnndurjrru3547 4 года назад +4

    Nacimo abaayo wlahi wakugu heysta ilahey haika xafido xppti

  • @munitasaid6369
    @munitasaid6369 4 года назад +1

    Waa wax jiro naciimo naag nool👍👏👏

  • @maxamedabukarkarama8724
    @maxamedabukarkarama8724 4 года назад +1

    Niciima waaba igugu baxdaa qosolkeeda keep going caddey

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 4 года назад

    Mashalah mashalah nimco jooker waan jeclahayi waa funny

  • @ladanahmed865
    @ladanahmed865 4 года назад +2

    Nicimo jookar waligay ma shaqaysan malina ma qadin laandheerenimo kkkkk ilahay haku sharfo nicimo

  • @dheymanibrahim8168
    @dheymanibrahim8168 4 года назад +1

    Masha Allah u funny xabibti horay usoco

  • @nasraabassnasraabass1888
    @nasraabassnasraabass1888 4 года назад +1

    Jokar love you so much walahi

  • @timaweynechannel3032
    @timaweynechannel3032 4 года назад +1

    codkiina wuu gaban yahay taasi ruwaayad nuxurki ayay ka siibtay
    tan labaad camerada ayaan eegayseen taasna flop ayay ka dhigtay jiliinka labadaas qalad ha samaynin markale

  • @oubahwarda4286
    @oubahwarda4286 4 года назад +1

    Nicimo wle waxa lagugu xasuusanaya Saado CaliAUN

  • @inaali1101
    @inaali1101 4 года назад +2

    Nacima cilanka hal gacan ma adaa marsaty

  • @hibaqxussen8390
    @hibaqxussen8390 4 года назад

    Nacimo runti adaban kutagera horay usoco abayo

  • @SM-qx5he
    @SM-qx5he 4 года назад +4

    Jokar waa mucjiso kuteh anaaba south joogee! Kkkkkkk adiga madooqiisaadtahay kkkkk

  • @filsanaxmed2233
    @filsanaxmed2233 4 года назад

    Mahadsanid qebta kalo noogali xabbti

  • @mariaassir2448
    @mariaassir2448 4 года назад +1

    Nice

  • @munadahirabdulle3033
    @munadahirabdulle3033 4 года назад +3

    Qofki 8aaad waa hbnki ugu horeysay aan markiba dawada😂✋

    • @aburahima
      @aburahima 4 года назад

      Muna Kabayare isoboqo iyo Subscribe ii saar

  • @fathiabdirizak5745
    @fathiabdirizak5745 4 года назад +2

    Kkkk Naciimo Jookar Waleh Naago Badan Bay Matashaa oo Soomaaliyeed Waa Noocaan oo Miiran

  • @umusaidchannel
    @umusaidchannel 4 года назад +2

    Halsanaan kula socda like ta kama tago lkn comment ga uma badni

  • @qurixiwaafarakuhayn7107
    @qurixiwaafarakuhayn7107 4 года назад

    qoftu ben berka nagu goysay berka caro ku gosay waan daadshay wax kasta ku teh miskintanay furan naysa naciimo waa miskiin bi is hhhh

  • @falastiinahmed342
    @falastiinahmed342 4 года назад +2

    Asc asxabadah iso ducayah murada layaha

  • @qaalilifestyle5502
    @qaalilifestyle5502 4 года назад

    Wlhi dhaqankaan wuxuu ka jiraaa sida reality ka Nairobi qofka wax siisid wuxuu ku moodaaa qof doqonaaa

  • @maryanaden5719
    @maryanaden5719 4 года назад +1

    Walaalayal iisooduceeya murad ba leyahy

  • @rodawaiss5967
    @rodawaiss5967 4 года назад +1

    First view.....

  • @qnhana1781
    @qnhana1781 4 года назад +6

    Qofki sadaxad ahy
    Mashlh wad naga farxise jokarey💋💋💋

  • @ruuneyppeh7236
    @ruuneyppeh7236 4 года назад +1

    Apyo codka waa nagu yara gaapanyahay

  • @xamsaabdi1111
    @xamsaabdi1111 4 года назад +1

    Naciiimo camirada mxaa u firineysaaa?

  • @bilanlifestyle3114
    @bilanlifestyle3114 4 года назад +1

    Waaa Qatar rawaayada

  • @nastehoabdulahi8030
    @nastehoabdulahi8030 4 года назад +5

    Waleee intan niyada raaciyo iguma kala goysd jookarey

  • @dheman1418
    @dheman1418 4 года назад +1

    Laandheerenimo ayaad dadka wax kudheertay wallee kkk iinoolow qaali❤

    • @aburahima
      @aburahima 4 года назад

      Faduma Hanifadumo isoboqo iyo Subscribe ii saar

  • @ibrahimdiis4595
    @ibrahimdiis4595 4 года назад +1

    Somali watan...Walahi warkan waa wax jiro

  • @rahmomuhudin8481
    @rahmomuhudin8481 4 года назад +1

    Laan dheere Naciima jookar

  • @hayatxubi2977
    @hayatxubi2977 4 года назад +1

    Naima jokar ala maxan ku xiise i nolow inta nolol jirto habbti😍😘

  • @anzalabdiqadir6800
    @anzalabdiqadir6800 4 года назад +1

    Xilika la furayan dumarka u shegi jire kulaha cagu nacimo jookar wad iga qoslise wlhi abyo🤣🤣

  • @ruqiyoosman3688
    @ruqiyoosman3688 4 года назад +5

    Qof iga hor fiirsatay ma lahan qeebtan

  • @inabacaadimahaz891
    @inabacaadimahaz891 4 года назад +1

    Naag nool dheh
    Naimo jakar hore usoco

  • @hoodoimaan2111
    @hoodoimaan2111 4 года назад +1

    see you Again
    dhibadaana kkkkk
    huno jookar wx iga
    qosliya Adiga kaliya kkkkk