Farxad Gabdhii wacalnimada lagu takooray ee hooyaded tuurtay ayadoo bilo jira oo heshay Aabaheed...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 дек 2024

Комментарии • 223

  • @sahro8012
    @sahro8012 2 года назад +34

    Wiilkaan uma qalmo 200k walalayalow dadka mala yacniga iyo hesaha soo dhiga 1m iyo kabadan wat ugoshihiin balees wiilkaan muqaladisa sher dhaha oo veyus fcn siiya wuu uqalmaa ❤❤❤❤

  • @hindaqaasim4809
    @hindaqaasim4809 Год назад

    Allahu Akbar Allamdu lillahi Walahi Qaran bur bur Iyo Qalbi bur Aya nagu dhacay Cabdi Caziiz Riyali Allaha kaa Raali noqdo àamiin àamiin àamiin Yarabi 💓💗💗💗

  • @hakimaheyle9675
    @hakimaheyle9675 2 года назад +15

    maashaa Allaah waxay ahayd arrin qalbi taabad ah ajar iyo xasanaad EEBBE HA KAA SIIYO

  • @illintir
    @illintir  2 года назад +35

    Fadlan share dhaha Farxada Mahadsanidiin 😍

    • @mrshaji8858
      @mrshaji8858 2 года назад

      Habaryer side kuu heli karaa safin

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan1076 2 года назад +1

    Waa farxad guud oo aan kula faraxsanahay abaayo shaley waan kula morogooney mantana waa farxad Thanksv

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 2 года назад +17

    Horey Saruur habargidir hada Mareexaan maasha allaah qabiilada soomaaliyeed waa wada fiican yihiin waa isku mid laakiin in aad ogaato cida rasmiga ah aad tahay wey fiican tahay

    • @mohamedabdullahi4652
      @mohamedabdullahi4652 2 года назад

      Saruueku way soo korsadeen

    • @ijabomohamud6266
      @ijabomohamud6266 2 года назад

      Jizaakallaah c/casiis alle ha ku barakeeyo cimri dheer caafimaad taama iyo camal saalix ah baan alle kaaga baryey

  • @mkhmahamud2394
    @mkhmahamud2394 2 года назад +5

    Qoyska sarur so koriye allah barakeyo gabadhan waa la murugsana wlhi manta waa. farxay 😊

  • @falisa576
    @falisa576 2 года назад +6

    Walasheen Way ka baxday cidladii iyo hadaladii xumaa lagu oran jiray.
    Masha Allaah Alle mahadle hadii ehelkagi
    Heshay. Anagana farxad Bay noo tahay

  • @maxamedaxmed5498
    @maxamedaxmed5498 2 года назад +4

    Masha allah wa alle mahadiis hadii waalidkeed heshay wlhi dhib way araktay foowadadii dalka ka dhacday dad badan baa ku dhintay dad badan ayaa caruurtoodii iswaayeen gabar iyo hooyadeed baa is wayay wiil iyo aabe baa iswaayay waa cuqubo nagu habsatay alle ha isku soo sahlo inta kala maqan burburkaas anaga waxaa nooga maqan gabar iyo wiil iyo hooyadeed waxayna lagashay itoobiya rukh iyo raad mid lama hayo

    • @aishaahmed5803
      @aishaahmed5803 2 года назад

      Maad baafisaan waxa laga yaabaa inay nool yihiin

  • @rahmohajiwarsame977
    @rahmohajiwarsame977 2 года назад +4

    Maansha allaah maansha allaah ilaahay subxaana watacaal ayaa mahadle Cabdicasiisna ilaahay jannatu fardowsa ha geeyo isaga waalidkiisba iyo haddii uu Caruur leeyahayba

  • @hoodomaxamed4185
    @hoodomaxamed4185 2 года назад +2

    Mansha allaaaah walaalkay illaaahay ha ku asturo

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 года назад +3

    Maasha allaah hambalyo hambalyo Alla ma gabadhaan baa alx abaayo waan kula farxay alx ilaahey ayaa mahad u sugnaatay alx AbdiAziz really ilaahey qeyr fara badan ha kaa siiyo

  • @halimafarah9820
    @halimafarah9820 2 года назад +2

    ManshaAllah TabarakaAllah Allah baa mahad u sugnaatey

  • @ashayousuf6361
    @ashayousuf6361 2 года назад +2

    Masha Allah allow ku soco wanaagga aad uhaysid umada walalahayna islamska ah e ku sacid wala

  • @shukridool3903
    @shukridool3903 2 года назад +8

    Habargidir magan badan ayeey bad baadiyeen xiliyadii colaadaha sokeeye🙏 waa nasab nasab dhalay 70% wanaag badan bey Aniga Naf ahaanteyda ii galeen✅ Qof Habargidir ah oo xun markaan h arko waxaan xasuustaa intooda wanaagsan oo aan ku ilaawaa ✅ .runtii xataa hawiye maahi somalida kale baan ahay ✅ ❤️🌷🥰🌷❤️ Hgdir

  • @xaluusha2170
    @xaluusha2170 2 года назад +1

    Walaahi sher waadhahaa dadka maalayacniga ah lee jecelyihiin dadkaan Somalia

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 2 года назад +7

    ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله جزاكم الله خير الجزاء يا عبدعزيز عبدالله محمد عبدعزيز ريالي اللهم يحفظك ويحميك يارب العالمين

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 2 года назад +1

    9:26 wlhi waa sax qofkaagii oodan isagii heyn xusuustiisana heyn ood heshay farxad ka wayni ma jirto aleeylahe alx ilaah baa faraciisii ku simey jasaakallahu kheyr C/caziiz kurba aduun iyo mida maalinta yowmul khiyaame rabi kuma tuso😔🤲⚘️♥️👑👑👑👑👑

  • @maryanmohamed9598
    @maryanmohamed9598 2 года назад

    Maanshaa Alaah maanshaa Alaah walaal ilaahey ha kuu siyaadiyo farxadaada walaal macaan

  • @fosiyahaji5792
    @fosiyahaji5792 2 года назад +2

    Masha alaah tabaari kalaa ale mahadale abdicaziz khayr ale ha ku xafido aamin aamin aamin aamin aamin yaa rabi walalo guuluu guuluu guuluu

  • @fadumajelle4212
    @fadumajelle4212 2 года назад +1

    Walee Somali badan baa kala maqan waa mahadsantahay Cabdiaziz qeyr allaha ku siiyo

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 2 года назад +5

    Allaahu akbar abaayo waa kula farxaynaa
    Clcasiis wllo jasaa kallaah illahay aduun iyo aakhiro haku liibaani janada hakugu bishaareeyo

  • @kahinhassan4543
    @kahinhassan4543 2 года назад +1

    Masha alah masha alaah farxada qofka dhibanaa inagana waa farxadeena khaasatan gabadhaas heshay reer aabeheed
    Aadbaan ugu faraxsanahay inay hesho reer hooyadeed ayaan rajaynayaa guul baan dareemayaa barnaamijkiina wuu guulaystay
    C/asiis guul guul

  • @ramlahabukar4521
    @ramlahabukar4521 2 года назад +2

    M.sha allaah alxamdulilaah alow adiga ayaa mahada iskaleh aad ayaan olafarxay

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 2 года назад +2

    Wlaahi waa dhibaato qabiil aadan aheyn in aad isu heysato

  • @calicabdulle3711
    @calicabdulle3711 2 года назад +1

    Alxm adigane ajir iyo xasanad Alle haga siiyo

  • @ashawooo
    @ashawooo 2 года назад

    Mashallaha illahaya ha ku siyadiya faraxada hadi ada hesha abaabo rabi ha ku siyadiya inta sheera gareseya qeera ha siya Abdizaz adiga illahaya qeera ha ku siya

  • @shariifoaxmed9207
    @shariifoaxmed9207 2 года назад +1

    Mashalaah tani waa faraxad aad uweyn

  • @mohamedbashiir9299
    @mohamedbashiir9299 2 года назад

    Maashaallah gabadha iyo eedadeed way isku egyihiin

  • @ducaaleducaysane6497
    @ducaaleducaysane6497 2 года назад

    Farxad masha allah allow dadka kala maqan iskukeen yaarabi aamiin 🤲🤲🤲

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 2 года назад +2

    Maasha allaah alxamdulillaah illaahay baa mahad oo dhan iska leh illaahay haku xifdiyo C/casiis

  • @rawihassan8615
    @rawihassan8615 2 года назад

    Masha allah 😭😭😭😭 farxad waaye walahi gabadhaan wecel ku tilmaamayey iyadoo hooyo ah cafis weydiista acdiaziz qeyr allaha ku siiyo aduun iyo aaqiro

  • @safiyoxaajicusmaan1846
    @safiyoxaajicusmaan1846 2 года назад +2

    Alxamdulilaah calaakuli xaal abyo allh ku xafido

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 2 года назад

    Masha Allah Ilahay baa mahad leh adigana khayr Allah haku siiyo Abdiaziz saw

  • @mohamudabdi5130
    @mohamudabdi5130 2 года назад +1

    Walaahay abdiazizow markaan barnaamijyadaan daawado waan farxaa waanan ilmeeyaa ilaahay ha kaa farxiyo walaal

  • @ashomahamed4237
    @ashomahamed4237 2 года назад

    Maanshaa allaah wallahi howl aad iyo u qiimo badan ayaad haysaa illaahay ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo aammmiiiiiiinnnnn

  • @sgedle4856
    @sgedle4856 2 года назад

    Abdiaziz waa qofka Soomaaliyeed ee naxariista ugu weyn illaah ka sokoow bulshada u qabtay ka dib burburkii reerihii kala lumay.
    Waxaan maqli jirey BISHA CAS wiilkan illaah ha barakeeyo aamiin

  • @feysalxasan9260
    @feysalxasan9260 2 года назад +1

    Masha allah wlhi adbn ugu farxay wll adna ajar Allaha ka siiyo illahy hku xafido

  • @safiyoqali1883
    @safiyoqali1883 2 года назад +7

    Gabadhaan qalbigeyga marnaba kama bixin wan sugaayey iney maalin uun hesho reerkeeda alx

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 2 года назад +1

    mansha allah dadkedi waa heshay ajer allaha kasiyo amiin shartana allaha kaqabto amiin

  • @rahadeyadam9642
    @rahadeyadam9642 2 года назад +3

    Asc masha allaah alxamdulilaah iLahey aya mahad leh intas aya muhiim ah hoyadana allaah haku sosahlo insha allaah 🙏🙏🙏

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 2 года назад

    Ajiir iyo xasanaad illahay ha ka siiyo Cabdicasiis Aamiin

  • @5TASOMALI
    @5TASOMALI Год назад

    Masha allah mxy faraxsantahay allow uziyaadi

  • @abdimohamedsiad9294
    @abdimohamedsiad9294 2 года назад +2

    Horumar wacan allow sahal amuuraha (arkaa milkiile)

  • @munocumaryusuf8107
    @munocumaryusuf8107 2 года назад +1

    Mashaalaah habalyo macanto qeerwade cabdicaasiis shukraan

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 2 года назад +1

    Maansha alaah ilaahay wax wanaagsan oo jannadu ugu horeyso haku siiyo cabdicasiisow

  • @celimataan4923
    @celimataan4923 2 года назад +1

    MAASHAA ALAAH ALX ALLE AYAA KU MAHADSAN

  • @mohamedibrahimmohamed8258
    @mohamedibrahimmohamed8258 2 года назад +2

    Masha Allah wll Abdiaziiz Allah ku sahlo umurahada aduun

  • @the_asfaahss7121
    @the_asfaahss7121 2 года назад

    Waa isu eg yihiiin eedadeed maa shaa allaah

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 2 года назад

    Mashallah tabarikallah illaahay haku xiftiyo wllo sidaad taka uga farxiyo

  • @saynababdi8232
    @saynababdi8232 2 года назад +6

    maasha allaah gabadhu waa ehelkayga

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 2 года назад +2

    Mansha Allaah waa guul guul 👍💖💖💖💪🏾💪🏾🇸🇴🇸🇴

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 2 года назад +2

    Maasha allaah illaahey baa mahad leh u soo sahley reerkeedii

  • @aminoxasanmaxamud9844
    @aminoxasanmaxamud9844 2 года назад +1

    Maasha allah abdi casiis allaha ku barakeyo ajir an la so kobi karin allaha ka siiyo

  • @aminahusein8399
    @aminahusein8399 2 года назад

    maasha allaah alxm wlh soomali xanuun badan oo haaya baa cabdicasiis kaqaday qara kamiidahay kuwakal oo kalmaqanay ilaahay ha iskusahalo insha allaa jasakumalkher adig

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 2 года назад

    Hibo maa shaallaah waa farxad weyn maa shaallaah Abaayo 👏👏👏👏

  • @fadumoabdulkadirshekh5737
    @fadumoabdulkadirshekh5737 2 года назад +3

    ASC Maash Allaah Tabaarka Laah Allxamdu Lillaah Hedey Heshey Ehelkeda Adigana Aduunyo Iyo Aakhiro Tama Allha I Din SIIYO Inshaa Allaah Amiin

  • @moalimali5227
    @moalimali5227 2 года назад +1

    ماشاءألله جزاك الله خيرا ياعبد العزيز طول الله عمرك وحظك الله لسانك

  • @kaysergacal5864
    @kaysergacal5864 2 года назад

    Mashallah allah ha ku barakeeyo walalo

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan 2 года назад +3

    Masha'allah allaha kaa ajarsiiyo

  • @anabmohamed9808
    @anabmohamed9808 2 года назад

    Masha Allah Allah kaa farxiyo Aboowe ❤️🙏🏻

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 2 года назад

    Masha Allah illahay ku sahlay Eehelkaada

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 2 года назад

    Maasha'allah, waa barnaamij qiimo leh.

  • @abdulmoaw7304
    @abdulmoaw7304 2 года назад +4

    Maasha allah wali walaasheey waxaad heysataa 2 qabil habargidir iyo mariixaan isku haay 2 qabil

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 2 года назад

    Mashaa Allah tabaarakallah aadbaan ugu farxay walasheen iney faraxsantahay. AbdiAziz Allaha ku barakeeyo walal shaqa wacan baad heysaaye

  • @xidigtainamaxamed1800
    @xidigtainamaxamed1800 2 года назад

    M.a alow au siyadi hooyana alah ku sahlo

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 2 года назад +3

    Maasha Allah Abdi Aziz bro ur Hero May Allah swt bless you 🙏💙 Adoo kale ha u badiyo Ummada Somlyed ee dhan walba ka burburtay. Again Jazakallah wll

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 2 года назад

    Mansha allah hambalyo walaashay ilaahay baa mahad leh

  • @sowdoxassan1859
    @sowdoxassan1859 Год назад

    Masha Allah mahadsanid cabdi casiis

  • @salatabdirahman4880
    @salatabdirahman4880 2 года назад +13

    Abdiaziz deserves millions gifts 🎁 💛 ❤️ 💕 💓

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 2 года назад +10

    ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WALSHY AMA WLLKY EE SOMAALIYEED ♥💖❤

    • @qadromaxamed6598
      @qadromaxamed6598 2 года назад

      ما شاء الله تبارك الله اخي ما شاء الله الله يحفظك ويبارك انت رئيس للوطن والله انت رئيس ما شاء الله الله يحفظك ما شاء الله ما احد يعمل مثل عملك الذي قدمته للناس

    • @aktarsharmaarkeofficial3837
      @aktarsharmaarkeofficial3837 2 года назад +1

      @@qadromaxamed6598 شكرا جزيلا لك ي يا اختي 💚

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 2 года назад +1

    Masha allaah ilaahay baa mahadaale

  • @abdinasirmohamed2516
    @abdinasirmohamed2516 2 года назад

    Mashaa allah waa sharaf in aad tahay shaqsi soomali wayn kufaanto good job brother keep going 🙏

  • @mohamedkahrabaofficial
    @mohamedkahrabaofficial 2 года назад

    MaaShaaAllaah
    Abdul-Aziz
    Allaha ku Xafido walaal qaali.

  • @umurufayda5234
    @umurufayda5234 2 года назад +6

    الحمد لله علي كل حال وجزاك الله الخير الجزاء عبد العزيز جزاك الجنه الفردوس الأعلي اللهم امين يارب العالمين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين

  • @bisharabdullahi7654
    @bisharabdullahi7654 2 года назад +1

    Ilahay haku sharfo sxb qofkasto oyo wanla oya like tana madhafo

  • @rahoroble3224
    @rahoroble3224 2 года назад

    Manshaalah cabdicasis keep up

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 года назад +1

    Sanjay sheer Waa isku egyihiin

  • @BisharoCabdi-fi8sc
    @BisharoCabdi-fi8sc 2 года назад +3

    inta kala maqan allaha isku sahlo

  • @hani7940
    @hani7940 2 года назад

    Mansha alah so dhawow gabadhena

  • @salmandagane9531
    @salmandagane9531 2 года назад +1

    Surely wa farxad kale

  • @habibaomar5857
    @habibaomar5857 2 года назад +1

    Maashaaa allah, allaha ku xafido walal howl culus ayaad qabataa maalin walbo.

  • @hidayomahamed2236
    @hidayomahamed2236 2 года назад +1

    masha allaha hambalyo hambalyo

  • @hasanhasandahir9836
    @hasanhasandahir9836 2 года назад +2

    Gabadhs iyo eedadeed waa isu egyihiin lama kala yaqaan

  • @leylaladan864
    @leylaladan864 2 года назад +1

    Maashaa allh walaasheey

  • @saidodahir5086
    @saidodahir5086 2 года назад

    yaarabi inta murugeysan murugta allaha ka qaado

  • @alifarah6135
    @alifarah6135 2 года назад +1

    Subxanallah somaliyey dadka cayda kadaya kolayba aba dhalay

  • @maryamisse6494
    @maryamisse6494 2 года назад

    Walaalkey Cabdicasiis Allaah haku barakeyo

  • @shukridool3903
    @shukridool3903 2 года назад +2

    Somalidu guud ahaan waa dadka geeska Africa ugu fudfudud 99% wax bey Iska caayaan ✅ Qof aysan aqoon bey Iska caayaan. Qof ka aysan aabihiis arkin waa wacal bey Iskaga dhahayaan 😢😢😢 ilaahow xishoodka bar .

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 2 года назад

    Jasaka Allah ❤️ soomaalidii kalalunteyba ee dadkoodi karajo dhigeyba adaa isusoo uruuriyey

  • @maryamoqurux4152
    @maryamoqurux4152 2 года назад +1

    Mashaallah. Mashaallah. Alxmd.

  • @halimohassan4428
    @halimohassan4428 2 года назад

    Mansha allah waa wax lagu farxo

  • @ivaanahassan5702
    @ivaanahassan5702 2 года назад

    ALLAHA NOMA JABIYO DADKENA SOMALIDA AH

  • @FartunCilmi-j8g
    @FartunCilmi-j8g 6 месяцев назад

    Maskiin hah😢😢😢😢❤❤❤

  • @bullobullo7967
    @bullobullo7967 2 года назад

    Khayr allaha siiyo maamada ku korisay saruurna xaq bay kugu lee yihiin m.a hadaad reerkiini heshay

  • @aishamawlanasufi3953
    @aishamawlanasufi3953 2 года назад

    Asc cabdi caziizowasha allah nin fiican aatahay allah kubarakeeyo walaalje waxaan ka codsana kitaabka quraanka dushiisa inaadan wax saarin allah kuxafido walaal mcn

  • @axmadeyhilowle4186
    @axmadeyhilowle4186 2 месяца назад

    Maasha Allaah Alxamdulilaahi

  • @falissaeed9922
    @falissaeed9922 2 года назад +1

    Abaayo waan ku lafaraxsanahay

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 2 года назад +2

    Masha allaah waaba isku egyihiin gabadha iyo eedada farxad ku waara dhamantin

  • @sacdiyocabdulahi8080
    @sacdiyocabdulahi8080 2 года назад +1

    Mansha Allah Hambalyo