TUFAAX DARAJO 2021 | ABTIYOOW | HEES CUSUB

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Thank you for watching !!!

Комментарии • 88

  • @adhamzalad8765
    @adhamzalad8765 3 года назад +34

    Walhi hadaan arkey heestan marka qoraalka aan qoroyo indhahayga ilin ayaa ku taagan alle abtiyaashey oodhan ha xafido iyo abtiyaasha kale dunida ku nool ameen ameen 🙏🙏🙏

  • @umucadnicabdiqaadir4166
    @umucadnicabdiqaadir4166 3 года назад +11

    Ya rabi abtiyasho dhan xafid anigan abtiyaashey i xafid abaalkooga ma gudi karo abti qiimaha uu leeyhay wx garan kara qof qimihiisa garanaya 🌎😭❤️❤️❤️

    • @amrannoor3247
      @amrannoor3247 3 года назад

      Amiin wlhi waan iilmeynayaa markad hestaan maqley abtiyaashe waa tiirki nolasheyda❤️❤️❤️❤️❤️💋

  • @kawsarhalgan8457
    @kawsarhalgan8457 3 года назад +9

    Abtigu waa hooyadaa oo klle, wlhida siday hooyadaa kuujeceshahy ayuuna kuujecelyhy.eed,ceeb, Iyo cunfi toona maaha qof lasaari Karo, waan idin jeclhy abtiyaashay waana idin jeclhy ♥️waxaatihiin dadka keliya ee marka labada dayda waalid Laga yimaado aan isku hubo jacaylkooda, Iyo raxmadooda eebow Bello idinka hay janadiisana idinku casuum aamen.😥♥️♥️♥️

  • @munacawil3686
    @munacawil3686 Год назад +5

    Wlhy abtigy aduunka u jeclahy allow iidaa alllow barakee aduun iyo aakhiraba❤❤💙

  • @BisharoBulsho
    @BisharoBulsho 15 дней назад

    Allow abtishay xifdi waxaan uxisay abtigay Cabdi kadsane❤❤❤

  • @faadumocali4426
    @faadumocali4426 Год назад +4

    Waxan dhagaysanayaa heestan wakhti abtiyaashay oo dhan la laayey 😭😥🤲

  • @farihaubah6916
    @farihaubah6916 3 года назад +15

    Abtinimo qiimahy ledahy ruux ku soo dhex koray aya garanaya qimahooda jiro jooga

  • @amrannoor3247
    @amrannoor3247 3 года назад +2

    Wlhi intaan dageysan hestaan bal iilmo igu soo istaageyn qofkii kusoo koreey reer abtiyaal ba dareymi karo hestaan qimahedha…biishii aan soo dafney baa mid abtiyashey ka mid aah waaye oo Alle nagaa jecladhaa wlhi daqiiqad quura qalbigeyga kamaa baaxo tiirasheyda tiir ka mid aya waaye Allow janatul firdows hoy kagaa diig intaa ii nool iyo damaan abtiyaal damaan noo xafiid🤲

  • @qaaliahmett2268
    @qaaliahmett2268 Год назад +4

    Abiyoo nacab io il cadow ilhaw kaa hay cimrigaagana ku barakee 🥺❤️❤️

  • @RahmaAbdirazaq
    @RahmaAbdirazaq 10 месяцев назад +1

    Wlhi heestan waxa dhagisnya mar abtiygay kaa adunka igu jecla layga dilay lkn illahy inta ii hartay haa ii dayo yaa rabi 😭🤲

  • @ilhaamm.h7679
    @ilhaamm.h7679 3 года назад +6

    Heesta dereenkeeda waxaa fahmi kara qofka qosada heesta ogaal u ah eebe ha xafido dhamaan abtiyasheen

  • @samera5805
    @samera5805 2 года назад +2

    abtigeed weeye wiilkiisay is inabti guursadeen caruurna way isku dhaleen dhal darwiish hapo tufaax🥰😍

    • @samera5805
      @samera5805 2 года назад

      @nag iska dhig naag iska dhig haa ukhti

  • @dhawrzandumar798
    @dhawrzandumar798 3 года назад +6

    Abtigu waaa naxarista dunida taal

  • @Mirna_Ali21
    @Mirna_Ali21 Месяц назад

    40 samo ka dib maanta abti yeeshay ilahow ii xifdi cimrigiisana dheereey abdulkhadir abaalkisa maba gudi karee🥰

  • @TM-do8xl
    @TM-do8xl 2 года назад +1

    Abtigu wa naxriis wa nicmo ilhy abtiyaasheen Aduun iyo akhiro haka farxiyo
    Rabigeen bayd ha idin kaga yeelo janada barxadeeda weyn ilhy idin binee

  • @SowdaSagal
    @SowdaSagal Год назад +2

    Alla nimaan abti haysan baa ciilan sida anigo cml abti macanoow hadii ila joogi laheyd waligeey man cishodeen
    Ala maxu igu digtay doqon adiga igaga gaban jiray😭😭

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 3 года назад +8

    Beautifull Song Caadi maahan

  • @afnaancabdlla1731
    @afnaancabdlla1731 2 года назад

    Ezhcalaa hees weyeh tani nolada inta nololi jirto Abtiyaal ❤️❤️

  • @ismailsuleiman3736
    @ismailsuleiman3736 Год назад +1

    Wlhi heestan abtigeey gureey kahdleysa school IGA sobixiyay wax walbo thks abtii.

  • @juweriyahussein6756
    @juweriyahussein6756 Год назад

    Abtigay Alah hydaayoh Aduunkah uguh jecelhy wlhi waa zaaxipkah naftaydah waqtigah nakala fogeeyay mooyeh wlhi Apti ilaahay jidhkagah cadaab kah badbaadih

  • @Sacdia-pj4qe
    @Sacdia-pj4qe 3 месяца назад

    Yaa Allah ilhow naxaristii jano gee abtiyashey😢😢😢😢

  • @niciimacali6571
    @niciimacali6571 3 года назад +2

    Mnasha allah abti qli alle hagu dhawro

  • @issemohamudahmed7358
    @issemohamudahmed7358 3 года назад +2

    Anigoo ah garaad dhulooos abti tufaax cali dubad mahadsanid

  • @issamuhamed7952
    @issamuhamed7952 Год назад +6

    Who else feel the quality of uptiii❤❤

  • @IdilAxmed-mc7xj
    @IdilAxmed-mc7xj 7 месяцев назад

    RUUNRII marakan Haaskan Dhiigaysayi Wan ooyiyi Aptiyo Ali Alle Haku xaafido Geeridu Haku iilwado Aptiyo mcn

  • @queenfadumo6527
    @queenfadumo6527 3 года назад

    Erayadii wshy 🥀🥰samiira hassan
    Abtiyo ale haykiin xafido wxad tihiin darajada aan ku taganahe

  • @sacadsaajin7559
    @sacadsaajin7559 3 года назад +1

    Naagtani sowtii beri hore tidhi fankii waan ka baxay ma dib ayey ugu soo noqotay

    • @Hud___0
      @Hud___0 3 года назад

      Bilba kamay maqnayn markiiba waykusoo noqotay😂

    • @niciimacali6571
      @niciimacali6571 3 года назад

      Af dheer naaa iska aamus

    • @Hud___0
      @Hud___0 2 года назад +1

      @@niciimacali6571 laxbaa tahee iska aamus adi kaama af dheerine😏

    • @niciimacali6571
      @niciimacali6571 2 года назад

      @@Hud___0 doqon is kala garan la baad thye aad yar iska fadhi meeshaada

  • @NastehoIsmail-co8gx
    @NastehoIsmail-co8gx 3 месяца назад +1

    Aptiiio❤❤😢

  • @aminaheibe3231
    @aminaheibe3231 3 года назад +2

    Mach allh abti macan 💎❤️❤️

  • @malmo4235
    @malmo4235 2 года назад +1

    Tufax derajo abtigeed liban ee Mineapolis lagu dhaawacay ayeey uhibeeyseey walle waa Naag nool

  • @Auroraabdi36
    @Auroraabdi36 2 года назад

    Abti waa hooyo an naas lahayn🥺❤️❤️❤️❤️

  • @Mahad_Indho
    @Mahad_Indho 10 месяцев назад

    Abtiyaal allé haykin daayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @drsxamdiaxmed8473
    @drsxamdiaxmed8473 Год назад

    Wlhi heestan si niyaaa ujeclahy abtigay nolosha adunka ugu jeclahy abti inolw

  • @muwahipmohamud156
    @muwahipmohamud156 2 года назад

    Ilahyow idaa ada raxmane 😓❤❤

  • @faxdihassan2594
    @faxdihassan2594 8 месяцев назад

    Abti mcn inta aduunka saran adigaa ku jeclhy

  • @asiamahat1708
    @asiamahat1708 Год назад

    Abti wa hoya an naas leheyn ilahey hani xafitho abtiyal amiin ya

  • @ilhaamm.h7679
    @ilhaamm.h7679 3 года назад +1

    Ax abti macane eeboow abtiyaasha oo dhan unaxriis oo dambigooda dhaaf

  • @abdibaashe6437
    @abdibaashe6437 2 года назад

    Heestii wllshy samiira xasan ay aftigay uqaaday maasha allaah

  • @AbshirocabdinuurAbshirocabdinu
    @AbshirocabdinuurAbshirocabdinu Месяц назад

    Marka garabka u bahna abtigey ba ila joogay marka xanunsan abti ba ila joogay mar kastana wuxu I dhaha inta nolahay wax qabso dunida na kula sii joogayiye

  • @nimcodow1230
    @nimcodow1230 Год назад +1

    Abtiyo adigoo sidaas iyo si kadarnba ii ahaa mxaad aduunkan bilaa fahamkaa igaga tagtey waxkasta dhimisho ayaan ka doorbidayaa😭😭😭😭

  • @zamzamugas7906
    @zamzamugas7906 2 года назад

    Abtiyashey mcn Allaha no daysto Inshallah 🤲❤️

  • @HodanCookingandBeauty
    @HodanCookingandBeauty 11 месяцев назад

    Abtigay Axmed Abti lamida man arag anago yaryar bu waxkasta nasin jirey isagoo dhalinyaraa maantana Ana naftan uhura isaga iyo ilmihisa waxkasta Wan uqaban abaalka Wan celin

  • @daganmumin14
    @daganmumin14 2 года назад

    Abti cabdi rashiid kuma ilwiy maayo alle haku xafiydo

  • @ubaxciise8894
    @ubaxciise8894 2 года назад

    Erayadi wlshy samiira hassan ❤💋💖
    Abti mcn alle ha xifdiyo❤❤💘

  • @Libah_Gemar
    @Libah_Gemar Год назад +1

    Abti mahesto Aniga wuu iga dhintay😭😭😭💔😫🥺

    • @nimcodow1230
      @nimcodow1230 Год назад

      Amba walhi kalinimo ayaan dareemaya😭😭😭😭

  • @SimanSaid143
    @SimanSaid143 10 месяцев назад

    Apti😭❤❤

  • @nafaxaadnafta580
    @nafaxaadnafta580 3 года назад +1

    Nice song 🎵👌👍

  • @cabdiqaniyuusuf4933
    @cabdiqaniyuusuf4933 2 года назад

    Wow tan hees weydhaaftay

  • @manooliqosaldartii4831
    @manooliqosaldartii4831 3 года назад +1

    Miskintan soo tii fanka kabaxaday ee masbaa icunay lahayd

  • @qasaay123
    @qasaay123 10 месяцев назад

    Abtiyaal❤❤

  • @hawahidigo9760
    @hawahidigo9760 3 года назад +1

    mi aptiyaalo rapi ha ii kiin dhowro🥰

  • @ayanadan-xe7fb
    @ayanadan-xe7fb 2 года назад

    Abtigy mcn aduunka qof aan kula Simo malahn

  • @CaliCabdinuur-wg7xo
    @CaliCabdinuur-wg7xo 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @HodanMohamud-oy2bg
    @HodanMohamud-oy2bg 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sainapducaysan340
    @sainapducaysan340 2 года назад

    Abtiyashay waa hooyaday OO kale

  • @CabdifataaxChannel
    @CabdifataaxChannel 8 месяцев назад

    Wow

  • @FaadumoCadaan
    @FaadumoCadaan Год назад

    Abtimcn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @salahibncaafiin1838
    @salahibncaafiin1838 2 года назад

    Abtiyaday ilma cabaase shire maxamed illahay haykiin daayo

  • @QadtroHassan
    @QadtroHassan 2 месяца назад

    Abtiiiy Mcne

  • @abdilkadirdamhassan1191
    @abdilkadirdamhassan1191 7 месяцев назад

    Cadowgaagu indhool❤🤍💚😂

  • @mohamedabdirisak5821
    @mohamedabdirisak5821 3 года назад

    Hees iyo Badh tufaaax cod dahabiya muuusig iyo laxan

  • @NajmoNashad-vh5uf
    @NajmoNashad-vh5uf Месяц назад

    😮😮😮

  • @ikraancilmicabdulaahi7963
    @ikraancilmicabdulaahi7963 10 месяцев назад

    M.a

  • @sainapducaysan340
    @sainapducaysan340 2 года назад

    Tufaax Cali yaa indr

  • @nimcosaleban796
    @nimcosaleban796 2 года назад

    Abtiyashayow fardowsa inoo ballana

  • @Hamdaudug
    @Hamdaudug Год назад

    Heestan gabadh wlshya ayaa abtigay u samaysay labaduba qurbaha bay ku nool yihiin oo heesta waxay ugu samaysay abtigay waxaa xidhay gaalada markay arkeen suu u shaqaysanyo io firfircoonidiisa ilaa hadana wuu xidhan yahay please igu soo duceeya in Ilahay gaalada kaso daayo abtigay mcn😢😢😢

  • @zackahmed6449
    @zackahmed6449 2 года назад

    Abdiladiif abdilai budhyar cafis waydiiso hadad duco waliid donanayso tufaxay habaryar macanay

  • @liibaancabdifaarax4640
    @liibaancabdifaarax4640 3 года назад

    Good💯💯💯💥💥

  • @user-vu2lg8lh2f
    @user-vu2lg8lh2f 6 месяцев назад

    🥰🥰🥰🥰🥰💪💪💪💪🤩😍🥰🥰🥳🤩😍🥰🥰wabraa abtgayi🎉🎉🎉😂❤❤❤

  • @abdisulayman5989
    @abdisulayman5989 3 года назад

    Wl waan fiicnhy qli

  • @farhanmohamed6578
    @farhanmohamed6578 3 года назад +1

    Good

  • @maymuunshiikh2585
    @maymuunshiikh2585 2 года назад

    Bilaa music kasoo dhiga cafwan

  • @nafaxaadnafta580
    @nafaxaadnafta580 3 года назад

    Tufax💞💞💞💞💞💋💋💋

  • @nimconashaad1123
    @nimconashaad1123 2 года назад

    Abti😭😭😭

  • @sakariyeclraxmaan3156
    @sakariyeclraxmaan3156 3 года назад +2

    🤪🤪🤪

  • @yuusufdalmar145
    @yuusufdalmar145 2 года назад +3

    𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻 𝗾𝗼𝗿𝗺𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘂𝗴𝘂 𝘁𝗮𝗹𝗮 𝗴𝗮𝗹𝗮𝘆 𝗴𝗮𝗯𝗮𝗱𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗮𝗯𝘁𝗶𝗴𝗮 𝘂 𝗮𝗵𝘆 𝗽𝗼𝗾𝗼𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗮𝘆 𝘄𝗹𝘀𝗵𝘆 𝗶𝗶 𝗱𝗵𝗮𝘀𝗵𝗮𝘆 𝗦𝗨𝗨𝗥𝗔𝗟𝗘𝗘𝗬 𝗡𝗨𝗨𝗥👸
    𝗮𝗯𝘁𝗶 𝗺𝗰𝗻𝗲 𝘀𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗰𝗶𝘀𝗶 𝗶𝗶𝗴𝘂 𝗻𝗼𝗼𝗹𝗼𝘄
    𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮𝗱 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗴𝗲𝗲𝗱 𝗵𝗮𝗿 𝘄𝗮𝘆𝗻 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝗵𝗮𝗿𝘀𝗮𝗱𝗼 𝗮𝗯𝘁𝗶 𝗮𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸 𝗷𝗼𝗼𝗴 𝗷𝗼𝗼𝗴 𝘄𝗮𝗰𝗮𝗻 𝗮𝗮𝗸𝗵𝗶𝗿𝗮𝗻𝗮 𝗷𝗮𝗻𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗿𝗮𝗯𝗶 𝗮𝗯𝘁𝗶 𝗱𝗮𝗱𝗸𝘂 𝗵𝗼𝗼𝘆𝗼 𝗶𝘆𝗼 𝗮𝗮𝗽𝗼 𝗸𝘂𝘂 𝗻𝗼𝗾𝗼𝘆 𝗮𝗮𝗱 𝗯𝗮𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝗷𝗰𝗹𝗵𝘆 𝗮𝗯𝘁𝗶♥️👸

    • @miiriin166
      @miiriin166 8 месяцев назад +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ abtigeey waa jecelahay