Gelin nalama joogeen hadii leys gargaarsado e U guntada dagaal lagu go, aa guuli daba taal e❤🎉 Run bdanaa Abwaanku noolow, adeero maanta inaad faraxsan tahy bn filayaa🎉 Waayo Rabbigaa iyo umadaadiiba hiil baad ka heshay❤🎉 Dhulkaagii waa xor iyo xalaal.❤
Qabiil ma taqaaniin laydinkuma can qarin awoowayaashiin abaalkoodii soomaali dulmi bay ka dhigeen idin dulmeen idin dinindaabyeeyeen oo dabino laydiin dhigay isu celiyaay baa ka dhacday dawlada soomaaliya iyadaa dadkaan lacag ku siisa dhibkiina Allah ha idiin gargaaro
Hadda kiinee baa waashey oo hoogey oo ba, ay ku haya ilaa iyo Gabiley😢 Horaa la idiin sheegey daba cayuuney Irbad dhuub ma gelisaan afkuna weydin dheer tahy.
Reer abtigay dhulbahante🐎❤🐎🐎🙏🏽🐎🐎🐎🙏🏽🐎🙏🏽🐎🙏🏽🐎🙏🏽🙏🏽🐎🙏🏽🙏🏽🐎🙏🏽
Gelin nalama joogeen hadii leys gargaarsado e
U guntada dagaal lagu go, aa guuli daba taal e❤🎉
Run bdanaa Abwaanku noolow, adeero maanta inaad faraxsan tahy bn filayaa🎉
Waayo Rabbigaa iyo umadaadiiba hiil baad ka heshay❤🎉
Dhulkaagii waa xor iyo xalaal.❤
MashaAllaah afkaga cano laguqabey Gul iyo Gobonimo 🇸🇴❤️💐
❤❤
Mansha alaa abwaan darawish guuul dadkayga
Mash Allahi brother
Maa shaallaah Adeer waa run
Xigmadaadu 😓😓
Guuley sata reer abti
SHARR
Suuganta ha la diiwaan galiyo lina dhalinyaradu way gabeen soomaaligii xataa
Manshaa Allah
maansha allh maansh allh maansh allh maansh allh wll 💖💖💖💖💖💖👑👑🐎🐎🐎🐎🐎👑👑👑💖🐎🐎🐎🐎🌹🏵🏵⚘🌷🌼🌸🌸💐💐🌻🌺🌼🌷🌸💐👑💍💍👑💖💗💞💞💖💕💜💛💓❤❤❤💘💘💙❤❤💘❤💚❣💟💙💔💔💔💔👍👍👍
Masha Allah ina abti
Intaaba idnkaa leh geesiyo daraawiish naga adkaate hadab iska aamusa
Mar hore ayaa horgalada shaqo laga qaban waayey sool horgallaa iibsaday
Subxaan Allaah
Qabiil ma taqaaniin laydinkuma can qarin awoowayaashiin abaalkoodii soomaali dulmi bay ka dhigeen idin dulmeen idin dinindaabyeeyeen oo dabino laydiin dhigay isu celiyaay baa ka dhacday dawlada soomaaliya iyadaa dadkaan lacag ku siisa dhibkiina Allah ha idiin gargaaro
😢🇸🇴🤲🤲🇸🇴
Sorry hargal baa imsaday
سبحان الله العظيم الله اكبر الله اكبر الله اكبر
❤❤💚💚❣❣❣❤❤💚❣❣💙💙💔💔💔💙💙💙💔💔👍👍👍👍💙💔💟❣❣💚❤❤❤💚❣👍👍👍
AMIJN
Sawtaynu snm iyo faqash ka heshiinay oo soomaliland qaadanay ma dibaa dibjirnimo ugu xiisteen waa la joogaa sabankaa waalan jirteen
Hadda kiinee baa waashey oo hoogey oo ba, ay ku haya ilaa iyo Gabiley😢
Horaa la idiin sheegey daba cayuuney
Irbad dhuub ma gelisaan afkuna weydin dheer tahy.
SHORTS
kkkk gabey wax ba mataro waa iska hadal iyo gow fow ee iska daaya 🛑🛑
Walahy wan qiroday gabaya sorry dalkayag wan ka xumahy dalkaygi
H Mart
Qofaan cidina la dagaalamayn oo gabyay lama arga oo dagaalamay
Wax kasta waa la qabyaala daynayaa!
Balaayo illaahay baa laga magan galaa waxaad afkaaga katidhi agtaada ka eeg
Kkkk hadduu sheegay wuxuu aaminsanahay maxaad u habaareysaa
Balaayo waxay kudhacdaa kuwa dulmiga kashaqeeya
Cidina idinla dagaalami mayso snm dawlad bay noqotay