Asc Faadimo abdiqadir Royal ❤ sheeko qurux badan jab badan waxa intaas ku heshay sabarkada mida kale iyo habaryar ku garab taagan waa muhiimada sheekada ugu weyn Aniga waxaan dhihi la haay adiga iyo aabaha idiin dhacey waxaa shiday marka laga imaado mida habryar waa mahad ee aabo ha la hadlo waayo waa sudkis wax uu ku dhaho maya ma dhi karo oo waa wiil iyo waaridkis midaas waa mahad Aniga sidaas aan qabaa waa fikirkega Thanks Abdiqadir Royal iyo faadimo I love you so much ❤❤❤❤❤❤
Asc gabadhaa waxaan leeyahay aabo iyo nin toona ma haysatid,labaduba waa laba cadaw kan ha aaminin duco lahayne odagaa ku dhalay ha sheegan lakiin habaryartaa ilaasho waa gacan taadii midige adiguna jileeca iska daa intaasina cashar hakuu ahaato
Inanta habaded ifsaan iyo arirho saan ayan ugu duceya wa habo ficaan oo qalbi wanagsan ta habo lama yidhahdo cidkasta ay Ka qalisantahay. Cimirhi dhereer iyo cafimad ayan ugu duceya laguma cuno lagu ma cawrhyo
Kaftan marka laga rebo wa lacag aad uyar marka lafiiriyo howsha larabo in lagu qabto but dinaca kale wa lacag badan so horta hal milyan dinaca Kenya ma aha wa lacag yar
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋👍❤️
Gabadhu waa sey wallaahy sey wallaahydu waa masakiin xaqiiqdi
Fadumo is such a good story teller , she’s all i watch , love you fadumo qurux. The queen ❤❤❤❤
Me too walaahi ilaahay ha inoo daayo
À⁶😅😅
I only listen to her stories walahi ❤
@@abdikarimbarkhdale4768❤❤❤❤❤❤
She's a very talented story teller MashaAllah.
sc wr wb wxn leyhy 6 hbryar mid yan aad ujeclhy hyo xaawo ❤❤❤❤ qalbi to qalbi maamo mcn
Royal kaalay from Canada 🇨🇦 lacag iyo dalxiis anigaa noohayee
Gabar nasiib badan wlhi habo saasan uwagasan walee lama helaayo alle ha ku daayo❤❤❤❤❤❤❤ hobo mcn❤❤❤❤❤
MashaAllah what a story
Dee fadumo adigaba u bahnaa wax ilkaha kaa dadiya
عليه الصلاة والسلام
Masha alla
Habo geesiyada heshy
Masha alla
Aamiin aamiin aamin
M.a waa habo gesiyad ❤💪💪💪
Abdi qaadir Royal su aal aa qabaa shakiira timka max loga saaray gabadha soceli tiimka kalin ee ku ledahaye max dhacay
Abdulqadir, if we have people as bad as Mahad we are in bad shape. This man will never change. I feel bad for his family. His poor wife and kids.😮
Allahuma aamiin
Asc
Faadimo abdiqadir Royal ❤ sheeko qurux badan jab badan waxa intaas ku heshay sabarkada mida kale iyo habaryar ku garab taagan waa muhiimada sheekada ugu weyn
Aniga waxaan dhihi la haay adiga iyo aabaha idiin dhacey waxaa shiday marka laga imaado mida habryar waa mahad ee aabo ha la hadlo waayo waa sudkis wax uu ku dhaho maya ma dhi karo oo waa wiil iyo waaridkis midaas waa mahad
Aniga sidaas aan qabaa waa fikirkega
Thanks
Abdiqadir Royal iyo faadimo
I love you so much
❤❤❤❤❤❤
Ilaahy hakuu soo hadeeyo aabbahaa byo bahana ilaahay cimri dheer iyo cibaado suuban baan uga baryayaa
Masha allah hbo aad uwaangasan oo fariiida ❤❤❤❤
Faadumo sheeko mcn xbbti hore u soco qaali sheekooyinkaga Siday igu u socoto dhagaysigedu kama daalo mcnto❤❤❤❤❤ hore u soco💋🥰🥰💋🥰💋🥰💋🥰💋❤❤❤❤❤
Salallaahu caleyhi wasalaam ❤❤❤❤❤❤
Asc gabadhaa waxaan leeyahay aabo iyo nin toona ma haysatid,labaduba waa laba cadaw kan ha aaminin duco lahayne odagaa ku dhalay ha sheegan lakiin habaryartaa ilaasho waa gacan taadii midige adiguna jileeca iska daa intaasina cashar hakuu ahaato
Jaaah taasa habo laga dhaha goba nimo yaa rabi ilahay habo siida uu kartii badan naga😂 dhiig jaaaaah ❤❤
Masha allah wlhi waa habo yar wngzn alleh haku dhawro ♥️💯
Allah Alkar
tani wa hooyo oqaley habo maha ❤
Mamadaas habaryar lama oran karo waa hooyo❤❤kartidey reerkedi uga go'day ban ka gartayba
Illhow habadaas janatul fardowso ka waraabi abahaasna allh hasoo hanuuniyo oo gabdhiisa usoo jeedi
Sheekadan macaanka in film laga sameeyo weeye😂😂😂
Habadaaso kale yaa isiiyaa 😢
🤲🤲🤲🤲🤲🤲:Canada
Welove ❤❤❤❤❤
Cabtan Marino ayaa la yiraa kuwa bada❤❤❤
Msha allh😊
Viva habaryar ❤
Waa sax. Ishiisa laga arkaa ushiisa lagu tumaa.
Viva habaryar
Janadii gal habo❤
Mashaalah habo
Habaryar wa naag nool ilahay ha dhafo
Yaab doofar ma daahiro mahad ha aaminin waligaa
Habo macaan 😢 Allaha kudayo
Illaahey habaryartaa buu ubixiyay reerkaas mahad waxba muu reeban
HaBo mcn jano kuwaar😢❤
Habo waa hoyodada labad❤
Amar ilaahay side aroska inta laeg lo sameysta iyado ana laheyn meshi lagu hoyan laha agah
Habo mcn mar walba hoyoda labad weeye
Inanta habaded ifsaan iyo arirho saan ayan ugu duceya wa habo ficaan oo qalbi wanagsan ta habo lama yidhahdo cidkasta ay Ka qalisantahay. Cimirhi dhereer iyo cafimad ayan ugu duceya laguma cuno lagu ma cawrhyo
Kkkkkkk I agree abdiqaadir walaalkay
Habeen wacan
Guul
Romance of romance
May wllhi habaryartey nink hadana fadhiga oga kaceyna gurigaba iimusi jogen
اللهم آمين❤
Wllhy waa ilameyay😢❤
Amiin
Sufxaanalaa ninkii walaalkeed yiri waan kuguursanaa bal ceebadana
My Son
Habo macaan
Habo 3goal oo clear ah baay dhalise😢❤❤❤❤❤
Masha alaah
❤️❤️❤️
We love you habo ❤
Ciyaar ciyaar aya lacag lagusamenyaa 😂😂
❤❤❤❤
Qofka dabecadisu intaa hore iskumid oo macana waxbuu qarsanaya qofka malinba dabecad gara aad ku aragto waa dabecadisa saxda ah
Asc waad mahad santihiin
Amiiiiin
ilhy haso hadeeyo
Habo waa jidha😢❤
😢🎉🎉❤❤❤
Hhh fatumo dhiqo😂😂😂 fatumo wa tamandho😊
❤❤❤❤❤ hablo ❤❤
23 jir waa gabar yar maxaa
Habar yer waa legend med lkn Adigu Sanbacad baa tahay doqon baa tahay ninkii miyaa Aamintey haddana🥴😎
Ninka markuu guursado gabar waxbaratay oo mishaar fiican qaadato cuqdad ayuuka qaada wuuna ciqaaba tan 3jeer ayuu qayaamay weey huruda
Habo xunba ma jirto l love habaryaray
Habaryata ma saxna kamana tashadeen marna wlhi sidu igu yiraahdo marki horaba ayan yeeli laha ma darensiyeen si an ilmaheyga u arko alaa hooyo iyo caruur waliba aana xita soconin yac
Tala xumida ina aderey ma nin baa lesku aamin habaryarta dhibtada kama shaqeyneso wayo dhawacaga wuu dam qiyaya
Viva habaryaro!
For one day: my Call
❤❤❤❤habo
😂😂😂😂😂 abdiqaadir wuu yaabey. Naagaha qaar waa cajiib 😂😂 bal maxaa waaley
Kaftan marka laga rebo wa lacag aad uyar marka lafiiriyo howsha larabo in lagu qabto but dinaca kale wa lacag badan so horta hal milyan dinaca Kenya ma aha wa lacag yar
From muna
Asc war wb
Habo ❤❤❤❤❤
😄Habaryar naag nool
Cqaadir xagee uroon gabadhii aan wax iska celin waalidkeed aan dhagaysan waa sanbacad tii wax iska celisa waalidkeed maqasha waa lasoo diraa yaab badanaa
Wuxunba maqli jiry nagi nin qawiyy kma wantowdo acudubilah
War heedha waad naga qosliseen laba dal waa wada American markaa ducada iska wada waan wada leenahye
War Royalow iska keey daa Anigaa Hooyo Canaba oo okiyaalana xeranee
Walaahi in aanan gursanen gabadh aan ibahneen oo isku haysata loobahane dadka danbaa isku gaysa dantodana kawada fikiran
Asagaa xataa maad katagtid
Xumaa kibirku😢
Dahabkii mee horta ma waalantahy
Reerka gabadha dhalaa qaldan because reer aan meel lagu xarayba jirin bey intaaso lacagna wey qasaarayeen
Wcs
🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔
Xageeh
10k wadanka waa iska normal lkn debeda lacag maaha 😂
Talk to your husband, Mahat to talk to your dad to be a peacemaker between u two.