aduunyooy waalaleey HEES

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 502

  • @rasmimedia4395
    @rasmimedia4395 3 года назад +84

    Hadaa daawanysid 2021 liketa ha ila dhaafin

  • @RumaanUl
    @RumaanUl 4 месяца назад +8

    2024 dawanayaaa somaliweyn Salam walalaha anjeclahay❤

  • @burco8060
    @burco8060 5 лет назад +111

    Mar buu ku wanaajiyaa
    Waqtigu kuu hiilliyaa
    Walaalki kaa dhigaa
    Sidii waqal kuu da'aa
    Weedhaadana lagu qoslaa
    Dadkana la tahay ruux la weyn
    Mar baad kala weecataa
    Waayuhu cadaw kuu noqdaan
    Wacdiga aadmiga aad fartaa
    Mar buu wareer kuu dhalaa
    Adduunyoy waalalleey
    Adduunyoy waayo badan
    Warwareeg ma adigaa i yiri
    Fartiyo wadnaha isku qabo!
    Waxgarad iyo waayo-arag
    Ruuxaan waanada ka maqal
    Dantiisana wadi aqoon
    Wadeecana deris u dhigin
    Adduunkana waasac iyo
    Waayir ceel aan gureyn
    In lagu waaraayo qaba
    Darxumo waageey kulmaan
    Wareegaay adiga miyaa
    Warli' aadmiga ku dila?
    Adduunyoy waalalleey
    Adduunyoy waayo badan
    Warwareeg ma adigaa i yiri
    Fartiyo wadnaha isku qabo

  • @hanaanali5566
    @hanaanali5566 3 года назад +38

    Malin an murugaysanay welibaa
    An ciilanahay 20021 bishi10banad 24keedi inti qoraalkayga argto haysoo ducayso 😭😭😭😭😭😭😭🤲

    • @abdimohamed7425
      @abdimohamed7425 2 года назад +2

      Wll muraad kaagoin macsiyo lahayn alle haku siiyo

    • @mohamedabdirahmansaid2724
      @mohamedabdirahmansaid2724 2 года назад +1

      Illahey haka saro murugada waqti xadirkan 2022 /20/July inad faraxsantahey ban rajeynaya 😥💯

    • @idiriscadho5027
      @idiriscadho5027 2 года назад

      Inch allah inaad had faraxsan tahy filaa

    • @happyqueen5158
      @happyqueen5158 2 года назад +1

      Xananey setehe hda😓aniga boskaga kujiro cawa😓😓😓

    • @fathiadubad4950
      @fathiadubad4950 Год назад

      In allah kadulqado kurajeyay walal mantaba ana arkay xasus udhagaysanayay

  • @sundusfarah
    @sundusfarah Год назад +13

    2023 /4/6/ habeyn talodo ah ayan dhagaysanayaa hestan way itabata runti 😭😭😭😭😭 adunyo wayo badan😭😭😭 ilow wa bil rabadan ee waxan walbahar daremayo ama qalbigayaga ka guxaya i hagaji ducada igu kalmeya pls😭😭

  • @salmanmohamud7159
    @salmanmohamud7159 3 года назад +21

    2018 ilaa iyo hada 2021 wayaha cadow ayuu igu yahay wlhi 😪😪
    lkn 2022 inuu i wanajiyo ayaan rajeyneya inshaa allah 🤲🏾

  • @Mohamoud-Buuhoodlaawi12
    @Mohamoud-Buuhoodlaawi12 Год назад +10

    Qofkasta oo wax tabanayo inuu waqtigu u samaado ayaan u rajayn💔 heestan kama daalo dhagaysigeeda ilaa maalinkaan bartay ilaa waqti xaadirkan.❤️✊️

  • @abdifitahafrika5673
    @abdifitahafrika5673 4 года назад +45

    2020 hadad dhageysaneyso like haila dhafin

  • @abdikarinnuur6399
    @abdikarinnuur6399 5 лет назад +39

    Hadaa daawaneysid 2019. Like ha ila dhaafin

  • @waaleygudaalay2181
    @waaleygudaalay2181 3 года назад +28

    Waayuhu Cadaw kuu noqdaa😢.
    Maanta buu waayuhu cadaw noo yahay haddaa nahay dhalinta Soomaaliyeed. Waxaa noqonay mid tahriib kugeeriyooda, Midki dalkiisa ku qanacsanaada Qarax ama toos loo dilo sabab la'aan😢.
    Adduunyo waayo badaney, nolo middan kafiican ma arkin doona.

  • @awildahir6738
    @awildahir6738 8 лет назад +19

    Ax yaa Qaraami. Waa hees Xaqiiqada Adduunyada taabanaysa runtii. Waa fankii bilaa turxaanta ahaa xataa jilayaasha heesta iyo macnaheega waa is leeyihiin. 100%. Alle haydin naxariisto isha allah. Waayaha adduunyada oo
    run ah ayuu ka sheekaynayaa

  • @aishaaom2796
    @aishaaom2796 4 года назад +73

    2020 10 March😭😭

  • @dahraansheekh7733
    @dahraansheekh7733 2 года назад +16

    15 sano kadib ayaan dhageeysanaa waqtigii lasoo geliyay caawa oo taariikhda tahay 11 July 2022 habeen talaado soo galeeyso intii iga danbeeyso like 👍 saara bal🥺🥺🥺

    • @najibfaysal4259
      @najibfaysal4259 Год назад

      2/10/2023
      13:30 duhurniMo
      AduuNko Waa Harka Labadiisa GaliN😢

    • @Cazkah99
      @Cazkah99 9 месяцев назад

      Hdaan ku ceshceshta kawaran🤣

    • @abdinasircashara5142
      @abdinasircashara5142 8 месяцев назад

      Mase Ogtahay in uu yahay ikraan caraale aabahed

  • @AhmedHassan-i
    @AhmedHassan-i Год назад +6

    Wakhtigu waa iska adagyahay waa 10july 2023. Waxbarasho ayaan dibadda u jiraaa waliba kampala, lkn hdda mbale meel la dhaho ayaan joogaa insha allaah markay maalmuhu ii wacnaadaan inaan ku soo laabto ayaan rajaynayaa halkan. Everything is gonna be well.

    • @najibfaysal4259
      @najibfaysal4259 9 месяцев назад

      I.n

    • @abduqani4951
      @abduqani4951 5 месяцев назад

      Libaax ma IuIu bad joogta xafadi India koto igu salaan iyo hotel Cimran😂

  • @somalivideoproduction4017
    @somalivideoproduction4017 5 лет назад +11

    AUN maxamed caraale Alla ha u naxariisto 1994 mar kulanay Fanaan Soomaaliyeed buu ahaa

  • @ahmed0741
    @ahmed0741 5 лет назад +20

    Marpaad kala weecata wayuHu cadaw kuu noqda 2019🙄😢❤️

  • @shuceybabdikadir4026
    @shuceybabdikadir4026 Год назад +2

    Marbu ku wanajiya waqtika ku hiliya walaki ka dhigaa sidi waqal ku da aaa xal adaga ku jira ee ilahey ha ika bixiyo amiin 24 Agu 2023 😭😥😢😭

  • @Cazkah99
    @Cazkah99 9 месяцев назад +2

    I listened this song 2014 and 2024
    10 years 😢

    • @princesesnajma5202
      @princesesnajma5202 7 месяцев назад

      2023 2024 still watching and listened 🎶 😢

  • @muscabhasan1937
    @muscabhasan1937 9 лет назад +28

    Wareegyahay Ma idigaa
    War lai aadmiga ku dila
    Heestan marka muragaysanahay way ii baxdaa dhagaysigaydu
    waana aduunyo iyo xaalkeed

    • @Farhan_Viyolla
      @Farhan_Viyolla 9 месяцев назад

      anigaa xiitaa hadaan dhaageysanayaa anigo xaal adunyo igu adkaathy 😢

  • @mohamedabdifarah373
    @mohamedabdifarah373 3 года назад +4

    1986 hargeysa live hargeysa tiyaarar anigoo inan yar ah 1987 waa markaan ka baxay dalka ee aan talaabay xasuus

  • @abdiqanidaad6465
    @abdiqanidaad6465 Год назад +4

    heeeskan waxaan dhagaysan jiray waqti duruufo igu gadaamaayeen.
    caawa 10/5/2023
    from buuhoodle.

  • @idrisnor
    @idrisnor Месяц назад +1

    Inta jogta 2024 sept 16 😂👍

  • @maanyuproductions903
    @maanyuproductions903 3 года назад +6

    Marbuu kuwanaajiyaa
    Waqtigu kuu hiliyaa
    Walaalkiii kadhigaaa💯✔

  • @AliMohamed-vj8uj
    @AliMohamed-vj8uj 3 года назад +2

    December 20/2020 habeen axada ah waxan jooga Atlanta ga 11:13pm, alla ya Raxma Mohamed caraale.

  • @ZabiidiZarnazaradin-z8s
    @ZabiidiZarnazaradin-z8s 2 месяца назад +1

    2024 ilahayow wixi wanagsan ifuudede adunku hawl iyo dhib badaana

  • @my7412
    @my7412 Год назад +1

    Eraydii xasan ganay codkii Caraale allaha u naxariisto

  • @moaar9365
    @moaar9365 Год назад +1

    Malik Khamiis ah 1 Duhurnimo ah 2023 ayaan dhageysanayaa waa Hees itabatay

  • @faraxxafiyaan6911
    @faraxxafiyaan6911 6 лет назад +8

    aduunyyo walaley aduunyoy waayo badan heestan Iyo qarkeeda kma daalo dhegysigeda markn wxogaa dhibka aduunka arko wan iskga tuurta 26 January 2018 frieday heeso Iyo ragba waa kuwii hore

  • @abdifitahhayla6538
    @abdifitahhayla6538 Год назад +2

    Aduunyoy waalaley waxaan dhageysanayaa 6.10 2023 maalmo xaaladugu ay isku murugsan yihiin waxba maaha aduun berri inuu ii wacnaado ayaan jeclahay isoo duceeya intii iga dambeysa 😢

  • @AchillesEntertainment
    @AchillesEntertainment 5 лет назад +9

    Goorsheegtu waa 3:26 habeenimo
    Waqti waa cajib waleee
    Aya heees

  • @dulmidiiddhagaweeyne7537
    @dulmidiiddhagaweeyne7537 2 года назад +1

    Fanaanada ikraan caraale aabaheed maxamed caraale Allow kuu naxariiso

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 10 месяцев назад +1

    2022 ilaa Habenkas caawa ah oo taariikhdu tahay 12 may 2024 Habeen axad ah 2:22 AM kuna sugan Mogadishu wali waan dhageysanaya heestan🎧🎸🎹
    Marbuu ku wanaajiyaa
    Waqtigu kuu hiiliyaa
    Walaalkii kaa dhigaa..
    Sidii waqal kuu da,aa
    Weedhaadana lagu qoslaa
    Dadkana tahay ruux la,wayn
    Marbaad kala weecataa..
    Waayuhu cadaw kuu noqdaan
    Wacdigaad aadmiga fartaa..
    Marbuu wadhi kuu dhalaa✍
    Wax garad iyo waaya arag..
    Ruuxaan waanada ka maqal
    Wadeecana daris u dhigin..
    Dantiisana wadi aqoon
    Aduunkana waasac iyo ..
    Waayir ceel aan gudhayn
    Ina lagu waarayo qaba..
    Darxumo waagey kulmaan
    Wareegaay maadigaa..
    War li,i aadmiga ku dila🤦‍♂️
    Waqtigu ima wanaajin waayuhuna iima wacna, balse laguma waarayoo ta allaa iman doonta ""waligeed adunyada waqtigaa qof saacida midna waayaha xidha"" Maanta ima saacidin waqtigu oo waayahaa i xidhay, balse ""waqtigu ruuxna lama dhalan""
    "Hadii ay naftani baaqi sii ahaato dib ayaan usoo boqan doonaa "Qormadeydan" maalin un maalmaha kamid ah anigoo ku naaloonaya noloshii aan naawili jiray INSHA ALLAH🤲✍
    Hadii aan ku naawilay🙇‍♂️
    Ha i gabin nasiiboow✍

  • @motrailblazer2234
    @motrailblazer2234 6 лет назад +11

    The past is gold, thanks I found this song full of wisdom June 2018. Relaxes and soothes worn out souls and minds. R.I.P all the singers at the time.

  • @abdikafiF4
    @abdikafiF4 2 года назад +1

    Al fanaan maxamed Caraale waa aabaha dhalay Igraan Caraale.
    Allah u naxariisto

  • @umuanzal
    @umuanzal 7 лет назад +16

    heestaan maanta waa malin aan murugaysnahay waay ibaxaysaa

    • @sharafali7527
      @sharafali7527 6 лет назад +2

      Wll maxaa ku helay ood ka murgay alaha kuu saqiro

    • @maneyyare3922
      @maneyyare3922 3 года назад

      Heesta waxan dhageystaa markan cidlo daremo waa i baxda

  • @asalhargeisa3668
    @asalhargeisa3668 6 лет назад +3

    IlAAHAY NAXARIISTII JANNO HAWGU DEEQO MAXAMED CARRAALE IYO MUSLIMIINTOO DHAN AAMIIN YAA RABBI

    • @colmlander3447
      @colmlander3447 3 года назад

      Aamiin zayidku ma nool yahay kan la taagan

  • @hiiraan1380
    @hiiraan1380 Год назад +1

    ERAYADDII XASAN GANEY, LAXANKII AXMED CALI GIGAAL IYO CODKII AUN MAXAMED CARAALE RIWAAYADDII MASIIBADU 1987.

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 4 года назад +9

    Hestan waxay ka hadalysa xaqiiqada iyo wayaha runta ah lakin dadku ay isku nacaan markay kulaso daristo dhaqaala la’aan,cafimaad xumo iyo durufaha nolasha ee adag.

    • @Football-bo6jj
      @Football-bo6jj 3 года назад +1

      Sxp magaciis fanaanka

    • @Qofnaba.
      @Qofnaba. 3 года назад

      Walal mahamed carale ba la idha ikran carale abaahed weeji sidaan maqlay

    • @AliN-bb4rt
      @AliN-bb4rt 3 года назад +1

      Jecliyaa markey ila soo daristo dhaqaala la'aan, caafimaad dharo iyo durufaha nolosha ee adag. Sabab, dhaqaale sharkuu wato ayaa iga fogaada. Caafimaad dharo danbi dhaaf ayaan Alle kaga helaa. Dhuruufaha nolosha o adkaadana Ilaahaay baan Ku Xussaa oo Cibaadiyo Alle Bari gaan badiyaa INTUBA WAA ALLE MAHADIII. ALXAMDULILLAAH!!!

    • @ainanyacinovic1506
      @ainanyacinovic1506 2 года назад +1

      @@Qofnaba. acm wll ikraan caraale abaheed miyaa fanankan hesaya ? Masha alaah fanaanad fanaan dhalay

    • @Qofnaba.
      @Qofnaba. 2 года назад +1

      @@ainanyacinovic1506 haa walal Allah ha u naxarste aabahed weeji

  • @qanijacayl5784
    @qanijacayl5784 4 года назад +1

    Allaha u Naxariisto
    Maxamed Caraale Aamiin.
    Isna Maanta oo ah Khamiis 2/7/2020 Waxaa Hargaysa ku Geeriyooday.
    Maxamed Maxamuud Cige (Busi).
    Khamiis 2/7/2020 London UK

  • @JUBBAMOHAMUD
    @JUBBAMOHAMUD 2 года назад +1

    2022 20 June waxa rajeyna kuwa iga sii danbeeyo ineey I saaran like si aan u ogaada inta iga danbeysay

  • @tasliimdhaladboqortoyo619
    @tasliimdhaladboqortoyo619 4 месяца назад +1

    16/6/2024😢waad daremikarta heestan waxan udhagesanayo waa qalbi jaab ilaa darsay😢😢😢

  • @CiilowYare-dt7if
    @CiilowYare-dt7if Год назад +1

    Marbuu ku wanajiyaa
    Waqtigu ku Hiliya
    Walaalkii ka dhigaa
    Sidii waqal ku da aa
    Weedhaada nh lgu qoslaa
    Dadkane tahay Ruux laweeyn
    Marbaad kala wee cadaa 😢
    Hees iyo bar 😢😢😢😭

  • @hanadofficial9645
    @hanadofficial9645 3 года назад +2

    After 14years
    Aduunyoy walaley aduunyoy waya badan heeso waa kuwii hore
    Rabi ha uraxmado intii dhimatay
    2021,08,25

  • @Tesoanime
    @Tesoanime Год назад +2

    19 /6/2023 habiin isniin ah ayan dhageysana uganda ayan joga 6sano ina ugandan ka tago isku daya mana ka tago wlhi😢

  • @doodohajjihassan6339
    @doodohajjihassan6339 4 года назад +2

    2020 ayan daawanaya inta ila daawanesa like.

  • @qanijacayl5784
    @qanijacayl5784 4 года назад +5

    Waxaan Ruwayadan Markii iigu Horaysay ku Dawaday
    Hargaysa 1986.

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad 2 года назад +3

    Waqtigu Goormuu I Wanaajin Doonaa Tolow 😢🙏

  • @andaccadey4929
    @andaccadey4929 9 месяцев назад

    Maanta ayaan daartay ay tahay taariiqdu 8 February 2024😭😭💔

  • @ismalura3607
    @ismalura3607 5 лет назад +6

    Heestan markan murugaysanhy bn so doonta dhagesigeda june/26/ 2019 😢😢

    • @ifrahhussein6753
      @ifrahhussein6753 5 лет назад +1

      Illahey murugta ha kaa saaro walalo fikirka wax fican maahan illahey tala saaro qofba mar ayuu waayaha ku cosladaan

    • @Kharyeuk
      @Kharyeuk 5 лет назад

      Same

  • @dhunjog11220
    @dhunjog11220 7 лет назад +10

    This song remains me memory ones upon time!!'!!'!''

    • @colmlander3447
      @colmlander3447 3 года назад +2

      Me 2

    • @dhunjog11220
      @dhunjog11220 2 года назад +2

      After 5 years ago I comeback gain, and I listening now, it's unforgettable song,

  • @nasronasib
    @nasronasib 4 года назад +5

    2020/ Oct /12
    Subax wanagsan oo walwal Aanbadneeun ihayo calashaan Anigoo caafimaad qabo inaan cabto baan diidanahay intii fikir bin,Aadan ku filana waan dareemayaa xusuus hestaan maalinkaan koow maqlay maamo malyuun Ali baan ka maqlay sakana waan soo Raadiye

  • @LOBO___669
    @LOBO___669 2 года назад +1

    2022 kadib hadaaa Aragtay like 👍 iisaar legenow lol 😂

  • @muhiimxuseen784
    @muhiimxuseen784 3 года назад +2

    10/7/2021 sacadu 1:21 hbnimo sabdi sogale 😭💔😭💔😭💔 inshllh san masii ahaneso cawa ey thy 😩😩

  • @ahmedmohamedmohamud7187
    @ahmedmohamedmohamud7187 7 лет назад +9

    ADUUUNYO WEY ISKA DHIB BADAN TAHAY WLHI FARTA IYO WADNAHA ISKU QABO MR WALIBA WEEYAAN
    ALLOW AMUURAHA SAHAY
    IN 8-10-2017

    • @salmanura4742
      @salmanura4742 5 лет назад

      walhy.waa.dhab.qofki.garanay

    • @majidhoofficial2019
      @majidhoofficial2019 5 лет назад +1

      Alla 14 octobar oo 6 bari ka dhimantahay baad commentigaan bixisay 😭

  • @Abdinasir-n7w
    @Abdinasir-n7w 2 месяца назад +1

    21/8/2024

  • @miskiugaas1575
    @miskiugaas1575 5 лет назад +5

    Marbu waqtiga ku heliya walalki kadhigta 9/11/2019💔😭

  • @Cazkah99
    @Cazkah99 10 месяцев назад +2

    4/1/2024😂

  • @RightImgoing
    @RightImgoing 11 месяцев назад +1

    Aduunyo wlley aduunyo waya badan

  • @ikranmaxamed4712
    @ikranmaxamed4712 4 года назад +3

    heestan xasuus gar ah bee igu thy waxaa ku xasuusta marwalbo jecla wllkeyga marna ahaa sxbkeyga dhaabta safwan cw neh waa murugsanahay isaaga ka murugsanahay saasa uuso raadiyeey lknse waa qiiro gooni ah wlhi aduunya xaalkeda saas iska ah illahow amuura no sahal ya rabi garab na sii aamin ya rabbi aduunyo waa malmo xun iyo malmo fcn 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @abrahimmouse6176
      @abrahimmouse6176 3 года назад

      Xaguu aday qofkaa ku xasuusataan

    • @maxamuxasan4186
      @maxamuxasan4186 Год назад

      Ale hawnaxariistee codkan waxakuluuqaynaya maxamed cafaale maxamed heestana waxalahaa abwaan xasan xaaji claahi ganay 1984 riwaayadii masiibada aduunyadu ayada umacalina

  • @bintiyuusuf4441
    @bintiyuusuf4441 7 лет назад +5

    2017 12 ayaaan dawan haayaa ilahayooow muuraad keeygaa oon macsi lahayn farta iga saaaar

  • @faaraxcolow2211
    @faaraxcolow2211 6 месяцев назад

    Aduunyoy waalaleey Aduunyooy waayo badan 2024 istanbul turkey 😢

  • @shankarpoiofficial1547
    @shankarpoiofficial1547 3 года назад +2

    Hadaa daawanayso 2021 love saar

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Год назад +1

    Reer Laascaanood Maxaa khaldan ma Xaga Garaada Mise ?

  • @abdimahad732
    @abdimahad732 6 лет назад +3

    Manta Heestan waan Xasuus daawanayaa 2008 ayay ahayd Barigaan jeclaa Mantana waa 2018 kii xasuusbaa Geela lagu Xero galiYaaa

  • @Hanad75
    @Hanad75 6 лет назад +14

    Fananka darenka hesta wu mujiyay anigo hesta mcnkeda kuraxeysanayo aya waxan kuqoslay ninka kale e fananka qaqabanayo iyo siduu kolba dhinac ogu wado ala yaraxma dadkeni hore daacad bey ahaayen

    • @bankatuuyo321
      @bankatuuyo321 4 года назад

      Kan qab qabanayaa waa Jubba. Waxaana heestan la duubay habeen ay riwaayada ka dhigayeen Dhuusa mareeb

    • @Abdifitahabtidoon
      @Abdifitahabtidoon 4 года назад

      @@bankatuuyo321 juba maha saydka la oranjiray Alle ha unaxariste

    • @bankatuuyo321
      @bankatuuyo321 4 года назад +1

      @@Abdifitahabtidoon ma sidaasaa?. Dee Aad buu ugu eegyahay.

  • @YG.357
    @YG.357 4 года назад +3

    13 sano ka bacdi dadka ila daawan gacanta taaga 17 jul 2020

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 2 года назад +2

    Ilaahay ha u naxariisto ikraan caraale aabaheed.

  • @omarali8869
    @omarali8869 Год назад

    5 sano ano jiro ayaa vediogan la soo dhigay hadda 2023 October 15 2:40 habeenimo haben axad soo galeyso ❤❤❤❤❤❤

  • @AliAhmed-zc8em
    @AliAhmed-zc8em 2 месяца назад +1

    here i,am🌙🕑

  • @yuusufosmasn4216
    @yuusufosmasn4216 Год назад +1

    Alle ya mahad iska leh xabsigi Brazil Ayan 2009 wil an Isla soconey Aya xabsiga nogo dhax qadi jiraye waa xasusu 13 kadib cawo Ayan ku dhageysan new Zealand aduunka wuxu cadow kugu noqon markad salada alle ka tagto

  • @MaxamedCadullqaadir
    @MaxamedCadullqaadir 10 месяцев назад

    20/12/2023
    Yaa salaam
    Caku wakhtiga
    Ilaahayow naga saar wakhtigaan Adag
    Iyo waayaha siloon

  • @shugrimoalinhuseein6501
    @shugrimoalinhuseein6501 3 года назад +2

    2021/21/sacadu/3:46/ cawe jimco xasus adun yoy walaley💔😭😭

  • @bedersameey2976
    @bedersameey2976 7 лет назад +4

    caraale allah ha u naxariisto.abuur waano layaab

  • @Barkhadd
    @Barkhadd 13 лет назад +14

    abwaan kaliya ayaa erayadaa alifi kara Somalida and he's xasan xaaji cabdilahi Ganaay

    • @maxamuudcali2475
      @maxamuudcali2475 8 лет назад +2

      Garaad Jaama ruwaayada Wa musiiwo
      Waxa leh Xasan ganeey lkn heesta kaliya ruwaayada Waxa KU leh abwaan sangub

    • @wtfmoments3886
      @wtfmoments3886 7 лет назад +1

      Garaad Jaama kkkkkk sxb wuxuusan laheyn ha usaarin heestan waxaa leh sangub

    • @Cartan7
      @Cartan7 6 лет назад

      xasan ganey iska leh book laga qoray riwaayadda ku taal bogga hordhac/arrar

    • @cabdirisaaqsharmaarke2791
      @cabdirisaaqsharmaarke2791 6 лет назад

      Heestan waxay ka mid ahayd riwaayadii la odhan jirey "Masiibadu adduunka iyadaa u macallina" Waxaana iska leh abwaan Xasan xaaji cabdillaahi "Xasan ganey".

  • @bartamahanews
    @bartamahanews  17 лет назад +5

    THATS RIGHT ABUFANNA. Its from MASIIBADA ADUUNYADA... I HATE WHEN THEY COPY OTHER PPLS STUFF, They dont even have the decency to follow the original lyric's

    • @abdullahimohamud97
      @abdullahimohamud97 7 лет назад +1

      bartamaha ax ya qaraami

    • @abdullahimohamud97
      @abdullahimohamud97 7 лет назад +1

      lkn heesta macnaheeda waa maxay yaa loo qaaday

    • @munamowlid2823
      @munamowlid2823 6 лет назад +2

      11 years 🤔😐 miya bixsy comment gn 😂wkhti hlke taagna tolow

    • @kooshin9090
      @kooshin9090 5 лет назад

      @@munamowlid2823 .....11 years ago meeqa jir ahayd?

    • @abdixakiin9120
      @abdixakiin9120 5 лет назад

      12 sano ka hor aniga ciyaaal xamar ayaa ahaa OMG🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️ tollow manooshahay 2019 /9/9 🙏🙏🙏🙏🙏🙏😎😎😎😎

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 3 года назад +3

    Marbuu kuwanaajiya wakhtigu kuu hiiLiyaa😔Allow kunaxariiso

  • @qaduurabinuqaduur2704
    @qaduurabinuqaduur2704 5 лет назад +2

    20/07/2017 Wakhtigaas Baa iigu Horeysay Abaaro 09:25Pm Abwaan Buu Ahaa. Bidig layaasha Had a Mahayne
    Caraale Allaah Ha Ku Naxariisto

  • @sharifasmaramedia4827
    @sharifasmaramedia4827 5 лет назад +3

    19/3/2019/ waaqtiga an firsanayo waa /12:32 pm /from NED Kenya

  • @naimahasaen3041
    @naimahasaen3041 6 лет назад +9

    Waxan dawanaya 11/10/2018 5:53pm

  • @amaaljojoo898
    @amaaljojoo898 4 года назад +2

    Aduunyooy waayo badan hees waxbadan taabanays 2019 oo dhamaad ah ayaam dhagaysanayaa

  • @maxamuxasan4186
    @maxamuxasan4186 3 месяца назад

    Weedhadana lagu quslaa dadkana tahay ruuxlawayn❤
    Wacdigaad aadmiga fartaa marbuu Washington kuu dhalaa
    Heeso waa kuwii hore ❤

  • @elyahyelaaskawi2341
    @elyahyelaaskawi2341 4 года назад +1

    17October2020 2:30pm 👌
    Marbu Ku wanaajiga wakhtigu Ku Hiiliyaa❤

  • @MohamettCano
    @MohamettCano 6 месяцев назад +1

    2024 my 05❤

  • @deeqafarax1059
    @deeqafarax1059 4 года назад +2

    2020 July 🇸🇴deeqa from hargiza

  • @zu7729
    @zu7729 6 месяцев назад

    1988 till now waqtiga waa igu cagow nolosha dhan agoonimo danyari amni la.aan khax kusoo qaatay
    (rapi yow ma rajo dhigin🤲)

  • @fuaadjamac941
    @fuaadjamac941 6 лет назад

    Aun Maxamed caraale
    Fartiyo wadnaha isu qabo
    Mahadsanid bartamaha com
    Fanan waa intii hore

  • @cagayarexasan3060
    @cagayarexasan3060 3 года назад +1

    Walahi in tii aan hees dhageysanayay waati iigu sameynta badneyd 03/03/2021

  • @Gelle252
    @Gelle252 Год назад +1

    🤞

  • @ahmedcabow8672
    @ahmedcabow8672 4 года назад

    Xusuus ayaa cawa halkan ikeentay iyo isbedelka aduunka kajira! 04/09/2020 Hbn jimca sii baxayso!

  • @yunisfarey8230
    @yunisfarey8230 5 лет назад +6

    Who is here 2019❤👈

  • @IblukiMan
    @IblukiMan Год назад

    Wxa dawanaya hapen qamiis sogaleyso 19 7 2023

  • @abdirizakawil9058
    @abdirizakawil9058 2 года назад

    2022 baan dhagaystay waana sugayaa maalintii waqtigo ii hiilin lahaa i.a Maanta waxaan bilaabayaa University

  • @shamsudiincabdih8811
    @shamsudiincabdih8811 3 месяца назад +1

    2024 like itbo

  • @jockerelmi2968
    @jockerelmi2968 2 года назад

    December 28 /2021 in jigjiga somali galbeed Ethiopia

  • @anascabdirazaaq248
    @anascabdirazaaq248 5 лет назад +3

    ninkan aad ujeedaan waa Maxamed caraale ikraan caraale aabeheed intii garan baa garane ilaahay hau naxariisto

  • @cabduqaadir6715
    @cabduqaadir6715 8 лет назад +3

    asxan heees fanaano waa kuwiii hore hesane waa kuweey qaadi jireeen

  • @falastiinwil9845
    @falastiinwil9845 2 года назад +1

    Anigo murugsan baan dhagesanayaa aduunyooy waayo badan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭 2022

  • @abdirashidmahamed7214
    @abdirashidmahamed7214 3 года назад +1

    2021 bisha may hadaa dawaneysid like🥰

  • @ibnuaxmed6720
    @ibnuaxmed6720 2 года назад

    1:14 habenimo 7/8/2022 malin habeen axad soo gashay insha alah khayr ayan rajaynayaa

  • @abdinasircashara5142
    @abdinasircashara5142 8 месяцев назад +1

    Qofkii og inuu Yahay Ikraan Caraale Aabaheed
    👇