Subac Macalin Shimbiroow Cape Town 2

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 ноя 2015

Комментарии • 58

  • @Fodcade-Forever
    @Fodcade-Forever 9 месяцев назад +2

    Mashaa Allah

  • @cabdalaabdiibrahim3041
    @cabdalaabdiibrahim3041 2 года назад

    masha allh macalinminta mclin gadaf iyo mclin shimbirow raga fadhiyo wallhi guuleysto

  • @bashiiromarfarah4810
    @bashiiromarfarah4810 4 года назад +1

    Maa Shaa' Allaah jalaad Sabti
    ما شاء الله يا معلمنا جزء كم الله ويحفظكم آلله

  • @muuselaki6886
    @muuselaki6886 4 месяца назад

    Masha Allah

  • @caliaxmed1875
    @caliaxmed1875 4 года назад +1

    Masha alh

  • @BANAKIICHIGO
    @BANAKIICHIGO 4 месяца назад

    Masha allah ❤❤❤❤

  • @nourahaji362
    @nourahaji362 5 лет назад +2

    Aaaaaamiiiin yaaa allaaah

  • @abdirahmanlakiyare3082
    @abdirahmanlakiyare3082 6 лет назад +7

    Masha Allah allaha waa idin jeclahay dhamaantiin allaha idin xifdiyo meel walbo aad jogtaa aad aan u jeclahay codkiina

  • @ALIMOHAMED-bt3ff
    @ALIMOHAMED-bt3ff 6 лет назад +1

    Maashaallh

  • @alimuhumed3976
    @alimuhumed3976 7 лет назад +1

    Masha Allah Allah haidinsiiyo ajar farabadan Aamin.

  • @alisaabdallah6603
    @alisaabdallah6603 6 лет назад +1

    ماشاء لله masha Allah🇸🇴🇸🇴

  • @billyblack3778
    @billyblack3778 6 лет назад +1

    Baarakallaah culumada kheyrka allaha idin dhowro aaaaaaamiiiiin

  • @ibrahimxusen8517
    @ibrahimxusen8517 7 лет назад +3

    masha Allah xaafidulqa'aan sidaas oo kale ha loo xifdiyo

  • @subanlovexaaji8557
    @subanlovexaaji8557 6 лет назад +1

    masha allah allah nidhooro culumadenaa

  • @yasinali6357
    @yasinali6357 7 лет назад +1

    masha alllaha

  • @ifraxhassan9698
    @ifraxhassan9698 8 лет назад +2

    ameeeen ameeen ameen ameen allha idin xafido dhaaamntinaba

    • @omarsolomons785
      @omarsolomons785 6 лет назад

      aamiiiin aamiiiin aamiiiin aamiiiin aamiiiin aamiiiin dhamantiin

  • @jowahirmohamed826
    @jowahirmohamed826 7 лет назад +2

    masha allah allah ajar iyo xasanaad haidin kasiiyo

  • @caliaxmed1875
    @caliaxmed1875 4 года назад +1

    Aloow idiku xafid

  • @dahirmuhudiin692
    @dahirmuhudiin692 6 лет назад +2

    masha allah culimada allah xifdiyo

  • @maxamuudcabdi477
    @maxamuudcabdi477 7 лет назад +4

    masha allaah
    ilaah ha idin xafido aakhiro iyo aduunyo

  • @aminahussein3208
    @aminahussein3208 7 лет назад +1

    masha alaah ilaahayn ha hafdiyo

  • @jawharmohamed9223
    @jawharmohamed9223 7 лет назад +1

    masha allah

  • @altayare5561
    @altayare5561 7 лет назад +1

    maasha allaah
    alle ha,idin xafido

  • @iloveyoumyallahxabibiilove2559
    @iloveyoumyallahxabibiilove2559 7 лет назад +1

    masha allh

  • @abdiazizsheikh9665
    @abdiazizsheikh9665 8 лет назад +1

    masha Allah

  • @mohamedmohamudjimale3256
    @mohamedmohamudjimale3256 6 лет назад +1

    Alla mxaa u xiisay subax arbaca kal iyo laap u jeclaa masha allah shukran inbadan sabti waaye cwa

  • @jowhartv9015
    @jowhartv9015 6 лет назад +1

    Masha Allah it is really sweet wllh

  • @MohamedMohamed-ql4sf
    @MohamedMohamed-ql4sf 6 лет назад +1

    Masha allah illahow janadaada sii
    dhamantood😍😍

  • @muhudiinhassan1708
    @muhudiinhassan1708 8 лет назад +1

    ayada yuusuf caato qaatay ee ah yaa ahlal kitaabi kumajirto wamaqataluuho ee kabiiradu ha ogaadaano by shiikh yaroow

    • @saciidumul
      @saciidumul 8 лет назад +1

      +muhudiin hassan akhii si fican u dhageyso aayada carabka ooga dhacay wuna ka laabtay ma ogiye qasad ma uusan ogu darin

    • @ShaaficiHilowle
      @ShaaficiHilowle 7 лет назад

      sxb carabka waaa kaa dafi karaa xarafka qasadna looma dhihin raggana ayagaa kaa jecel iney kala ilaaaliyaan xarfaha.

    • @Ibrahimmohamed-tk9jm
      @Ibrahimmohamed-tk9jm 3 года назад

      Waa sax sxb kuma jirto

  • @ugaasjilacow6909
    @ugaasjilacow6909 8 лет назад +2

    musha Allah wa macantas

    • @careysabdulahi8421
      @careysabdulahi8421 7 лет назад

      subac qur'aanka dhageysigiisa iyo subcintiisa waxa laga helaa caafimad

    • @omarsolomons785
      @omarsolomons785 6 лет назад

      Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah wa macantaas

  • @umumaxmuud4347
    @umumaxmuud4347 6 лет назад +1

    mashaa Allaah

  • @hamseganey4383
    @hamseganey4383 8 лет назад +2

    Aaamiiin aaamiiin aaamiiin. Allaaaah ha´idinxafido walaalayaaal.

  • @abshirkaah5378
    @abshirkaah5378 8 лет назад +1

    mshlh illahay hainziyadiyo

  • @iloveyoumyallahxabibiilove2559
    @iloveyoumyallahxabibiilove2559 7 лет назад +2

    Mohammed sugule maxad ulajedaa mafahmin

  • @abtukatir3835
    @abtukatir3835 7 лет назад +1

    ilaahow janadii fardowso ku jizeey

  • @mohamedjaafeer
    @mohamedjaafeer 6 лет назад +1

    Mohamed abdulkadir

  • @zebditomy4153
    @zebditomy4153 7 лет назад +3

    walaalaheygow inaan quaranka Allah wax kasheego marabo lkn waa iga nasiixa walaalnimo ee waxaan idiin weydiiyey suuradaan hooriska waad kaga ciyaar teen. ee waxa looyaqaano tanwiin luuqada carbeed hadii afsomali lagu sheegana layiraahdo. (laba kordhig)(laba hoosdhig)(laba god) oo ay suuradaan nissaa caan kutahay hal cabana miinan kasheegin. sida tajwiidka inaan u akhrisaan waa lagartay amaba sidii tugsi looxa oo ah in lamuujiyo laba kordhigga labahoosdhigga iyo laba godka. marka fadlan waxaan idiinkula talin inaad quaranka iska saxdaan sababto ah barashada quaranka madhamaato. waxaa uu leeyahay quaranka tugsi hoose mid dhexe iyo jaamacad

    • @ShaaficiHilowle
      @ShaaficiHilowle 7 лет назад +3

      ma dareemi kartid in lagu dhawaaqay tanwiinta ileen waligaa ma galin subac saan dareemaayo lkn waa lagu dhawaaqooyaa tanwiinta mida kale subaca wax muhiim u ah waaye bulshada aniga kula hadlaayo subac kaliyah aan ku xifdiyay qur aanka aadbaana uga mahad celinaa culumada subacleyda ah meeel waliba eey joogaan qeer badan alaha ka siiyo insha allah adna alaha ku barakeyo walal.

    • @Abshirmohamedhirsi
      @Abshirmohamedhirsi 7 лет назад +2

      sebdi tomy, walaal subac in aadan waligaa galin ayaa halkaas ka muuqata tanwiin laga tagay meesha kuma jirto hadii axkaamta quraanka la dhahana culumadu waa sugeen ilaahay haku abaal mariyo janadiisa iyo raali ahaanshihiisa. Thanks

  • @saciidumul8507
    @saciidumul8507 8 лет назад +5

    kuwa quranka dislike gareynayo ogada in allah kalamkisa ad dislike dhaheden gacmahana musiibo idin kaga dhici karto hadad garan laheden macankisa dislike mad u quurten macalimintan iyo qofka so geliyey ajar fara badan allah ha siiyo inshaallah

  • @mohamedsugule4158
    @mohamedsugule4158 7 лет назад +1

    sidii loo qaxayba waxaa so baxay dadkii an dhihi jirnay qaldaan o manta macalimiinta tanwiinta ka toosinsyo waa musiibo umada kusoo koradhay

  • @ALIMOHAMED-bt3ff
    @ALIMOHAMED-bt3ff 6 лет назад +1

    Maashaallh